HABEEN: Askar israallliyiin ah oo silayaab leh ugu dhimatay weerarkii aargoosiga xisbullah ee saakay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • HABEEN: Askar israallliyiin ah oo silayaab leh ugu dhimatay weerarkii aargoosiga xisbullah ee saakay iyo warar kale oo xiiso leh

ความคิดเห็น • 189

  • @som-aj7881
    @som-aj7881 18 วันที่ผ่านมา +8

    Nadaaroow meeshii oo dhanba xayaysiis aan waxba naga khusayn ayaad ka dhigtay khyr allaha ku siiyee hal dhinac iskugu gee horay ama gadaal. mahdsanid

  • @menhee7408
    @menhee7408 18 วันที่ผ่านมา +23

    Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 18 วันที่ผ่านมา

      Masiibo Allah ku ride maata laayayaadha mariid aan laga jaceynin iyo miir la'aan Mowdkooda meel lakala geeyo hala waayo Mowlahey ma tusaayo mujaahidka midigtooda kor muraadkooda maqbuul malikulquduusow magantaadan galney Malaa'igtaada usoo dir meel looga yimid ha waayan

  • @hodansuleyman8463
    @hodansuleyman8463 18 วันที่ผ่านมา +11

    Yaxye sinwaar ma arkaysaan yahuud iyo maraykan sirdoonkooda insha allaah illaahay xifdigiisa ha galiyo yahuuday markay gacantay kuu qaadaan iiraan iyo awlaadiida insha allaah waad dabargo,I oo waa lagu wayn falastiina Dawlad bay noqon aadan usoo dhawaan Karin Yaa Ra,uuf iga aqbal

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 18 วันที่ผ่านมา +5

    Allah akbar allah akbar illahay baa mahadas iska leh

  • @ayaanmahamed270
    @ayaanmahamed270 18 วันที่ผ่านมา +3

    Alaha haxafido yaxye sinwaar iyo inta difaacakujirta eejoogta qasa alaw ugargaar oocadawgakaqabo yaarabii guushana sii yaarabi aammiinn aammiinn aamiinn

  • @amalnoor4760
    @amalnoor4760 18 วันที่ผ่านมา +4

    Alxm ilaahow adaa mahad leh u aartay fuaad shukri ilaahow u aar ismaaill haniya indhaheena uu ahaa ilaahow ka qabo cadowga caruurta laaynaayo ee yuhuuda ah

  • @OsmanIbraahim
    @OsmanIbraahim 18 วันที่ผ่านมา +3

    Yaxye sinwaar alle ha xifdiyo aamiin aamiin aamiin

  • @user-dq5dp1rh1l
    @user-dq5dp1rh1l 18 วันที่ผ่านมา +3

    Yahya sinwaar alle ha xifdio dhagarta ay maleegayaan cadowgu ilahy swt haka xafido qofna saacadiisa ma dhaafayo qofna saacad uu aduunka joogi lahaa lagama hor marinayo sharka ay la meeraysanayaaan alle haka xafido yahuud ciile Yahya sinwaar rer falastiin guul alle ha siiyo insha alh

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 18 วันที่ผ่านมา +4

    Allaha marlabaad ku soo celiya weerarka hasbunallah ay burburiyaan goobaha cidanka cirka iyo hubkooda meesha ay u yaalaan iyo marakiibta dagaalka ee cadowga leh Allaha dhul gariir u keena oo kuwada xasuuqa dhamaan tood Allahuma aamiin 🤲🤲🤲

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 18 วันที่ผ่านมา +7

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

    • @user-lt3rx3hy3o
      @user-lt3rx3hy3o 18 วันที่ผ่านมา

      الله اكبر الله اكبر الله

  • @OmarAli-n1h
    @OmarAli-n1h 18 วันที่ผ่านมา +2

    Guush insha allah muslimiinta way guuleysan doonaan

  • @barlinjama8423
    @barlinjama8423 18 วันที่ผ่านมา +6

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر ولله الحمد

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 18 วันที่ผ่านมา +3

    😢 ALLAAHU AKBAR, ALLAAHU AKBAR, ALLAAHU, All-Shahiid Cizsadiin ALQASSAAM,,, xamaas GUUL Inshaallah, Aad Baan Kuu Salaamayaa Sami Guuleyso Inshaallah

