Wasiir Ka Tirsan Sirdoonka Jabuuti Oo Laga Dhex Helay Wasirada Cabdiraxmaan Ciro iyo Ceeb Dhaçday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • #somaliland

ความคิดเห็น • 61

  • @guiniadem-8786
    @guiniadem-8786 5 วันที่ผ่านมา +2

    Salal wa in Somaliland laga soo jara sida lascanood wasirkana waxan lenahay cunsuriyintu yayna ku cunin iskaka so bax hargaysa

  • @abdillahiahmed2019
    @abdillahiahmed2019 6 วันที่ผ่านมา +1

    Issa is a gouvernement and it's a gift of ALLAH, it's not something that you can take it off .ALHAMDOULILAH that we got it.

  • @hassanmeraneh1236
    @hassanmeraneh1236 6 วันที่ผ่านมา +1

    Dhulkiisii iyu joogaa wasiirku.ninnaa uumaa daba fadhiyoo somalilandernimada.

  • @ahmedhersi9169
    @ahmedhersi9169 6 วันที่ผ่านมา +2

    Cirro isaga ayaaba basaas wayn ah oo Jabuuti u shaqeeya ah.

  • @moustaphaHackerman
    @moustaphaHackerman 6 วันที่ผ่านมา

    Dee saw ciroba sirdoon Djibouti 🇩🇯 mahaa

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 วันที่ผ่านมา +1

    Geeeeesi geeeeesi dhaly kusoco buuuuuufi team hurdaaye Cirro

  • @abdulsamater7197
    @abdulsamater7197 6 วันที่ผ่านมา

    My brother bring everything to the table don’t hold back Somaleland has one ☝🏾

  • @Xiingalool
    @Xiingalool 6 วันที่ผ่านมา +1

    Waa sida wasiirkii hore ee gaashaadhigga somaliland ee markii dambe ismaaciil cumar geelle u tegey

  • @nathra7351
    @nathra7351 6 วันที่ผ่านมา +1

    Ciro isagaan isasqba ahayn hyonis weey inoo qarisey waa mareexaan isagaaba cadah oo cadow ku ah qaranka somaliland ishalah Ilaahay haynaga qabto ishalah

    • @guiniadem-8786
      @guiniadem-8786 5 วันที่ผ่านมา

      Isaaq hadu dawlad yahay hargaysa iyo burco ayu ka talin ninku Salal bu ka sojeda martina nima aha hadad cunsuriada jojinwaydin Salal Way guidonta

  • @ashahashi9644
    @ashahashi9644 6 วันที่ผ่านมา +1

    Somalind Guul ❤❤❤

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 6 วันที่ผ่านมา +1

    Maasha alaah dhalinyarada firfircoon nin walo laso magacabo ha laga daba tago

  • @MohammadIdriss-i3g
    @MohammadIdriss-i3g 6 วันที่ผ่านมา

    Asc dhamaan soomaali maxamed reerka gacalka anu nahay xeerkan ciise ee maalmahan LA xusayo Ismaaciil cumar hadii uu karayo baaba ayuu ka yeeli lahaa waayo insixinta xeerkan jabuuti way ka soo horjeeday itoobiya ayaa uga dhaw oo fikir iyo maalba galisay waxan odhan lahaa reer hargaysa ha Kala saaraan jabuuti iyo xeerka soomaaliyeed

  • @KhadarFaarax-x7k
    @KhadarFaarax-x7k 4 วันที่ผ่านมา

    Xilima ayaa somalidii sirdoon isu noqotay !

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 6 วันที่ผ่านมา

    Badalo inshallah 🎉

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 5 วันที่ผ่านมา

    Cirro laftisa ayaa jabuti uu shekheyaa

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 6 วันที่ผ่านมา +2

    Jamhuuriyada dimoqoraadigaa ee soomaliland government ilaahay baa ku filan

    • @guiniadem-8786
      @guiniadem-8786 5 วันที่ผ่านมา

      Djibouti u tagi wa dhulkisi Salal na wu udhashay maxad ka badalikarta hadad cunsuriada ninka aadkuhaysan jojinwaydan gobolka Salal ban Djibouti ku darsanayna.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 วันที่ผ่านมา

    Haa waa runtaa

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 6 วันที่ผ่านมา

    Reer Somalillandow ninkaan cirro waa iin dakhtarka dimirka lageyoo madaama cirro waax weyn baa Kasia kacaa ummadah Somalilland oo dawlaadan nacaasku hogamiyo aafka cidaah utaarah

  • @CabdiraxmanMaxamed-wf9zb
    @CabdiraxmanMaxamed-wf9zb 6 วันที่ผ่านมา

    Xaafadani way waasheen jabuuti ha tegin cidaacadaa laga soo magacaabaa

  • @kl8650
    @kl8650 6 วันที่ผ่านมา

    Mw ziro, iyo tuugtiisi

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 6 วันที่ผ่านมา

    Waa hadal suuragal ah in wasiirka ciyaaruhu jabuuti soo diratay.

