Safarkii madaxwayne Biixi iyo Xaalad Ceerigaabo kasoo korodhay Muxuu yahay difaac? iyo arrimo kale….

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 135

  • @adoonkiiallah227
    @adoonkiiallah227 2 หลายเดือนก่อน +8

    MARXALAD DAGAAL ISAGOO DALKU KU JIRO DAROOD OO DHAMINA ISKU SOO HABAR-WACDEEN
    WATII BUURTA LA FUULAY
    TAASBANA CIIDANKA JABISAY EE WALIGOOD CIIDANKA QARANKA LAGAMA ADKAAN SIDAYNU TARIIKHDA KU HAYNO

  • @abdirahmansalah3643
    @abdirahmansalah3643 2 หลายเดือนก่อน +15

    Sax warku waa cadyahay xisbiga wadani cadowga gudaha qaran dumis oo had & jeer taageera cadowga somaliland meel uu joogaba
    xisbiyada ucid & kulmiye xisbiyo qaran difaac & horumar somaliland u taagan guul somaliland for ever from burco togdheer somaliland habarjeclo.

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 2 หลายเดือนก่อน +10

    Ciro Waa Huwan qaran dumis

  • @MaxamedMuslimMaxamedMuslim
    @MaxamedMuslimMaxamedMuslim 2 หลายเดือนก่อน +8

    🎉waar madaxweynuhu runbuu sheegay cirran dhabar jabin buu sameeyey haddana inlaga saaro huwanta ma ogola wadani

  • @ahmedfamily6360
    @ahmedfamily6360 2 หลายเดือนก่อน +6

    Xisbiga buurfuula shadhaab

  • @mudeyhassan9042
    @mudeyhassan9042 2 หลายเดือนก่อน +7

    Haa waa runtii oo xamar u socdaa wadani

  • @CabdiAxmed.cabdi.3355
    @CabdiAxmed.cabdi.3355 2 หลายเดือนก่อน +9

    Ciro.waa.xusbiga.dhabarkaka.toogtay

    • @L.B.I.A
      @L.B.I.A 2 หลายเดือนก่อน +2

      Oo waliba ku qos,laya dhibta soo gaadhay

  • @YusufAbdi-y4i
    @YusufAbdi-y4i 2 หลายเดือนก่อน +8

    Xisbigan Waddani waxaa Muse Biixi sheegayo haddii aanay run ahayn, ha is caddeeyeen oo ha cambaareeyaan dagaalka DFS Somaliya ay ku hayso waddankan Somaliland. Kuma dhacaan, waxaa uu sheegayaan waa xaqiiq, shacabka reer Somaliland na dad la dago ka caqli badan. VIVA SOMALILAND.

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 2 หลายเดือนก่อน +5

    MAHA OLOLE EEWAA RUN SOWKII RAYSAL WASARAHA SOMALIYA SHEEGAY MAXAD XAJI BASAR INDHAHA ISKAGA TURAYSA

  • @L.B.I.A
    @L.B.I.A 2 หลายเดือนก่อน +12

    Xisbiga huwan u shaqeeya noogama sheekeen qaro sidaan u difaacno dalkayaga 🎉🎉

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 2 หลายเดือนก่อน +9

    Maxay markasta konfuri maxaay usheegtan wadani 😮😮😮😮

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 2 หลายเดือนก่อน

      Kulmiye ayaa lacag kubixiya in koonkur lacag lasiiyo layidhaa dheha wadani ayaaanu jecellay maanta se dacaayad lagu sii wadajoogi maayo jeegaaneey wale waxaad sheegaysaan iyadoo run ah ayaad arki balaayada aad saadsanaysaan

  • @ninkaculus1555
    @ninkaculus1555 2 หลายเดือนก่อน +10

    War kuwa heesti solay kuciyaarayay.wax kasheeg

  • @Khadaribraahin-v5e
    @Khadaribraahin-v5e 2 หลายเดือนก่อน +1

    waa dhab sxb

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 2 หลายเดือนก่อน +2

    waa dhab. wadani wuxuu u adaygay xamar

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cadagude.ayaaka.dabeeya.
    Inaan.laga.difaacin.cadawga.
    Cerigaabo

