DEG DEG Kismaayo oo lagu kala baxay, Ahmed Madoobe oo ku gacan-sareeya, Xasan Sh & Xamse oo…

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 32

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 6 วันที่ผ่านมา +2

    guuuul axmed geesi libaax allow xafido ilaali aamiin🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🦁💪💪♥️♥️🇬🇲🇬🇲🦁🦁💪💪♥️🇬🇲🦁🦁🦁💪💪♥️🇬🇲🇬🇲🦁💪💪🔥🔥🔥🇬🇲🇬🇲🦁💪♥️♥️♥️✌️🙏

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 6 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan dhiiqo iyo Axmed Geedo naar mid mid dhaamo malahan ee dalka iyo dadka ale ha nooga bad baadiyo aamiin

  • @RidwanKoofiyad
    @RidwanKoofiyad 6 วันที่ผ่านมา +1

    guulayso axmad madoobe

  • @OmarHussein-e5y
    @OmarHussein-e5y 6 วันที่ผ่านมา

    Guuuul Ahmed ❤❤❤❤

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 6 วันที่ผ่านมา

    Mr xasan sheekh god khayaano ha qodin , haddii aad qoda nah ha dheereen ku dhici Doon taad ma ogid .

  • @BacharMohamed-wi4jv
    @BacharMohamed-wi4jv 6 วันที่ผ่านมา

    Gulay so axmad madoobe guul

  • @housseinibrahim7876
    @housseinibrahim7876 6 วันที่ผ่านมา

    Hassan sheekh mudhihii uu beeray 2019 kii ayuu hadda guranayaa. Waayo isbaahaysi xilkas la'aan ah ayey samaysteen kooxdan hadda is haysata iyaga oo ku xumaynayey Farmaajo. Waxaanse odhan lahaa Allah ha u keenu hogaan caqli iyo aqoon ku maamula umada qaatana wanaagii madaxii ka horeeyay sameeyay. Waayo ,caqligu waa wadaag ee maaha anaa garan

  • @AadanBashir
    @AadanBashir 6 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉🎉guuuuuuuuul. Waxa.grdaran.xasanshikh

  • @hassankhalif1223
    @hassankhalif1223 6 วันที่ผ่านมา +1

    Gurgurte Madoobe wa ka gardarayahay.
    4 tiis hore iyo afartaan uu hada jogo Somalia wa ka khasaartay.meel xun ayu wadanka u wada Gurgurte ee hagaqabto.

  • @Mideye157
    @Mideye157 6 วันที่ผ่านมา

    Ahmed Guul baan ku rajeynaya. Ha u jojin mooryanta

  • @HalimoMuuse-c6n
    @HalimoMuuse-c6n 6 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheekh iyo xamze waa guuleesteen inta u hartayna wuu dhameestiraa odey is ceebeeyey ee maskaxiyan jiran waxba isku caana shubkiisu ma tarayso waa hunguri weyne aan weligiis dhergeen mana xishoonaayo xasan sheekh waxa uu xoreeyey gobolada dhexe he is hero ma uusan fariisan vilada odeygan sheytaanka ee marna garka madoobeeso marsanaaya marna dilaan marsanaaya marna u cad yahay halkaas ayey uu taagnaanaa already waaba waayeel he is elderly

  • @حميد-و5ط5ق
    @حميد-و5ط5ق 5 วันที่ผ่านมา

    Haa..haa..waykhasartay..5..

  • @Mowliidmaxamed-v5r
    @Mowliidmaxamed-v5r 6 วันที่ผ่านมา

    Xasan wuu qaldanyahay😮

  • @abdifarah2091
    @abdifarah2091 6 วันที่ผ่านมา

    USA gardaran waxa sheegi kara Maxkamadda Distuuriga keliya lkn MW Xasan ma rabo Inuit sameyo. MW-ha waxa ka goan inuu Fedral systemka la joojo oo lagu bedelo dictatorship system. Eegey MW ma kordhin karo mudo xileed.

  • @garaadcabdulaahi
    @garaadcabdulaahi 6 วันที่ผ่านมา

    QURAN

  • @YasinKahinYusuf
    @YasinKahinYusuf 6 วันที่ผ่านมา +1

    xasan.shekh.aya.gardaran.

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p 6 วันที่ผ่านมา

    Xasanxumow ayaa gardaran waayo madaxweyenihii hore ayuu annual ama tusalaha oojidkii uuqadaye xasan ayaa qaldan axmed madobe ayaa saxan

  • @CabdiwahaabYaxye
    @CabdiwahaabYaxye 6 วันที่ผ่านมา

    XasaN

  • @Cabdiqaadir-x8x
    @Cabdiqaadir-x8x 5 วันที่ผ่านมา

    😊

  • @hassankhalif1223
    @hassankhalif1223 6 วันที่ผ่านมา

    Guul kismaya dastuurka ayey ku taagantahay.Hasan xamar doorasho haka qabto.dawlad aan Afgooye iyo balcad aan gaarin oo qoyskiisu leeyahay qof iyo cod ha qabto?

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 6 วันที่ผ่านมา

    Meshu waa meel dimateey Allow Dhawr Somaliland Guul iyo Gobbonimo

  • @ifiyahabulshada8466
    @ifiyahabulshada8466 6 วันที่ผ่านมา

    Xasan guur gurte

  • @MahamedSubagle
    @MahamedSubagle 6 วันที่ผ่านมา

    U.khaldanyahay.ahmad.madope.

  • @nurhirsi4912
    @nurhirsi4912 5 วันที่ผ่านมา

    DAYUUS... NAGA AAMUS...SAXAAFADII BUU KUFSADAY

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 5 วันที่ผ่านมา

    Ahmed fircoon haddii Aad doorstaan waxba soo Kordhose maayo aan cuno qabtay ahayn

  • @abdulaahimaxamed238
    @abdulaahimaxamed238 6 วันที่ผ่านมา

    Waanimakii horay farmaajo kuxunayay ayagoo diidan inuu farmajo guuysto lakin maata ayaga ayey haysata ha ka caben caano

  • @JamacGolcad
    @JamacGolcad 6 วันที่ผ่านมา

    Benma.aha.wax.maqabsomin.wan.khasaare.somalida.kuhabsatay.anigu.waxaan.oranlahaa.hawiye.halodaayo.xamar

  • @ABDiwahabMohamedOmar
    @ABDiwahabMohamedOmar 6 วันที่ผ่านมา

    Wey cadyahay qofka gardaran wayo. Xasan sheekh lomadooranin dalxiis isagoosho dalalka adduunka e waxaa lodorta in wax kaqabto gudaha dalka

  • @abukarshiikh8760
    @abukarshiikh8760 6 วันที่ผ่านมา

    Waxbadan.ayaQabsmay
    Runta.shek

  • @CabdilaahicaliCabdi
    @CabdilaahicaliCabdi 6 วันที่ผ่านมา

    Xasan.munafaq.waadil.toogasha