ISMACIIL AARKA | MOHAMED KADHEERI | AYAAN WADANI & NIMCO HAPPY | DOOB QALANJADII GABAY | 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  3 ปีที่แล้ว +438

    Doob Qalanjadii Gabay - Hees Dhiig Ku Daatay!!
    U Codeeya Heesaaga Heesta Barteeda Dhigay
    Dhan Kastana Iska Tiiriyay, Fannaanka Codkiinna Ku Guulaysta
    Abaal-marin baa la guddoonsiinayaa…
    Ayaan, Kadheeri, Nimco & Aarka - Yaa Koobka Qaaday?

  • @jmmahmud7089
    @jmmahmud7089 3 ปีที่แล้ว +60

    Ayaan wadani wa wataa stylka iyo codkeda ilaha amarkis wa iska jeclhy inta Ila mid ah ❤️like✌️

  • @fatuushahmed9980
    @fatuushahmed9980 3 ปีที่แล้ว +60

    Inta urajeyneyso abdi askari inuu gaaro 1m mardhow ismuujiya 👍👍👍👍👍

  • @mohamedabdi1288
    @mohamedabdi1288 3 ปีที่แล้ว +48

    Qfki ugu horeyay noqday manta inta iga danysa nabiga igula wada saliya scw

  • @ahmedabdalla5933
    @ahmedabdalla5933 3 ปีที่แล้ว +28

    Kalama dhacaan balse ani codkeyga waxaan siiyay Ismaaciil Aarka The singer of the century

  • @abshirbaari5412
    @abshirbaari5412 3 ปีที่แล้ว +325

    Xamar allow nabad lagu diirsado sii🤲🤲

  • @Sadaamcjalil
    @Sadaamcjalil 3 ปีที่แล้ว +107

    Ayaan wadani & Ismail Aarka💯👏

  • @xuseenmilaano6975
    @xuseenmilaano6975 3 ปีที่แล้ว +487

    Hadaad Ii Jeedo Rasuulka Ku Sali Caawa Waa Jimcee Wll CSW

  • @Bulshaawi_laarri
    @Bulshaawi_laarri 3 ปีที่แล้ว +50

    Rasulkeena
    Maxamed scw scw💗💗

    • @bellakiin
      @bellakiin 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaalow nabigeena sharafta leh magaciisa ha dhex keenin mukrigaan heesaha iyo faqsiga yaalo danbi weyn ha xinbaarsan Waa iga talo

    • @munasom1815
      @munasom1815 3 ปีที่แล้ว

      @@bellakiin sax

    • @abdullahiahmed9867
      @abdullahiahmed9867 2 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @cismaaninacali1952
      @cismaaninacali1952 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @LibanAhmed-y9v
      @LibanAhmed-y9v ปีที่แล้ว

      sᴄᴡ❤

  • @abdikariimhassan2822
    @abdikariimhassan2822 3 ปีที่แล้ว +90

    أحسن اغنيه في سنه دى from Khaatumo state of somalia

    • @reerbaadiyosodahay6037
      @reerbaadiyosodahay6037 3 ปีที่แล้ว +6

      Guul khatumo

    • @susum9099
      @susum9099 3 ปีที่แล้ว +5

      ❤❤❤❤❤❤❤ khaatumo

    • @fadumoabdisalam6918
      @fadumoabdisalam6918 3 ปีที่แล้ว +6

      Insha allah wey noo hagaagi soomaliya

    • @ladanxaaji6671
      @ladanxaaji6671 3 ปีที่แล้ว +1

      انقلبت مصري كانك ههههههه عاشت الصومال و فعلا اغنيه جميله

    • @shadiaquen2008
      @shadiaquen2008 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂😂

  • @yaxyewiilqaran6100
    @yaxyewiilqaran6100 3 ปีที่แล้ว +55

    Maxamed kadheri io ayan wadani is muujiya❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcomohamed5234
    @nimcomohamed5234 3 ปีที่แล้ว +38

    waaw Nimco happy iyo Aarka 💋❤️🔥 halkeedii baad dhigteed

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 3 ปีที่แล้ว +16

    Waa kawada baxsateen kuligiin waa hees aad u macaan . Waana jeclahay in ay walaalo noqdaan oo dadka isku shaqada kawada dhaxeeso . 👏👏👏👏

