Faqiir yaa La Yidhaah? || Ustaad Hamse Habiib

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Faqiir yaa La Yidhaah? || Ustaad Hamse Habiib
    Razeen Training Center

ความคิดเห็น • 36

  • @SafiyaNuur-fu5xj
    @SafiyaNuur-fu5xj 9 หลายเดือนก่อน +6

    Manshaa allaah hambalyo hambalyo macalin wankusalaamay

  • @khadarcali1359
    @khadarcali1359 8 หลายเดือนก่อน +7

    Mashaa alaah laba jeer uun riski galay mar shaqaaa sameeyay waan ku guul daraystay waan dadaalay hadana lacag ayaaan soo saaray Saaan u lahaaa maxad ku qabtaa horta lacagta biiri intaa go aan qadanaso waxa dhacday in lacagtiiba igah bur burtay Alxmdulilaah Cafimadkii waa haystaaa inaan hada siii dadaaalo ayaaan rajaynayaaaa Quushadu kuma jirto Qorshahayga

  • @Guled-v8x
    @Guled-v8x 4 วันที่ผ่านมา

    Masha allah

  • @ismacilxasan-wr9jk
    @ismacilxasan-wr9jk 9 หลายเดือนก่อน +6

    جزاك الله خيرا خيرا شيخنا الفاضل ❤❤

  • @abdullahimohamed8746
    @abdullahimohamed8746 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ma sha Allah Hamze Xabiib sxb hore.. Allah ya barik

  • @xuseincade1992
    @xuseincade1992 8 หลายเดือนก่อน +1

    M.a ustad noo soo badi la talinta macalinka dad hada u cusub aa nahee💯💯💯🙏🙏🙏

  • @abdifitahmohamedabdirahman3817
    @abdifitahmohamedabdirahman3817 7 หลายเดือนก่อน

    Maclin illaheey dabigaada iyo dabiga walidiinta ha dhaafo illahy haku naxriisto, ummadda wanaaga uso gudbineysid illahy haka abaal Mariyo runti waxbadn la faiday❤

  • @maryanguleed3681
    @maryanguleed3681 3 หลายเดือนก่อน

    Jasaakalahu khayr, muxaadiro muhiim ah weye

  • @CabdiraaxmanIsmaaciil
    @CabdiraaxmanIsmaaciil 6 หลายเดือนก่อน

    Mnsha alaah sheekh ale ha ku barakeyo qof wax badan soo maray so kacay soo kufay

  • @abdirahmanabdillahi9327
    @abdirahmanabdillahi9327 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيكم وجزاكم الله خير

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran 🤝👍

  • @MaxamedShariif-bx1kp
    @MaxamedShariif-bx1kp 8 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا
    Aad baan kaaga FAA'iiday mahad sanid ustaad xamse❤❤❤

  • @CabdiRahman-cu9ll
    @CabdiRahman-cu9ll 3 หลายเดือนก่อน

    جزك الله خيرا

  • @haboonwardo6645
    @haboonwardo6645 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid Ustaad
    Codsi waxa naga ah inaad si joogto ah usoo gelisaan video yadan waxtarka leh @razeen training channel.

  • @abdifatah_mustafa
    @abdifatah_mustafa 8 หลายเดือนก่อน

    M.A Illah hakaa ajar siiyo Ustaad

  • @malyunhashi5711
    @malyunhashi5711 8 หลายเดือนก่อน

    Ilhay haku xiftiyo sheekh xamse
    Waxad ahayda maclinka macahad ibunu baas Manshalaah

  • @farhanhdhimbil4998
    @farhanhdhimbil4998 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaad.😊❤

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 9 หลายเดือนก่อน

    Jazak allhu khayr wlo macalin

  • @shabcanmuse9012
    @shabcanmuse9012 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad❤

  • @SahraMaxamed-x7p
    @SahraMaxamed-x7p 8 หลายเดือนก่อน

    شكرا جزاك الله خيرا

  • @MohaHoje.
    @MohaHoje. 8 หลายเดือนก่อน +1

    Eebbe wayne khayr dhammaantiis ha kugu abaalmariyo Ustaad Hamze Habiib . 👏

  • @cabdixakiimsiciid6964
    @cabdixakiimsiciid6964 8 หลายเดือนก่อน

    العلم وبناء الأمم

  • @AyuubAbdi
    @AyuubAbdi 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad xamza

  • @RudwaanFarxaan
    @RudwaanFarxaan 7 หลายเดือนก่อน

    Manshallaah

  • @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw
    @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw 8 หลายเดือนก่อน

    Guuleyste iyo Guul-dareyste inaad noqoto waxaa go-aamiya Waa waxa aad mar walba waqtigaada aad geliso xumaan iyo wanaag-ba"

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 8 หลายเดือนก่อน

    Waa runti

  • @Cumarawcali
    @Cumarawcali 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allaah janno hakugu abaal gudo xamse walaal.

  • @abdinasir-px5hc
    @abdinasir-px5hc 8 หลายเดือนก่อน

    Ustaad nosoo badi vedioda noocan ah .

  • @mustafeahmed1582
    @mustafeahmed1582 9 หลายเดือนก่อน +2

    Xikmad badane macalinkygii

  • @ABDIAZIZOSMAN-h4e
    @ABDIAZIZOSMAN-h4e 8 หลายเดือนก่อน

    Anigu ma.aminsani social media ayaa hormar laga Gaara.

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 8 หลายเดือนก่อน

    Aniga faqiir ma ihi marka 😂😂😂 waxbaa ii soo hara

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 8 หลายเดือนก่อน

    Sax

  • @xuseincade1992
    @xuseincade1992 8 หลายเดือนก่อน

    M.a ustad noo soo badi la talinta macalinka dad hada u cusub aa nahee💯💯💯🙏🙏🙏

  • @Maajid143
    @Maajid143 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Ustaad❤