Beel dir ah oo biimaal oo hawiye iskugu tagay baaqna u dirty somaliland iyo djbouti

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 343

  • @maxamedabdi4161
    @maxamedabdi4161 7 ปีที่แล้ว +26

    djbouti iyo Somaliland wa inay dadkan uhiilisaa

  • @arashidosmannoorteeri8930
    @arashidosmannoorteeri8930 7 ปีที่แล้ว +21

    REER shiikh isaxaaq baa idinka hurdee laguma haysteen,
    isug in yar anigaa iljeexda ku celin meeshay ka yimaadeen
    jeer aan boqol godane kuu soo diro kufilane in yar isug
    afahayeenka dhalinyarada reer shiikh isaxaaq

    • @waayoarag3460
      @waayoarag3460 7 ปีที่แล้ว

      Arashid osman noorteeri jeez aad wadaadoow laakiin runta ayayaa tag directory wada geesiyaal

    • @Icasual
      @Icasual 7 ปีที่แล้ว

      Arashid osman noorteeri waaw biyamaal waa jareer hhhh nintolwaayey tiir Qaad hhhh waliyo bile waa jareer sankadhuudhi ah isaaq waad is ceebayseen

  • @sadamyusuf8676
    @sadamyusuf8676 6 ปีที่แล้ว +13

    From hargaysa fadlan halaga xishoodo anagu qowmiyad baan nahay hadii kale waan is baranaynaa

  • @MustafKarama-mr1ss
    @MustafKarama-mr1ss ปีที่แล้ว +3

    Viva Djibouti viva Somali land diir power

  • @abdi9303
    @abdi9303 7 ปีที่แล้ว +26

    Viva dir biyomaal.

  • @aliabdi5363
    @aliabdi5363 5 ปีที่แล้ว +8

    MARKA BELONGS TO BIYOOMAAL
    WE SHALL COME FROM KENYA

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 5 ปีที่แล้ว +5

    DIR AYN AHAY LKN WAXAA JECLAHAY
    INAA ARKO DIR HAWIYE IYO DAROOD IYO QABAAILADA KLE OO HESHIISH AH,INSHA ALLAH

  • @Evamaanta
    @Evamaanta 2 ปีที่แล้ว +5

    Viva Somaliland Viva Djibouti Viva Dir People ❤️

    • @bonez_206
      @bonez_206 ปีที่แล้ว

      @@iconic-z5906 go do your research, The Surre clan of Dir created southern SNM with bimaal and Gaadson. They played one of the most strategic positions for Somaliland. They were the only clans to fight Siad Barre in the south openly until USC. Fast forward to 2003 Surre reer Fiqi Muxamed were the nail in the coffin for the Mareexan in the Xeraale/Caabudwaaq war. Ask around before you get half a round sxb 😅

    • @iconic-z5906
      @iconic-z5906 ปีที่แล้ว +1

      @@bonez_206 nice

    • @iconic-z5906
      @iconic-z5906 ปีที่แล้ว +1

      @Bonez But when it comes to relation I've never had either tribe claiming one another.

    • @bonez_206
      @bonez_206 ปีที่แล้ว +1

      @@iconic-z5906 we live far away but diig biyo maahan 💯
      Our policy was divided into north and south but this is changing drastically especially after this SCC debacle. Now their are consistent meetings in Borama and Hargeisa
      th-cam.com/video/KYQrlWTwy-s/w-d-xo.html

  • @hanimohamed3311
    @hanimohamed3311 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah my dihga guul iyo midnimo wadajir boqortoyo biyamal dir gadsan jabuti sure reer tokeyga

  • @Camaarpoi5803
    @Camaarpoi5803 7 ปีที่แล้ว +12

    Aniga dir ayaan B.
    lkn waxan jeclahy soomalidu inay qamcaha is qabsato hadi lays dilo maxa hari walal 😍😍😍

  • @somaliqueen8729
    @somaliqueen8729 7 ปีที่แล้ว +7

    Annigu reer qoryoley ban ahy
    Oon walibo ku dhshy haddana 82 jirban ahy
    Waligy waxn maqli jiru habargidir baa leh shhoose
    Hadda sen ku rumesta dirba
    Leh

    • @yusufdaahir9862
      @yusufdaahir9862 6 ปีที่แล้ว

      Somali Queen ana qoryooley ayaan ku dhashay waar niyaw reer qoryooley waan jeclahay waqti hore ayaa iigu danbaysa meel lagala xidhiidho wax reer qoryoolay ah mahaysaa asxaab aan kala lunay ayaan u xisaay

    • @faadumocabduqdir6663
      @faadumocabduqdir6663 3 ปีที่แล้ว

      @@yusufdaahir9862 naa dhimo facaa qof kama noole

  • @GabileyGreenland
    @GabileyGreenland 7 ปีที่แล้ว +24

    Somaliland haddii ay idiin soo dirto hal nin oo ina godane ah ilaa villa somalia ayaa ololi oo cabaadku meel walba caalamka is gaadhi hoooy ha daayo dir kònfureed

    • @waryaaheedheh6110
      @waryaaheedheh6110 7 ปีที่แล้ว

      Xaqdaro ma fiic'na lakiin Somaliland hadii Somalia la soo fara gasho waa yeelkeeda.4:40