  • @zainabfahiye4750
    @zainabfahiye4750 3 ปีที่แล้ว +67

    Inta ayaan wadani codkeeda ka hesha🤩🤩🤩

  • @najiibnaalo822
    @najiibnaalo822 3 ปีที่แล้ว +6

    Ismaciil aarka waaa aarka fanka yaa ku hysta wakase cod ilhy wa u dhiby m.a🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 3 ปีที่แล้ว +10

    Mashaa allaah meesha waa leysku arkey ayaan wadani sad baan utaageeraa horusocda dhamaantin soomaaliweyn guul iyo gobanimo

  • @MohamedOmar-wx3yt
    @MohamedOmar-wx3yt 3 ปีที่แล้ว +85

    ayaaan wadani kalinteeda way kaso baxdy wadani wan ku wataa wlhi aarkaa aa kuxigo

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 3 ปีที่แล้ว +2

      Aarka iyo wadani wxe iso xasusiyan fanaaninti hore

    • @adanayanle3984
      @adanayanle3984 3 ปีที่แล้ว +1

      Qabyalada joji
      You mean hawiye korlosoqadaa darodna wa laridaa 😁

  • @ibrahimhufana149
    @ibrahimhufana149 3 ปีที่แล้ว +65

    Ismaaciil aarka Waa Mahamed Moogaha fankan dambe, hadda waa wallaahay. 😍

  • @mulkiibrahim3670
    @mulkiibrahim3670 3 ปีที่แล้ว +15

    Ayaan Wadani💯💯 Dadkii horey kadanbeysaa Gabar dagan oo cod macaan Aarkana kama yareysto..

  • @xaawokiinnolosha6065
    @xaawokiinnolosha6065 3 ปีที่แล้ว +17

    Ayaan wadani iyo aarka inaba caadi maahan codkaa.😍

  • @abdifitahmabdullahi6737
    @abdifitahmabdullahi6737 3 ปีที่แล้ว +56

    Ismaciil aarka wlee waa aarka fanka
    Like sii

  • @amiinpogba136
    @amiinpogba136 3 ปีที่แล้ว +66

    Aarka ayan wataa aniga libaaxa geeska

  • @rafiiqofficial
    @rafiiqofficial 3 ปีที่แล้ว +56

    Walhi hees iyo badh masha llh. Allow hablahenah no dhowr mel walibah ay jogaan. Poqorado weyeh walhi🌹🌹💋❤️. We love gabdhaha somaliyed mel walibah ay. Jogan

    • @mahadxiish1085
      @mahadxiish1085 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin wllo Adna ilahay ha ku xifdiyo🤲🤲❤

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 ปีที่แล้ว

      Heesta mid ay ayaga alifeen ma aha walalo hoboladii Waberi ba lahaa

    • @abdillahifod612
      @abdillahifod612 2 ปีที่แล้ว

      Ayaan wadani

    • @zahraosman3504
      @zahraosman3504 2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanod thank you noolow

  • @mariamohammed8367
    @mariamohammed8367 3 ปีที่แล้ว +10

    Hiba nuura,cnasir macalin,khadra dahir,saalax qaasim dad qiima bdn bey na xasuusiyen💚
    Aarka baan wataa ani🙏🙏

    • @lacagleofficial
      @lacagleofficial 3 ปีที่แล้ว +1

      Heestani oo BILAA MUSIC ah kanaalkeyga kasoo daawo adigoo mahadsan 🙏🙏🙏

  • @deeqaxassan1237
    @deeqaxassan1237 3 ปีที่แล้ว +11

    Inta ila argtay ina ismaaciil maalmahan qurux badnaaday 👍

    • @halimaali431
      @halimaali431 3 ปีที่แล้ว

      Masha allahi alle ha xifdiyo 🤲💯💖🌹

    • @ShaafiHugur22
      @ShaafiHugur22 11 หลายเดือนก่อน

      Y

  • @ruunali5477
    @ruunali5477 3 ปีที่แล้ว +55

    Camera 💯
    Heesta💯
    Fanaaniinta 💯
    Wan wataaa allow xamar nabad noga yeel waligeed 🇸🇴
    Abdi askari thanks

