@@diiriyeahmed6699 Absolutely anigaa kugu raacsan waa in indha shareerka laga mamnuucaa soomaaliya oo dhan sababo LA xiriira amaanka. It is better to be save than sorry.
@@ilkayare wajib diini ah mahine.waa indha shareerka la mamnuuco si qofka loo garto.inu dumar ama wiil yahay.sobobto ah amniga dadka ayaa ku jirta sidaas.
Foojignaada Ciidamadeena geesiyaasha ah waxa ila wanaagsaneed inaad u jabhadeysan nimankan wadooyinka loo galo 10 10 askari saadkooda hala jaro laakiin dagaal lagu dhawaaqo aminayo kaasi dagaal maahan ee waa iidheh
Ilaahay mahadii weeye haday ciidanka sharafta leh ay ka hortageen dhagar qabtadan La khalday Waxaa kale oo aan cod san lahaa in la mabnuuco indho shareerka Waayo diin ma aha indho shareer iyo suno Midana Indho shareer ku waa dhaqan carbeed oo caado loo xidho Markaa soomaaliya halaga mabnuuco maadaama loogu soodhuumanayo oo ay cadowga alshaab adeeg sanayaan
Bisinka Allah bless our beloved country...amin ya Rabbi!!! Viva nabad iyo nolool guul Somalia 🇸🇴
Hhhhhhh jihaad miyay ku dhawaqday jahanamo ilahay hakaa waraabiyo
bisinka ilaahow naga qabo balaayada
Hada ma naagihii miyey miciin bidden waayaabe
Farmaajo ha mamnuuco indha shareerka
Indha shareer Waajib diini ah ma ahan
@@diiriyeahmed6699
Absolutely anigaa kugu raacsan waa in indha shareerka laga mamnuucaa soomaaliya oo dhan sababo LA xiriira amaanka. It is better to be save than sorry.
@@upiojayjay2792 indhashareer ka wax mahalayn ee shabaab is kadhacsha dheh
@@ilkayare wajib diini ah mahine.waa indha shareerka la mamnuuco si qofka loo garto.inu dumar ama wiil yahay.sobobto ah amniga dadka ayaa ku jirta sidaas.
jihaad ay ku dhawaaqdey malaho war ilaahey amarkis hadii cidno inooga dhiman waa ilaah mahadiis
Allah hanaga qabto alshabab qarawaridta dadka dhiigooda baneesteyn
Foojignaada Ciidamadeena geesiyaasha ah waxa ila wanaagsaneed inaad u jabhadeysan nimankan
wadooyinka loo galo 10 10 askari saadkooda hala jaro laakiin dagaal lagu dhawaaqo aminayo kaasi dagaal maahan ee waa iidheh
Ilaahay mahadii weeye haday ciidanka sharafta leh ay ka hortageen dhagar qabtadan
La khalday
Waxaa kale oo aan cod san lahaa in la mabnuuco indho shareerka
Waayo diin ma aha indho shareer iyo suno
Midana
Indho shareer ku waa dhaqan carbeed oo caado loo xidho
Markaa soomaaliya halaga mabnuuco maadaama loogu soodhuumanayo oo ay cadowga alshaab adeeg sanayaan
WA SHEEKO U ABUURAY FARMAAJO
GUD GOBOLKA WAXA DILAY GABAR
BAARDHEERE WAXA WERARTAY GABAR
ILKA YAR MUNAFAQADA IYO BEENTA DADKA KALA TAGA AWAY NAAGTA MEED KEEDI
Rock_ Diamond Subxanallaah Adiga miyanad Akhiro Lahayn lagu xisaabin Doonin maalinka Qiyaamo Qof walba tiisa Hortaal Qabyalad mel kuma geynayso waxaa Aad Qoreysid waa lagu weydiin ogow Intaan Oo dhan waxaad u Sameynaysaa Waa Ahmed Madoowe iyo Farmaajo is heysto cml subxanallaah mid labadooda Aboorka ka jafi mayo Qofka Qabyalad barteyna malin habeen kii xigo bu u hiilin xaqiiqdii Qadiyad malahan Qofka Qabyalad yaqaan waana ku Arkey Adigo kala saraya xitaa Reerka aad u xaglineyso subxanallaah war Alle swt ka baqo ilaaliso Akhiradaad waxaan waa Aduunyo waxay isku haystaan waa Siyaasad beri laga tagayo dadkana iyaga isku xiga Aniga labaduba mid i xiga wax I ah am jiro Aqoona Ahmed baan Aqaan balse Xaqiiqda Weyna dhibtaa Soomaali baanu nahay Qabyalad baa ino ayaad ah Salaama Allaah swt iyo Rasuulkeena wey noga digeen Ee Allaah swt baan ka magan galnay Qabyalad Aamiin