    • @twenibaby6567
      @twenibaby6567 7 ปีที่แล้ว +1

      Gabiley Greenland goodand waa fuley xaarweyn oo ciyaal ku shaqeystaa his nothing his the worst an you dir qashiin will burn

    • @maryammohamedelmi6417
      @maryammohamedelmi6417 7 ปีที่แล้ว

      Gabiley Greenland
      miskiin tuula joog ah meeshan somarey lee mahoo gabiley dirna waxba uguma taalaan ee masaakiintaan reer kofurka ah been ha usheegin

    • @maryammohamedelmi6417
      @maryammohamedelmi6417 7 ปีที่แล้ว +2

      hadalka islaantaan waxaan ka leeyahey waa runteed haloodaayo dhulkooda masaakiintaan haloo nabadgaliyo oo kaguura hadii kale sinabada ula daganaada oo siiya talada

    • @rahmacookingandbakery8196
      @rahmacookingandbakery8196 5 ปีที่แล้ว +3

      Somaliland cidi magadheyso .dir hanolato dir wa mid

  • @nasridigaale1011
    @nasridigaale1011 7 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi Dirtu ciida ayay ka badan tahay lkn iskuma Wada calool furno
    sida kuwa daroodka la yidhaa hadan daba isku Wada danano fiicnaan lahaydaaa

  • @Kadermohamed-f8h
    @Kadermohamed-f8h 10 หลายเดือนก่อน

    Dir.oo.dhan.ayza.idingurmzn.doonz..biimaal.guul.guul.guul.

  • @engyuusufabdikadir6211
    @engyuusufabdikadir6211 7 ปีที่แล้ว +8

    we are beesha direed

  • @wiilkafiqishinieejecelgaba3711
    @wiilkafiqishinieejecelgaba3711 6 ปีที่แล้ว +4

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 hooyo iska samir ilaahay hawnaxariisto

  • @mohammedhuseyin8
    @mohammedhuseyin8 7 ปีที่แล้ว +2

    mansha allh beesha dir hadii isracdo madaxtinimada dir baa iskaleh waaa xaqiiq

  • @ahmedibrahem7299
    @ahmedibrahem7299 6 หลายเดือนก่อน

    Ciddaan Biimaal anaa idinka aqaana waa dad buruuj badan Hawiye ayaad sheegtaye xitaa haddii ay Somali oo dhan isugu tagaan waxbo ka qaadi maayaan waayo waa dad ahlu diin ah oo Ilaahay awooddiisa ku kalsoon.Reerkan Direed Talyaanigii oo deegaanadoo soo bar til maameedsay ayay gafuurka dhulka uga tumeen oo ay kaga oohiyeen.Guul iyo gobannimo walaalaheen Biimaal Maxamed.

  • @khatindaahir1225
    @khatindaahir1225 2 ปีที่แล้ว +2

    Isaq diyar uyahay hilka biyamal

  • @hoygaciyaaraha8682
    @hoygaciyaaraha8682 7 ปีที่แล้ว +15

    dir waqooyi ayaa idinka maqane hawiye oo bilaa caqliga ah.
    idin muu eegeen sorry.
    waase laysku iman.
    isaaq samaroon ciise dhamaan way isku iman doonan

    • @hanathassan4618
      @hanathassan4618 7 ปีที่แล้ว +4

      yahye abdilaahi xaar adoo laguu wasaayaay oo siyad bare kufuushaay aa gumeesiga kaa khadnaay hada waax tareso malimtii laguu wasaayaay aad iska dhiciin laheed

    • @hoygaciyaaraha8682
      @hoygaciyaaraha8682 7 ปีที่แล้ว +3

      sxb anigaa guumaysiga kaa dul qaaday bilaa taariikh yahay.
      tariikh ma haysid waxbana ma ogid 10 sano ayaan dagaalamaayay xagaeed tobankaa ku noolayid.
      markaan baa biiyay awoodi SIYAAD BARE een hub iyo rag waxuu haystay aan meel madhan ka dhigay.
      aabaha nacas nimada ka was waar waxu caqli xuma show hawiye uunbu ahaa.
      maxaad SIYAAD BARRE yeeshay adigu.
      mise waxaad tariiikh ka dhiganaysaa MUQDISHO ayaanu ka erinay.
      akakakakakakakakkaakakakakakakakaka.
      imikaba waataa lagu haysto HAWIYOOW car guumaysiga iska dul qaad.
      anigu aniga DAROOD maamula oo dhulkooda xoog ku haysta SOMALI cid iga xoog waynina ma jirto.
      waad ogayd PUNTLAND oo HARTI DAROOD ah waanigii LAASCANOOD oo dhul DAROOD ah xoog kaga saaray.
      shalay aniga guumaysiga ka dul qaaday maantaba yaa ku bixi oo ku xorayn xaar wayneey CAYDIID na wuu dhintaye

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 7 ปีที่แล้ว

      yo cooler
      yaahooy siyad bare soku dhufayska iniga so dhigan jiray marku isaaq xasuqayay hhhh maxad beenta uu sheegi hadu siyad sarkalki uu saryay aha intii ka hoos dagalamysay somali oo dhan iyaya ahayd hawiye haw badnade ee bahsha joji mida kale anaku hawiye ma nacbanin caydid iya ka dhashay mida kale mayska daysano masakinta walalayalow