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ruuun weye

  • @moabdi3860
    @moabdi3860 2 หลายเดือนก่อน +3

    Og waxa keenay ninkii buurta fuulay runta ka hadal garxajis malintii isaaq ubbahnaa garabkoday baneeyeen

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 2 หลายเดือนก่อน

    Masha alllah xaaji basar run sheeeg nolow isaaaq waa lafalayban qabaa ilaaaahay ha sahlo

  • @hawaawil1880
    @hawaawil1880 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xaaji basar waxaa saad tageerta

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kani caawa waasidee madax weynuhu ma waxad doona say inuu dhoho wadani ayaa ciidanka ja biyay lkn sawdiga og

  • @nuralanur490
    @nuralanur490 2 หลายเดือนก่อน +1

    Insha Allah very soon

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 2 หลายเดือนก่อน +2

    Adigu weriyanimo ma aha hadalkaagu ee waa garnaqsi.ka dhig warka war tebin xigasho leh.

  • @TheLedon1
    @TheLedon1 2 หลายเดือนก่อน +1

    Man if you know WADANI YOU WOULDNT SAY THAT

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 2 หลายเดือนก่อน +10

    CIIDANKA SOWDIGII CIROY ADIGU JABIYAY EE ADU DHEXGALAY EEBURAHA SARAY

  • @ubaxmaalin562
    @ubaxmaalin562 2 หลายเดือนก่อน +1

    Caadif baad tay! Jooji qaybintan! Isaaq waa Isaaq

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ninka suldaanka guud sheegaganayaa waaninka calanka wadani sita ee dhex uahaa.waayey xisbiyada intaasaa kaaga filan

  • @TheLedon1
    @TheLedon1 2 หลายเดือนก่อน

    Welahi Bilahi Talahi you well know what I am talking about !!!!!!!!!

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xaaji xaar walwaal xisbiga huwanta ayad taagerta 😂😂😂😂

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkan maxay tahay ujeeddada uu ugu celceliyo 25kii haddaanay ahayn isags,ina xaashi iyo xirsi taageerayaal huwan...doqoni qiiq kama kacdo..

  • @asxaabi
    @asxaabi 2 หลายเดือนก่อน +4

    Cirro miyaanu ahayn ninkii ciidanka dhabarka ka toogtay iyadoo difaacu meel wanaagsan marayo ayaa gacan libaax wadani furay

  • @DeeqYusuf-z2h
    @DeeqYusuf-z2h 2 หลายเดือนก่อน +3

    Neef shilimo qaatay batahaye kaalay jiida hore

    • @Seynaab24Synaab24
      @Seynaab24Synaab24 2 หลายเดือนก่อน

      Tolow imiksa lagushubtay adigaba cadowga u shaqeynaya e kuso co igu shubooy allah huunguri xuuma iska halloween

    • @Seynaab24Synaab24
      @Seynaab24Synaab24 2 หลายเดือนก่อน

      Waxani huwankalkal ka haa dhageysiina reer somaliland

    • @sidaas95
      @sidaas95 2 หลายเดือนก่อน

      Xaaji basaaraw waxan ku leeyahay oo qudha nin soori kana qaaday waa nin seefi la kacday
      سبحانك يا عظيم

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashakibaa kagajira walaale

  • @YuusufXaajidiiriye
    @YuusufXaajidiiriye 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xanuunkiiwaxkuudhimay

  • @osmanahmed4984
    @osmanahmed4984 2 หลายเดือนก่อน

    Nacasow maad bilowday,waxaan yar bay faqashti ku dhibtay,wixi soo jabiyaay soo digii yaqaanay,doqoon faqash qarsoon baad tahay. Qurun bilan asaal,faqash waligeed waan karbaashnaa ee yusra aya n'a fataashay.

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 2 หลายเดือนก่อน +1

    Daauud suldaan uma qalmo saa waa caqli kurra ciyaalo dhotkom.