  • @Libax962
    @Libax962 18 วันที่ผ่านมา +3

    #Gaza stay strong 🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸
    #Gaza allaah ayaa idinla jiro 💯✌🏽

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 18 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 18 วันที่ผ่านมา +6

    IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Baashi96
      @Baashi96 18 วันที่ผ่านมา

      Waraa soco shaqo yeelo

    • @Cabdixakiimmuusecige17
      @Cabdixakiimmuusecige17 18 วันที่ผ่านมา +1

      @@Baashi96 Ma Dukaan Kaagii Ayaan Ku Ciyaarayaa Socokulaha Hhhhhhhhh

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 18 วันที่ผ่านมา +2

    Yuhuud allaha jabiyo allaha jabiyo waa cadaw soo jireen ah

  • @cabdulahixaaji7596
    @cabdulahixaaji7596 18 วันที่ผ่านมา +28

    Allahu akbar allahu akbar allahu akbar guul rer gasa hadhaamato yahuud insha allah

    • @AmedeoAbukar
      @AmedeoAbukar 18 วันที่ผ่านมา

      😊😊😊

  • @kaltuunxasan2853
    @kaltuunxasan2853 18 วันที่ผ่านมา +1

    Allah ha baabi,iyo yahuda iyo mareykan Allah jebiyo iyaga iyo intii la jirta gaalo jabkeeda wey qarsataa yahudana maba ugu jirtaba allah ha guuleyo muslimiinta allah gacanta sareysa siiyo muslimiinta

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 18 วันที่ผ่านมา +17

    Inshallah guusha muslimenta wadawdahaye gul rer falastin amiin aamin amiin yaa rabi somalidana guuuuuuul iyo gobonimo inshallah

  • @user-of7oq7xu7l
    @user-of7oq7xu7l 18 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay haka xifdiyo amiiin amiinamiin

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 18 วันที่ผ่านมา +1

    Alle ha jabiyo yuhuud aaaamiiiin

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 17 วันที่ผ่านมา

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن و في لبنان 🇾🇪 Lab 🇱🇧 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @abdiwelimohamed1826
    @abdiwelimohamed1826 18 วันที่ผ่านมา +1

    Allaahu Akbar illaah ayaa mahadaleh

  • @NafisaAbdi-cq7wo
    @NafisaAbdi-cq7wo 18 วันที่ผ่านมา +2

    Insha Allah ma arkayaan wuuna ka guuleysanayaa wexey arkidoonaan asgoo aqsa ka tujinaaa

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 18 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 18 วันที่ผ่านมา +5

    Guul xisbulaah guuleysta

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c 18 วันที่ผ่านมา

    Guul insha allhu xisbulah gesinmo weyan argoosigu aysameyeen

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 18 วันที่ผ่านมา +3

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 18 วันที่ผ่านมา +1

    Allaah subxaanahu watacaalaa how gargaaro walaalaheen reer Falastiin

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 18 วันที่ผ่านมา +1

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @MushteqAxmad-sm8tu
    @MushteqAxmad-sm8tu 18 วันที่ผ่านมา +1

    Waa jah wareerin khasaarahooda iyo bakhtigooda ayay ku qarinayaan

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 18 วันที่ผ่านมา +2

    Wcs nadaaara show. Allaah.ugargaro

  • @NastexaKurow
    @NastexaKurow 18 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid nadaara weriye qaaliya.

  • @AbdulrezakSayid-hh1br
    @AbdulrezakSayid-hh1br 18 วันที่ผ่านมา +1

    Asalamu aleykum weererki xisbulaahi oo dhan Hal askari miyu ku so ururay

  • @hasanadem2848
    @hasanadem2848 18 วันที่ผ่านมา

    Alxamdulilah baga baga
    Ilahay yuhuud uureysa hoog iyo halaag iyo Jab aduun iyo akhiraba hakurido
    Ilahay Mujahidinta rer Palestine guul aduun iyo akhiraba hasiiyo
    Cadowgoga ilahay hajabiyo

