MAXAA KU JIRA BOORSADA UMUSHA HOSPITAL KA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 504

  • @blackgiganosaurus
    @blackgiganosaurus 2 ปีที่แล้ว +9

    Alhamdulilah I had my baby and may Allah swt make it easy for you abaayo inshaa Allah just wanted to advice you please ha istacemalin perfume when you have the baby, because any fragrance is not good for the baby they can get sick of that smell they are very sensitive and fragile.

  • @sweetlife8933
    @sweetlife8933 2 ปีที่แล้ว +29

    Nuuradiin baan qosol igu dilay suu wax u soo daldalayo🤣🤣Allaha kuu fududeeyo abyo dhalmada keep going my couple

  • @nimco_mohamed8220
    @nimco_mohamed8220 2 ปีที่แล้ว +10

    Allha kuu fududeyo xppti anna wlc ahy ilaahy ii adkeyo aamiin yaa allh😭🤲🤲🤲🤲

  • @hadayaomar8737
    @hadayaomar8737 2 ปีที่แล้ว +21

    Allaha ku fufudeydiyo foosha abayo Inchallah kheyr qab adiga iyo babyga.

  • @fosiyoxasan3819
    @fosiyoxasan3819 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaha ku fududeyo abayo mcn ana iso duceya asxabta fool aya i heyse alle ino igu dhibin

    • @luuliina2954
      @luuliina2954 2 ปีที่แล้ว +1

      Abyo allaha ku fududeyo

    • @zamzam1122
      @zamzam1122 2 ปีที่แล้ว +1

      ale hano fududeyo dhamanteen ani xita xanun ayan ka sexan la ahay insha allah alxm

  • @mumtazmalabo7945
    @mumtazmalabo7945 2 ปีที่แล้ว +13

    Yaa rabi u fududee umul udgoon afar indhood is eegya allah idinka dhigo qli❤️

  • @farhiasiad4562
    @farhiasiad4562 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah abaayo allah kuu fududeeyo afar indhood oo caafimaad qabaan allah iniidka dhigo

  • @sihamhasan3607
    @sihamhasan3607 2 ปีที่แล้ว +12

    ماشاء الله تبارك الله تقومي بالسلامه ان شاء الله ما تشوفي شر تشوفيه انت بعافيه وولدك بعافيه ان شاء الله يكون في حضنك

  • @user-qg5xk8cl6c
    @user-qg5xk8cl6c 2 ปีที่แล้ว +2

    Insha allh apyo alle haku kla keeno
    Lkn hadaad fariintyda argtaan hal wax idinku darsan
    Ilmahiina camerada ha hor keeenina ❤😩

  • @abshirabdi8797
    @abshirabdi8797 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah haku fuduneyo folsha apyo iyo inta kula mid ah oo Muslim ah amiiiin

  • @nasracooking2471
    @nasracooking2471 2 ปีที่แล้ว +2

    Abyo ilahey waxa qer qabo hakusiiyo aniga isodocaya intuu ilahey badal qer qabo isiiiyo🤲🤲🤲❤️

  • @leylomohamed205
    @leylomohamed205 2 ปีที่แล้ว +2

    Yaa rabi u fududeey walashey fadumin ado cafimaad qabto iyo nunaha oo cafimad qabo rabi ha idin kala keeno xbbti Insha Allah

  • @thedond5539
    @thedond5539 2 ปีที่แล้ว +3

    Insha Allah Adigoo cafimd qaba io ppe cafimad qabo Allah ku fududeyo abyo mcn🤲🥰💋

  • @fadxiyacumar2377
    @fadxiyacumar2377 2 ปีที่แล้ว +5

    abaayo ilahay ha kuu fududeeyo insha allaah afar indhood oo is eegayaa

  • @raiyyan6062
    @raiyyan6062 2 ปีที่แล้ว +5

    Allah hakuufududeyo hbbty..Will pray tahajud for you❤🥀

    • @saarasmile8933
      @saarasmile8933 2 ปีที่แล้ว

      oh how you are so cute 🥰🥹

  • @user-jk7us2rg2b
    @user-jk7us2rg2b 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahey hakuu fududeeyo abaay mcn shar ma arkeysid insha alh 🥰💝