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 2 หลายเดือนก่อน

    BASARI HUWANEY, NACDASHII ALLE KUGU DHACDEY ! CIIDAN LAGA ADKAADEY MAJIRTO, WAXAAD QARINEYSAA CIDA CIIDANKA LUGTA QABATEY WAA XISBIGAAGA WADANI

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs 2 หลายเดือนก่อน

    Qaranka Muse Ayaa ku ciyaaray siduu afka u taagayey. Difaacna garanmaayee. Reer waliba dhulkiisa ha difaacdo, oo ha is hubeyaan. Qaranka ma af uun baa lagu difaaci. Iyo Wadaniba qaranka dhabarka ka toogtay, war khiyaaligaa ha aqbalina. La xisaabtama xukuumada.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 หลายเดือนก่อน

    Inagiiba Nabadbaryeayna Miyaa💔

  • @TheLedon1
    @TheLedon1 2 หลายเดือนก่อน

    Garhajis said we will not fight and they were fighting with Somaliland army !!!!!!!
    You were one of the guys who went to the mountain

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 หลายเดือนก่อน

    Sowtii Ilaa Iyo Hadeer SSB Anlacaawin ee xitaaloogurman.

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 2 หลายเดือนก่อน

    Waar waxab ha qoslin marku ciro hadalayo yes anaga ku lagu xamar ayuu usocody ba beenbaa ciidank waxi ku dhacay ciro is wadii ader iyo ciidanka buur ta saartey guul mujahid muuse biixi waar adiga ladhacasn ciro how much did they pay you guul Somaliland ❤

  • @osmanahmed4984
    @osmanahmed4984 2 หลายเดือนก่อน

    Huis yusra

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 2 หลายเดือนก่อน

    adeer waa saacad muuse miyaad layaab taay mw muuse naa waa sobaxaya Inshaa alaa marlabaad

  • @mahads9423
    @mahads9423 2 หลายเดือนก่อน

    I was supported you but no any nore

  • @ahmedaydiddiriye2089
    @ahmedaydiddiriye2089 2 หลายเดือนก่อน

    Maya kuma haboonayn ilahayba inna lehe

  • @TheLedon1
    @TheLedon1 2 หลายเดือนก่อน

    You were one of those who was fighting the Somaliland’s army you were on the mountain near Hargessa !!!!!!!!!!

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 2 หลายเดือนก่อน

    muuse wuu difaacay cida ligta qabatay waa wadani waana la ogyahay

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h 2 หลายเดือนก่อน

    Cirooy ciidanka qaranka adaa dhabar jebiyey markaad buurta kuleysey ciidankii qaranka oo weliba aad ka laheyd huwan iyo yuusuf ayaanu nahey.

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ciro has no any other way to ask cod fadkiisa, but just talk about ciidanka qaranka Ciro waa huwata mana soo baxayo haduu washo xataa.😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @basrashekh1951
    @basrashekh1951 2 หลายเดือนก่อน

    Cilaaj baad baahantahay hadalkaaga lama dhagaysan karo

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 2 หลายเดือนก่อน

    Xisbiga huwanta vid walba way aragtaa

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 หลายเดือนก่อน

    Maya Xaalka Maxaalolajeeda Bixintsa?

  • @dayibshcumar
    @dayibshcumar 2 หลายเดือนก่อน

    Difaaca dibada ka warn x basar

  • @geelecilmirooble364
    @geelecilmirooble364 2 หลายเดือนก่อน

    Muuse isheeg isaga yidhaahda waxban dufaacay

  • @mussejama311
    @mussejama311 2 หลายเดือนก่อน

    MADAXWEYNEHA dib haloo doorto.
    Dadlka asagaa xoreeyey .
    Hadana difaacaya.

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaa sabay xaaji basar ?

  • @CabdisalanDilaal
    @CabdisalanDilaal 2 หลายเดือนก่อน

    Wad.iskuxartay

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 2 หลายเดือนก่อน

    Waxbaa maqalasareysid cirro waxaa lasocdaa xirsi waa niqii lashakhayneyey tarsan ee u fadhiyey xamar Kenya maa amineysaa?

