HADAAD RABTO INAAD GUURSATO HAKA BAQIN GUURKA WAA BARWAAQO QISO CAJIIB AH WIILKII KASHEEKEYAY 😘❤️

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ค. 2023
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 213

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 ปีที่แล้ว +4

    Ayaan Gobdoon Ayaan sanwiin iwaran 😂😂 saxib qali

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +10

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @Salmaqurxinta
    @Salmaqurxinta ปีที่แล้ว +5

    Wcs ayaan wlh gurka waa nimco laba wil iyo gabar iga wen o jogan ayaa ani lee gursaday ano 14 jir ah dariska aderadeey adeyinkey waa yabanayeen 15 sano marka jiray hoyo ayaa noqday masha allh alxm ❤❤❤❤❤

  • @Ummu_Shuhadaa
    @Ummu_Shuhadaa ปีที่แล้ว +8

    Ayaaaney abaayo maanta vidiogaan ani ma liigu tala galin umaleena 😂 Wax badan ii dhiman lkn america io orobba Maskaxda iiga ma qufulna , wax aan barto si aan ubadkyga meel uga soo saro ❤

  • @user-or9bx6wk9z
    @user-or9bx6wk9z ปีที่แล้ว +5

    Amiin ya rabi xabibti ayaaney wa kusalamay ❤qali wan kafaiday waxabadan wana marki ugohoraysa qorala kusoqoroo mcnto isodu cayaa adiga iyo asxabtaa marwalbo an qof hasheno wakalatagnaa guur xalal ah in all isodadajiyo igu soducayaa mahadsanid abayo mcnto

  • @CaashoMaxmed-kb5kw
    @CaashoMaxmed-kb5kw ปีที่แล้ว +13

    Ilahayow owlad Bari ah nasii ani io inta ilamid ah 🤲

  • @hawamahadfarah9595
    @hawamahadfarah9595 ปีที่แล้ว +4

    guurka waan ka baqaa ani 😢ilahay nin fcn o aqlaal leh gbr walbo fcn hasiiyo insha Allah

  • @nastexokhalid9439
    @nastexokhalid9439 ปีที่แล้ว +2

    Ayan waa runtaa hadalkaga ani xata gabadhayda Curad waxay i ahed nasibka nolosheyda ❤

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 ปีที่แล้ว +28

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝

    • @deeqodaahircali8274
      @deeqodaahircali8274 ปีที่แล้ว +1

      Salalahu caleyhi wasalim

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +1

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @kiinhaji9102
      @kiinhaji9102 ปีที่แล้ว

      ​@@deeqodaahircali8274 ppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppp

    • @abdirahmanbaakaay7960
      @abdirahmanbaakaay7960 ปีที่แล้ว +1

      Acs

    • @AaminoXirsi
      @AaminoXirsi 5 หลายเดือนก่อน

      Hsoqhwsb hdviqoqauehvhvd s😊😊❤😂😂😅❤😅❤❤❤😅❤😂😅🎉😢😢🎉

  • @nasteexocabsulqaadir8381
    @nasteexocabsulqaadir8381 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaney ANI ISOO ducee wiil aan taajir ahyn bn rabaa inaa guursadee insh alllh

  • @deeqomohamud4712
    @deeqomohamud4712 ปีที่แล้ว +3

    Ay cawa aniga uhoyeeyo ayaneey waaa kufarax sanahay inaan noqdo qofka uku horeeyay cawo

  • @hibonoor4805
    @hibonoor4805 ปีที่แล้ว +3

    Ayaaney ku jecliyah
    exam gali rabayeh iisooduceeyo

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm ปีที่แล้ว +3

    Ayaney inta gur heysatana inow ubad qer qabo inow siiyo❤❤

  • @xamdixarako2479
    @xamdixarako2479 ปีที่แล้ว +1

    Masha alllh wlhi dhiiri galin ii noqoty walipa anigo dumar ah mhdsnid abowe qaali alle hakuu barakeyo noloshaada faraxad ku dhameeso inta ka dhiman nolosha

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯

  • @khadrahaji3161
    @khadrahaji3161 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabaraka Allah! Allaha ku xafido abaayo qaali sharafey ❤❤❤❤❤

