Erayga ciyaal weeto iyo burcad shaqo iskuma leh waayo ciyaal weero waa kuwa aan qaan gaar eheyn oo 15 ka yar sida 13 iyo 12 jir laakin nin 15 ka weyn ilaa 25jir ama ka weyn waa burcad yaa la dhihin ciyaal weero hub ay wax ku dhacaan iyo wax ku dilaan maqaataan ee ayagaa waraf isku tuura waayo waa ciyasl xaafadeed marka kuwa dadka dhacaayo waa in hadii lasoo qabto loogu yeeraa burcad lana xukumaa falkii uu geystay cidii kadab timasda oo rabta burcadkaas inay sharciga aan lala tiigsan waa in la xiraa oo labaraa anshaxa iyo sharciga dalka lana soo saaraa kuwa daba socda burcada leh anaa wiilkeena burcad maaha ee waa ciyaal weero waa beentood hadii cadaymaha booliska ay ku qanciwaayaan waa in loo jaraa xarig dishibiliin iyo amar diido. Waayo ayagaa suuqa u diray inay dad soi dhacan ama dilaan oday kasta wuu ogyahay wiilkiusa wuu is indho riraa ama is davaskeynas muxuu usoo sheegi waayay mar hore xaguu ku igaa.
Asc umada somaliyed Marka hore illahay ha unaxaaristo walalshen Samir iyo iman wax laga xumaado weyi Marka labad dawlada raag badan ayey dil toogo kuu xukuntay captain Taliye qoslaye, iyo qooxdisi,Sayid Ali iyo raag kaleeh oo fara badan Ninka xaaskisa sida xoolaha uu galeey hala dilo isaga iyo wixi lamiid kaa illahay somali oo dhan ha is jeceel leysiiyo ishaallah from Djibouti
War meesha dowlad majirtee waa tuugo umada ku habsadey dowlad barakicin wado iyo dowlad dhiiga shacabka ka macaashey ee hadana hantii shavabka boobasyo aan dhergin ee allah hanaga horwareejiyo aamiin
Taliya dadka marka la qabto ma ahan danbilayaal ee waa iidaysanayaal ilaa maxkamada ii cadayso ama xukun oo soo baxu 😊 sharciga caalamka waa saas ee aniga ma dhehen
Kan so ma ahan ke shacabka reer muqdisho goryaha ka domenayay lkn shacabka gor Yaha adh ka dumesay ma ahan mya mowaden meqa qof Aya degtay hoyla la an ado isko shegayo af hayen dadka ad raartay he ahayen marka
Ciidanka booliska somaliya guuleesta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MARKA HORE JOOJIYA DEKADA KUWA KADAGAYA OO AAD KAQAADAAN CANSHUURAHA😢
Waa tubaako / buuri qof walba siduu uyaqaan waxeey ka soo go,daa beeraha shabeelada hoose
Qamaarka Taleefoonka Waalaga Xiraa Horuud Iyo Sometell Ayagaa Dadka U Fasaxay Oo Dhaqaalo Ka Hela Webside Ka 1 X P Wadanka Waalaga Xiri Karaa
Masha-allah Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Guuleysta Weligiin
Erayga ciyaal weeto iyo burcad shaqo iskuma leh waayo ciyaal weero waa kuwa aan qaan gaar eheyn oo 15 ka yar sida 13 iyo 12 jir laakin nin 15 ka weyn ilaa 25jir ama ka weyn waa burcad yaa la dhihin ciyaal weero hub ay wax ku dhacaan iyo wax ku dilaan maqaataan ee ayagaa waraf isku tuura waayo waa ciyasl xaafadeed marka kuwa dadka dhacaayo waa in hadii lasoo qabto loogu yeeraa burcad lana xukumaa falkii uu geystay cidii kadab timasda oo rabta burcadkaas inay sharciga aan lala tiigsan waa in la xiraa oo labaraa anshaxa iyo sharciga dalka lana soo saaraa kuwa daba socda burcada leh anaa wiilkeena burcad maaha ee waa ciyaal weero waa beentood hadii cadaymaha booliska ay ku qanciwaayaan waa in loo jaraa xarig dishibiliin iyo amar diido. Waayo ayagaa suuqa u diray inay dad soi dhacan ama dilaan oday kasta wuu ogyahay wiilkiusa wuu is indho riraa ama is davaskeynas muxuu usoo sheegi waayay mar hore xaguu ku igaa.
