DEG DEG Ciidankii Ahmed Madobe oo mucaaradka u galay& Kala furfur ka socda Kismayo, Shir deg deg oo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 55

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 3 วันที่ผ่านมา +2

    Isbadalku waa lama huraan, is badal la’aan noloshu horey uma soconeyso, waxaa muhiim ah in isbedelku noqdo mid wanaagsan, oo ah isbedel faa’iido u leh horumarka qaranka Soomaaliyeed. Guul midnimada soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 วันที่ผ่านมา +4

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 3 วันที่ผ่านมา +1

    Askarigii.lasaftaa.macaaradka.ee.soyaasada.faraha.lagalaa.waa..xabsi.

  • @Siyadshukifalastinhagulaysato
    @Siyadshukifalastinhagulaysato 3 วันที่ผ่านมา +1

    Siyasiyintasomalida sidamaha ewakuwa xamar oqawulaysato gacan kusamaysa esomalidu wagobe hacebaynin

  • @bashirsheikabdibashircabdi2559
    @bashirsheikabdibashircabdi2559 3 วันที่ผ่านมา

    Siyaasigaas waa laguu yaqaan wa madax wayne xassan sheekh

  • @abdulaahimaxamed238
    @abdulaahimaxamed238 3 วันที่ผ่านมา +1

    Wey aar sanayaan kheyre iyo farmajo shalay waxatageray kuwa hadadiidan inuu isdoorto oday dhuxul

  • @MahirMahirshire
    @MahirMahirshire 3 วันที่ผ่านมา +1

    Maka Imran karaa siyaasiyiinta Somalian taasi waa maya

  • @AbdisamadAbdiabwaan
    @AbdisamadAbdiabwaan 3 วันที่ผ่านมา +1

    Siyasiga.somsaliya.e manta.joga.kamaduwana.tugta.guryaha.jabsata.foolxumadoda.& xishood.la.aantooda

  • @Abduqadirdiiriye
    @Abduqadirdiiriye 3 วันที่ผ่านมา

    Siyaasiinta soomaaliya waa hayeeshaale waa doqon kii yiri maxaa laga soo helayaa miriba waan lumaayaaye

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg 3 วันที่ผ่านมา

    Villa Muqdisho Uma fariistaan inay ka shaqeeyaan danaha dalka iyo dadka.

  • @CabdulahiyareCabdulahyare
    @CabdulahiyareCabdulahyare 3 วันที่ผ่านมา

    Waadameero

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 3 วันที่ผ่านมา +1

    Reer jubalaan mala haaystaa

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 3 วันที่ผ่านมา

    Sultaanka waa run loow

  • @hosaynn2418
    @hosaynn2418 3 วันที่ผ่านมา

    Siyaasiyiinta Soomaalidu waa EEY & MEELUU kakacay! Waa isku mid oo waxba ismadhaamaan.

  • @SacdiyoFarax-e2m
    @SacdiyoFarax-e2m 3 วันที่ผ่านมา

    Shaley farmaajo &tiimkiisa wey saxnaayen arinta axmed madoobe maantana xasan sh qaldan

  • @mohamedelmi4922
    @mohamedelmi4922 3 วันที่ผ่านมา

    Waxaa noo daran dowladda Koonfur
    Galbeed,Laftagareen waa Inuu diyaariyaa Doorashada Dadban sida
    Ahmed Madoobe/./

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 3 วันที่ผ่านมา

    Somalia waxey u baahan tahey 4 wadani waayo arg ah oo dhulkiisa iyo dadkiisa jecel oo aan qabiil iyo qurun ku dhaqmeyn

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 3 วันที่ผ่านมา

    Waa runtaa sidaa weye

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 3 วันที่ผ่านมา

    Adeer meesha qabiilo ciidanka geed baxay maaha meel bu kaso jeeda Axmed reer warfa haku qanco

  • @KadarAbdi-f5n
    @KadarAbdi-f5n 3 วันที่ผ่านมา

    Ahmed madoobe kursiga halaga tuuro

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 3 วันที่ผ่านมา

    Hunguri ayaa ceebeeyey

  • @nooraddeikar6894
    @nooraddeikar6894 3 วันที่ผ่านมา

    Waa wada dhuuni raac jeebka kaliya ayay yaqaaniin no Alle Ka cabsi

  • @Jamahersi-h7g
    @Jamahersi-h7g 3 วันที่ผ่านมา

    Waxaan jiraa 66 sano weligay ima soo marin,horena uma arkin,mana maqlin siyaad ku sheega ay ku dhaqmayaan kuwa sheeganaya inay yihiin siyaasiyyiin ka liita.
    Isma maqlaan,garasho maleh,xishood ma jiro,runtii wax aan ku sheego magaranayo.