  • @aaminasaleeban6943
    @aaminasaleeban6943 ปีที่แล้ว +3

    Ayaaney team iskabulo nooso duce😅

  • @deeqodaahircali8274
    @deeqodaahircali8274 ปีที่แล้ว

    Waaw habo shekadan wa ladhacay ani alle haku dhowro qiso waxbanoma dhanto waqtiga nagalisay wad ku mahadsantahy

  • @HoodoNaasir
    @HoodoNaasir ปีที่แล้ว +2

    Ayaney wll ilhy haku naxariistee talo ayan karabaye inisti gatamka ayan kala so hadlaye ilahdl

  • @naimaodowaa5482
    @naimaodowaa5482 ปีที่แล้ว

    M.a xppti taladada iyo dhiragalindada waan kahelay allaha ku xifdiyo 👌👌🥰🥰🥰

  • @nimconfg
    @nimconfg ปีที่แล้ว +5

    ❤❤❤mansha Allah abaayo reerkaaga Allah haku barakeeyo sideeydo kale curadkaaga waxuu noqonaa wallaalkaa Allah hanoobara keeyo baarina Allah hanooga dhigo aabahoodna Allah hanoodaayo Aamiin Aamiin Aamiin.

    • @Haffyy
      @Haffyy ปีที่แล้ว

      Amen ya rabi

  • @Dooseyy3
    @Dooseyy3 ปีที่แล้ว +6

    Ayaaney abayo macalimad Iyo dhiirrigeliso ayad noo tahay qaasatan aniga aad ujeclhy Vedios-kga❤️❤️ guuleyso xpptyy♥️

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 ปีที่แล้ว +2

    Waa runtaa ayaaney guurka waa barwaaqo aniga shiid waka baxay markan gursaday 😂😂hadii aad aragto qof guurka ku xumaday waa qof la imtixanaayo oo sabarkisa lafirinayo ciyow in lagursado inta ilaahey latala sartona wax ka fiican malaha gabar uma fiicna iney gurka kadahdo iyo wiilba

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 ปีที่แล้ว

    Maansha.allah thanks wllshy❤❤❤❤

  • @zuzu-ss2cl
    @zuzu-ss2cl ปีที่แล้ว +4

    insha'allah waqtiga munasabka allah nagarsiyo ❤❤

  • @RunsheegAbdi
    @RunsheegAbdi ปีที่แล้ว +1

    Ayaan marki Qof qiimaha Guurka aqoonin calaf ku geyay. Guur iyo nolol waa nacee.

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว +1

    ❤wcs ❤ww❤wankufarxsnhy ❤in aan noqodo qofka koowaad❤Caqligag alle haku ziyadsho👸

  • @hodaneali
    @hodaneali ปีที่แล้ว

    Ma shaallah ayanay wax tahay gabadh an isku rayi nahay runti wana kahela wanadada allah caqliga kudayo xbbti waa runta nolosha farxada leh waxay kujirta guur allah nofududeyo ada horay usoco ayan qali duumar ❤

  • @zuzu-ss2cl
    @zuzu-ss2cl ปีที่แล้ว +6

    Ayaney dhaga hadalka ika daa aduunka guur unecbhy marka maqlo oyin meel la farista😢😂 lkn insha'allah waqti munasab allah nagarsiyo

    • @deeqocadarcali9616
      @deeqocadarcali9616 ปีที่แล้ว

      Aniga xata wadnaha wah wah😂😂😂😂

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣

    • @naimaabduqadir9906
      @naimaabduqadir9906 ปีที่แล้ว +3

      ​@@ayaangobdoon3254 Ani sodoh deey we dhimty mrka curadkeyka dhalay ilaah ha u naxariste ,,,,,,😢😢lkn tii dumaashi eheed baaba nolosha dhan uga Quustay ,wyo wexe igu noqotay sodoh tan ugu xun cml guriga Ayena igula noshahy 2mar xtaa madaxeda. Ayuu iga dumay ilmiheygina 😢😢Ayada Ayaa lo dhibay o hosta oh ga gashty wallhi nolosha we I nacsisay ,,ninkeykana Ayada uun bu ka danbeya oo Wu diiday Inu na kala fogeyo wyo hdiiba Les fahmeyn in kor leska salamo baa wacan ,3guur bee Soo martay Ayada ilmana ma hysto ,plse Axsan naago Aya suqa Galo o shaqesto xata lkn ida gurigi bee I dhax fadhida maxumo o wa walashiis ka weyn hde jogto lkn hdii Ay shar la joogto oo laga dhaqmi wayo kwrama ,,Aan qirana Ayada Aye utaal xiisab o guri Muslim 2mar madaxeda ku dumay😢😢