  • @sacdiaosman8065
    @sacdiaosman8065 3 ปีที่แล้ว +90

    Ayaan wadani👌🔥🎤🎧💯💯💯❤❤

    • @idmanhazzan9935
      @idmanhazzan9935 3 ปีที่แล้ว

      My queen Ayaan wadani❤❤❤❤❤❤✅

    • @lacagleofficial
      @lacagleofficial 3 ปีที่แล้ว

      Heestani oo BILAA MUSIC ah kanaalkeyga kasoo daawo adigoo mahadsan 🙏🙏🙏

  • @marishmohamet9122
    @marishmohamet9122 3 ปีที่แล้ว +14

    Heesaha lays kuhurgufo waanba jclhy illahy amarkiii🤣🤣 makla dhacaan fanaaniitu💓💓

  • @mashaalhanisamaxamuud9300
    @mashaalhanisamaxamuud9300 3 ปีที่แล้ว +10

    Dariiq qura ma qadnaaa gacmaha ma is qabsanaaaa❤🙏

  • @fadumoahmed2584
    @fadumoahmed2584 3 ปีที่แล้ว +15

    Ismaaciil aarka cod ba ku dhamaaday cod noolaa wiilku m.a😍

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 3 ปีที่แล้ว +29

    Codka arka libaxa fanka.👍👍👍👍

  • @canabcabdulle6500
    @canabcabdulle6500 3 ปีที่แล้ว +9

    Heestaan daadis ma aha waa Garnaqsi, dadka comment garaynaya qaarkood ma fahamsana ujeeddada heesta, waana hees anigoo carruur ah yaraantaydii aan dhagaysan jiray waayo waayo iyo Kismaayo 💯🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zahrahappy945
    @zahrahappy945 3 ปีที่แล้ว +14

    Aarka aararka legend abti mcn guuleyso❤️🙏

  • @hhsossjbh8959
    @hhsossjbh8959 3 ปีที่แล้ว +71

    Ismacil arka muqdishu intu jogy qrx noqady inte ila argty😂👊👊

  • @zahrahappy945
    @zahrahappy945 3 ปีที่แล้ว +13

    Ayaan wadani iyo aarka 🔥berteeda dhigteen ❤️🙏

  • @abdallaiiman273
    @abdallaiiman273 3 ปีที่แล้ว +25

    Ismacil arka libaxa fanka♥️♥️♥️

  • @zahrahappy945
    @zahrahappy945 3 ปีที่แล้ว +16

    Aarka🔥 legend abtigey barteedu dhigay ❤️🙏

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 ปีที่แล้ว +16

    Markay 1m garto like isara❤🔥✌🏼

  • @alvaropoi7395
    @alvaropoi7395 3 ปีที่แล้ว +3

    Ma rag qaarad kale jiro buu no qoray qaadirkeen bey ku rooned, abwanka hestan alifay wey ka hoos baxday 💥🙏

  • @bashiiradeinahmed389
    @bashiiradeinahmed389 3 ปีที่แล้ว +24

    Ismaacil arka Nin tagay👌👌👌✌

  • @zahrujabarre2752
    @zahrujabarre2752 3 ปีที่แล้ว +6

    Xamara Cadey ❤️ iyo Aarka Fanka Dhalinyaradena🙆

  • @musdafsheikhbarre7739
    @musdafsheikhbarre7739 3 ปีที่แล้ว +17

    hibo nuura
    c.nasir mclin
    Qadra dahir
    salax Qasin 🥰
    mxa ka taqaanaan hestaan qiimaheeda

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 ปีที่แล้ว

      Waryaa Nagadaa Foodaada💔😂😂
      ---Mk😂✊

  • @TheSamale
    @TheSamale ปีที่แล้ว +2

    MaashaAllah brother and sisters ❤️ and peaceful ✌️ lovely. Jawaiga caafimaadka leeh Hanoolaato.waa Gobee.