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 2 หลายเดือนก่อน

    sideed bilood ayaa la difaacayay lakin marki buurta la galay ayu ciidanku jabay

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 2 หลายเดือนก่อน

    Maya kuma habonay

  • @seeraarbmchannel5623
    @seeraarbmchannel5623 2 หลายเดือนก่อน

    Daauud yare xaal ma bixine
    wadani baa bixiyay

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 2 หลายเดือนก่อน

    Museyd ku waalatey
    Muse iska ilow waa geesi qaren weye allow dhowr muse magadhi kartide

  • @NimaIbrahim-p8f
    @NimaIbrahim-p8f 2 หลายเดือนก่อน

    Cidankana ayagaa jabiyay

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax 2 หลายเดือนก่อน

    Horta.inanaad.fahanto.weeye.
    Xagayka.socoto.arinku.
    Wadani.ayaa.sabab.uahayd.
    Ciidanka.inlasooje.biyo.
    Ceerigaabo.ayaa.hortaagan.
    Wadani.ayaa.hortaagan.
    Cadagude.waa.wadani.
    Isaga.ayaa.kadabeeya.
    Inladifaaco.ceerigaabo

  • @YuusufXaajidiiriye
    @YuusufXaajidiiriye 2 หลายเดือนก่อน +2

    Siwacanbaad.uhadlijirteyemaxaakuheley

  • @AxmedyuusufAxmedyuusuf122nd
    @AxmedyuusufAxmedyuusuf122nd 2 หลายเดือนก่อน

    Wadakii wal walnaah iyo itobiyada damaaci yiinta

  • @AyaanSiciid-qy3xg
    @AyaanSiciid-qy3xg 2 หลายเดือนก่อน

    Buqdharka markii dadka lagu layey waxay lahayd amar ma qabno iygoo ciidankii gumays ay shacabka buqdharka xageeda u dhaqaaqen

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 หลายเดือนก่อน

    MAXUU DEFACE WAXABYE SOO KAXAYSTAN KUWA INLA DAGLMYE SOOLY HEEDH SOOLYE KAGA DHANTYNYE SALAXALYE WADANAI

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 2 หลายเดือนก่อน

    Waa rundee wadani maynagaa leh

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 2 หลายเดือนก่อน

    Aĺle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa waxraali Geliyey ?

  • @yusufdiriralimd1063
    @yusufdiriralimd1063 2 หลายเดือนก่อน

    Dadka Wajaale isu soo baxay waxay kayemadeen Hargeisa, Arabsiyi, Gabiley ilaa iyo kelilka shanaad.

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 2 หลายเดือนก่อน

    INANGUMEED 😮 INA FARTAAG AYAA KAA DHEX HADLAAYA E IN YAR SUG😮 LAANGAAB YOHOW😮

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 หลายเดือนก่อน

    Huwan waa waxaad eeday

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 หลายเดือนก่อน

    CIIRO MAA KHAMREGU CABA SOOKI LAAHA ANAGA CIIDANKYGE KAALE BAXANYE LASCANODA MARKHATI MAA DOON

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 2 หลายเดือนก่อน

    Lama yaaban .waa dad la qaaday gabiile iyo hargesia.

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 2 หลายเดือนก่อน

    Adugu hatahine meelcad istaag dadkilaha marku cadawga lasafto mucarad iyo baarlaman iyo cadagude ciidanku madagalamikaro wayo dadku difacayayba jabiyay

  • @inshamediaisha6321
    @inshamediaisha6321 2 หลายเดือนก่อน

    Kulmiye Kulmiye Kulmiye ana u codeyey tii hore.sanadkan maya maya.dad ba runta neceb kulmiye hadu fashilmay ma difacayo.cadawga gudahana wa raga talo xumada ku mamulay laascanod.walahi Kulmiye cod danbe siin maayo.waliba dhalin yaradii ban ku bararujiyey in anay mar kale u codayn ila Kulmiye hoganka iska badalo

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 2 หลายเดือนก่อน

    Xamar wadani wukujira wana huwan waxay yidhahden aqoonsi umaqalano oof waren marku huwanta garabsaday ciidanka iyagajabiyay

  • @XuseenAwcabdi
    @XuseenAwcabdi 2 หลายเดือนก่อน

    Waa labar tay wadani

  • @AliGujir-qr2ur
    @AliGujir-qr2ur 2 หลายเดือนก่อน

    Waa nin raga ileen cadowgaaga gartiisa waa loo qidhaaye

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaa naga galay huuno huuno u tagtay

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 หลายเดือนก่อน

    Hoyhoytanka Labadan Xusbi Baaniskanacay😑

  • @ExcitedJungleWaterfall-nb3nq
    @ExcitedJungleWaterfall-nb3nq 2 หลายเดือนก่อน

