- 80
- 1 734 265
HOYLAMP
United States
เข้าร่วมเมื่อ 16 ส.ค. 2020
HOYLAMP
Hadafkeenu waa (DAAH KA ROGA WAXA KAA DAAHAN).
Ma xiiseysaa Aqoonta cilmi nafsiga?
Sidee baa loo noqdaa qof Guulaysta?
Sidee looga dhigaa naftaada mid hormarsan si aad guusha u gaarto?
Waxaan channelkaan idiin kugu soo gudbinaycnaa waxwalbo oo idin kaga daahan Guusha, Cilmi nafsiga, hagaajinta naftaada, horumarinta naftaada iyo fiyoobidda maskaxda qofka.
Waxa ugu weyn ee aan daneynayno waa in noloshaada aan dhanka wanaagsan u badalno.
U jeedkanaga waa:
• In aad ka xorowdo waxwalbo oo hoos kuu dhigaayo ama ku dhibaayo.
• aadna u ogaato waxa ku anfacaayo ee noloshaada wax taraayo.
• Qofka oo naftiisa hagaajiyo, hormariyo, guushana u diyaariyo.
Sidoo kale Baraha kale ee bulshada waan ku jirnaa sida Facebook, Instagram iyo Twitter. Meelahaa waad naga soo qaban kartaa!

Isbadal ku Samee Noloshaada Sanadkaan Cusub
Sanadka cusub ee 2024 waa in uu kuu noqdaa mid aad noloshaada wax uga badasho oo aad u noqoto qof hami leh.
haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP th-cam.com/channels/TqkDzRGrUeOBjwpSN0ns9g.html
sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto,
waxaad nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Facebook: Hoylamp
Instagram: Hoylamp
Twitter: Hoylamp
Tiktok: www.tiktok.com/Hoylamp

มุมมอง: 2 374
วีดีโอ
Jooji Warwarka oo Biloow Nolosha
มุมมอง 4Kปีที่แล้ว
haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP th-cam.com/channels/TqkDzRGrUeOBjwpSN0ns9g.html sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto, waxaad nagala socon kartaa baraheena bulshada: Facebook: Hoylamp Instagram: Hoylamp Twitter: Hoylamp Tiktok: www.tiktok.com/Ho...
MUHIIM in aad Ogaato
มุมมอง 1.3Kปีที่แล้ว
Linkiga Channelka: www.youtube.com/@abduhabhasan haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP th-cam.com/channels/TqkDzRGrUeOBjwpSN0ns9g.html sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto, waxaad nagala socon kartaa baraheena bulshada: Facebook: Hoylamp Instagram: Hoylamp Twitt...
Ma Caajistay? Samee 5 Taan Wax Xiliga aad Firaaqada Tahay
มุมมอง 4.9Kปีที่แล้ว
Dadka badanaa waxay maalayacni iyo waxyaabo aan mustaqbalka anfaceynin ku lumiyaan waqtigooda. Waqtiga waa waxa ugu qaalisan ee aan haysano xitaa ka qiimo badan lacagta. Hadaba si uu waqtiga kaaga khasaarin oo aad bilaa macni ugu lumin, samee waxyaabahaan aan kula wadaagayo. Haddii aad noloshaada ku dabaqdo 5 taan shay xiliga aad firaaqada tahay, aad ayaad ugu farxi doontaa in aad sameysay must...
5 taan wax ha u ogolaan in ay noloshaada maamulaan
มุมมอง 3.4Kปีที่แล้ว
Marnaba ha ogolaan in 5 shay ay noloshaada maamulaan! Waxaa macquul ah in qaarkood ay ilaa ciyaalnimadii kula kowsadeen lkn aad ka warqabin. Daawo muuqaalka ilaa dhamaad si aad u ogaato. Channelkeena labaad: www.youtube.com/@abduhabloyel3117 haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP th-cam.com/channels/TqkDzRGrUeOBjwpSN0ns9g.html sidoo kale h...