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 ปีที่แล้ว +2

    Shukran mcnto.❤🎉

  • @ummuabooth347
    @ummuabooth347 11 หลายเดือนก่อน

    maasha Allah ❤❤❤❤❤

  • @maryamamohammed5048
    @maryamamohammed5048 ปีที่แล้ว +1

    Alx Alle wuxuu ii hibeeyay gabdho qurux badan

  • @zidraali9150
    @zidraali9150 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanay guurkaba waan kacabsadaa ani waku guursana hdii lay dhahabo mrkaasa igu danysa yaap😂 cabsi mina lahiya

  • @FardusMohamoud-rv1ug
    @FardusMohamoud-rv1ug ปีที่แล้ว

    Wallo ayaaney alle haku barakeeyo reeka nogasosheeke nolsosha masar inan imaado rabey

  • @raxmadeheeyewarsame4297
    @raxmadeheeyewarsame4297 ปีที่แล้ว +1

    Asc ayaan wanku salaamay runtii waxad tahay qof karti badan kudayashona mudan allaha kuu barakeeyeo awlaadaada ani iyo intii kale ila mid ahna sawj wanaagsan allaha ugu deeqo

  • @fahiimaapdirizak3552
    @fahiimaapdirizak3552 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah ayaan keep going maalmo ka dib dib baa iskugu soo noqoney

  • @quruxsancabdulkhaadir4876
    @quruxsancabdulkhaadir4876 ปีที่แล้ว

    Ayaan gobdoon wan ku salamay quruxey🥰🥰

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm ปีที่แล้ว

    Hada wan hurdahe wa ino bari hadan nafta la garo bariyan firsana 7nsha alh❤❤❤

  • @zahraahmed5687
    @zahraahmed5687 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah❤❤❤❤❤

  • @jumlotv2756
    @jumlotv2756 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanee wax yar ayaanuudhiman

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah Guurga waa barwaaqo

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk ปีที่แล้ว

    Ayaanay mesh alle walhi caawa faxfax badtahay qaali ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤️❤️💕👍

  • @idil5758
    @idil5758 ปีที่แล้ว

    Thanks for your effort

  • @XamdiIbraahim-on1pg
    @XamdiIbraahim-on1pg 5 หลายเดือนก่อน

    mash allaH❤❤

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe ปีที่แล้ว +1

    Wnku salaamay dhiiri galisadeena insha Allaah

  • @Salmaqurxinta
    @Salmaqurxinta ปีที่แล้ว +1

    Alla ayaane ileen fanax ayaad lahed masha allh

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm ปีที่แล้ว

    Msha alh abyi ayaney alh noka xafido mcnto ❤❤❤❤

  • @maryanahmed2510
    @maryanahmed2510 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤ aaamiin aaaamiin yaa allha yaa allha ducada noo aqbal❤

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 ปีที่แล้ว

    Thx habo waqtigada qimaha badan nasiso Jazakallah
    Tedkle guurka wa nafis
    Ani hooyadey da sadex u ahy
    Abe Merke is gursanyen
    Labadabo wx ma hesan
    Laba da sas ku dhalen
    Is ku zabern
    Ani merka dhashe hooyadey Abe hey io wallhed biil ubilaben
    Aniga merka wxa la ii paxsha Abdirizak
    Owol hooyo io Abe wexe ku tashten In abti key mgcise la ii paxsho Abdulhi
    Lkn merka dhashe wx is badalen

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 5 หลายเดือนก่อน

    amiiinn😂 wlhy waxan dhagestay labo mar lkn galptay waa galp jimca ah walip sacatul mustabadan lagu shego wan ducastay ❤dadka kalen man hilmamin qali shukran❤

