Walee reer Hiiraan meesheey ka jiraan dhaxantu kaaga soo dhici meeydo. Shabaab cashar lama ilaawaan ah ayaad u dhigteen ilma adeerayaal sharaf iyo karaamo ayaanu idiin heeynaa ee Guuleeysta. Anaga Reer Puntland daacis ayaanu cirib tireeynaa ee sidaasaa inoo balan ah
Xawaadle maxamed iyo lelkase maxamed the lion,s of somalia the Reality❤❤💯💯🦁🦁✊✊💪💪👍👍
Mashaallaah Mashaallaah Mashaallaah
Nolow general hiiraan
Xaewadle ALLAAH ayaa lajira waa xaq udirir
Baxdo dadka degan illahey habarakeyo waa dad ay kadhabtahey dagaalka khawarij ta lagula jiro runtii meshaas wey cadeysatey hadafkeda masha allaah
Xaad afka ugu tag tagtaa4 Abgaal Cismaan??? Adiga waxaa tahay XAWADLE ZULU
Maantay miskiin cml ayaa u hadleysaa maxaa jira

❤❤❤