Deg Deg Muuse Biixi Oo Hada imraadka Uga Daba Tagay Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro Xog Sir ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 12

  • @Hiigsiofficial
    @Hiigsiofficial 7 วันที่ผ่านมา

    Mashaa allaah ❤❤❤❤

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 7 วันที่ผ่านมา +1

    Baa Faadumooy Ina Adeer fadhiiso gurigaa guuxaagii in waad Ka dheereyse

  • @maxamedxassan8460
    @maxamedxassan8460 7 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk caaac waa lasoo helay

  • @wacayskooshin
    @wacayskooshin 7 วันที่ผ่านมา

    Mw Cirro iyo Mweynihii hore ee Somaliland waa laba nin oo labaduba u dhasheen Qaranka xorta ah ee Somaliland, ka wada tashada aayaha dadkooda iyo jiilasha soo socda sidii ay aayo fiican ugaga tegi lahaayeen iyagoo heshiisa ahna 2 nin oo Ilmaadeer ah, oo aan is xaqirayn, oo is oggol una adeegaya Qaran loo soo dhintay jiritaankiisa.
    Noolaada ayanu leenahay

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 7 วันที่ผ่านมา

    Yaa fadumo maxay tidhi imardku dadka feedh bay la dhacaana oo ciro waay qasheen waliba bucbuc yar iyu aha adeero ciro ina kala reeba dee muse iyo riyale inoga reeba iyana yaay inaga qalane🤔

  • @AhmedIbrahim-eh4mb
    @AhmedIbrahim-eh4mb 7 วันที่ผ่านมา

    Inna caqli iiba kan meel looga soo gado. Ciro iyo qirinqiirka dul hoganayaa waa duul ka arradan kii lagu guurayey.

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n 7 วันที่ผ่านมา

    Habarwaalatay weeye

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 7 วันที่ผ่านมา

    BEENAY WAA RUN
    TALADII MUUSE EE HORE LOO YIDHI WAY URAYSAA AYAA SOO WANAFTAY OO QUDHMUUNKEDII LOO ADKAYSAN KARI WAAYAY.

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 7 วันที่ผ่านมา

    Kusoco.wariyesare.madaxwaynihii.somalland.ubaahnayd.weeyo.ciro.waa.ehelu.khary...xaarwalwaal.kii.muuse.biixi.ayay.noo.amaanaan

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 7 วันที่ผ่านมา

    BEEN HADAAD KEENTO OGOW LA DHEGEYSANMAAYO WAXAAGA
    WAA BEEN IDAACADO AYAA QAADADHIGAY WARKA CIRO BEEN BAAD SHEEGTAY

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 7 วันที่ผ่านมา

    beenaale waa LA XIDHAY EE WAA LA BAHDILAY CIRO CAANO FADHI 😂😂😂

    • @CabdiQani-h6j
      @CabdiQani-h6j 7 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