  • @xamdaqosol7898
    @xamdaqosol7898 ปีที่แล้ว +1

    AYAAN CADDE NOLO QURUX BADAN KU NOOLOOW WLLSHAY QALI🥰🥰🥰

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว

    Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido sharafay ❤❤❤

  • @hamdushmo5893
    @hamdushmo5893 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣 Ayaan goobdoon xbbti cawey Shiikh shantaay baa nagu noqoty mahadsanid ina adeer❤❤

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 ปีที่แล้ว

    Runtaa wlhy wllo ilhy khayr haynooga dhigo Aamiin yaa rabi

  • @deeqomohamud4712
    @deeqomohamud4712 ปีที่แล้ว +3

    Farxad kunolaw inta aad ifka saran tahay

  • @maxamedqasin4568
    @maxamedqasin4568 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan sharlaawe nin xikmad badan ka helay weyaan

  • @naimaapdirashiid7170
    @naimaapdirashiid7170 ปีที่แล้ว +1

    Ala ayaanayyy wan kuuu xiisay walhi wllo baryahan kumaan daawan ku salaaay hppti😘😘😘😘

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

    Wcs my abaayo ayaan cadeey waan kusalaamay inbadan allaha nookaa xifdiyo

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 ปีที่แล้ว

    Waa barnaamij muhiim ah wlh

  • @hanibintumohamed974
    @hanibintumohamed974 ปีที่แล้ว

    Wlashy ayaan khar allha kusiiyo wllo qali carbig see kubarty abaayo noossheg wllo qurxey saad noownisay alha kugarb galo wllo qali 🤲🤲🤲

  • @nasteexonalka5337
    @nasteexonalka5337 ปีที่แล้ว

    Ayaaney hana walin guur walahi waa nasiib ❤❤❤❤❤❤❤

  • @CaliCqaadir-ef1bh
    @CaliCqaadir-ef1bh ปีที่แล้ว +4

    Intey kala soxariraa

  • @deeqodeganluula1533
    @deeqodeganluula1533 ปีที่แล้ว +3

    Anaa uhoreeya caawa m.a

    • @Ahmedmzungu
      @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว +1

      Heey🙄sidad caml wan so kula so indha weynahy😂

  • @indhouroon2812
    @indhouroon2812 ปีที่แล้ว

    Wllkey mohmed Ali Omar ❤miss uuu allh ku xafido😂

  • @LuulSumayo-uv2hf
    @LuulSumayo-uv2hf ปีที่แล้ว

    Haye abayo diyarwaye💋💗💓🛍

  • @iqrocabdi6354
    @iqrocabdi6354 ปีที่แล้ว

    Ayaaney habo mcney gurigeena dhan 3 gabdhood aa nahay Adi lee noo wada daaran xitaa hooyo dey walaahi wey ku fiirsataa ❤

  • @nasroyuusuf5694
    @nasroyuusuf5694 ปีที่แล้ว +1

    Coming soon 200k subscribe xppti insha Allah

  • @nasrocabdullahi
    @nasrocabdullahi ปีที่แล้ว +1

    Asc. Ayaan waakusalaamay Abaayo mackinto guuleyso

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz ปีที่แล้ว +1

    Amiin Amiin yaa rabi allahyo ha na siiyo xappti ayaane wlhi wan ku duceya alle ha ku barkeyo adiga iyo guurigaga wad na dhirigalisa alle haku garab galo mahadsanid xappti qali 🤴🥰🥰😍

  • @sahuur3269
    @sahuur3269 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah ani waan rabaa inaa uso guro caruurna waa wataa shaqo salon mahelaa mana furankaraa sojkeyga kahrabista waaye iyo sabaab yacni koronto iyo tubiste shaqada nocaas abuu qaalid ii weydi sacudiga sanadkii tobankun aan ku jadidinaa saas owged ayaan u soguraa xajigeygane marabo masar hadii ey shawo ledahay waan so guri lahaay abaayo iso jawaab quruxey telkaaga ila wadaag