  • @mahadindhageele3223
    @mahadindhageele3223 3 ปีที่แล้ว +28

    Wow ismaciil aarka codka iga gadan m.n boqorka codka keep going 🇬🇲🇸🇴

  • @naasirtukaale2217
    @naasirtukaale2217 3 ปีที่แล้ว +12

    Dob Qalanjiigabay 🌻♥️💛💙💚 All of them.

    • @naasirtukaale2217
      @naasirtukaale2217 3 ปีที่แล้ว +2

      Waa Ruwayadii (Doob Qalanjiigabay) Mirihii & Erayadii Maxamuud Tukaale Cusman.Alow Unaxariso Th.ank you All of them soo share & Qaadeyaasha Musikad ♥️💛💙💚♥️💛💚

  • @iqra8832
    @iqra8832 3 ปีที่แล้ว +10

    Mansha Allah suldaankeyga ismacil aarka heesta qeybtaada waad ka baxsatay rabi nolol duni ildaran kaa haay 😍😍😗❤❤❤❤💬

    • @cabdirishidmaxamedjamac4820
      @cabdirishidmaxamedjamac4820 ปีที่แล้ว +1

      Iqrey ismaaciil aarka waad u ducaysay wllo adiga illaahay xumaan oo dhankaa haay❤️❤️❤️❤️❤️💯

  • @Hafzar333
    @Hafzar333 3 ปีที่แล้ว +2

    Qiso cajib waye oo heysato gabar kasto iyo wiil kasto gaal iyo muslimbo like me😂😂🤣like 👍

  • @mohameddeek990
    @mohameddeek990 3 ปีที่แล้ว +24

    Ismaacii aarka wataa ani🥰🔥

  • @munamohamed9512
    @munamohamed9512 3 ปีที่แล้ว +7

    Illhy amarkii labadn gbdhod si garan u jeclhy msh allh hes mcn 🥰❤👑

  • @haymishsheikhahmed3453
    @haymishsheikhahmed3453 3 ปีที่แล้ว +16

    Hadayna wax nala qaban ma raag qaarad kale jira buu Illaahey ino qoray🤣🥰♥️ micnaha qurbajoogta America iyo Europa miyaa nagu yacayaan qorax jogey😅 Africa men we love you 🥰😅🤣🖐️🇸🇴💯

  • @abutv5627
    @abutv5627 3 ปีที่แล้ว +9

    XUSUUSTII ERAYADII ABWAAN MAXAMUUD TUKAALE CISMAAN❤😍😘❤

  • @maajiddiaz3529
    @maajiddiaz3529 3 ปีที่แล้ว +33

    Mohammed kaadheeri absolutly cod❤❤❤

    • @shiilalle
      @shiilalle 3 ปีที่แล้ว +3

      Balse erayada qaar gurrac ayaa uga jiraa

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 3 ปีที่แล้ว

      He's nothing absolutely

  • @daacadali
    @daacadali 3 ปีที่แล้ว +3

    Qabooy haan biyaha quba
    Miyeey weel u qalantaa
    Hablo hadalka qoonsada
    Qun maloo jeclaadaa 👌👌👌

  • @kinglostofficia9084
    @kinglostofficia9084 3 ปีที่แล้ว +20

    Wow best ismaciil aarka iyo kadheri

    • @lacagleofficial
      @lacagleofficial 3 ปีที่แล้ว +1

      Heestani oo BILAA MUSIC ah kanaalkeyga kasoo daawo adigoo mahadsan 🙏🙏🙏

  • @afnanmaxamad1090
    @afnanmaxamad1090 3 ปีที่แล้ว +7

    Ismaciil aarka waa fanaan aan taageero❤❤❤

  • @fardowsoaadan4029
    @fardowsoaadan4029 3 ปีที่แล้ว +74

    Aarka fanka

  • @fadumoxusen3617
    @fadumoxusen3617 10 หลายเดือนก่อน

    Kuli kalamadhacaan lkn waxaan siiyay codka ayaan iyo aarka❤😊

  • @DoNotsub2929
    @DoNotsub2929 3 ปีที่แล้ว +23

    Ismaciil aarka 🙌

  • @cabdirishidmaxamedjamac4820
    @cabdirishidmaxamedjamac4820 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi askari tube waxaan kaa codsanayaa heestan ku kala bixi maayaane heeskale ku Soo dhiiba wareega labaad inaadeer legend baad tahay heesta halkii larabey ayay dhigeen afartuba asxaabay like igu raaca ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mihiimmaxamudaadan5436
    @mihiimmaxamudaadan5436 3 ปีที่แล้ว +9

