Biyo La'aan iyo Gaajo Ayeey Shacabka Somaliyeed La il-daranyihiin Meel Kasta Alle Ayaa Umaqan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 25

  • @ubahali2846
    @ubahali2846 7 วันที่ผ่านมา +2

    Maashaa’allaah , war dhaliinyarooy hawshaan weeye tan alle agtiisa looga ajar raadsadee maad wiilkaan kheyrka qaba wanaaga uga dayataan, wallee dadku kala anfac badan.

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko 7 วันที่ผ่านมา

    Mooraal media❤💯💯👍👍👍👍👍

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 7 วันที่ผ่านมา +2

    Allaaaa Ayeydaa Ciidda jifta ee Mahaddaay ka timi wallaahi beerkaa i holcay. Lacagtii ay wax ku laheyd rag baa daara waaweyn iyo Hoteello ku dhista qaarna Akkoonno dibaddaa ku shubtay oo gaaladii ka xannibtey. Ha calfanina Aamiiiin

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 7 วันที่ผ่านมา

    Ilaahayow dadkanaga dhawlad qerqabta oo dhulkooda nimcada kujirta usoosaarta ukeen yaarabbi

  • @karinaali63
    @karinaali63 6 วันที่ผ่านมา

    I’m sorry my country end up like this very sad umada Somalia gajo u dhintay Ilahay u gargaro umada Somalia 🇸🇴

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 7 วันที่ผ่านมา

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Dalmar-r6g
    @Dalmar-r6g 7 วันที่ผ่านมา

    Somali dhaqaaĺaha ilaahay siiyey walaahi inaanay ahayn sidaa u baabaàn.
    Ilaahayow madax wanaagsan ooʻ ilaahay garanaysa na sii.
    Aamiin

  • @najma649
    @najma649 7 วันที่ผ่านมา

    Allaha caafiyo

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi 7 วันที่ผ่านมา

    Yaa allah wllhi xsanow umada somaliyeyy malinka qiyamo ilahey kugu dacwe dona maxad ku jawabi donta😢😢 adi wd raxeysaneysa ayaganah biyo xite ma hestan qarkod wr qayamow jira

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 7 วันที่ผ่านมา

    🧕🏻😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @NimcoIbrahim-zm4gi
    @NimcoIbrahim-zm4gi 7 วันที่ผ่านมา

    Hooyomcn system 😢😢😢

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
    @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 7 วันที่ผ่านมา

    Asc qofka marka hore ha la waraabiyo uurkaa ducaynayee

  • @yasminali278
    @yasminali278 7 วันที่ผ่านมา

    Asc wll ciwank wiilkan lagahalikar

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 7 วันที่ผ่านมา

    ..alle.shacabka.soomaaliyeed..hau.gargaaro..siyaasi.ayaa.cadaw.u.jabiyay.alle.ha.noogargaaro

  • @Tressamaxamedcali
    @Tressamaxamedcali 7 วันที่ผ่านมา

    Iyagaa is badey mey ku banan baxan oojajabiyaan madaxda dalimiintaa qabeel ayey ku qafifeen duli walba intay keydsadaan😢

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi 7 วันที่ผ่านมา

    Hooyo very sorry

  • @DekaDahirAhmed
    @DekaDahirAhmed 7 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢

  • @MohammedQashabir
    @MohammedQashabir 7 วันที่ผ่านมา

    Ajar alha kasi walalkayaw farxada islata kadhacaday

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 7 วันที่ผ่านมา

    Nin ka beejkiisa aaway natus

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 7 วันที่ผ่านมา

    Ha ka guuran meeshan biyo la anta udhawadan magalada

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 7 วันที่ผ่านมา

    Daqatirtu baxaris maleh may daweyan lacagta kayareyan

  • @SharmakeShariif-o1m
    @SharmakeShariif-o1m 7 วันที่ผ่านมา +1

    Walhi mamada weey faraxday qofka masakinta ka farxiya asagana ilahey ayaa ka farxinayo

  • @farhiyaabdirahman5146
    @farhiyaabdirahman5146 5 วันที่ผ่านมา

    Yaan lagaa xadin lacagta

  • @bossman1024
    @bossman1024 7 วันที่ผ่านมา

    Ha ka bixin