GORAY PODCAST | DAL & DAWLAD | DR. GULED SALAH ​⁠

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Marti Galiye: Goray Daahir
    Marti ku ah: Dr. Guled Salah
    Producer: IBrahim CM
    Edit: IBrahim CM
    Production: ‪@sultaanfilms‬
    Listen Goray Podcast
    Spotify open.spotify.c...
    Apple Podcast podcasts.apple...
    GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno
    dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan
    aqoon iyo ogaalkoodana kobcin karaan.
    ...
    For bussiness inquieres
    Sultaanfilms@gmail.com
    ...
    The official TH-cam channel of Sultan Films
    Subscribe for the latest entertainment, music videos, and more.
    / sultaanfilms
    Home of Entertainment
    ©2023 SULTAN FILMS. All rights reserved.
    ...
    #SultanFIlms
    #GorayPodcast

ความคิดเห็น • 39

  • @abdirahmanabdullahi539
    @abdirahmanabdullahi539 8 หลายเดือนก่อน +3

    Dr Guuled wlhi waa aqonyahn iyo hogaamiye maantadan dalkeenu u baahanyahy xilalka ugu muhiimsan ee dalka in loo dhiibo waa uu u qalmaa

  • @vanbilaal3495
    @vanbilaal3495 10 หลายเดือนก่อน +8

    Goray Podcast runti waa podcast ka duwan kuwii hore loo arki jiray muuqaalka iyo jawiga videogu aad buu u yahy mid soo jiidan kara qofka keep going bro ❤

    • @PodcastGoray
      @PodcastGoray  7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal

  • @FardawsaAli-qi3cl
    @FardawsaAli-qi3cl 8 หลายเดือนก่อน +1

    M.a aqoon yahn dr gulled salah❤

  • @FarahAdan-y1i
    @FarahAdan-y1i 8 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaalah guuleyso madaxweyne

  • @nasramaxamuud123
    @nasramaxamuud123 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii madaxwaynanimo waqtigu kusiin wayay waxan rajaynaynaa in madaxwayne dani uga faaideyo dr guleed bulshada rer puntln si uu waxbadan ugu qabto

  • @mascud3079
    @mascud3079 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dr.guleed salah barre nin aqoonyahan ah oo reer puntland usoo baxay Guulayso Masuul

  • @mustafilkacase8186
    @mustafilkacase8186 8 หลายเดือนก่อน +1

    Tok tok yaa ka soo arakay🎉

  • @faadumomohamud7949
    @faadumomohamud7949 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allha waa aqoon yahay matali kara masiirka umada

  • @AhmedAli-pj3id
    @AhmedAli-pj3id 8 หลายเดือนก่อน

    M.a allah hogaamiya guled salah

  • @suhuurcabdilaahi2506
    @suhuurcabdilaahi2506 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waraysi qiima leh dr guuleed wax badan baa laga faaiidaya waraysigan mahadsanid weriye abdifataah

    • @PodcastGoray
      @PodcastGoray  6 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid Walaal

  • @BoqoradaReerbaasnood-vy9tf
    @BoqoradaReerbaasnood-vy9tf 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah

  • @fartuundaahir8272
    @fartuundaahir8272 8 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah guuleyso mudane madaxweyne

  • @RuqiyoAbdi-x5f
    @RuqiyoAbdi-x5f 8 หลายเดือนก่อน

    1998 Puntland waxay leedahay shacab io hogaan ay kukalsoonaayeen❤❤❤❤❤❤❤

  • @daudcr743
    @daudcr743 8 หลายเดือนก่อน

    Warysi qiimo badan Hogaamiye Guled salah Bare

  • @axmedfaarax766
    @axmedfaarax766 7 หลายเดือนก่อน

    Saaxiib waa barnaamij fiican
    Hase ahaatee music ayaa maskaxda naga qasay

  • @maryancabdi8600
    @maryancabdi8600 8 หลายเดือนก่อน

    Dr. guleed salah barre siyasi aad uqiima bdn ❤❤

  • @SabirinAbdirahman-hh5jt
    @SabirinAbdirahman-hh5jt 8 หลายเดือนก่อน +1

    M.a aqoonyahan 🫡

  • @abdirisaaqabshir3679
    @abdirisaaqabshir3679 8 หลายเดือนก่อน

    ❤qoonyahan Gulled salah barre 😊❤️

  • @HaskaYare-q3o
    @HaskaYare-q3o 8 หลายเดือนก่อน

    M.a Allh haku daayo i.a aragtidada io aqoontada inaa dadka uga faaiidyso

  • @quensuusaansuusaan7138
    @quensuusaansuusaan7138 8 หลายเดือนก่อน

    Mansha allh

  • @niciimaaxmed9144
    @niciimaaxmed9144 8 หลายเดือนก่อน

    Mashallah wll ❤

  • @TaafaracDemxa
    @TaafaracDemxa 6 หลายเดือนก่อน

    Keep goin goray podcast ❤

    • @PodcastGoray
      @PodcastGoray  6 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal

    • @abdiali1037
      @abdiali1037 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@PodcastGorayhi

  • @haawoali5442
    @haawoali5442 8 หลายเดือนก่อน

    Madaxweynaha Puntland 2026 ❤inshaalh

  • @abdirahmanadam4580
    @abdirahmanadam4580 8 หลายเดือนก่อน

    Dr GULLED SALLAH BARRE GUULAYDO MY COUSIN GUULAYSO 🙌

  • @AbdihakinAlisalaad
    @AbdihakinAlisalaad 8 หลายเดือนก่อน

    Dr guled salax waa aqonyahan da'yar oo kudayasho mudan

  • @Asiaherse
    @Asiaherse 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @AbdirahmanAbdul-w1c
    @AbdirahmanAbdul-w1c 8 หลายเดือนก่อน

    Keep going bro wax fcn baad nosoo gudbisey gulyso wll 🖐

    • @PodcastGoray
      @PodcastGoray  7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal

  • @RuqiyoAbdi-x5f
    @RuqiyoAbdi-x5f 8 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @mascud3079
    @mascud3079 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wxay la micno Tahay deni haddi u isku dayey in uu boobo Doorashadii qof iyo cod Tan 66 dii xildhiban waa uu boobay Taasana khalad bay idinku ahyd inaa doorashadaas la gashaaan

  • @nimcoismaciil3341
    @nimcoismaciil3341 8 หลายเดือนก่อน

    Ninkan ina la soo saray ahad runti waxayaabo badan oo muhiimah buu ka hadalay waan xalada sax ee putland ka jirta

  • @CabdirisaaqMohamed-s3p
    @CabdirisaaqMohamed-s3p 8 หลายเดือนก่อน

    M.ᴀ

  • @abdulazizlalansay1002
    @abdulazizlalansay1002 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allaaah

  • @ibraahimcali60
    @ibraahimcali60 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @fahmoabshir5476
    @fahmoabshir5476 8 หลายเดือนก่อน

    M.a