    • @hanathassan4618
      @hanathassan4618 7 ปีที่แล้ว +1

      Waar siyad bare aa idhin xasuuqaay asaa anakoo habargidir eh aa idhin ka baadbaadiya asaka asaa manta abaal daridada saas leedahay waxee aheed inaa kugu fasaxno mirqaanland waa laka tirtirilahaa qaadaay

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 7 ปีที่แล้ว

      yo cooler
      horta caayi reeba inikuba marqanka calaq cabitankisa iya ini dheere siyad inka dhufays uu aha ee wayo marki siyad somaliland laga sarayay askarti la qabqabanyaya intoda badani hawiye iyaya ahayan ee bahasha beenta aha ka socon mayse meesha abaayo abaayada lagu cuno gee😂

  • @shaarublibaax7139
    @shaarublibaax7139 6 ปีที่แล้ว +4

    Guul dir oo israacday yaa horjoogsanaya wow

  • @safiawarsame2244
    @safiawarsame2244 7 ปีที่แล้ว +4

    Asc soo kama fiicna inaan saas ugu qiiroono diinta Allaah oona u qiiroon qabiil rasuulu laahi Salalaahi calayhi wasalam waxuu yiri waa wax uraayee ka carara soomaali dagaal ma rabto in ay walaakeed ku AAQIRO seegto oo naarta lagu tiimtiimbiyo adigana walaashay dadka ha isku dirin ee ka shaqee walaalnimada umada Subxana Allaah walaashayey u shaqayno Aaqiradada eejahliga iska daah Hana Kala qayb qaybin UMADA Soomaali Wayne Wabi Allaahi toowfiiq.

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 ปีที่แล้ว

    MAR HABAA DIIR OO DAHAAN. HORTA . WAXAAN .JOOGA. DJIBOUTI 🇩🇯 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴MARHABAA .BIYO.MAAAL .WAA .BEE LAA HEENAA DIIREED. 60 KUN CIISE .JOOGA. ZITTI ZONE. IYO.DJBOUTI. WAN SOO DIIREEY NAAAAA

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 ปีที่แล้ว

    MAAAR HABA HOOYOO DIIREED .BIYO MAAL

  • @xaawaosman5638
    @xaawaosman5638 5 ปีที่แล้ว +3

    Guuleysta my dadkeyga

    • @ugaasraage4178
      @ugaasraage4178 5 ปีที่แล้ว

      Xaawo wllo biya maal miyaa thy

  • @guudka
    @guudka 7 ปีที่แล้ว +1

    Dirow aynu midowno. I am Ciise Dir from Ethiopia/Djibouti, how can I help? Hooyoda been may sheegin...huubki Djibouti baa lagu layniyaa Dirta Konfurta. Taasi wa ka xumahay. Waa Jahiilnimo waxa heesa Ismaciil Cumar Geele. Shacabka Jabuuti way tagersanyahin ilmaadeeryashood Surre iyo Biimal....gul, gul!

  • @leetali3714
    @leetali3714 6 ปีที่แล้ว +7

    Habar gidir are the lions off somalia

    • @mikejoness2041
      @mikejoness2041 4 ปีที่แล้ว +2

      Lee tali isaaq are the kings they educated aided go and learn history

    • @younge252
      @younge252 2 ปีที่แล้ว +1

      Where are they now Marka waa laga baxshay Habaraha 😂😂

  • @sihamcabdirisaq2317
    @sihamcabdirisaq2317 7 ปีที่แล้ว +4

    Indhacadaa qodqod kayimid kulahaa aqon umalihid ee iska aamus habaryahey waalin umada islamkana ha isku dirin

  • @yusufyare3775
    @yusufyare3775 7 ปีที่แล้ว +17

    inyar nasuga dirta Waqooyi iyo dirta konfured haday israacaan wlhi waaloo yaabaa hawiye. .
    dirtu waa qoomiyad balaadhan

    • @wtfmoments3886
      @wtfmoments3886 7 ปีที่แล้ว +5

      Yusuf Yare hhhhhhh waa qiyaaliga aad ku nooshahay hawiye iska daa ee habargidir ayaa leefeysa waa maalin galun keed eednaan qaadaneyn ee tartiib salka dhulka dhigta

    • @twenibaby6567
      @twenibaby6567 6 ปีที่แล้ว

      @@AA-ek5kz saaxib habar gidir hadaan nahay waan idinka adagnahay dhilo ureyso aa meesha noo istagtey waxba ma ahaan ee dagaal soo qaada ama aamusa mission ayaa wadnaa

    • @warrenjones6793
      @warrenjones6793 5 ปีที่แล้ว

      Anaa cidan geesiyadi togdher ayaan sodiraynaa inyar suga

    • @maxamedcawaale9767
      @maxamedcawaale9767 5 ปีที่แล้ว +1

      Anaa ku garaaci gidir iyo waxa magaranayne hawiyan naqanaye ana gaadha idin qaade ana intaana buufinaya ano gadabursiya ama sheekh samaroon na

    • @younge252
      @younge252 2 ปีที่แล้ว

      @@twenibaby6567 away dadki is walayey manta Marka iila 50k ila 40k waan tagan nahay muqdisho O ayee ku jirta Hawiye na wax woo ka qadi wayey Biimaal hubki dowlada xita hadi so qadateen Marka na waa niga bixinay sida Ajuuraan 😂

