Yuu ahaa dilaaga wayn ee BTK?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • Manta videogenan wuxuu ku sabsan yahay serial killer caan ah oo La dhaho Dennis Rader kuna magac dheer BTK!
    Socials:
    Tiktok:
    www.tiktok.com...
    Facebook:
    www.facebook.c...
    Instagram:
    www.instagram....
    THANKS FOR WATCHING LOVES💖
    Many thanks to the sources that helped me make this video:
    • BTK Confession, full v...
    en.wikipedia.o...
    www.biography....
    www.refinery29...
    Sub: 8,930

ความคิดเห็น • 161

  • @user-nf7fz9om3v
    @user-nf7fz9om3v 2 หลายเดือนก่อน +26

    Qaali lakiin kuwa sidan camal ah noo soo badi qaali Oo wakhti dheer kan camal Wlhi aad u jeclhy ❤❤ Wanan ku salamay Qaliyyyy

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 2 หลายเดือนก่อน +10

    Waxaad tahay gabadha baariyad ah waayo waxaad ilaalineysaa qalbiga parents kaadam masha,Allah.

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 2 หลายเดือนก่อน +8

    Waa cabsi cabsi caan,nimo ayuu dadka udilaayay qisaba qisada kale kadaran allaha lagu amaansado

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน

      Amiin

  • @user-pk9ip1rv2l
    @user-pk9ip1rv2l 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wow Manshalh welcome back

  • @Wiifto406
    @Wiifto406 2 หลายเดือนก่อน +3

    Heyy, caseka Hello kitty inoo soo gali Mahadsanid N love your vids💞

  • @samirajama6067
    @samirajama6067 2 หลายเดือนก่อน

    ayyyy mcny thanks waa inoo badisay xitaaa wakhtiga alla haku sharfo keep moving up❤

  • @maymuun78
    @maymuun78 2 หลายเดือนก่อน +2

    My fv TH-camr kun mar hada dawado xita aan Ku caajisin

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน

      Thanks mcnto💖

  • @NimcoAhmed-oe2fi
    @NimcoAhmed-oe2fi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waan kaa haynaa abayo thanks ❤keep going

  • @abdirisak.paylio5495
    @abdirisak.paylio5495 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sheeko aad uxiiso badan waana sababta commentigi ugu uhereyey uga bixiyo chanalkaga😁 soo badi kuwanoo kale

  • @suujeyte
    @suujeyte 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sunduseey xishood baa ka muuqda madaama aad kiiska dooneysid sidiisa inaad usoo gudbiso lknse thank you abyo❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน +3

      Erayda qaarkood English caadi bay ila yihiin lkn somaliga ceeb ceeb😂 runtina kama lexan kartid marka iskala qabsada! Lakin dadka i dawada wa dad mature ah oo wax fahmaya i’m so proud of them!

  • @hikmoabdiaziz8721
    @hikmoabdiaziz8721 2 หลายเดือนก่อน +2

    ❤🎉san ku jecelnhy ilhy hakuu jeclaado umccccccc zunduzyyyy

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน +1

      Love u too abayo🥰

  • @user-xh2pz6xv9z
    @user-xh2pz6xv9z 2 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid bayo waqtigada waxnaga siisaa marwalbo aad umahadsanthy keep going❤

  • @KhadiijaDija-mz8hq
    @KhadiijaDija-mz8hq 2 หลายเดือนก่อน +2

    Welcome back baayo💋❤️

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sundus.10/10🖤💀☠️.
    Sundus Soo noqosho iyo sii joogtayn wanaagsan.
    Halkaas kasiiwad.🔥

  • @user-vs4ph1zm6y
    @user-vs4ph1zm6y 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc walalo mahadsanid dadaalka aad ku bixisay video gan

  • @shimbirtamadow4457
    @shimbirtamadow4457 2 หลายเดือนก่อน

    I love qisooyinkaga markasto howl an qabsanayo waan ku daawada. ❤

  • @NazhaatMaxamed
    @NazhaatMaxamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mhdsaniid gaclooy wll boqol jeer ayan ku like gareen laha hadn awoodo ❤❤