    Ismaaciil mashal wllky ismaaciil farxnoow ale hkudyo wllo macno

  • @cabdiwaliibraahinbarqadle6983
    @cabdiwaliibraahinbarqadle6983 3 ปีที่แล้ว +1

    Wwww auyyy Xusuustii Hibo Nuura c/Naasir macalin saciid Khadra daahir Saalax qaasim hestii Doob qalan jadiis gabay 👏👏🙋‍♂️

  • @umubarwaqobilaan8957
    @umubarwaqobilaan8957 3 ปีที่แล้ว +11

    Ayaan wadani boqorada codka🤩🤩Magoshi qarnigan

  • @hamdahassan7694
    @hamdahassan7694 3 ปีที่แล้ว +33

    Legend ismail Aarka🔥

  • @mullahshow4743
    @mullahshow4743 3 ปีที่แล้ว +22

    Ismaciil aarka legend

  • @maxamedfoodcade3406
    @maxamedfoodcade3406 3 ปีที่แล้ว +1

    Hmblyo hmblyo aarka aarka iyo kadheeri wlh ragdhe lkin kal hees mcn 🤣🤣 adunka farxadku qaata waligiin aarka 💯💯💯💯

    • @maxamedfoodcade3406
      @maxamedfoodcade3406 3 ปีที่แล้ว

      Aarka.waahalka nin ee mugadishu kuheesta hesaha mcn wlh aniga sagashan kibe waxaan tageraa aarka oodadku badi ugu yeraan ismaciil aarka waxaanleyhy hmblyo hmblyo ❤️💯

    • @maxamedfoodcade3406
      @maxamedfoodcade3406 3 ปีที่แล้ว

      Aniga wlh waxan wataa aarka lipx fanka marna ah wlalkey ismaciil aarka nolol mcnbdn aarka waligaa ok

  • @nightsports786
    @nightsports786 3 ปีที่แล้ว +8

    Aarka maasha Allah Cod Cajiib leeyahay 👏

  • @zakariyehussein6015
    @zakariyehussein6015 3 ปีที่แล้ว +2

    halkan ku soo dhowow si aan u helo hal waqti oo aan kaga shaqeeyo jadwalkaaga shaqada berri subax waana inaad tagtaa Mash Allaah ❤️❤️❤️🙏🙏🙏

  • @luulcawaale6209
    @luulcawaale6209 3 ปีที่แล้ว +49

    Ayaan wadani gabadhas codkeda jeclhy ani

  • @abdiasishashi8579
    @abdiasishashi8579 3 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi askari xus iney hees hore tahay heestani
    Khadra daahir hibo nuur iyo cabdinasir macalin iyo salax qaasim ayaa hore u qaadey inta dhimatay alle ha u naxariisto

    • @hiboazkariooz9971
      @hiboazkariooz9971 3 ปีที่แล้ว

      Malha qaarbaa mid cusub u haysta 🤣🤣🤣🤣

  • @yaxyeabdi7
    @yaxyeabdi7 3 ปีที่แล้ว +46

    Hadan lays xaqiren Ismail arka baah hesta barteda dhigay

    • @bashiiradeinahmed389
      @bashiiradeinahmed389 3 ปีที่แล้ว +2

      Xaqiiq wllhi ninkas waa tagay orodna ma ahan😁👌👌✌

    • @naasirtukaale2217
      @naasirtukaale2217 3 ปีที่แล้ว +1

      Mrihii & Erayadii Maxamuud Tukaale Cusman waxay Kujirtsy Ruwayadii Dob Qalanjiigabay, Tukaale Alow Unaxariso.