  • @najmomaxamed8431
    @najmomaxamed8431 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayan ufarxay walahi masha allah alaha idin daayo ilmihina quruxda badan

  • @lamajbintijimalejimale477
    @lamajbintijimalejimale477 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilahey nabad hakukaga kala keno umusha is hambarsato ilahey hakadigo walashey mcn

  • @sumeyabintmoha1650
    @sumeyabintmoha1650 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlh i can't wait idinka iyo bbygiga 😭Farhad weyn ayey ihan donta ilahey hakufuthutheya 👑❤️

  • @Dunida191
    @Dunida191 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha ku fududeeyo xabibti afar indhood oo nabad ah ayaan ku rajeynaya 🤲

  • @deeqajipriel6125
    @deeqajipriel6125 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilhay ha ku so fududeYo
    Afar indho oo is eegay ilahay ha idinka dhigo

  • @xaawosharaf1371
    @xaawosharaf1371 2 ปีที่แล้ว

    Afar indhood oo nabad ah
    Adinkoo faraxsan oo cafimad qaba allah ha idin kusoo celiyo gurigiina

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashlh baby girl 🥰💕 ilahow ku fudude

  • @hamuushapepe644
    @hamuushapepe644 2 ปีที่แล้ว +18

    My couples I. N I can't wait the baby 😍

  • @fatumaibrahimbarisle4515
    @fatumaibrahimbarisle4515 2 ปีที่แล้ว

    ilaahay nabad hakugu kala keeno umushii isxabaarsato allaha kaa dhigo afar indhood caafimaad qabo ayaan idiin rajeynaa inuu alle idin ka dhigo

  • @caasho3777
    @caasho3777 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxan raba atariisho ilmaheda iyado korka kuheyso in ey muqalkan kan xiga no solabato I.a wallashey ilahey haku fudedeyo waan kujeclahay I can't wait bbega habaryar wanku sugena I .a

  • @halimohurbe
    @halimohurbe 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo illahay haku dhib yareeyo alle caafimaad iyo nabad ha idinku kulmiyo cunugaaga

  • @marwaali7734
    @marwaali7734 2 ปีที่แล้ว

    Riyadeeni rbi ha idin fududyo 🤲🥺si niyda idnku soo duceenya rbi idnku cafimd qbna ha idnka soo sro hospitlka ilmihiinna aduunka ilhy cfmd hku keeno🤲

  • @idilabduwahab1188
    @idilabduwahab1188 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku fududeeyo wlashey inti dhaleyso alle ha ufududeeyo quraanjaba allaha haka dhigee

  • @apatientperson360
    @apatientperson360 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah
    Alle haku nabad keeno sis

  • @ifraaxhussein7443
    @ifraaxhussein7443 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaha kuu fududeeyo abayo 4 indho oo isjacel i.a❤❤🎊🎊🎊❤❤🎊

  • @nasromaxamedcilmixasan4556
    @nasromaxamedcilmixasan4556 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashalah ilahey hakufududyo fosha amin🤲🤰

  • @juwachannel8011
    @juwachannel8011 2 ปีที่แล้ว +2

    Umul 4teeda indhood qabto allah kaadhigo sis🙏🥰

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha ma beautiful family atariisho badiyo and nurdin kl farxad kunolow abid illahow nabad hakugeno woow 🥰♥️♥️♥️😭😭😭🤲🤲🤲🤲♥️🥰🥰🥰❤

  • @Fatima-yk5zy
    @Fatima-yk5zy 2 ปีที่แล้ว

    masha allah rabi ha ku fududeeyo xbbti bby cafimad qaba farxadina rabi ha idiin siyadiyo nuuradii rabi ha sharfo sida xaaskada garab u siiso marwalbo tnx bro

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 ปีที่แล้ว +10

    Mashaa Allah walashay Fadumiina
    Alle hakuu fududeeyo qalninka adiga iyo
    Babyga oo cafimad qaba, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah❤️❤️🌹

    • @faadumocaateye2908
      @faadumocaateye2908 2 ปีที่แล้ว

      Allahakuu fududeeyo walashay sikhayr qabta allahaydiin kalakeeno

    • @ibrahimzuu1873
      @ibrahimzuu1873 2 ปีที่แล้ว

      Ilahy ha ku fududeeyo abayo inshallah

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaa quruxey ilaahey ha ku fududeyo fosha insha allaa xabiibti ❤❤❤