  • @ManhalAbdala
    @ManhalAbdala 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ana ug horay😂🎉

  • @ladnarashiidvhv3905
    @ladnarashiidvhv3905 2 หลายเดือนก่อน

    Thank you sister🎉❤

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wll ado mahadsan madama aad tahy gabar talent leh manoogu so dari kartaa barnaamij yadaada kuwa dilalka dadka caanka ama fanaaniinta marekanka adoo mahadsan 🙏❤️

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad ba u mahad santhy walalo inshallah wan kuso dari

  • @naruurohassan6043
    @naruurohassan6043 2 หลายเดือนก่อน

    Manta kugu soo biiray horey u soco abaayo
    Habtabintaada Waa heer sare Maasha Allaah
    Xoogaa erayada qaar aad isticmaaleysid farsamee waa ogatahay aduunkan hadalada Waa la jarjaraaye

  • @user-hu9dz7dt5t
    @user-hu9dz7dt5t 2 หลายเดือนก่อน +6

    xabiibti siriyaal kilar ka noosodaa waa kuwaa ugu jecelnahay soobadi macaney❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน +3

      Igu halee mcnto

  • @rumeysahassan
    @rumeysahassan 2 หลายเดือนก่อน +2

    Thank uu byo qaali ❤❤❤❤❤

  • @Userdima1357
    @Userdima1357 2 หลายเดือนก่อน

    Sundus so laabasho wacan . Waan jeclahay videoskaga caafmd ku noolow xabibti

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze 2 หลายเดือนก่อน

    Shukran xppti waa soo dhakhsatay maanta❤

  • @ilhanmukhtar8886
    @ilhanmukhtar8886 2 หลายเดือนก่อน

    Shukran. Walashey ❤

  • @KhalidAbdifatahB
    @KhalidAbdifatahB 2 หลายเดือนก่อน

    Shukran Sundus ❤
    Kuwan oo kale noosoo baddi ✅️💯

  • @jawibila3005
    @jawibila3005 2 หลายเดือนก่อน +2

    Solawasho sax sameyse qalpiyeey mahad sanid 😊❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน +2

      Somaha!

  • @IkraanXasan-m5n
    @IkraanXasan-m5n 12 วันที่ผ่านมา

    Keep going my sister❤❤❤❤❤❤😊

  • @user-sv7is7wy1g
    @user-sv7is7wy1g 2 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah wa ku saxanthy runta wx ka fiican malahan ❤

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli 2 หลายเดือนก่อน

    Waad naga so aragtay quruxeey thnks dadaalkaaga ❤❤❤❤❤

  • @meyranrooble3049
    @meyranrooble3049 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah eshcaala qiso 🌟

  • @NastexoXirsi
    @NastexoXirsi 2 หลายเดือนก่อน

    Love u macneyyy ❤iLahey haku amansado qlie

  • @FatimaYusuf-wn7pq
    @FatimaYusuf-wn7pq 2 หลายเดือนก่อน

    Mcnto, thanks. I love your horror storytelling ❤️

  • @fardosaabdi8702
    @fardosaabdi8702 2 หลายเดือนก่อน

    Thank you I really enjoyed listening u

  • @Sabrina-xg1ic
    @Sabrina-xg1ic 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid abaayo❤️

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 2 หลายเดือนก่อน

    Waa ku day dayaa markasta inaa soo galisay shukran

  • @Bilan149
    @Bilan149 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll ❤❤❤

  • @quakzyt3489
    @quakzyt3489 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mhdsnd in badan horaan u arkay Mr. BTk.