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 ปีที่แล้ว +1

      Ismail Aarka Waa fanan buuxo

    • @yaxyeabdi7
      @yaxyeabdi7 3 ปีที่แล้ว +1

      @@khadraciise2044 aad iyo aad

  • @aadantubeec9350
    @aadantubeec9350 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi makaladhacan maasha allah.wxasaa fananin lagaadhahaa.lkn aarka.aya.bartedii dhigaya

  • @zainabahmed5805
    @zainabahmed5805 3 ปีที่แล้ว +41

    Aarka wan wata wale cadi maha

  • @jaabirjamiilofficial2423
    @jaabirjamiilofficial2423 3 ปีที่แล้ว +1

    Qurux yaan uleenahay Qalb usidanaa wah wah Axsan

  • @bashirabdulkadir1263
    @bashirabdulkadir1263 3 ปีที่แล้ว +9

    Nimco Happy Fanaanad uma Hayo Inantaas Anigu.. mucjisadda Barteeda dhigta Hees walba, Lkn Maanta waxaaan siiyey wiilkaas Guuxaya ee 《Aarka》 keep going Libaax

  • @ladanxaaji6671
    @ladanxaaji6671 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesta dadkii hore u qaaday malagu xusay tolow afarti fanan ee hore u lahaa

  • @leymoonl4297
    @leymoonl4297 3 ปีที่แล้ว +3

    Xamar cade I miss you ❤. Allow barakeey. Nabad waarto sii cadowgeedana jabi 🙏🙏

    • @naasirtukaale6781
      @naasirtukaale6781 2 ปีที่แล้ว

      Erayadii Maxamuud Tukaale laxankana Salxa Qasim, Kuwaqadaya Kuluqanta Ayaa Dhibayso, Qadistina Iskaba daa, Waa 0 Kan soo Dhigayna, Micnaha Hayta Mabayaqaa, 0+0.

  • @somaliboy4958
    @somaliboy4958 3 ปีที่แล้ว

    Heestan waxay kaa mid tahay kuwa aan ugu jeclahay marwalbo dhageysan jirey xasuus hibo nuura cabdi nasir macalin khadro daahir cige saalax qaasim naaji waaw dhalinta cusub hor usocda maxamed kaadheeri ayaan wadani ismaciil aar nimco happy guul gobonimo inta fanka jecel soomaaliyeey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️♥️❤️♥️

  • @hanuunaxidigtastarstar2876
    @hanuunaxidigtastarstar2876 3 ปีที่แล้ว +6

    ismaciil Aarka heesta barteedi buu dhigay🥰

  • @iceman6933
    @iceman6933 3 ปีที่แล้ว +1

    Esh Calayk My favorite girl Nimco Happy And Ismail Aarka Waan In Kugu Shubay cod kayga 🙌🙌🙌🙌

  • @duceysanainawaxgarrad9646
    @duceysanainawaxgarrad9646 3 ปีที่แล้ว +10

    Ismail aarka iyo ayaan wadani 🥰👌

  • @masbalali9132
    @masbalali9132 3 ปีที่แล้ว +10

    Ax yaa hes ❤ hees iga dheh👌👏👏👏👏

  • @cadaala_filims
    @cadaala_filims 3 ปีที่แล้ว +45

    Aarka ayaan codkeyga ugu shubay

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan Wadani ma tihid Hiba Nuura.
    Kaadheeri ma tihid Abdinasir Macalin.
    Nimco Happy ma tihid Khadra Daahir.
    Ismaaciil Aarka ma tihid Saalax Qaasin.
    Balse Waa hesuusin wanaagsan 😃😃.

