Caawa iyo Dunida

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Ka daawo Caawa iyo Dunida wararkii ugu dambeeyey, siyaasadda, iyo fallanqeyn ku saabsan Soomaaliya iyo dunida oo kaaga imanaya VOA Somali.

ความคิดเห็น • 14

  • @ibrahimmusse6612
    @ibrahimmusse6612 ปีที่แล้ว +1

    Somali wel ma hesjiin. Shir heshiis dhab ah lama qaban.
    Shirarkaasi waa kuwa somali halkaa maanta dhigay. Ha la baabbiyo gederaal iyo 4.5

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 2 ปีที่แล้ว

    VOA ayaa wardhaanta radio-wajeer

  • @faaraxmaxamedwarsame3749
    @faaraxmaxamedwarsame3749 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan caadi mahan

  • @cagalab2436
    @cagalab2436 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga ii dar ❤️

  • @Mjfarah114
    @Mjfarah114 2 ปีที่แล้ว

    Godanihii labaad miyaad inoo soo dirteen waan iska baareynaa

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 2 ปีที่แล้ว

    WAR WALAWEYDASHIR NOQONMAAYAANE WAR KALE NOO SHEEG.

  • @ima6291
    @ima6291 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk kkkkkkkkkkkk wdnkanu jarka nahay

  • @nasirbaabuu4160
    @nasirbaabuu4160 2 ปีที่แล้ว

    Ayagaa kamida ururka uu sheegayo afkuu ka diidayaa inuu soo mariyee

  • @gureyhassan4448
    @gureyhassan4448 10 หลายเดือนก่อน

    😅
    😊😊😅

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 2 ปีที่แล้ว

    OGI OGI RAADKA MUUQDA EE GURIGIISU WAX KALE AYUU SHEEGAYAA NIN SAFREY KAMA TAGEEN GURIGIISA OO BALAQAN OO LAYDHKU WADA BAXAYO.
    SIDAAS DARTEED SEEFTU GALKA MA LE EKA .

  • @mohedaxmedadariadari4866
    @mohedaxmedadariadari4866 2 ปีที่แล้ว +1

    Soomaaliya madaxdeedu waxay isticmaaleen ha noqoto DFS ama M/goboleedyada in masuuliya xilalka ka haya in ay xildhibaanada laga dhigo, haduu yahay wasiir, taliye agaasime misana waa xildhibaan, hadaba taasi ma iyaga unbaa dalka leh? Maxayse dastuur baa jira u leeyihiin hadii aynan ku dhaqmayn?

  • @abdimacalin4156
    @abdimacalin4156 2 ปีที่แล้ว

    War been badanaa madoorashaa dhacday waa magacaawee

  • @faaraxmaxamedwarsame3749
    @faaraxmaxamedwarsame3749 2 ปีที่แล้ว

    Been ayaad shegee waayo kursi dhigle ayaad kufadhida

  • @Mahadakhuna
    @Mahadakhuna 2 ปีที่แล้ว +1

    Subscribe ii saar Wll oky Mahadsanid