  • @mohamedabubakarmayow6255
    @mohamedabubakarmayow6255 2 หลายเดือนก่อน

    masha allh wan la socda video yadada hore usoco sister

  • @farduuscabdi1934
    @farduuscabdi1934 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks wllshy qiso crime nosoo gubiso

  • @Nasab803
    @Nasab803 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤ thanks walal barnamijyada ad noso gudbiso

  • @khadiijoali2517
    @khadiijoali2517 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks dear ❤

  • @FatimaYusuf-wn7pq
    @FatimaYusuf-wn7pq 2 หลายเดือนก่อน

    Much love ❤️

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน

      Thanks love

  • @asiim
    @asiim 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sundus I miss you abyo ❤❤

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wadnahaa igo'ay markaad Wichita tidhi State kaas baan degenahay waan baqaa runtii maadaama aan qisooyinka crimeska ah aan daawado markasta weliba kuwii ka dhacay Wadankan aan joogo

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน +2

      Ilahay hana xifdiyo dhamanteen! Is ilaali mar walbo abayo mcnto

  • @Ashkan659
    @Ashkan659 2 หลายเดือนก่อน

    Waasugaye mahadsanid baayo❤❤

  • @sahrahaji5749
    @sahrahaji5749 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allaah sis keep going ❤

  • @luulqaliif6329
    @luulqaliif6329 หลายเดือนก่อน +1

    Aad u mahad santahay sista

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalaah walahi wa mucjiso.Qof micno daro ku dilayo dadka.Naxariis darana,Waxa igu so shacan Qofkan oo kale in maqas lagu jar jaro adag Xanuunka ha dareeme.

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks sister❤❤❤❤

  • @bakarbulshawi9007
    @bakarbulshawi9007 2 หลายเดือนก่อน

    Finally Welcome back Dear Sis

  • @saynabyasin1531
    @saynabyasin1531 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks ❤

  • @dabahayeyare8441
    @dabahayeyare8441 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks walaashey

  • @khadarfaatax6493
    @khadarfaatax6493 2 หลายเดือนก่อน

    Gabadh fariida tahay 🙏

  • @amaalmakhtal8588
    @amaalmakhtal8588 2 หลายเดือนก่อน +1

    Loveyyyyy❤

  • @qweenhalimahqweenhalimah1950
    @qweenhalimahqweenhalimah1950 2 หลายเดือนก่อน

    Ugudanbeyn case ki an sugaye tnx swee❤

  • @nadiamohamed-xd1ot
    @nadiamohamed-xd1ot 2 หลายเดือนก่อน

    Love u Abayo ❤️

  • @UbahAbdirisaq
    @UbahAbdirisaq 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks sundus noso badi

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 2 หลายเดือนก่อน +2

    Nin aad u halis badan oo aan la dareemayn buu ahaa waa kiis yaable wllhi waxaanba xasuustay alshabaabta marka la qabto ee la waraysto waraysto midkastaa 15 qof iyo 10 qof sheegto ee dariskiisii iyo saaxiibadiiisii aan hawshan ku ogayn filan waaga ku noqoto iyo naxdinta

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤

  • @Waryagang1
    @Waryagang1 2 หลายเดือนก่อน

    I admire the way you tell the story and the way you try to portray the event for us. I thought you specialize in study of crime and criminal behavior. I appreciate your time.
    I would like you to talk about John Wayne Gacy.

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน

      I almost studied criminology lol i love criminal psychology i did take few courses online about forensic science and DNA anyway thanks! Inshallah I’ll add to my list

  • @hodanmohamed4001
    @hodanmohamed4001 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks dear sundus❤❤❤❤

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 2 หลายเดือนก่อน +1

    Soo dhawoow sundus maanta kiis culus baad waddaaye aan dhegaysano

  • @user-hc9df1nj7q
    @user-hc9df1nj7q 2 หลายเดือนก่อน +1

    M.a❤

  • @ubaxayaan9890
    @ubaxayaan9890 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks xabibti❤❤❤

  • @caruurofficialchannal614
    @caruurofficialchannal614 2 หลายเดือนก่อน +4

    Video nosoo badi abyo❤❤

  • @ayanbadan3845
    @ayanbadan3845 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks qali

  • @allaaamin1146
    @allaaamin1146 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhaan aad ayaan u dhagaystaa waxaayna soo deysaa kiisas la xaliyay

