Maxaa ku dhacay ninkii isku dayay inuu soo ogaado Yajuuj iyo Maajuuj?🤯🤯🤯🤯🤯

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Mid kamid ah calaamadaha waawayn ee ka horeeya qiyaamaha waa soo bixida qowm la yiraahdo yaajuuj iyo majuuj, dadkaan aya inagula nool aduunka korkiisa meesha ay ku jiraan waxaa lagu xeendaabay oo lagu wareejiyay darbi dheer oo ka samaysan bir iyo nuxaaas, maalinkastana waxa ay waabariga u jarmaadaan si ay darbigaas ujabiyaan ugana soo baxaan lkn marka uu gabalku dhaco ayay iska laabtaan iyaga oo aan yoolkoodii gaarin. Ma jirto cid wali gaartay gidaarkaan diyaradaha horumarsan ee aadamuhu sameeyay iyo satarleetyada dul dawaafaya aduunkaan awood uma yeelan in muqaalo iyo sawiraba kasoo qaadaan meesha ay dadkaan ku jiraan, lkn waxaa jirta dhacda can ah oo ay soo wariyaan tariikhyahanada islaamka oo ah in mid kamid ah howlwadeenadii khaliifkii muslimiinta ee la oran jiray haaruun alwaathiq oo safar qaatay ku dhawaad 2 sano ku gaaray darbigaan kana faalooday qaabka uu ahaa iyo xalada uu xiligaas ku sugnaa.
    --------------------------------------------
    -----------------------------------------------
    ku soo channels keena kale
    -------------------------------------------------
    -------------------------------------------------
    🎥 TH-cam: / @hayaan_21
    📷Instagram: / hayaanmedia22
    👥Facebook: / hayaanmedia21
    📱TIKTOK: / hayaanmedia21
    📱Telegram: t.me/HayaanMed...
    🔊 background sound
    Calm Humming Background Nasheed (extended)
    .
    .
    .
    .
    .
    Credits
    - Muhammad Al Muqit
    - yt/Sense Islam
    Tags:
    #nasheed #islam #quran #nasyid #muslim #nasheeds #islamic #nashid #muhammad #nasyidindonesia #naat #nasheedvideo #nasheed2023 #nasheedvocals

ความคิดเห็น • 16