Si Dhaqso ah ayay Dadka kuu Xushmeyn Doonaan, Intan uun Samee!
มุมมอง 7K2 ปีที่แล้ว
sidee loo noqdaa qof dadka ay xishmeeyaan/xushmeeyaan? muuqaalkaan waxaan idin kula wadaagayaa 12 wax oo aad sameyn karto si aad xishmadda dadka si dhaqsa ah ugu hesho. daawasho wacan. haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP th-cam.com/channels/TqkDzRGrUeOBjwpSN0ns9g.html sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimk...
Dad la Hadalka Maku Dhibantahay? 10 kaan Wax Samee
มุมมอง 5K2 ปีที่แล้ว
Haddii ay kugu dhacdo in aad hadal waydo ama aad dareento in ay dadka kuugu agcaajisayaan, maxaad si khaldan u sameynaysaa. Daawo muuqaalka ilaa dhamaad. haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP th-cam.com/channels/TqkDzRGrUeOBjwpSN0ns9g.html sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto, waxaad naga...
Aad baan Fulay u Ahay, Maxaan Sameeyaa?
มุมมอง 7K2 ปีที่แล้ว
Cabsi iyo Fulaynimo ma Dareentaa? daawo muuqaalkaan ilaa dhamaad. haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP th-cam.com/channels/TqkDzRGrUeOBjwpSN0ns9g.html sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto, waxaad nagala socon kartaa baraheena bulshada: Facebook: Hoylamp Instagram: instagram....
Qof Aad u Qalbi Jilicsan Baa Tahay - Calaamadahan iska Eeg
มุมมอง 3.8K2 ปีที่แล้ว
dadka aadka u qalbiga nugul haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP th-cam.com/channels/TqkDzRGrUeOBjwpSN0ns9g.html sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto, waxaad nagala socon kartaa baraheena bulshada: Facebook: Hoylamp Instagram: Hoylamp Twitter: Hoyla...
Shakhsiyad Adag Maleedahay? 9 Iska Eeg
มุมมอง 7K2 ปีที่แล้ว
haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP th-cam.com/channels/TqkDzRGrUeOBjwpSN0ns9g.html sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto, waxaad nagala socon kartaa baraheena bulshada: Facebook: Hoylamp Instagram: Hoylamp Twitter: Hoylamp Tiktok: www.tiktok.com/Ho...
Haddii aad intaan Sameyso Kalsooni Rajo Haka sii Qabin
มุมมอง 11K2 ปีที่แล้ว
Kalsoonidu waa furaha waxwalba. haddii aad isku kalsooneyn dhibaatooyin nafsiyeed ayaad si joogta ah ula kulmaysaa. hadaba iska ilaali qodoba haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP th-cam.com/channels/TqkDzRGrUeOBjwpSN0ns9g.html sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto, waxaad nagala socon kar...
Mardambe Wax Aad Ku Hadasho Ma Weyn Doontid
มุมมอง 5K2 ปีที่แล้ว
Mararka qaar makugu dhacdaa in hadalku kaa dhamaado? hadaba maxaa lagu xalin karaa hadalkaa? Channelkeena cusub ku soo biir - - th-cam.com/channels/XnYdtaL-mM_UmBeVHS8qFA.html haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP th-cam.com/channels/TqkDzRGrUeOBjwpSN0ns9g.html sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad ...
Muxuu Midabka aad Jeceshahay ka Sheegayaa Shakhsiyadaada
มุมมอง 2.4K2 ปีที่แล้ว
haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP th-cam.com/channels/TqkDzRGrUeOBjwpSN0ns9g.html sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto, waxaad nagala socon kartaa baraheena bulshada: Facebook: Hoylamp Instagram: Hoylamp Twitter: Hoylamp Tiktok: www.tiktok.com/Ho...