  • @iidowmaxamalabeykalaahumal8480
    @iidowmaxamalabeykalaahumal8480 3 วันที่ผ่านมา

    Fahadbaa uguroon

  • @FarahKhayre-m9h
    @FarahKhayre-m9h 3 วันที่ผ่านมา

    Adeer maha ciyasiyiin ee kuhusu ciyasi eskusheego

  • @abdiasishaybe3237
    @abdiasishaybe3237 3 วันที่ผ่านมา +1

    Beenaale

  • @Xasanmaxamadcaliilweyn
    @Xasanmaxamadcaliilweyn 3 วันที่ผ่านมา

    Madaxda soomaaliya waxay noqdeen dad waalan oo ku jira 40kii sano oo waalida sida dad hor u dhac ah dagaallkii 3aad oo dhawaan adduunka ka bilaabanaya

  • @mohamedelmi4922
    @mohamedelmi4922 3 วันที่ผ่านมา

    Dhammaan waa daneystayaal ,wax manda,ah malaha aan ahayn Laftagareen,Laftagareen waa nin fiican
    Oo Mamda, leh dadkiisuna ay jecel
    Yihiin cid u dhowaan kartana aysan jirin

  • @HalaneO
    @HalaneO 3 วันที่ผ่านมา

    Siyaasiga maanta waan mid utaagan sidi hanti uga sameynlaha bulshada tabaaleysan wuxuna ogyahay in ayna jirin isla xisaabtan dhab iyo shacab so jeeda

  • @NimcaanNuur-v9j
    @NimcaanNuur-v9j 3 วันที่ผ่านมา

    Waxaa kala saarikara farmaajo

  • @abdilahiomer7416
    @abdilahiomer7416 3 วันที่ผ่านมา

    Akhii war kaagu war sugan maha waxaad sheegayso run sh ga noqdaan

  • @abdulaahimaxamed238
    @abdulaahimaxamed238 3 วันที่ผ่านมา

    Wexey jogta sidi okale farmajow kasobax filada waxkale umaharin inuu istoogto

  • @MohamedAbdullahiMaalim
    @MohamedAbdullahiMaalim 3 วันที่ผ่านมา

    Qalad weyn waaye

  • @nasriyare5289
    @nasriyare5289 3 วันที่ผ่านมา

    WARAABUHU HILIBKA AYUU CUNA CAANAHA MA JECLA SIYAASIGA AAN WADANI AHAYN WARAABAHA AYUU LA MIDYAHAY SIDA KUWA ITOBIYA LA SAFAN

  • @ShirkaaraXuseen
    @ShirkaaraXuseen 3 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 waan umaleeynaayey ineey sheekadaas dhici doonto axmed madowe ma ogo miyaa in dawladnimada qabiil lagu soo qeybsaday😂

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 3 วันที่ผ่านมา

    Horaa loo yiri labadii xaqdarro ku heshisa xaqay ku diriraan

  • @MohamedAbdullahiMaalim
    @MohamedAbdullahiMaalim 3 วันที่ผ่านมา

    War been ah baad mesha kuhaysaa
    Niyo adigu m jubalander matahay horta 😂

  • @yussufmohamud7033
    @yussufmohamud7033 3 วันที่ผ่านมา

    Wariyeyaal ma ihidiin waxaad tihiin siyaasiin waxaad warar fara badan o aan dadweynaha daalinaya e ku ekaanaya wariyeyaal dhinac ha lajirin China name ha ka jirin

  • @JamacGolcad
    @JamacGolcad 3 วันที่ผ่านมา

    Nina.umado.jamacad.baaykasoobexeen.waana.bareen

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 3 วันที่ผ่านมา

    Waa tuugo dantooda moyee danta qaranka aan kashaqaynin

  • @mohamudmohamed5054
    @mohamudmohamed5054 3 วันที่ผ่านมา

    Dalka eyo Datkaba dacad uma aha.

  • @maxamudfaarax7761
    @maxamudfaarax7761 3 วันที่ผ่านมา

    Asc war axmed madoobe waa nin raba inuu waligi xoog ku haysto jubaaand oo ka soo jeeda qabri dahare oo aan reer kooduu wax aysan ku jirin wax xaabadaiyo caanaha keena kismaayo marka aan sidaa leehay xigtadi adeeradi iyo aadooyinkii xaabada waxay keenaan qabri dahare sidaas daraadeed dan iyo muraad kama leh wixii ka xumaada ee waxa uu rabaa in uu iska haysto oo uu iska gurto hantida dad waynaha masaakiint reeer waamo iyo reer jubalaand ee reer jubooyin ku waa masaakiine halaga qabto axmed waa rudhwaaye ýur ka dhaha kkkkkkk

  • @mohamedosman8195
    @mohamedosman8195 3 วันที่ผ่านมา

    War oo than waa tuugo

  • @CabssNasir-u4z
    @CabssNasir-u4z 3 วันที่ผ่านมา

    Beenlow dadka halimin

  • @WarsangeliHusein
    @WarsangeliHusein 3 วันที่ผ่านมา

    Bata

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 3 วันที่ผ่านมา

    Daalin axmed madoobe shabaab waa in la dilaa

  • @mohamedabdishire4356
    @mohamedabdishire4356 3 วันที่ผ่านมา

    Adeer wa run siyaasinta marakan somaliyeed wa isku mid o mabda' ugu imaan maysid lkn waxa la mid ah wariyayasha somaliyeed badidod

  • @KadarAbdi-f5n
    @KadarAbdi-f5n 3 วันที่ผ่านมา

    Xoog halagu qabto jubbland

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 3 วันที่ผ่านมา

    Waa axmed madoobe ninka aan is badalin hadaadan xasdaynin!!!!

  • @cabdisamiicaxmed4280
    @cabdisamiicaxmed4280 3 วันที่ผ่านมา +1

    Beentu waa ceeb warna ma aha.

  • @MohamedAbdullahiMaalim
    @MohamedAbdullahiMaalim 3 วันที่ผ่านมา

    War been ah baad mesha kuhaysaa
    Niyo adigu m jubalander matahay horta 😂