  • @qaaliwandajaceelqaaliwanda806
    @qaaliwandajaceelqaaliwanda806 2 ปีที่แล้ว

    Abayo atarisho alah hakuu fudodeeyo foosha adi oo nabad qaba iyo beebiga oo nabad ah ilaaheey hakukalakeeno aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @suwara863
    @suwara863 2 ปีที่แล้ว +3

    ILAHAY Nabad Hakugu Kala Keeno ❤🤲 Wllshey

  • @ina_nour
    @ina_nour 2 ปีที่แล้ว +4

    Alllah kuufududeyo huno 🥰

  • @paruumohaa4746
    @paruumohaa4746 2 ปีที่แล้ว +2

    Second comment 😁😁😁ale Haku fudeeeyo🥰🥰🥰

  • @djdhsuddxbdhdhdh6062
    @djdhsuddxbdhdhdh6062 2 ปีที่แล้ว +4

    ان شاالله تقومي بالسلامه🌹

  • @hibaaqabdi9831
    @hibaaqabdi9831 2 ปีที่แล้ว

    Alle illme cafimad qabo ad kufaraxdaan ayaa marwalba idinka baryaa wlhi waan islakiin jeclay idinkoo lamanan waan kufarxi lahaa

  • @anisacabdullahi
    @anisacabdullahi 2 ปีที่แล้ว +3

    ALLAH rajadaada ha kuu rumeeyo🤲

  • @shamsahmed5327
    @shamsahmed5327 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa alaah ilaaheey haguusoo fududeeyo amiin amiin inikoo caafimaat qawo kasoobaxa nuurdiin shukran calaa musaacada 👏🏼👏🏼👏🏼🤣👍

  • @khadrslimaanaxmed2277
    @khadrslimaanaxmed2277 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy baby giina sidoo ani ii dhalanaayo cml baan u dhararooyaa soo dhalo hooyo baan leenahay adiga oo cafimaad qaba atirisho wlshey adna Allh ha ku fududeeyo Rabi umushii is xanbarsata ha kaa dhigo xpti ilove you my coupls ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋

  • @ayushcarab5008
    @ayushcarab5008 2 ปีที่แล้ว +2

    Xappti ilahy ha ku fududeyo 💋🥰🥰🥰

  • @bintufaiza8941
    @bintufaiza8941 2 ปีที่แล้ว +1

    Allh ku fududeyo xpipti anga 1bil ii dhiman allh ii fududeyo insh allh

  • @beuatyahmed1542
    @beuatyahmed1542 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah allaha idiin fududeeyo qli waana ku mahadsan tihiin video ga quruxda badan Caaga biyaha lagu cabo ku darso insha alaah❤❤❤🌹❤🌹🌹🌹🌹

  • @ilwadqurux635
    @ilwadqurux635 2 ปีที่แล้ว

    Qaliin ma isku diyarinosa abyo foosha ma iska sugtit allha kuu yasiro ameen

  • @koozpea5122
    @koozpea5122 2 ปีที่แล้ว +1

    Illah haku fuduudeyo mcnei foosha insha allah idinkoo nabad qabtiin alle ha idin kala keeno mar walipa ducadeena kula jirto abaayo🤲🤲😻👸

  • @sahrinabea2288
    @sahrinabea2288 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahey haku fududeyo abayo adigo nabad io baby nabad khaba inshallah alle niga barye

  • @hibohabby1438
    @hibohabby1438 2 ปีที่แล้ว +3

    ilaaheey hakuu fududeeyo🥰🥰🥰😍

  • @hamdi3831
    @hamdi3831 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo mcn alle hakuu fududeeyo yarabi 🥺🥺 uur dhel dhel maaha allow anagana noo saqir yarabi

  • @davidsoninteresting6241
    @davidsoninteresting6241 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay haku fududeeyo InshaAllah abaayo

  • @raaqiyabaashi3184
    @raaqiyabaashi3184 ปีที่แล้ว

    Allah ha ku fududeyo abyo muscabna allah ha idindayo

  • @jihaanaciilka1311
    @jihaanaciilka1311 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah hambalyo nuurdiin iyo dumashi nunaheena yar allah kadhigo mid ddd anfaco