Ma Dooneysaa in aad Noqoto Qof aad u Caqli Badan - 10 kaan Wax Samee
มุมมอง 9K2 ปีที่แล้ว
Ma ogtahay in aad heerka caqligaaga siyaadin karto? haddii ay taas ku cajabisay ila daawo muuqaalkaan. kusoo biir channelkeena cusub oo aad ku wadaagi doono; sidee online-ka uga shaqaysan kartaa, cilmiga la xiriira technology-ga iyo sida aad naftaada uga dhigi lahayd mid guulaysata. haddii aad intaas xiiseynayso Subscribe dheh th-cam.com/channels/XnYdtaL-mM_UmBeVHS8qFA.html haddaad nagu cusubta...
Maxaa ka Jira in aad Socod Lacag ku Sameyn karto - SweatCoin - Xaqiiqda Dhabta ah
มุมมอง 7642 ปีที่แล้ว
Maxaa ka jira in aad socod lacag ku sameyn karto? maku wareersan tahay in ay xaqiiq tahay in aad socod lacag ku helayso adigoo isticmaalaya Appka Sweatcoin? haddii ay sidaa tahay, muuqaalkan ayaan kuugu tala galay si wax walba kuugu kala cadaadaan. haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP th-cam.com/channels/TqkDzRGrUeOBjwpSN0ns9g.html sidoo...
Afarta Nooc ee Shakhsiyadaha Dadka Midkee Tahay
มุมมอง 7K2 ปีที่แล้ว
Afarta Nooc ee Shakhsiyadaha Dadka Midkee Tahay
mardambe kalsooni daro kama caban doontid
มุมมอง 27K2 ปีที่แล้ว
mardambe kalsooni daro kama caban doontid
Qof xirxiran (Introvert) ayaa kaa helay - 8 daan calaamad ku ogoow
มุมมอง 10K2 ปีที่แล้ว
Qof xirxiran (Introvert) ayaa kaa helay - 8 daan calaamad ku ogoow
5 Calaamado - Dadka Sida Runta ah u Caqliga Badan
มุมมอง 17K2 ปีที่แล้ว
5 Calaamado - Dadka Sida Runta ah u Caqliga Badan
5 Tan Caado ka Digtoonoow Maskaxdaada ayay Waxyeleyn karaan
มุมมอง 3.8K2 ปีที่แล้ว
5 Tan Caado ka Digtoonoow Maskaxdaada ayay Waxyeleyn karaan
4 Shay oo Kugu Dhiirigelinaya in aad Wax Walbo Qabato
มุมมอง 4.7K2 ปีที่แล้ว
4 Shay oo Kugu Dhiirigelinaya in aad Wax Walbo Qabato
Isbadal Dahsoon ayaa kugu socda! 6 Calaamado
มุมมอง 3.9K2 ปีที่แล้ว
Isbadal Dahsoon ayaa kugu socda! 6 Calaamado
7 Dhibaato oo ay Kaliya Dadka Caqliga Badan la Kulmaan
มุมมอง 27K3 ปีที่แล้ว
7 Dhibaato oo ay Kaliya Dadka Caqliga Badan la Kulmaan
5 Dabeecado Khatar ku ah Nolosha Qofka!
มุมมอง 25K3 ปีที่แล้ว
5 Dabeecado Khatar ku ah Nolosha Qofka!
Isku Kalsoonidda. Sidee loo Noqdaa Qof isku Kalsoon?
มุมมอง 17K3 ปีที่แล้ว
Isku Kalsoonidda. Sidee loo Noqdaa Qof isku Kalsoon?