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 18 วันที่ผ่านมา

    Mashallah wll mahadsanid guuleyso ❤

  • @user-oq5tj6no2d
    @user-oq5tj6no2d 18 วันที่ผ่านมา

    Xifdiga Alle ayuu kujiraa Yaxya Sinwaar ❤❤❤

  • @hony5804
    @hony5804 18 วันที่ผ่านมา +1

    Allow yahye sinwar sabab haugudhigin gacan cadaw aamiin

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 18 วันที่ผ่านมา

    Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg ❤❤❤❤

  • @user-rm2tq7dn6w
    @user-rm2tq7dn6w 18 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah,ALLAHU AKBAR

  • @AscadaxmadascadSomaliestet
    @AscadaxmadascadSomaliestet 18 วันที่ผ่านมา

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته wadmahadsantahay cabdiqadir nadaro insha alah yuhuudweyjabi❤

  • @aden3425
    @aden3425 18 วันที่ผ่านมา

    Alxm allaha yahuda ha ku jabiyoo werarada xisbullah iyo werarka muqawimada xamas.

  • @fadumozabdul9314
    @fadumozabdul9314 18 วันที่ผ่านมา

    Alle inima tuso inni Allaah

  • @user-kh9fh8cs6q
    @user-kh9fh8cs6q 18 วันที่ผ่านมา

    Alxamdulillah allaha ugargaaro walaaleheen reer falastiin cadowga allow kaqabo

  • @feysalcali9337
    @feysalcali9337 18 วันที่ผ่านมา

    Acww waan ku salaamayaa nadaara.
    Dagaal hor leh oo la mida gantaalihii toora boora ee daalibaanka lala dhici jiray ayey rabaana iney qaza la dhacaan oo uu USA la dhici doono ilay Halka badbaadiyey waxay wadaan ilaahay ha ku cesho iyaga aamiin aamiin dhaha .
    Midda kale shirar dambe oo lala gelayo xamaas ma jirin doono ilaa dowlad kale oo wakiil ka ah xamaas laga helayo sababtoo ah cidda shirarka qabtaa waa isku dhinac waana kuwa shacabka baa bi'iyey oo kala ah USA yuhuudda. Masar iyo khatar . mahadsanid.

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 18 วันที่ผ่านมา

    😂❤❤❤😂
    Ku mahadsanid Tabintaada Nadaara show ❤❤❤Wararka tayada leh Ee Daafaha caalmka ❤❤❤😂😂❤❤❤

  • @SakariyeMohamed-o9l
    @SakariyeMohamed-o9l 18 วันที่ผ่านมา

    Allaha guuleyo falasatina

  • @SakariyeMohamed-o9l
    @SakariyeMohamed-o9l 18 วันที่ผ่านมา

    Allaha guuleso falasatina

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 18 วันที่ผ่านมา

    Allah akbar Allah akbar

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c 18 วันที่ผ่านมา

    Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda guul insha allhu

  • @mounahoussein-wo7qu
    @mounahoussein-wo7qu 18 วันที่ผ่านมา

    ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️

  • @sadam1318
    @sadam1318 18 วันที่ผ่านมา

    allahu akbar allah weyn garabkooda allaha galo reer Qaza

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 17 วันที่ผ่านมา

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 18 วันที่ผ่านมา

    Guul Bithin’Allah

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 18 วันที่ผ่านมา

    Sahnuniyada beryahan Gaza waa lagu dubtay😁💪🏿💪🏿💪🏿 Maqaawimada way soorogaal celiyeen✊🏿✊🏿✊🏿, Ducadadii umada Muslimiinta aduunka ayah Alleh u aqbalay☝🏿☝🏿, waakuwaa kudubtay Sahnuniyada gudoodka GAZA, Allah ayaah medleh oo Maqaawimada gacanta sare siiyey✊🏿✊🏿✊🏿👏🏿🇵🇸🇵🇸🇵🇸.