  • @fiihimbashir6986
    @fiihimbashir6986 2 ปีที่แล้ว

    Allah nabad iyo caafimad hakugu kala keeno abyo

  • @bushraapdullah7297
    @bushraapdullah7297 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah siwacan udiyaargarowdey Hablo ku dayda qof kasta waxa uuu haysto

  • @hanifarxaan2752
    @hanifarxaan2752 2 ปีที่แล้ว

    Ducaada daadka illhahy haku Aqbaalo🤲🏻

  • @amkaabdi132
    @amkaabdi132 2 ปีที่แล้ว

    Wiil Haduu kuudhasho MOHAMMED AMIN Ubixi Gabadh Hadee kuudhalatane NAJMO Ubixi Barakallahu Fikum ALLH UFUDUDEYA 🤲🤲🤲🤲

  • @faadumohussein1216
    @faadumohussein1216 2 ปีที่แล้ว +4

    Illaahay haku fududeeyo abaayo Amiin 😍♥️

    • @kadinjoqali2428
      @kadinjoqali2428 2 ปีที่แล้ว

      Amiiin Amiiin Amiiin Amiiin 🤲🤲

  • @umaliitoaxmed8811
    @umaliitoaxmed8811 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahaw saad iyaga usiisay ana sii ku aan ku farxo incha alla

  • @laylaabdirashiid3674
    @laylaabdirashiid3674 2 ปีที่แล้ว

    alle haku fududeyo isku maliin baynu wada dhalayna ana biri ayaan dhalaya wllo wiil ban ku curanaya asxaab taduna hay so duceyaan

  • @farahbaruud2363
    @farahbaruud2363 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku fududeeyo umul isxambarata alle ha ka dhigo qali

  • @abshiraxmed6934
    @abshiraxmed6934 2 ปีที่แล้ว

    Aboyo afar idhood ois eegaysa oo cafimaad qabta insha allahu raxman

  • @deeqohg4597
    @deeqohg4597 2 ปีที่แล้ว

    M,a Allow ufududeeey sam.iyosalaaama.abyo.inshalh.wax.dhib.ah.arkimeysid.marwalba.kusoo.duceyaaa
    Cfmd.ku.umul.4indho.iseegaya.alle.hakusiyo.mcnto.farxada.ciyow.inalasowadaaaga.inshalh.

  • @sacdiyoahmed1995
    @sacdiyoahmed1995 2 ปีที่แล้ว

    Ilhay hakuu fududeyo Abaayo mcn🥺👸🏻

  • @sagalsiman4816
    @sagalsiman4816 2 ปีที่แล้ว +2

    First comment

  • @nimcohajjisalepan9124
    @nimcohajjisalepan9124 2 ปีที่แล้ว

    Isha aalha wlshaya fadumina ilahaya ha ku dhib yareeyo wllo

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 2 ปีที่แล้ว

    Incha Allah khair hbtiii, I m from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @malabey197
    @malabey197 2 ปีที่แล้ว +1

    ILAAHAY haku Nabad keeno Adiga iyo babyga ❤️❤️

  • @inamuusecumar2812
    @inamuusecumar2812 2 ปีที่แล้ว

    Msha Allha sin bari taxadar ka wuu ficnhy marka Afar indho oo nabad ah Allha kugu kala keno wllshy qli wn ku so ducena

  • @farahahmedhassan5614
    @farahahmedhassan5614 2 ปีที่แล้ว

    Alle hakuu fududeeyo nabadna hakugu kala keeno wllo

  • @ruweydaali7545
    @ruweydaali7545 2 ปีที่แล้ว +1

    Sawiranta ay galaan lamanaha uurka magalesan miya abayo allah kuu fududeyo I.a cungaga iyo adigo caafimad qaba allah idinkala geno I.a bayo baby caafimad qaba I.a