Boorso mawado aniga sxp
Walahay zxb anaa layga faa.iidaystay jacayl iyo qiiro aaan ilin aaan dhab ahayn ka dibmudo dheeer toos laygu booday
1:25
Hi 👋
Wlhi dabeecadahg ayad ka hadashy
Qpfka caqilka eh waa qof marwalbo io meelwalbo kafigsan waxwalbo
Mahadsanid
❤😂🎉dhagi😊
We
Alxm 🤲🥰
Kama helin istàap furuLlah😂
M.a lkn hanjada ma iga hubtaa😂😊
Xaqiiqa waaya waaba aniga qofka aad sheegeeyso sxb dabeecadaas waan leeyahay 100 kiiba 100 dadka danna qalad ayeey ii fahmaayaan mar waliba
Alx wllhi 100/99wan leyhy 🎉😮😢
Wlhi calamadahan waxan is dhihi jiray adiga o kaliya ayay ku khasyahiin lkin waxan ogaday in daad badan aan iskaga mid nahay allxdulila
Yoon
Wll wax barashadaa igu adag iisoo duceeya😢
😮😮😮😮
Plz aniga Dadka marka la hadlayo ma fiirin karo wajigoda ama indhahoda why
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh nio legend tahay hhhhhhh
M.a dammaan waay wanaagsan yihiin
Kkkk qof walba ani waaye haduu dhoho yaan ahayn marka?😂
Dhamaan waanleehay tilmaamahan wll
Thanks❤
😢
Dad hortooda kama hadlikaro
Baararka iyo xafladaha la aadaa iyo meelaha kaa soo horbaxdaba sida inbadan bulshada U qabtaan kkkk waxaa kaloo la dhagaystaa dadka waxa aad jeceshahay kugu raaca khaladkooda waxaa la Iska ilaali dadka Ku waaniyaa
Mya bailable kalasona
Wraa ani waaye be
I watching this video Monday,Oct 28 2024
Mash allah talooyin fican kaa helay mahadsanid
Jasaa kalaa khayr
Ani waaye wllhi😢
aamina cabdi
Thanks bro I will try❤ insha allah❤
Masha allaha ustaad
Wlh dhamaan tilmaamahaan waa leeyahay cajiib😮
Aad iyo aad wllaahi qodobka 8aad❤
6aadna waan isku arkay 😂
Dabeecada 5aad waan isku arkay😅
Dabeecada 2aad Baan isku arkay wllaahi
Aniga aragtida 1aad Baan isku arkay wllaahi
Mahada sanid abowe
1 ku tiirsananta qof kale oo ka fakar adigu naftada 2 Haa badan jooji bila Micnaha ah inad wax walba Ha dhahdo 3 dadka kugu qaldamay iska cafi 4 Hawsha u diyaar garow adiga wax walba la kuli kara 5 Haka niyo jabin dadka Hadalkoda xun tadada ku soco kuwa wanaga ku shega qado wanagoda
1 Ha galin jeebka gacanta Marka dadku kula joogan ee kula Hadlayan 2 dsdka gacanta ugu salan si wanaagsan 2 sikin 3 Ha calashan xanjo Marka dadka wax ku sheegaya la joogto oo tuur ama afka iskaga Hayso calashinta jooji 4 dadka indhaha caadi ugu fiiri Marka ay kula Hadlayan indhaha qofka adiga ku gubin si cadi ah ugu eeg indhihisa 5 Mabducyo khalada Meesha kento Marka qofku Hadalka dhameyo keen adna sheeko yar oo xiiso leh 6 inad sanqadh dadku dhibsanayan ka sanqadhiso ama cagta oo mel ku xoqdo aad dhulka ku jido 7 Moobelka aad jeegarayso Marka aad qof la Hadlayso ama dad la joogto jooji 8 Ha ilow dadka Magacoda Marka ay Mar ku sheegan jooji inad waydiso Mar labad 9 kaso daahida kulanka dadka ku yeedho jooji Markiba kalay 10 uso labiso si wacan Marka dadka la kulmayso
Xaqiiq waan arkay dad leh 😂😂
Mahadsanid doctar❤❤❤keep going
Walahi waan leeyahay dabecadahan Sidaa ukeenta kayaabay hada anaga aduunka dhif iyo nadir maakunahay😊😂
Insha Allah wan ku didalay italkey
War now wax ku hadli mayside dad wakhtiga ha ka ridin😮