DEG DEG Dalacsiin iyo isku badalid Asad Diyaano iyo Sulub Mw Xassan O Goobta Hadal Adag Kajeediyey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 26

  • @abdihafiidahmed8950
    @abdihafiidahmed8950 หลายเดือนก่อน +2

    Puntland waa dowlad madax banan.
    HSH hadu booskiisa kuwareejiyo xilkiisa xitaa.
    Mamul iskufilan masha Allah

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n หลายเดือนก่อน

    Maansha alaah

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah Allaahu Akbar Allow somali 🇸🇴 xifdhi yaraball caallamiin Aamiin 🤲😭🇸🇴💎❤️🌴🌴🌴🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌴🌴🌸🌸🌸🇸🇴💎🇸🇴🇸🇴❤️💎🇸🇴❤️💎🇸🇴❤️💎🇸🇴❤️🇸🇴🕋

  • @IssackMohamedsSheikh-ji4yu
    @IssackMohamedsSheikh-ji4yu หลายเดือนก่อน

    Taliye sulub waa masuul dhab ah oo howlkar ah si wanaagsan u gutay shaqadiisa. wana ka xumahay in xilka laga qaado sababto ah amaanka muqdisho ilahey swt ka sokow wa taliye sulub axmed iyo agaasime mahad Salaad. raga wa shaqeeyeen runti wana Ku mahadsanyihiin

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 หลายเดือนก่อน

    Wallahi Xassan Sheikj wa isku xaaray. Ninkaan dad isuma keeni karo ee Alle ha ina dhaafsho. Waxaa moodaa dhoocil talo loo dhiibay kkk.. khilaafka dowlada dehxe iyo Puntland state wuxuu u baahanyahay nin ka culus Xassan Sheikh waayo dhaqankiisa waxa ka muuqda inuu ka duulayo meelo an munaasab u ahayn isu soo dhwaansha dalkeena kala dhantaalan.

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w หลายเดือนก่อน

    Ar Xamse ha dembaajin hadii uujo iyo hadii uu maqanyahay waa isku mid.
    Jagadaan Asad loo magacaabay waa magac u yaal nin daarood ah Edeb ha yeesho mushaharkiisa ha iska qaato.

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p หลายเดือนก่อน +3

    Kan madaxweyne mahan Qof la dalacsiiyay oo la badalayo xagee lagu arkay

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 หลายเดือนก่อน

      Ciidankiisa subciyey bu kudalacay kkkkkkk.
      Xilkana walaga qadayaa kkkkkk

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n หลายเดือนก่อน

      Qaraar dhod com

  • @IssackMohamedsSheikh-ji4yu
    @IssackMohamedsSheikh-ji4yu หลายเดือนก่อน

    Madaxweynaha waxan leyahay taliye sulub axmed firin kadhig taliyaha guug ee militira somaliyeed

  • @bakaraden8897
    @bakaraden8897 หลายเดือนก่อน

    Xassan sh Maxamud Afhayeen maqawo miyaa

  • @Sumayawan
    @Sumayawan หลายเดือนก่อน +2

    Why nin shaqadiida ka adag looka qadayaa. Hebel diyaano xaranda iska ilaali.

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 หลายเดือนก่อน +1

    Taliye sulub wadanka inuu xukumo oo meeahuu Rabo ka qabto shaqada xaq Buu uleeyahay ee wax xasan siiyey maahan majeerteen iyo absamana xasan iskuma diri Karo Ina diyaano Hada xasan inuu Ku shaqaystuu Rabaa ee wanaag Uma hayo laakiin waxaas majeerteen baa ka dambeeya oo wax kasta oo uu sameeyo Uma SoCon doonaan

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 หลายเดือนก่อน +1

    Puntland hadaa nahay Asad ma naqaano meesha Dani ayaa Atmore ka ah xasan culusoow wuxuu is Lee yahay majeerteen soo dhaweeso waligiis SaaS ayuu ahaa labada Sano ugu danbeyso majeerteen isku dhadhajiyaa

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka หลายเดือนก่อน +1

    Sulub iyo difaaca dalka hala geeyo Sulub hada reer muqdisho nahay ixtiraam badan iyo wanaag baan u haynaa wixii soomaray Taliyaha police ka ragii ugu wax qabadka badnaa but ugu horeeyaa war ogaadeenk noo dhaaya walahi dad daacad ah ogaadeenka muqdisho waa laga jecel yahay munaafaqada majeerten ay leeyihiin iyo group ka deni waa leydiin lasocdaa- soomalida daacada ah na waan lasoconaa- oo soodhawey saneynaa😂

  • @mussejama311
    @mussejama311 หลายเดือนก่อน

    Warkaan suuqeedka usbuucanuu ahaa!!
    Hada run maaw noqday!!

  • @arabrabah1722
    @arabrabah1722 หลายเดือนก่อน

    Waligaay maa arkin war aad sheegtay oo ruun noqda naga amuus reer miyi saxafad wax kayaqana matiihide

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh fuley xantiisa ma moogana. Sideed Abiye isaga celin kartaa hadii aad qabyaalad aminsan tahay. Burburka Somalia kow baad ka tahay

  • @abdijama603
    @abdijama603 หลายเดือนก่อน

    Waxba ma soo kordhinaayo nimaan deegaankiisii tegi karin. Nimanka xasan uu magacaabay ee Puntland ka soo jeeda waxay la mid yahiin kuwa ka soo jeeda Hargeysa ee aan tegi karin deegaanadooda.

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b หลายเดือนก่อน

    Waa gowracan yahay kaas.

  • @IlmiMohamed-r2m
    @IlmiMohamed-r2m หลายเดือนก่อน

    Midka ku agtaagan kadhaqaaji meesha

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 หลายเดือนก่อน +2

    Inta puntaland qan is leedahay baa amaanka muqdisho gacanta ka bixi doona. Majeerteen lug gooysa mooyaan wax lale ma haayaan

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 หลายเดือนก่อน

      Mj dhul dad iyo deeq baa ala siiyay maxaad kabadali kartaan

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 หลายเดือนก่อน

    Kan waa boliiska waa la ceyriyey waxaa ku xigo reysalwasaaraha mar dhow waa la ceyrinayaa waa lagu soo meel gaarey

  • @abdirahmanmohamud686
    @abdirahmanmohamud686 หลายเดือนก่อน

    Anfac xan iyo kuturiķuteen ha gelina runta sheega been ka dheeraada hadii kale waa idinkala noqonaya rukunka subscription wax qiimo ahna yeelan meysaan ogaada