Asc umada somaliyed
Marka hore illahay ha unaxaaristo walalshen Samir iyo iman wax laga xumaado weyi
Marka labad dawlada raag badan ayey dil toogo kuu xukuntay captain Taliye qoslaye, iyo qooxdisi,Sayid Ali iyo raag kaleeh oo fara badan
Ninka xaaskisa sida xoolaha uu galeey hala dilo isaga iyo wixi lamiid kaa
illahay somali oo dhan ha is jeceel leysiiyo ishaallah from Djibouti
mashaa allaah guuleysta ciidanka xoga dalka 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 alayaxafidak dhmntiin madaxdenaay❤❤
Xamar waa godod bahalo galeen
Good job
MashaAllah
Maandooriye ayaa ka hadleysaa maxaa umada u barakicineysaan ilaa talyaanigii degeneyd degaanka buulo weekiyo
Shaqo wacan bahda ciidanka policeka somaliyeed 🎉
WAXBO CADEEN HA RAADININ E HAWADA SARE DOWLADAHA KUJIRO WEYDIISO WAAY HEYSAA AYADOO MUUQAL AH MARKEE DHACAYEEN. HADEE DHACEEN HADEE ISNABIDTAHAY SHEEGA.
Subxaanallaah Subxaanallaah Illaahoow Ummadda Ceymi 🇸🇴🙏😭
Masha allaah
Afayen kabooliska soomaaliyey wamax San thanks diltoogisho halaga hukumo
Halaga shaeeyo sheyaadhinta
❤M.Allaaah Guul❤
Gacan ku dhiigle hadaad qabatay yaa gadaal ka taagan ayaa muhiim ah hadii kale weey socon
M.a hanbalyo
Taliye mahadsanid daroogada magaalada weeykusoo badatey waxaad arkeeysaa dukaamo iyo kabaro aan laxirin afar iyo labaatan saac marka kuwaas waxkaqabta mida kale daroogada dekada ayaa lagasoodejiyaa manamoogidiin shalala dagaalamo daroogada
War meesha dowlad majirtee waa tuugo umada ku habsadey dowlad barakicin wado iyo dowlad dhiiga shacabka ka macaashey ee hadana hantii shavabka boobasyo aan dhergin ee allah hanaga horwareejiyo aamiin
Guuleysta police ka qaranka somaliyeed teda 1XBET dalka hadaan laga qaban dhibaatada dhaca ma yaraan doonto
Umadi Soomaaliyeed halis ayey ku jiraan dhinacna ooma badbaadin
Waa waxay askartu inbadan oo ka mid ah way Daroogaysanyihiin
boliska somaliya shaqo fiican qabateen ii labo jibaara
Gacantaa lagu hayaa maahanoo atagoo ma arkeeno hadal bes lee noo haysiin
Taliya dadka marka la qabto ma ahan danbilayaal ee waa iidaysanayaal ilaa maxkamada ii cadayso ama xukun oo soo baxu 😊 sharciga caalamka waa saas ee aniga ma dhehen
Taliye gaamir maxa qaldan😂😂
Halaga xiro qamaarka
gacan ku dhiglayaal xabsi dhexe ku jiraan xukunka ku dhacay ma la dilo
Kan so ma ahan ke shacabka reer muqdisho goryaha ka domenayay lkn shacabka gor Yaha adh ka dumesay ma ahan mya mowaden meqa qof Aya degtay hoyla la an ado isko shegayo af hayen dadka ad raartay he ahayen marka
Aruuriya masibada ilahay haka qabto umada somaliyed kusocda ciidanka qaranka allah nila garab galo
War gaalo waYe wxaas qofkii oo loo jeedo in u qofki dilay baa lagu dhihi edeysane waye
Wlhi dhiil fcn baad gacanta kudhigteen
Halka lageynaayo isha halagu haayo Afdabolan dahab beey kusoo dhamaanayan iga qora lol😅😅😅😅
Maxaa laga sooqabanaa
Haddiiba aan ladilayn maxaa isu daalinaysaan
🤔🤔🤔🤔😮😮😮😮😮😮😡😡😡
Tiirka gorma lagena tiirka hala geeyo ya lahaysan
Wa in xuduudaha ciidan la dhigo dariska cadawgena ah wey nagula dirirayan waxan oo kale dhalinyarada fasaadkoda wa dagaal ay nagula jiraan
SHEEKO AYAAD HEESAAN, WAY FIICAN TAHAY IN LASOO XIRO, LAKIIN AYAA XUKUNKA KUFULINAYA, KII GABADHII NOLOSHA KU GUBAY YAA XUKUN KUFULIYAY, HAWIYE WAXAY WADAAN CAYAAR CAYAAR, KII TUUG AH IYO KII DILGEESTABA DIB AYAA LOIO SII DAYAA, I'MBVERY SORRY THIS IS NOTDOWLAD,
Ninkii nin dilaa hala dilo
Maxa ooheysan mala dilo mujrimiinta
Warbixin yaa kaa dhegeysanaayo tuug beenloow ayaa tahaye😢😢😢