  • @abdimajidmohamed5580
    @abdimajidmohamed5580 7 ปีที่แล้ว +3

    maamadaan way ika ilmeesiisay wlhi, hawiye dhibka jooji waa laga waayay balse maanta meeyay hawiye, farmaajo wadanka u taliya

    • @MohamedHassan-kb1ez
      @MohamedHassan-kb1ez 7 ปีที่แล้ว +1

      Horta biimaal markuu ka Soo Hayaamey waqooyiga somaliya iyo Dadlii ku soo fhaweeyey sona Marka waxeey ahaayeen Dad Hawiye Ah Sida Shiiqaal ,Wacadaan Taariiqdaasna Ma dheera, Marka Dadkaan bururaya Biimaal Haduu Dir Uu Yahey Diri Waxeey Deganyihiin Waqooyiga Somaliya ee Ku Celiya Meeshuu Uu Ku Yimid , habargadir 100 Sano ayey Degantahey shabeelada Hoose , from Afgooye ilaa sablaale beeraha kuyaala ayagaa ugu badan , waqtigii maxamed Siyaad Bare Gobolka shabeelada Hoose Dadka ugu wax Soo Saarka Badan Waxeey Noqdeen Beereleey Habargadir Ah , biimaal Gobolku Waxa uu Ga degan Yahey 40 kilo mitir oo kaliya gobolka shabelada hoose Waxaa degen 50 Qabiil ee somali ah marka biimaaloow nimankii Dirieed ee aad Ka soo Carartey yeysan dab kugu shidin , Markeey Xaaladu xumaato hargeysa iyo burco ayey Ka Soo Jeedsanayaan , marka Dadkaad martida u aheedeen oo idin Soo Dejiyey Marka Nabsi Ha Ka Galina ....

    • @mohamedkariim6713
      @mohamedkariim6713 7 ปีที่แล้ว

      khaalid maxamed Cartan doqon yahow caqliga yar haduu farmaajo utaliyo dalka hawiye muxuu ka qaadi karaa qofka waxas ku hadlayo ayaa dadnimo sheganay

    • @younge252
      @younge252 2 ปีที่แล้ว

      @@MohamedHassan-kb1ez 100 sano kulaha 😂😂😂 60 sano dowlada Somalia jirto un ba joogta shabelaha hoose hada tahay Habar habaran tan labaad hadi shabeelaha hoose aad ma so jeedid maxad ula dagali waysay gumastahii Portugueseka, Britishka, iiyo Italianka 16 century ila 20 century wax Hawiye ah tarikh lagama hayo waxan wacdan ka aheen oo ku jiray dagalka Italianka Hawiye waligood waxa laha oo na so cabiidsaday Majeerteen o na qaramiyey Somali ka dhigay markas leedahay dhulka waa nalago so dhaweyey away boqortoyadii Dir Mahe Moqdisho ila Kismaayo ila xadka itoobia fidsaneed adiga qabiilkaga iska dhaaf hawiye faracisa xita na jirin markas ee cadi iska dheg dhulka waxa leh dir ama diid ama yeel xaniin yaheena ku joogna meel walbo libaaxyada Somalia ba nahay

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 5 ปีที่แล้ว +1

    Adeer islaan qayladeed waxba horta soo kordhin mayso teeda kale anuu habargidir ma ihi waan ka xumahay in beel kaliya sheegato shabeelaha hoose waa gobol ay daganyihiin beelo toban ka badan biimaal waxay dagan yihiin inta xamar ku dhaw marka waxa waligeed daganaa oo lugu yaqiin shaanshi ama cadcad inta hoose qoryoolay iyo kuntu waaray iyo sablaale waxaa dagan beelo raxan wayn marka in dad dibada jooga laga dhaadhiciyo biimaal baa shabeelaha hoose leh dulmi baan u arka wa salaamu calaykum

  • @ibraahimcabdi6426
    @ibraahimcabdi6426 2 หลายเดือนก่อน

    Waa runteeda gabadhan ee beel waynta direed ha birmato

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim5390 ปีที่แล้ว

    Biimaal maxamed iyo shielh isaxaaq axmed maxamed wllhey wanu garab taaganahey Biimaal

  • @hawamohmed899
    @hawamohmed899 ปีที่แล้ว

    Allah unaxaristo mamdan kitabkida gacanta midig Allah ka siyo qabriga Allah u wa sicyo marte la jecel Allah ka dhigo 🤲🤲

  • @furqannuromar3576
    @furqannuromar3576 6 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw viv dir waa runtiina runtaa ka hadashay maamo

  • @suadhaji5754
    @suadhaji5754 6 ปีที่แล้ว +6

    Hawiye&dir waa walaalo waana laysku direy waana lagu guulaystey intaa marko isku haysataan daaroodaa qaatey jubo laan dhulku waa idinku fikan yahay wada daga

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 5 ปีที่แล้ว

      Qof xanuunsanaystaa tahay aan waxba aqoone dir cabdallah yusuf baa caawiyi jirey,daaroodna waa taliyaaye ma mooryaameeyo dadna wax kama boobo caqliga wax lagu maamuluu keenaa dir waxa boobay waa la ogyahay,daarood dhulkaa wuxuu degey intii aan dadkaasi qaarkood magaalo baran