  • @karinaali63
    @karinaali63 3 ปีที่แล้ว +13

    Mohamed dheerey always looking good brother all of you guys are beautiful peoples and beautiful song

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 2 ปีที่แล้ว +4

    Aniga haddaba rabaa ina ragg ka doonto Qaarad kale 😏🥲😒wiil soomaaliyed oo dacad wan waayey💔😭

    • @umucafiifa9739
      @umucafiifa9739 ปีที่แล้ว

      Wil somaliyedo fican wubuxa ilwaad qurux cadaw hanugu badin🥰

    • @kaarimbindahir4882
      @kaarimbindahir4882 ปีที่แล้ว +1

      Wll waad heli qaarad kale ha aadin

  • @najiibxuseen4708
    @najiibxuseen4708 3 ปีที่แล้ว +50

    Ismaaciil Aarka👌👌❤❤❤

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 ปีที่แล้ว +2

    Ismaacil Aarka inuu ka raystey Hargeysa inta ila aragtey like saara 😁

    • @nimomohamed8941
      @nimomohamed8941 3 ปีที่แล้ว

      Hargaisa waba meesha ninka sidasa ka so saartay ee caanka ka dhigtay

  • @ahmedosman8434
    @ahmedosman8434 3 ปีที่แล้ว +40

    Ismaaciil aarka cod guu xaaya ayuu lee yahay caadi ma ahan

  • @abdirahimhassan1721
    @abdirahimhassan1721 3 ปีที่แล้ว +1

    Walayal athigo qerka fafini kara maxa xumaanta maxa ithinkuwata.ogow fursadhan iyo cafimaadkan waluweydini maninta qiyaama Allah Sw asago og inaas hees kuqaday ee hadda ee dan , Towbatha Alle wayfuruntahaay E towba ken .God bless you all and give you hidaya to improve yourself

  • @daacaddeeqsigadadka2502
    @daacaddeeqsigadadka2502 3 ปีที่แล้ว +28

    Ismacil aarka TH-cam leyda reaction kama bixiyaan inta badan hada hawada oo ku socdaa Markoow shacabka ku wato waa iska sidaan

    • @barlinmahamudsabriye6471
      @barlinmahamudsabriye6471 3 ปีที่แล้ว +2

      Taas been kuma sheegin soomamida ma buun buunisa qofka talentiga leh

  • @saamali3972
    @saamali3972 3 ปีที่แล้ว +5

    waaaaaaw m.a 💔💔💔💔💝💝💝💘💘💘💘💘 ismaacil aaarka quruxloyga💔💔💝💝💝💘💘💘💝💝

  • @khadraalimohamed595
    @khadraalimohamed595 3 ปีที่แล้ว +9

    Ayan wadani iyo aarka legends 🥰

  • @GarissaTVChannelnews
    @GarissaTVChannelnews 3 ปีที่แล้ว

    Inkasto heesta meesheedi ay garab martay haddana waxa ugu roon AARKA IYO WADANI...inta ila aragsan Like saar

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 3 ปีที่แล้ว +8

    Heestani oo BILAA MUSIC ah kanaalkeyga kasoo daawo. Adigoo mahadsan 🙏🙏

    • @fatimasancad7695
      @fatimasancad7695 3 ปีที่แล้ว

      Wll hees kasta bila music nuga dhig . Thaank u too much

    • @lacagleofficial
      @lacagleofficial 3 ปีที่แล้ว

      @@fatimasancad7695 inshaallah wll qaali

  • @daahirjuuje3067
    @daahirjuuje3067 2 ปีที่แล้ว +1

    Ismaciil aarka iyo ayan wadani iga badan

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 3 ปีที่แล้ว +3

    Heesihii hore aaba ka macaan kuwa Hada jira oona ka macno macaan ee so badiya kuwan camal xasuus waye fanaaninta cod macaan ay ku leeyihiin qaramiga 😍😍👌👌😂👏🏼🇸🇴

  • @miskiabdallamiskiabdalla445
    @miskiabdallamiskiabdalla445 3 ปีที่แล้ว +33

    Legend ismaaciil aarka🥰

  • @king_______feysal9719
    @king_______feysal9719 3 ปีที่แล้ว +17

    Mohamed ka dheeri fananita heesi horo madalayo waa Adi my pro

  • @zakifunujo2235
    @zakifunujo2235 3 ปีที่แล้ว

    Waayo waayo Erayadi abwaan maxamud tukaale Riwayadi doob qalanjadi gabay halkeedi bay dhigeen 🙏❣🙏

  • @canabsiyaad7624
    @canabsiyaad7624 3 ปีที่แล้ว +5

    ismaaciil Arka masha Allah my dhiiga ❤❤❤❤❤❤❤❤