  • @manaal.maxamed
    @manaal.maxamed ปีที่แล้ว

    Horay u soco qaali

  • @jumlotv2756
    @jumlotv2756 ปีที่แล้ว +1

    Wcs m.a alahakuxifdiyo

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 ปีที่แล้ว +5

    Ayaaney intaada soo dhigin miyey dadku daawadaan markuu iisoo dhaco koox iga sii horayso naayaada indhawaynayaalow😂😂😂😂😂😂😂 mahawadaad kusoo daawataan😂😂😂😂😂😂

    • @ifraaxabdilahi2882
      @ifraaxabdilahi2882 ปีที่แล้ว +3

      Abayo ma ila argty reer indhowayn hawady ku Soo dawadan filayaa 😂😂😂😂 anagu indhayar nahy

    • @Ahmedmzungu
      @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว +1

      😅😅😅😅😅

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว +2

      Dirin BAA ufidsan

    • @xafsoahmed9
      @xafsoahmed9 ปีที่แล้ว +1

      ​@@ifraaxabdilahi2882 xbbti reer indhayar meel dheer wax kma arkan umalaynaa😂😂😂😂😂😂😂

    • @xafsoahmed9
      @xafsoahmed9 ปีที่แล้ว +1

      ​@@Ahmedmzungu 😂😂😂

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed4139 ปีที่แล้ว

    Wcs xbbti ayaan hore usoco

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 ปีที่แล้ว +3

    MasHa Allah tabarakalah❤❤❤❤❤❤

    • @anisaqueenosman4334
      @anisaqueenosman4334 ปีที่แล้ว +1

      Abyo Marka hore wd mahdsntahy tan xiktane guurku wa calaf dadne ALLAH baa ufududeyo yarantoda dadne wuu kaso dahaa sharafey qasab wx laguma keno
      Midkle ad kadhawajisay gabdhaho wxy rabn nin tajir ah wa run wey ubdnyahiin TAs lkn anaga dhan sidaa maihin anigaan kula hdlayo wxn goansaday inan gursado anigoo 16 jir ah ila an ahy 23 jir maan guursnin waligy nin tajir ah Kuma fakirin lkn wali wxn aminsanahy inuu calafkeygu dhimnyahy sharafey sidaa ogow
      Sharafey iso ducey arin yar ayaa I heysto dhanka xirka adiga iyo asxbtada kugu xiran wxn kasalamiyaa qalbiga salan qaali ah iga gudoon.wxn rajeyniyaa SI min qalbi ah ind igu so duceyni donto sharafey.

    • @FardowsoFarah-sr9sb
      @FardowsoFarah-sr9sb ปีที่แล้ว +1

      Asc ayaaan qiso aad xanunbadn ayaan kuhayaaaa

    • @FardowsoFarah-sr9sb
      @FardowsoFarah-sr9sb ปีที่แล้ว

      Xage kugusodeyo

    • @FardowsoFarah-sr9sb
      @FardowsoFarah-sr9sb ปีที่แล้ว

      Abyo farin i Reeb mel aan kalasoxariiro

    • @Haffyy
      @Haffyy ปีที่แล้ว

      @@anisaqueenosman4334 ilahow waxad jeceshahay kusii 🤲

  • @hindasiciid6872
    @hindasiciid6872 11 หลายเดือนก่อน

    Aàaamiin

  • @NimuzhhuseiN-ii5qg
    @NimuzhhuseiN-ii5qg ปีที่แล้ว

    Anigu guurka waan ka baqaa wxaa jira wiil aan mudo 1io walax ah wada socono diyaarna ah inuu iguursado diin io dabeecad dadnimo intii rag lagu foortana wuu leeyahy ana wxaan marmarsiyo uga dhigaa markan jaaamcda dhameeyo hada 2years iigaga hrty iisoo duceeya inuu Alle iga dulqaado cabsida cos anigu wxaaan qabaa jiro shayaadiin ah oo inacsiiineysa guurka Yaa Allah ii fur wada walba oo uga xeri karta inan qofkeyga hanto farxad io nololna la wadaago😳

  • @c.qaadirmaxamad4567
    @c.qaadirmaxamad4567 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo 7 ayaan hiiyaa laakiin wilimahiiyo xataa waxaawaxkubaro

  • @amiiramuhyadin8206
    @amiiramuhyadin8206 ปีที่แล้ว

    Ayaan gclyo markan saa uso bal youtube video kaadan raadiyaaa Allah nokaa xifdiyo❤