  • @OsmanSakina-x7u
    @OsmanSakina-x7u 6 วันที่ผ่านมา

    Isaqow aki iyarina masculinité isaka Djibouti haysta Djibouti naga hichoda walallayal Ethiopia hargeisa badkasia

  • @guirehmoussa8848
    @guirehmoussa8848 5 วันที่ผ่านมา

    Waryada somaliland daya qabyalada

  • @CharkoMoud
    @CharkoMoud 6 วันที่ผ่านมา

    Addaad issasi washaane Axmed Yacine Djibouti haya wu yedhi oo maamul gobeledka uu issgaga imaane kaRa waya uu ku Abssami wayoo meell oumassoxto .Jabuti ayu ka nocone wasir buxaa .

  • @IsmaelKokito
    @IsmaelKokito 5 วันที่ผ่านมา

    Ministre kani ma cisse-nimada ku haysatan ? isagon halki uu cisse xaqa uu laha laga sinin ...

  • @Mohamedmiguil-y5g
    @Mohamedmiguil-y5g 6 วันที่ผ่านมา

    Cunsuri ba tahay

  • @baambaam6336
    @baambaam6336 6 วันที่ผ่านมา

    Cirro bururuq uhurda

  • @DabartiOmara
    @DabartiOmara 6 วันที่ผ่านมา

    Somaliland waa Gobol Kaatirsan Somalia from ciise djibuuti 😢😢😢😮😮😮

  • @hassanmeraneh1236
    @hassanmeraneh1236 6 วันที่ผ่านมา

    Ninkani wa nin talyani roomaa joogaa:salel.

  • @baambaam6336
    @baambaam6336 6 วันที่ผ่านมา

    That guy looks suspicious.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 วันที่ผ่านมา

    Haa waa basaaski ismaacli gaale buuuufi

    • @guiniadem-8786
      @guiniadem-8786 5 วันที่ผ่านมา

      Hoyada ba basasada gobolkayaga Salal Djibouti ban kudarsanayna

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 6 วันที่ผ่านมา

    Xilkii wuu waayay kaaah ax ax ax

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 6 วันที่ผ่านมา

    War gabolkan qalo badna😂

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 6 วันที่ผ่านมา

    Waar nadal ma jabuuti iya u baahan itopiya beenaaleh jabuuti iyada iya inii gacan qabatay reer slland iyada iyaad kunooleydeen lacagti jabuuti iya inugu dhan waxa aad tihiin cid aan laheyn abaal xishooda afka wax cunna wa xishooda

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 6 วันที่ผ่านมา

    NO VOICE

  • @CabdiraxmanMaxamed-wf9zb
    @CabdiraxmanMaxamed-wf9zb 6 วันที่ผ่านมา

    Waar isdhegeyso

  • @fattoabdo9737
    @fattoabdo9737 6 วันที่ผ่านมา

    Inaa dhilo 😄😄😄

  • @fosiyaosman3457
    @fosiyaosman3457 6 วันที่ผ่านมา

    Lama maqlayo inanka

  • @najahboorash5378
    @najahboorash5378 6 วันที่ผ่านมา

    Waar ninkaa in laga fadhiisiyo umada weeye

  • @AliSaban-r6w
    @AliSaban-r6w 6 วันที่ผ่านมา

    War humoo tashirr wayee

  • @Amazing-n6d
    @Amazing-n6d 5 วันที่ผ่านมา

    Hadi dhulbate diden cise diden samaron diden mad isaqland dhistin? Idinka dadka u bahan ogada dowladimadu waxay tahay fahma

  • @axmeddaauud4846
    @axmeddaauud4846 6 วันที่ผ่านมา

    hala eryo xunka xunku dhalay wasiirnamaae

    • @guiniadem-8786
      @guiniadem-8786 5 วันที่ผ่านมา

      Gobalka Salal aya maqan Djibouti baan ku darsanayna wasirka waxan layahay yanay cunsuriyintu hargeisa kugu cunin ee Zaylac kuso noqo.

  • @ALIELABEHMoubarik
    @ALIELABEHMoubarik 5 วันที่ผ่านมา

    Waxaan isaaq ahaynba bedel ayaad wadaan muqaaxi reer leeyahay meeshu weeyaan

  • @RoblehGuelleh-g2d
    @RoblehGuelleh-g2d 6 วันที่ผ่านมา

    Reerkina usheeg yaa biilaa eedeb

  • @CharkoMoud
    @CharkoMoud 6 วันที่ผ่านมา

    Wa lagu yaxaana IDOORKA iney niine CISSA oo fuRfuRxone iney weRaaRaane

    • @FamilieFamilie-r1u
      @FamilieFamilie-r1u 6 วันที่ผ่านมา

      Amuus who bring u here sheitan naga dhex bax duli😂😂😂

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 6 วันที่ผ่านมา

    Somaliland wa gobol ka mida somaliweyn.

    • @FamilieFamilie-r1u
      @FamilieFamilie-r1u 6 วันที่ผ่านมา

      Silkii hoyadaa aya aha

    • @rirachekheyr188
      @rirachekheyr188 6 วันที่ผ่านมา

      @FamilieFamilie-r1u wa runta silkii hoyadeen aya ah somaaliweyn

  • @FarahHassan-r2s
    @FarahHassan-r2s 6 วันที่ผ่านมา

    Hooyadaa was waad canuunsan tahay waxaad tahay cunsuri googay

  • @abdillahiahmed2019
    @abdillahiahmed2019 6 วันที่ผ่านมา

    You're racist, really and that is known to everyone.