  • @sacdiyoabdi5633
    @sacdiyoabdi5633 6 ปีที่แล้ว +2

    Love u besha dired

  • @abdikarimharedkoiooo8573
    @abdikarimharedkoiooo8573 5 ปีที่แล้ว +1

    Eedo Ilahaw Ku Xifdiyo Dugag Hawiye Somali maahann Sawaxili doqii direed Berta ufali Jiray Weye Wu kibray Lakiiin Konfurna Dir ba kasari

  • @engridwan4297
    @engridwan4297 7 ปีที่แล้ว +9

    Cigaal baan joogine siilaanyona wuu xanuusanayaaye Muuse ha imaado isagaa idin hubayne

    • @rahmacookingandbakery8196
      @rahmacookingandbakery8196 5 ปีที่แล้ว +1

      Somaliland wa mid our former president mr siilaanyo illhy ha cafiyo . Dir na haguuleysato . Viva guuleyso biyomal

  • @nuuurdiin5189
    @nuuurdiin5189 5 ปีที่แล้ว +1

    Habargidir yaa layiraahdaa ha dir ayaa iska leh shabeelaha hoose

  • @ahmedqadarzahalcdde3326
    @ahmedqadarzahalcdde3326 4 ปีที่แล้ว +3

    Eedo kuwan suure iyo Gadsan ayaba ku filan🤔

  • @abdisalamahmedhassan6210
    @abdisalamahmedhassan6210 7 ปีที่แล้ว +7

    diyaar ayaanu nahay hadanu nahay gadabuursi oo ah madaxa dir iyo aabihii direed halnabad gasho biyo maal hawiye uu guban ee hooy hooy dir koonfureed yaan la ag marin dir soomaali oodhan bay ka badan yihiin hawiye laangaab 4 qof bad tahey ye muqdisho ku eekaw

    • @lulbile5391
      @lulbile5391 7 ปีที่แล้ว +1

      💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

    • @aishakim6312
      @aishakim6312 6 ปีที่แล้ว

      abdisalam ahmed Hassan war wax dir la yiraahdo ma jirto dir way dhamaaty way tagty ee hadaa xoog leedahy hawiye iska celi

    • @updyrisakfaisal82
      @updyrisakfaisal82 4 ปีที่แล้ว +1

      @@aishakim6312 hawiyahaaga was

  • @abdulqadirsalim8594
    @abdulqadirsalim8594 3 ปีที่แล้ว

    MAASHA ALAAH WAA HOYO NOOL OO GEESI AH EE KA ROON 1OO NAGOW WAXAAN KU KEEYAHAY HOOYO NOOLOW ILAAH AYAA KU CAWINAYAA VIBA HOOYO NOOL VIVA HOOYO ILAAH CAFIMAAD IY O VIMRI DHEER SYAAN KU RAJEYNAYAA A.M.SALIM.SHONGAANI

  • @thesilencevevo9839
    @thesilencevevo9839 3 ปีที่แล้ว +1

    qodqod ku laabta hawiiye uskuug from Somaliland

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 5 ปีที่แล้ว +1

    Qabaail has destroyed Somalis and still destroyed

  • @maogtahay8727
    @maogtahay8727 7 ปีที่แล้ว +1

    War dee niman baad tihiine joojiya calaacalka oo wax iska dhiciya gabadhu waydin gubaabinaysaa

  • @a.b2079
    @a.b2079 2 ปีที่แล้ว +1

    Allama yaa rabbi

  • @cabdiwali6738
    @cabdiwali6738 7 ปีที่แล้ว +1

    waa qoloma kuwani Qaylyayaaa Dir gartaye

  • @mahadmohamed2808
    @mahadmohamed2808 7 ปีที่แล้ว +6

    maxay ku aaqiro beeshay islaanta walee qof kula galayaa majiro godka laba mitir ah

  • @mujahidcalipepe8547
    @mujahidcalipepe8547 6 ปีที่แล้ว +2

    Gobalka shabeelada hoose inoo haya waanu idin imaan donaye

    • @hackerboy4498
      @hackerboy4498 6 ปีที่แล้ว

      mujahid cali pepe Riyo baad ku jirtaa yeysan hawiye ku kufsan

    • @twenibaby6567
      @twenibaby6567 6 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂 tukaraq xitaa maad haysid

  • @somalilandersomlilanderdha8828
    @somalilandersomlilanderdha8828 6 ปีที่แล้ว +1

    Hadaanu nahay dirta waqooyi khaasatan isaaq gogol baanu dhigaynaa hargaysa dhamaan dir way shiryaysaa waxaynu samaysanaynaa ciidan inoo gara iyi dhaqaale inoo gaara walaahay inagaa kabadan hawiye iyo daarood labadaba waar dir hatashato

    • @twenibaby6567
      @twenibaby6567 6 ปีที่แล้ว

      Looool 🤣🤣🤣🤣🤣 wallahi funny nin laangaab ah

  • @mahatbasheabdille191
    @mahatbasheabdille191 7 ปีที่แล้ว +1

    Naagaha fidna badanaa dir iyo hawiye igaa walaalo ah kalamana maarmaan degaanadana wet ka wada fhexeeyaan

  • @a.msalim2720
    @a.msalim2720 5 ปีที่แล้ว

    Walaasheey waan ka xumahay yuruf indha cade waxaan u tacsinayaa xasuuq u yusuf indha cade u geestay bahda bimaal ABDULQADIR SHINGAANI ISKA CELIYA