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. ปีที่แล้ว +2

    Tnx abyo dhiri galintada sas mar mar noogu tuur😊

  • @ruwaydaruwayda7843
    @ruwaydaruwayda7843 ปีที่แล้ว +2

    😂😂ayney qurba ncska joga wlhi stress igma horyn guri le lgu jira wxbrsho io guriga udhxey cill igu dilay wlhi dad an qrbda ahen mba arkysid qrbdna asbuci lga yba ina argto yhu wba uxisy somalia

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashllah

  • @abiibohassan8893
    @abiibohassan8893 ปีที่แล้ว

    Man sha alah wa sax noloshu bilaw geykuqurux badan tahy gurkuna wanimco

  • @umfuad4641
    @umfuad4641 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa run wlhi aniga xaajigey markii is guursan rabnay shaqa la aan ayuu ahaa kdb bajaj ayuu gatay lawa bil kdb waan is guursanay alxm Sedax wiil no joogto dadka waxey na dhhaan diwada laga so biila.5$ cidna nama siiso waxana nhy dad dhaqan alxm guurka waa nimco naruuro raxmad Allaha idhowro zoojkeey iyo ciyaalkey intaan heysan Allaha ha siiyo Aamiin ❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

    Illaahow hooyooyinkeen janatulfardowza acllaa ha ugubishaareeyo amiin yaarabi

  • @user-zm6wt5vz5r
    @user-zm6wt5vz5r 4 หลายเดือนก่อน

    m.a abyo hormar wacn kuu rajeynaa taladada waqti an ubahna ay uso gaarty ajar allah kugu abal marin❤

  • @hibaakmohamed5918
    @hibaakmohamed5918 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo guurkaa dadnA barwaaqo ayuu u yahaay daadnA qabri wlhi aleh guurkaa haa noo baarkeeyoo

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 ปีที่แล้ว

    Amiin amiin 🤲🤲

  • @yasmiinibrahim8564
    @yasmiinibrahim8564 ปีที่แล้ว

    Ayaan qaali wanku salaamay qalbigayga miyaad ku jirtaa kuwa dhoof ka sugayaa ayaan ku jiraa ee ii soo ducee qaali

  • @bashiircabdi1856
    @bashiircabdi1856 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaneey hadda ma waxaa leedahay fadhiga Ka Kaca 😁 qof walba oo dhalinyaro ah Allah qof fiican ha u sahlo aamiin aamiin

  • @ifraaxcasaanyo1704
    @ifraaxcasaanyo1704 ปีที่แล้ว

    Ayaneey wl wan ku salamay manta ka hor comenti kuma so qorin wxn ahay gabadh 22 jira wxn ugu wayn ee iga hor tagan guur wa baqdin iyo inan leeyahay wllhayban korinayaa ayn leeyahay o tajirban sugaya ayaneey 😅😅

  • @leilaibrahim2604
    @leilaibrahim2604 ปีที่แล้ว +2

    Asc❤❤❤❤❤

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @farxiyogabal7984
    @farxiyogabal7984 ปีที่แล้ว

    Abwaan sharlaawe runbuu kahadlay

  • @ayaanmaxameddaud1749
    @ayaanmaxameddaud1749 ปีที่แล้ว +1

    Ayaney wxn ku hamiya inan dhofo shukansi walhi niyad uma hayo

  • @ifrahhassan7227
    @ifrahhassan7227 11 หลายเดือนก่อน

    Alla ayaaney waad na tacabtay runtii
    Lakin qof intaas o Dhan waalid so wax baraaye. Laguna haminayo bari inu wax ka badali doono reerka hadu lado istaago naag aa rabaa ama nin aa rabaa makula tahay abyo walidkas qalbigisa inu ku farxayo guurkas ayagoo rajeynaye bari qofkan baa ku badali doono o aad ku nasan doontaaa ee ku xarbi wax barashadisa

  • @Xamza-zv5fv
    @Xamza-zv5fv ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤

  • @ilhaanomar22
    @ilhaanomar22 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Qoslaye518
    @Qoslaye518 10 หลายเดือนก่อน

    wad saxan tahay abayo MCN