    • @salmacdy1873
      @salmacdy1873 2 ปีที่แล้ว

      Bri weyba dhalosa makagreyso swr

  • @afnanibrahim940
    @afnanibrahim940 2 ปีที่แล้ว +2

    Habo Mcn iLahay haku Nabad keno insha Aallah 🥺🥰🥰❤️❤️

  • @ayaancali6017
    @ayaancali6017 2 ปีที่แล้ว

    afar indhood oo abshira alle hakaadhigo wllashey aaamiin dheh

  • @amranbaashe1073
    @amranbaashe1073 2 ปีที่แล้ว +1

    ilahay haku fududeyo qali insha alaah farxad aan dhamanayn 3dinma😘😘

  • @anishdadax4215
    @anishdadax4215 2 ปีที่แล้ว +1

    Iso duceya wll manta wanxanusane

  • @fadxiyacilmi5326
    @fadxiyacilmi5326 2 ปีที่แล้ว

    Msha allah ilahow afar indhodo is egaya idinka dhig insha allah anagana farxadada natus markale

  • @ilhaanmaxamedisaaq4166
    @ilhaanmaxamedisaaq4166 2 ปีที่แล้ว

    Maash Allah abyo mcn ilhaye hakuu fudeeye mcnto

  • @msszooya1919
    @msszooya1919 2 ปีที่แล้ว

    Nurdin wax wa bartay su ku eegayay😂😂😂 dumarka iyo carurta wa sas iska barta ragow dumarkina bari unoqda masha alah alaha ku fududeyo abyo

  • @ayaanitagodane5563
    @ayaanitagodane5563 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah hakuu fududeeyo abayo mcnto😍

  • @queenafnaan4517
    @queenafnaan4517 2 ปีที่แล้ว

    Illahay cafimad qab ha ku kala keeno wll

  • @sahraali2293
    @sahraali2293 2 ปีที่แล้ว

    Dhalow igu soo orod mahan Allah hakuu fududeeyo mcney

  • @hafsasuleiman8497
    @hafsasuleiman8497 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay nabad hakugu kala keeno xbbti

  • @nashaadshamsudiin9312
    @nashaadshamsudiin9312 2 ปีที่แล้ว

    Atariisho imisa biloodbaa kudhalysaa
    Illhy hakufududeeyo isha allh abyo

  • @queensjiyaa3487
    @queensjiyaa3487 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku fududeeyo apyo midii is xambaarata alle haka dhigo Aamiin yaarabi

  • @haboontacaashaqa3039
    @haboontacaashaqa3039 2 ปีที่แล้ว

    Illhy hakuu fududeeyo foosha wllshy

  • @munocawo4088
    @munocawo4088 2 ปีที่แล้ว

    INSHA ALLAAH si nabad ah ILLAAHAY ha kuu kala keeno adiyo cunugaagaba umushii is xanbaarsata ILLAAHAY ha kaa dhigo atirisho

  • @ubah7578
    @ubah7578 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allah hakufudadeyo amiin yarabi

  • @suleqabdi2565
    @suleqabdi2565 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha ku fududeyo abayo inshallah 🥰♥️

  • @umuzubeyr3056
    @umuzubeyr3056 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah abyo allaha ku fududeey adi iyo nuunaha cafimaad qabtiin allaha noo kiin keeno allahuma amiin

  • @mssnuttella4612
    @mssnuttella4612 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku fududeeyo walshy fadumina

  • @maryanswety9637
    @maryanswety9637 2 ปีที่แล้ว

    Wiiil caaan ah oo nurdin uu eg ilahow uu yasir insha allah 4indhot oo is jecel

  • @sundusabdi2072
    @sundusabdi2072 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh alla h aiskukiin barakeeyo

  • @xamdacali6215
    @xamdacali6215 2 ปีที่แล้ว

    Mcnto illahy haku fududeyo amiiin yarabi
    Anigana wan kugu so xigaa I. A illahy hano fududeyo amiiiiiiiiin yarabi

  • @umucubeydaibnuahmed8907
    @umucubeydaibnuahmed8907 2 ปีที่แล้ว +1

    Apaayo mcn Allh hku fududeyo afar indhood nawad qawa xpti qeer ku tasho

  • @hodanfarah2627
    @hodanfarah2627 2 ปีที่แล้ว

    Alle Haku dhiib yareyo hno nabad qaab ku dhaal inzh allah hno

  • @amrancadey7913
    @amrancadey7913 2 ปีที่แล้ว

    Shabda madaxa ku dhiman xappti allah haku fufudeyo