  • @waayoarag3460
    @waayoarag3460 7 ปีที่แล้ว

    hooyo waa iga oohisay garabkiinaa I'm an doonaan ha ooyin guul guul

  • @munahassan8131
    @munahassan8131 6 ปีที่แล้ว

    maasha allah quruxbadanaa dumarku biyamaal waxay la dhasheen isaaq isu ekina dumarkan lakiin suaal calankan buuluuga ah waan neceb nahay reer biyo maal eedo jabuuti samaroon isaaq akisho ayaa idiin iman ee aamu hayga ooyine

  • @moozemustafamoe8176
    @moozemustafamoe8176 6 ปีที่แล้ว +1

    Islaantaan fanjar la aan iyo baraf aa isugu tagay alow ale war aaway ragii direed may ka jabiyaan xaraarada kkkkkk

  • @abdikarimharedkoiooo8573
    @abdikarimharedkoiooo8573 5 ปีที่แล้ว +1

    Dadko Wa Dir Iyo darod Hawiye Dugag Dadka Cuna Bililiqo Dhulka ha Laga Saaro jarer Iyo jilecba Hawiye ha la tikoooro

  • @sayalxamdullilah4605
    @sayalxamdullilah4605 7 ปีที่แล้ว +1

    Ani waxan ka yabanahay dadka an dagaalka ka gaboobayn Subxanallah

  • @MohamedHassan-ni6un
    @MohamedHassan-ni6un 7 ปีที่แล้ว +2

    Casif iyo saamax! Saamax iyo cafis! Hooyo colaad cusub ha'inugu bilaabin. Far kaliya foolna madhaqdo. Qabiil iyo qaran isma laha. Khayraadka bada iyo batroolka aan kushaqaysano ee naga daaya buuqa. Abaar iyo xabad baas aya eber inaga dhigtey.
    Xasbunallah wa nicmal wakiil!

  • @a.hakimwarsame5954
    @a.hakimwarsame5954 ปีที่แล้ว

    Waaryaa biyo maal isaaq waaye iska jir. Joojiya waxbaa wadaan waaa laidinka xishoonaa hawiye Somaliland waan ku ilaalinaa daaroodkaan ka ilaalinaa fiqishiniga idinkana biyomaal nooh ilaaliya

    • @bonez_206
      @bonez_206 ปีที่แล้ว

      Surre aa u hiiliyey. Dulkooda maanta wa nabad iyo khairaat miiran alx

  • @abwaanqanciye9469
    @abwaanqanciye9469 7 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhhhhhhhhhhh beesha idooor iyo djbuuji xagay sooo maryaan war yaan la isdhibin waa idinka leh

  • @diiriyetv
    @diiriyetv 5 ปีที่แล้ว

    Gabadhan reerkeeda la dulmiyay wax khalad ah oo ay samaysay ma jiro laakiin kuwa dambiilayaasha ahi waa madaxda beesha Hawiye oo dhibtoodu aanay dhamaan oo Alle ka cabsi lagu ogayn

  • @MaslahMire-u7k
    @MaslahMire-u7k 10 หลายเดือนก่อน

    Habartaan walan dageesta cabaadkeeda

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 7 ปีที่แล้ว

    Shabaabka u isticmaala cidii dadkeena xaqdaro u disha.

  • @wardaismail3001
    @wardaismail3001 7 ปีที่แล้ว

    masha Allah mama intaa dhimatay Aalh u naxristo

  • @iconic-z5906
    @iconic-z5906 2 ปีที่แล้ว

    Isaaq iyo somaliland dir ma aha ee yaan la isku riyoon.

  • @sleppy-og9fr
    @sleppy-og9fr 7 ปีที่แล้ว

    Baas aniga somali Waan ka tagaa saan taalo mahaan wallahy tahribka waxaa dhalinyarada ku kallifay waa saan shiimo dhulka nabaad noqonaa haddi meel daagtoo melkale ee ka billabanee acuudu billahy waar aniga dir ne maihii hawie ne maihii ee wurbane waa ku barbaaray waddanka ne wax aan ka jecelyahay ma jiiri lakin. Saan hadee tahay wallahy waa dhib iyo naxdiin

  • @tersoopraya2321
    @tersoopraya2321 ปีที่แล้ว

    Masha Allah dhiiga

  • @mudane1454
    @mudane1454 6 ปีที่แล้ว

    Samaroon waaa dir cudadan ku taageeraynaa walaalahayga direed

  • @adoontarabi704
    @adoontarabi704 3 ปีที่แล้ว

    Dir alow uheeli rabiyow reer ayeeyadayd

  • @saleebankaaf7628
    @saleebankaaf7628 6 ปีที่แล้ว +1

    Beesha dir irir samale waa idinku soo foolhaya daroodow.Ta LA idinla damacsan yahay hadad ogtihin.waxa LA ogaday qodaxda Ku jirta meesha.Ethopia,Kenya iyo jabuuti iyo Somali oo dhan waxa ka goan in cagta LA idin mariyo musqabalka dhow iyo dhexe.calamadahi hadaba laa arka waydinka Ku barooranaya yaa somaliyey.khamayadi was LA fahmey.

