Aad baan Fulay u Ahay, Maxaan Sameeyaa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Cabsi iyo Fulaynimo ma Dareentaa? daawo muuqaalkaan ilaa dhamaad.
    haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP / @hoylamp
    sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto,
    waxaad nagala socon kartaa baraheena bulshada:
    Facebook: / hoylamp
    Instagram: / hoylamp
    Twitter: / hoylamp
    Tiktok: www.tiktok.com...

ความคิดเห็น • 24

  • @HOYLAMP
    @HOYLAMP  2 ปีที่แล้ว +12

    Hadaad codka wax isbedel ah ka yara dareemaysaan, ka raali noqda saaxiibayaal - xoogaa waan yar hargabeysnahay :)

  • @30second7
    @30second7 2 ปีที่แล้ว +4

    "There is nothing to fear but fear it self"
    Ma jirto wax aan ka cabsano oo aan ka ahayn cabsida Laftigeda💪

  • @JANO-RAADIS143
    @JANO-RAADIS143 2 ปีที่แล้ว +10

    WAAN OGAHAY WLL WAD ARKI DOONTA FARIINTAYDAN RUN AHANTII WAXAN JOOGNA ADUUN ADUUN MICNIHI KA DHAMADAY 😭😭 OO SHARKI KA BATAY KHAYRI WAXAN SOO GUDBINA BARNAAMIJYO DIINI AH OO AD WAX BADAN KA FAA'IDI DOONTO NAGUSO BIIR OO NASO RAAC WLL #ILAHAYOW_JIDKA_TOOSAN_NAGU_HAGAAJI 😭

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 2 ปีที่แล้ว +4

    " hadii aad nabad rabto u diyaargarow colaad "
    odhaah hore .

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 2 ปีที่แล้ว +2

    Anigu geesi geesi dhalay oo aan gaban baan agay, bal geesinimasaydaa waxan ahay ninka marka ay dad is qabtaan sida dabaysha u haada ee aan xaab laga soo qaadin

  • @muqtaaryare9368
    @muqtaaryare9368 2 ปีที่แล้ว +3

    Cabsidu waa wax lagu dhasho sidaas ayaan aaminsanahay haddii aanan qaldaneyn

    • @Niimmoh4
      @Niimmoh4 ปีที่แล้ว +1

      Saas mahan wll waxa kena waa kalsooni lanta badana daadka aan isku kalsoonen ee cabsaada bila Adam oo kaliya kama cabsadan xiita inay Meel ka muqdaan aama keligod aaya Waax qabsadaan wayka cabsadaan ayago ka baqaya fashil waxana kena yarantisa qofka iin dhibatoyiin lagu soo sameyay sida dilmaada oo kale qofka cabsi iyo kalsooni laa aan ayaa ku beermayso maa aqan iin arinkan nayla arkay😔

  • @xabibmohamad
    @xabibmohamad ปีที่แล้ว +2

    Wall dhibato yaaiga haysto
    Markaan itixaan galayo wan cabsadaa
    marka wax laiwaydiiyo seen iskagadaynkaraa wad mahadasnthy

  • @abdirahmanmustafaking6808
    @abdirahmanmustafaking6808 2 ปีที่แล้ว +1

    #Ilaahay_jidka_toosan_haynugu_beego.

  • @savageboy1844
    @savageboy1844 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxan ogaaday the more waxa aan ka cabsado aan isku dayo wa the more kalsonideydu siyaado, balse nio anu bini aadan kama baqe waxa dhib igu haya cabsida dhanka mustaqbalka

    • @abdirihmanmohamudyusuf
      @abdirihmanmohamudyusuf ปีที่แล้ว

      Alle u daa taas oo talo saaro keliya dadaaal adi taas lee ku saaran

  • @hanimaxamud4269
    @hanimaxamud4269 ปีที่แล้ว

    Wll hadalkaba kuma ficni man cabsadeen lkn hadalka iskuma ficnin

  • @CumarNuur-j3g
    @CumarNuur-j3g 16 วันที่ผ่านมา

    Cabsidu wxy timada markad indhaha isku qabato blse marba haday adagtahy inanan socon karin adoo indhaha isku haya....w mxy cabsi

  • @sakariyemaxamed5059
    @sakariyemaxamed5059 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa ahay qof caawimad badan hadana qofna aniga ima caawiyo maxaa sameeya?

  • @mohahazzan8748
    @mohahazzan8748 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @Arnayud02
    @Arnayud02 2 ปีที่แล้ว +3

    War somaliyey dagaal ma isku diyarineysiid markasta nabad kama hadashid isla hesheya ee dagaalka iskadaya

    • @HOYLAMP
      @HOYLAMP  2 ปีที่แล้ว +1

      Aad baad u saxan tahay walal

  • @anasxasananaslaki4237
    @anasxasananaslaki4237 2 ปีที่แล้ว +5

    Legenow aad baan geesi u ahay maxaa sameeya geesinimo inaa u dhinta kabaqaa maalin kasta dagaal

    • @HOYLAMP
      @HOYLAMP  2 ปีที่แล้ว +4

      Beribuu mid kaa geesisan kaa soo horbixiye maad ka joogi sxb 😂😂

    • @anasxasananaslaki4237
      @anasxasananaslaki4237 2 ปีที่แล้ว +1

      @@HOYLAMP 🤣🤣🤣

    • @nabadnolol2800
      @nabadnolol2800 2 ปีที่แล้ว +1

      @@HOYLAMP kķk warun walhi

    • @Maxamed_idriz
      @Maxamed_idriz 2 ปีที่แล้ว +1

      @@HOYLAMP 🙁🤝🤣🤣🤣🤣

    • @hamdamoha8153
      @hamdamoha8153 2 ปีที่แล้ว

      Wiil is walaba wabiya hela😂iska sug wabiyad arkine

  • @wahiibabdilahi8792
    @wahiibabdilahi8792 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabsi iyo fulaynimo kaliya waata alle laga cabsado naftu marbay baxdaa markaasna waa mid laguu qoray adoon ifka iman