  • @mustafNune
    @mustafNune 18 วันที่ผ่านมา +2

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cabdiwahaabyusuf6234
    @cabdiwahaabyusuf6234 18 วันที่ผ่านมา

    Allah akbar

  • @jaalemaadam5261
    @jaalemaadam5261 18 วันที่ผ่านมา

    Allahu Akbar,

  • @xilkasxilka932
    @xilkasxilka932 18 วันที่ผ่านมา

    Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar

  • @mohamuudhersi5770
    @mohamuudhersi5770 17 วันที่ผ่านมา

    Waa maxamuud siciid sanweyne markale umadeenu caameey isaga badantahay bal walaaloow arintaas waxyar bal dul istaag yeesan dadbadan qalad laga dhaadhicin waa mahad santahay salaama caleykum

  • @mohamuudhersi5770
    @mohamuudhersi5770 17 วันที่ผ่านมา

    ASC NADAARA WALAALOOW MAGACEYGU WAA MAXAMUUD SICIID SANWEYNE WARARKAAGA AAD BAAN U DHAGEYSTAA MAASHA ALLAH AADBAAN U GA HELAY SUDASD WARARKA NOOGU SOO TEBISID WAXAN

  • @AbdirahmanAbdirahman11
    @AbdirahmanAbdirahman11 18 วันที่ผ่านมา

    yuhuuda alpha jabiyo muslimiinta alaaha ugargaaro

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 18 วันที่ผ่านมา

    Asc nadaara show habeen wanaagsan

  • @CLaahimaxamedXasan-w3e
    @CLaahimaxamedXasan-w3e 18 วันที่ผ่านมา

    Allaah baan kugu dhaarshaye, nagadaa muustikada, /muusiga.

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q 18 วันที่ผ่านมา

    Yaxya sinwaar aa kadhexqeyliyey ilaahow shartooda kaqabo mahelaayaan insha Alaah

  • @mohaabdirahmaandalmar7126
    @mohaabdirahmaandalmar7126 18 วันที่ผ่านมา

    dhintay ha dhihin bro, bakhtiyay baa laga rabaa

  • @MOUSTAPHAISMAEL-v2f
    @MOUSTAPHAISMAEL-v2f 18 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah wayjabayan yuhuudu insha allah

  • @JimcaaleJanaale-qh3ln
    @JimcaaleJanaale-qh3ln 18 วันที่ผ่านมา

    Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul
    Xusbullah iyo reer falastiin & dhamaan mulimiinta oo
    dhan hana mideeyo awooda iinsha allah
    ✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️
    🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴
    🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n 18 วันที่ผ่านมา

    Allah haka indhasaabo aamiin

  • @user-vz2gw2jw7k
    @user-vz2gw2jw7k 18 วันที่ผ่านมา

    Ilaahow ugargaar falastin

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 18 วันที่ผ่านมา

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.

  • @user-eu4yn5bl9k
    @user-eu4yn5bl9k 18 วันที่ผ่านมา

    Allahu.akbar.allaahu.akbar.guul.muuslimiin.xamas.iyo.xuutiyinta.falastiin.beytalmaqdis.xur.yaa.allaha.yaa.raxim.guul

  • @user-vx9wy1ww2y
    @user-vx9wy1ww2y 18 วันที่ผ่านมา

    Ilahaw kaqabo dhagarta ay malegaya Allahuma Ammin ya Rabi 🤲🤲🤲🤲

  • @kawsarmuxumed7814
    @kawsarmuxumed7814 18 วันที่ผ่านมา

    Mash Allah nagta halagsaaro

  • @user-wq5jb9rg3n
    @user-wq5jb9rg3n 18 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @MohamedSalah-ci2zi
    @MohamedSalah-ci2zi 18 วันที่ผ่านมา

    Mr.nadara waan dhibsanay xayeesiintan badan fadlan nagadaa 😢

  • @soulemanahmed9900
    @soulemanahmed9900 18 วันที่ผ่านมา

    asc sxb nadara

  • @maxedclaahi2813
    @maxedclaahi2813 17 วันที่ผ่านมา

    ❤❤Wcs bro❤❤#Sabaax

  • @saidomohamed943
    @saidomohamed943 18 วันที่ผ่านมา

    Good 👍

  • @CabudulaahiAxmed
    @CabudulaahiAxmed 18 วันที่ผ่านมา

    Falilaahilxamdu ilaaheeyoow baabi I ilaaheeyoow guuleey umadda reer falastii aamiin aamiin

