Guul Guul Ciidanka Oo Hub Casri&Diyaarado Dagaal Furinta La Tagay,itoobiya oo Baardhere Qorshe Halis

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Iska dhaaf hanoo sameeyaan anagaaiskaleh ninkii dhoof ku yimid baa geeridu dhibeeysaa waqtigii dhamaayoo wuu dhaqaaqi doonaa soomaaliya ha israacdo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdiraxmaanIsmail
    @AbdiraxmaanIsmail ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ciidan update kiisu dhammaday oo hada garoon samaysanayo walee xabashi hal luuqad ah ayay fahamtaa waa luqada jabaqda rasaasta, iyo diryaanka hubka culus war calaacalka aan dhaafna Xabashida aan xabad ku bilawna yaan fursad ay garooma ku samaysato yaan la siin.

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maashaalaah ilaahoow soomaaliya u gargaar meel kasta iyo waqti kasta

  • @abbdll
    @abbdll 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsanid

  • @selenafan786
    @selenafan786 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shabaab waa itoobiya

  • @saeedhassan3589
    @saeedhassan3589 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aaway Kuweenii hore ma TOYS bay ahaayeen???
    Aaway Ciidankeenii Tababarnaa???
    Meeshaad mariseen baad kuwaana marineysaan

  • @hassanabdi5753
    @hassanabdi5753 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Olomouc wax is kama celineeso ee xabad wa saka ka galiyo ayeey ladahay laakiin waxaan hubba in hubkeeda labiliqesan doono ee sabadell ku bilaaba

  • @MuslimoIsxaaq-x1f
    @MuslimoIsxaaq-x1f 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maanta waa nasiib xumo

  • @awaleahmed2387
    @awaleahmed2387 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Because farmajo ayaa xilka laga qaadey waxkale Ethiopia ay u jecladeen malahan

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ETHIOPIA KHAWAARIJ AYEY NOO SAMEYSATAY. RUNTII ETHIOPIA KHAWAARIJ AYAA NOOGA DARAN WAA XAQIIQ

  • @yareyare6316
    @yareyare6316 40 นาทีที่ผ่านมา

    I
    Ethiopia waxaay balanqaaday in aylabixi doonta lafaha mr mxmdad siyaad bara😊😅🎉

  • @NorIbrahim-pc7ys
    @NorIbrahim-pc7ys 28 นาทีที่ผ่านมา

    Calankaa dhac saa hassan shiikh mahamuud baa ku hogaamiya

  • @MaxamedYuusuf-oz2mb
    @MaxamedYuusuf-oz2mb ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb nin fican ayatahay khayr allah hakusiyo

  • @MaajidMaxamad-v6k
    @MaajidMaxamad-v6k 37 นาทีที่ผ่านมา

    Welcome itobiya ,