  • @fahadmaxamed6461
    @fahadmaxamed6461 7 ปีที่แล้ว +2

    Ba aaa warheedhe waxaad moodaa iney xadiiis ku qiirootey ama aayad quran ah mise waaba qabiiil cad oo ay dharka kabixisay kaaga daranka wa da dii tusbaxa asaageed qadn jireeen illhow islaanta ucaqli celi aadbn uga naxay wlhy waxay ku hadlyso kuwa lajoogaasse igasii yaabiyey oo yaabis ilaqsiiyey kkkkk

  • @umurashidadam4449
    @umurashidadam4449 6 ปีที่แล้ว +1

    salamad islantan iley hasoo hanunsho dadki iskudireysa.

  • @axmedcarab6128
    @axmedcarab6128 5 ปีที่แล้ว +1

    libaaxyo biimaal garabkiinaa nahay

  • @Kadermohamed-f8h
    @Kadermohamed-f8h 10 หลายเดือนก่อน

    Waan.idiin.hilin.doona.bimaal.hadaan.nahay.djibuoti.somaliland.waxaan.idin.siinayna.hub.iyo.sanadba.aad.ayaan.kugu.hilin.doonz

  • @sadiyoabdi5560
    @sadiyoabdi5560 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah abaayo 😭😭😭💪💪💪💪💪💪💪💪💪👏👏👏👏🙏🙏🙏🙏😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @somaliqueen8729
    @somaliqueen8729 7 ปีที่แล้ว

    Lkkkk
    Marku indhacade biyaha
    Wobiga idinka ibinayey
    Ayuu idin ekaa inad iska celisan kow is too late.

  • @HassanMohamed-gv1ft
    @HassanMohamed-gv1ft 6 ปีที่แล้ว

    Yaa dir ah
    Sh isxaaq dir shaqo ku maleh
    Waa Arin siyaasadeed oo la mid ah irri

    • @mansuurjama2110
      @mansuurjama2110 3 ปีที่แล้ว +1

      Isaaq maxaad uga baqaysaa isaaq waa laf dir ka mid ahee.

  • @BabiletubeAbdulrahmanmmohamed
    @BabiletubeAbdulrahmanmmohamed 7 ปีที่แล้ว +1

    hawiye dir daayo daaroodbaanu dalka kamusaafiriney ee adeeryaan kuunahey ee isdaji adeero

    • @somalidarama3100
      @somalidarama3100 5 ปีที่แล้ว

      Darood isagaa iskasoonoqdnoqdo mooye marbadan baadhawada karaacnay

    • @walidalwalid1262
      @walidalwalid1262 5 ปีที่แล้ว

      Hawiye dameer 😂😂😂 nacas yahey dir ineey dhaleen daroodku madh garaan bajun yahey doqonta .

  • @nasranuunu4199
    @nasranuunu4199 5 ปีที่แล้ว

    Runtaaa dir guul iyo gobanimo

  • @MrTrexPrehistoric
    @MrTrexPrehistoric 7 ปีที่แล้ว +5

    Direy hadaad Hawiye wax ka qaadi kartiin sidaan uma cabadeen.

    • @guudka
      @guudka 7 ปีที่แล้ว

      Reer Isbaaro masakiinta Biimal iska dhayaa. Come and deal with us in the north and see what happens to your sorry ass moryan moryan dhalay.

    • @mohamedkariim6713
      @mohamedkariim6713 7 ปีที่แล้ว

      MrTrexPrehistoric walahi waa runtaa

    • @MrTrexPrehistoric
      @MrTrexPrehistoric 7 ปีที่แล้ว +1

      Guudka What's gonna happen? Sxb America couldn't beat Hawiye, how you gonna do anything?

    • @guudka
      @guudka 7 ปีที่แล้ว

      Funny you say that. We karbash Hawiye in DDSI.

    • @MrTrexPrehistoric
      @MrTrexPrehistoric 7 ปีที่แล้ว +1

      Guudka Hawiye is undefeated Champion.

  • @aishakim6312
    @aishakim6312 6 ปีที่แล้ว

    dir hawaarki aabe hawiye aa haayo maskiin ilaahey ha u gargaaro war shabeelada hoose socdaal baa ku imaaday waana la wareegnay

    • @mansuurjama2110
      @mansuurjama2110 3 ปีที่แล้ว

      Dir waa qoomiyad balaadhan laakin hawiye waa laangaab ururis ah .

  • @mustafemahamad2666
    @mustafemahamad2666 7 ปีที่แล้ว +1

    GOBANIMO WAXAA DILEY XUMAAN LALA GUCLEEYAAYE, GARWAAQSADEY HAWIYE WAA DULIN, UU BAAHN IN LAGA DAAHIRO ARLADA DIRLAND

    • @marshaal9099
      @marshaal9099 5 ปีที่แล้ว

      Waryaa hee hawiye ha isku soo jeedinin war moog ayaa tahee😂😂😂😂😂

  • @fowsiyofiska9997
    @fowsiyofiska9997 6 ปีที่แล้ว +2

    dirtu isma raban midkasta melo taganyahay mad is arursatan dadku waa is raacee

    • @wiilkafiqishinieejecelgaba3711
      @wiilkafiqishinieejecelgaba3711 6 ปีที่แล้ว

      Fowsiyo fiska ilaahay isma kiin raaciyo dir yahow xumi

    • @mansuurjama2110
      @mansuurjama2110 3 ปีที่แล้ว +1

      wiilka fiqishini ee jecel gabadhaha habargidir
      Dir waa mid ka naxoo nafta waa.