    Nacdalba ku taale cidanka qaranka waba haka shegiin

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 2 หลายเดือนก่อน

    Maya may haboonayn dadbaa kambeeyay kumiye niqaaban ayaa inanka yar majiiro habaabiyay si wadani sawir xun looga bixiyo haa waar kulmiya niqaaban erya dadxun baa kujira oo kulmiye ah

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 2 หลายเดือนก่อน

    Warkagu waa cad yahay wadni baad tahay wanu ku fahanay by bby

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 2 หลายเดือนก่อน

    Sawdigii shalayna sallaxlay ku ammaanayay huwanta ee aad xaalka siinayseen muuse muxuu sameeyaa idinkiibaa baķhti bakhtidhalayahe

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 2 หลายเดือนก่อน

    Xisbiga xamar u socda miyaanu dhaamin ka qoomuluudka kaganacsada ee kulmiye

  • @hindasaleban1720
    @hindasaleban1720 2 หลายเดือนก่อน

    Waar yaa waxad noqotay afhayeenka Coro ee u iibsaday

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 2 หลายเดือนก่อน

    Wa umadlakala sixray on islasocon okalawadahadlaysa omidwaliba dhinac niicdakahayo dufkubaxa dullisana

  • @abualialis-haqi1318
    @abualialis-haqi1318 2 หลายเดือนก่อน

    Madhaacis

  • @CabdisalanDilaal
    @CabdisalanDilaal 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaay.kukaladuwantahay.ciidankiii.ciro.laayay.
    Iyo.kuwii..galadagaalka.laayay
    Waaiskumid

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

    Waxani malaha madoonayaan cod nin dadkiisa iyo meeshuu iman lahaa caayaya

  • @Borama1960
    @Borama1960 2 หลายเดือนก่อน

    Brother, we are not blind. The Waddani party leaders are working with the enemies, and we will not vote for them. Stop trying to undermine Somaliland's government and Muuse. We know you are working for the Waddani party.
    No and no, hard no to the Waddani party. We were defeated bc of the Waddani party and Xirsi. Cirro will not be a president.

  • @ibrahimmohamed5453
    @ibrahimmohamed5453 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan kugula talin lahaa haddii garashadaada iyo qiimayntaada siyaasaaddu ay sidaa tahay inaad iska dayso youtube aad soyaasadda iyo waxa taagan aad ku flanqaynayso.
    Waana nasteexo waxa laga yaabaa inaad qybo kale oo nolosha ah aad kaga fiicnaan lahayd.
    Wabillahi towfiiq

  • @2023faaliye-sv4xr
    @2023faaliye-sv4xr 2 หลายเดือนก่อน

    waxbaba maadsookordhin intaa awalba huwan way odhan jirtay miskiin huwan ah

  • @YuusufXaajidiiriye
    @YuusufXaajidiiriye 2 หลายเดือนก่อน

    Hadalkaiskadaa.waxbakuhadlimeeday

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 2 หลายเดือนก่อน

    Waan la yaabaa markay reer somaliland yidhaahdaan xamar baa laynoo wadaa sowtan aqalkii baarlamaanka iyo odayo dhaqameedkii iyo suuqyadii iyo ciidankiiba laynoo galay ee aynu iska eegayno ee ay waxay doonaan samaynayaan ma xamar baa inaga maqan

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xaqiiqdu waxay tahay sadex fitno ayaa ummadii somaliland dul hoganaysa mid waa madaxda jilicsan ta joogta iyo ta soo soctaba ta soo socotaana ka daran ta maanta joogta ta labaadna waa firqadii nifaaqa oo ah huwanta iyo waxay cagaha ku jiitaan ta sadexaadna waa mediaha xalkuna waa in qabiil waliba is hubeeyaa si uu naftiisa iyo maalkiisa u difaaco dawlad wax ka qabatana aan la sugin dowladaha maanta joogaa mushkiladay ka qayb yihiin

  • @cunaayeliqaaye5559
    @cunaayeliqaaye5559 2 หลายเดือนก่อน

    XAAJI BASAR HADAGDAGIN WAY IMAN WAANAD ARKI LA INMA JABINE GUDAHEENA AYAA KEENTAY IYO DHABAR JABIN