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 18 วันที่ผ่านมา

    ❤wcs ❤ xutiyinta cawey suugeynaa. Mar dhow ❤alahu akbar ❤

  • @safiyoabdiraxman8797
    @safiyoabdiraxman8797 18 วันที่ผ่านมา +1

    Abuu cubayduu daris lahayahy halkaas ugu hagaaga dheh😂

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 18 วันที่ผ่านมา

    Ilahay idinmatuso indha aadkuradinaysana idinkadhece aaamen yaa alaah 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸free free Palestin

  • @user-tf6ym6sr6j
    @user-tf6ym6sr6j 18 วันที่ผ่านมา

    😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @abukarahmed2299
    @abukarahmed2299 18 วันที่ผ่านมา

    Inshalaah yaxya sinwaar alaha ka qabto yahuuda iskugu tgty

  • @caynaanshecumar3251
    @caynaanshecumar3251 18 วันที่ผ่านมา

    Nadaara Xayaysiiskii waad sii badisay aqliku dar

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z 18 วันที่ผ่านมา

    Asc nadaara mujaahid luuqaddeenu waa nagta

  • @aqiilomar
    @aqiilomar 18 วันที่ผ่านมา

    Wcs wllka

  • @RahmaAhmed-ob5hj
    @RahmaAhmed-ob5hj 18 วันที่ผ่านมา

    wcs

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 18 วันที่ผ่านมา

    Allaha ka xifdiyo dagaalyahanada Falastiin guushana siiya Allaha jabiya cadowga isku soo baheystay munaafaqiinta Gaza daanta galbeed Allaha shartooda iyo dhagartooda ku celiya oo kashifa Allaha burburiya cadowga gumeysi yahuuda Allaha xoriyad buuxda siiya dagaalyahanada Falastiin Allaha dowlad xora ka dhiga oo awood leh oo xamaas iyo saraaya Qudus iyo dhamaan dagaalyahanada hogaamiyaan Allaha dabadhilifka munaafaqiinta jaajuusiinta kashifa oo jabiya Allaha u gargaara shacabka falastiin Allaha badal qeyr qabo ugu badala iyo barwaaqo farxad aan dhamaan Allahuma aamiin 🤲🤲🤲🇵🇸✌️🫂🇸🇴❤️👍💪

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 18 วันที่ผ่านมา

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah

  • @312fasikazenebe
    @312fasikazenebe 18 วันที่ผ่านมา

    Asc am frist nadara😊

  • @Abdukadiryusuf313
    @Abdukadiryusuf313 18 วันที่ผ่านมา

    nadaara show ✅✅✅✅

  • @kolyaxoorHaji
    @kolyaxoorHaji 18 วันที่ผ่านมา

    Wcs_Wwb_ SHUGRAN
    WALLAAL

  • @OmarHuud
    @OmarHuud 18 วันที่ผ่านมา

    Ustaat warkaagu waa OK laakiin xayeysiinta yareey waa badantahay

  • @AaminaAbdulkadir-bm7ze
    @AaminaAbdulkadir-bm7ze 18 วันที่ผ่านมา

  • @user-cc5bj2ly4h
    @user-cc5bj2ly4h 18 วันที่ผ่านมา

    Yaàa allah
    Yaaaa allah
    Yaaaa allah
    Gurmadkaaga

  • @akrimabdikarim9867
    @akrimabdikarim9867 18 วันที่ผ่านมา +1

    Israel inaad tiraahdaan ragiina wariyaasha ah waxaa igala quman inaa tiraahdaan dagaalka u dhaxeeya mareykanka iyo xamaas oo mareykanka oo raadinaya Yaxya sinwaar ilaahna waxaan ka baryeynaa in Yaxya sinwaar gaalada gacantoodi ku dilin inta lagaga guuleysanayo dagaalka yahuuda iyo mareykanka iyo xulafadiisa ay ku jiraan munaafiqiinta madaxda carabta.
    Allahayow Yaxya sinwaar kabadbaadi gacantoodi kana guulee bicizatilaah yahuuduna burburi cadowga gudaha iyo kan dibadaba jabi insha'alah.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 18 วันที่ผ่านมา +1

    XISBULLAHI, SAAKA WAXBAAN WEERARNAY LAHAYEEN, 320 MADFAC MA ASKARIGAAS KALIGIS AYEY DHIBAATO SOO GAARTAY ?
    MAXAY HUBKA ISAGA DAYACEEN ?