  • @omarabdi4878
    @omarabdi4878 2 ปีที่แล้ว +1

    Garabkiina nahay walalayaal

  • @atam7838
    @atam7838 7 ปีที่แล้ว +1

    wlh waa run

  • @ahmedhussein-ef5mn
    @ahmedhussein-ef5mn 3 ปีที่แล้ว

    Really we done

  • @axmadsajnab4024
    @axmadsajnab4024 6 ปีที่แล้ว

    nimanka hawiye anago isaaqa way isku kaayo soo jedinayaan 100 nin oo ina godanaban kuso diri xasuqbay kuu gaysan

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 ปีที่แล้ว

    Somaliland iyo jabuuti ayaa ka mas,uula dadka direed ee meel walba dhulkoidii laga qaaday ee aan meelna wax looga ogolayn haday koonfurtahay iyo haday kilarka shanaad tahay

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallee waa fariid dhiigleh .indhacade iimaan la,aantii buu weli wadaa hadday mardambe idin soo weeraraan somaliland baa idiin soo gurmanaysa ilaa Ethiopia iyo kenya dirta joogta.

    • @Qoojistan
      @Qoojistan 3 ปีที่แล้ว

      Ma caana dhamaysiin

    • @inamaxamed1868
      @inamaxamed1868 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Qoojistan War hooge mamada markee hadashaa habargidir meesha ee ka dagaalanto oogu danbeese amarkeedana waa laga jawabay isaaqna gob wye lacagta hubka wuu dhiibay surre io gadsana wey galeen dagaalka habargidir iska daye xassan sheiq oo hoosta ka watay xitaa muxuu dagaalka usii wadi waye rag ey habargidir ka cabsato ey u wacaty wana la dareensiiye inee tol leedahay surre gadsan io isaaq gob wye aan aan ganbasho aqoon hoyooyinkodana hdl kuma celiyaan

    • @faadumocabduqdir6663
      @faadumocabduqdir6663 3 ปีที่แล้ว

      @@Qoojistan soo aad hee walaahi meedkaaga laga talaabsan faqashyahow

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 3 ปีที่แล้ว

      @@inamaxamed1868 mansha allah iminka beerihiina saw ma wada qabsateen mise weli qaar bay haystaan

    • @Qoojistan
      @Qoojistan 3 ปีที่แล้ว

      @@faadumocabduqdir6663 wlhi marka anaga la wareegney hadaad taktid cidaan habargidir aheen kuma arkeysid war mareekan baan xamar kabursaney ma biimaal baan udaahaynaa 🤣🤣

  • @bodayemediaproduction5242
    @bodayemediaproduction5242 5 ปีที่แล้ว

    Duqdan cajusada ah somali bay isku diri rabta

  • @jintohjojo3138
    @jintohjojo3138 7 ปีที่แล้ว +1

    War reer waqooyi xagey ka yimaadeen

    • @diiriyetv
      @diiriyetv 5 ปีที่แล้ว

      Wali may iman sidaas darteed ayaa Biyomaal loo dulminayaa

  • @faadumomaxamad5775
    @faadumomaxamad5775 9 หลายเดือนก่อน

    Aw I he is na day cream I!kakukhaban

  • @enumerator3hargeisa275
    @enumerator3hargeisa275 6 ปีที่แล้ว

    Somalia waxa kufilan 10 non oo somalilnder ah jojiya afka lamgama hadlo

  • @ishafaartaluugsadexaad4282
    @ishafaartaluugsadexaad4282 7 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo,, coolaad, cuuzub ha bilaabiin,,
    waayo, soomaali, oo dhaan,, waay iz laaysaay, hada in laga heeshiiyo aya la raaba,,, soomaali oo dhaan baa is dooxdaay,,

    • @kaafihassan8692
      @kaafihassan8692 3 ปีที่แล้ว

      Shabeladah hoose aya lagu has tah wagar iney dagala man

  • @somalidhalada8957
    @somalidhalada8957 6 ปีที่แล้ว

    naa habarta eydaa naa diru waa tuma soomaliland iyo waxad sheegin hawiye laf kamida ka ooyeysaan kabxanleeyna sixir iyo dibiya nol dugi taqaanaan oohintaas rag kaga jawaabi majirtee xey ku taree

  • @munahassan8131
    @munahassan8131 5 ปีที่แล้ว

    edo hawiye waa inala dhashay inoo daa waa laydin heshiisinayay isaaq iyo ciisow iyo samaroon baxa oo heshiisiya tolka is dilaaya

  • @abdulkadirdaahir1542
    @abdulkadirdaahir1542 7 ปีที่แล้ว +1

    alla maxay islaaantu sharwado thy xeraale kasobaxa oo somaliland lcg soodhiib kulahaaaa
    kuwa usacab tumaayo una alla laasayo aaaba iga daran

    • @kaafihassan8692
      @kaafihassan8692 3 ปีที่แล้ว

      Hawiye oo dhan aya is kugu tagay waa gar iney xeraale u yertoh

  • @qubqac9913
    @qubqac9913 7 ปีที่แล้ว +2

    BIYAMAAL MIYAA LAHJADAN LEH , waa reer Mudug islaantani, waxay raadinaysaa dhul,

  • @abdilahimidnimo6086
    @abdilahimidnimo6086 5 ปีที่แล้ว

    habarta dhareerka aaaba ka dhamaaday maskiinta