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks quruxey ❤❤🎉

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wa xanuun wlh

  • @ahmedesabgdswqq6547
    @ahmedesabgdswqq6547 2 หลายเดือนก่อน +7

    Thankis sundus

  • @Aishaabdirahmaan-mr2wj
    @Aishaabdirahmaan-mr2wj 2 หลายเดือนก่อน

    Ana ugu horeya comentiga😂❤

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 2 หลายเดือนก่อน

    Subxana lah waa qofwayn ilahow musiibo hanatusin

  • @Birdia423
    @Birdia423 2 หลายเดือนก่อน

    Finally❤

  • @rahmaaomar6374
    @rahmaaomar6374 2 หลายเดือนก่อน +1

    M.a kusoco🎉

  • @ilyaasmaxamed3141
    @ilyaasmaxamed3141 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mhdsnd wll qali ah

  • @MaaidaReermagaal-rr4up
    @MaaidaReermagaal-rr4up 2 หลายเดือนก่อน

    Keep going sister

  • @Urfavuser-c3n
    @Urfavuser-c3n 2 หลายเดือนก่อน

    Wonderful vidoe ❤❤❤❤

  • @mulkibare
    @mulkibare 2 หลายเดือนก่อน

    tanks abayo❤❤❤

  • @xanandagal5853
    @xanandagal5853 2 หลายเดือนก่อน +1

  • @IfraaxAli-if5kt
    @IfraaxAli-if5kt 2 หลายเดือนก่อน +1

    xita filin laga sameeeye 😢

  • @hakimh22221
    @hakimh22221 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks queeen

  • @kuusoowkuusoow2849
    @kuusoowkuusoow2849 หลายเดือนก่อน

    Nadi abaayo serous inoo soo badi welibo kuwa banks dhacaayo😊

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  หลายเดือนก่อน +1

      Haye abayo

    • @kuusoowkuusoow2849
      @kuusoowkuusoow2849 หลายเดือนก่อน

      @@Suzunadi abayao ma ahan wa aboowe

  • @mohamedabubakarmayow6255
    @mohamedabubakarmayow6255 2 หลายเดือนก่อน

    wowowo

  • @khadrishgwal1202
    @khadrishgwal1202 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo Si ad views badan u hesho laba xalqad kadhig ani ahanteyda sasa ila fcn 🎉

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤🏆

  • @taysirhaji2893
    @taysirhaji2893 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-pk9ip1rv2l
    @user-pk9ip1rv2l 2 หลายเดือนก่อน +1

    No soo badi xbbti

  • @FatimaYusuf-wn7pq
    @FatimaYusuf-wn7pq 2 หลายเดือนก่อน

    Could you also please do classic Hollywood glamorous actress stories? Be the first thanks.

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน

      Omg thanks for the idea sis💖 I’ll not you down

  • @asmaxasan3027
    @asmaxasan3027 2 หลายเดือนก่อน

    😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @Mssdaily
    @Mssdaily 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ay ay m.a sas uso dheere muqalada susuyey❤😂😊

  • @shukriomarmohammed358
    @shukriomarmohammed358 18 วันที่ผ่านมา

    .
    ❤❤❤❤❤

  • @shankaron22
    @shankaron22 2 หลายเดือนก่อน

    Ala arxn draana ninka 😢😢

  • @munakeif5987
    @munakeif5987 2 หลายเดือนก่อน

    55:54 ma sahlano intas Qof hdlyo horay usoco ❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  2 หลายเดือนก่อน

      Walee been madan shegin hadana malintaas kulayl daran ba i hayay san u dhidayo videoga waka daremi🥹

  • @user-sv1ek9wl5b
    @user-sv1ek9wl5b 2 หลายเดือนก่อน

    Miss you mcney❤❤

  • @littlewoman9094
    @littlewoman9094 2 หลายเดือนก่อน

    Abayo noso daa "the Edmond Kemper case" please ❤❤❤❤

    • @Suzunadi
      @Suzunadi  หลายเดือนก่อน

      Haye abayo

  • @fiifii8276
    @fiifii8276 2 หลายเดือนก่อน

    Whicta magaladeyda

  • @Suuraleyyyyyyyy1234
    @Suuraleyyyyyyyy1234 หลายเดือนก่อน

    My favourite TH-camr Keep going sis💐🫶

  • @user-de6lp7ui3k
    @user-de6lp7ui3k 2 หลายเดือนก่อน

    Jeffrey dahmer plz qisadiisa kaso hadal wll thank u