Jibsin kamida beesha muuse ismaacil oo dagta gobolka sanaag oo warsangali nabadgalyo u donatay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 52

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 14 วันที่ผ่านมา +2

    Dagaalkasta oo Huwanti dhabta ahayd iyo Sultanada Warsangali wada galaan Urusuge iyo Muse Yoonis waxay Alliance ahaayeen Warsangali

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 15 วันที่ผ่านมา +2

    Habar jeclooy yusra harti ha aaminin

    • @alisacid-cf8fu
      @alisacid-cf8fu 15 วันที่ผ่านมา

      adiga futadada ilaasho hj g36 ayaga walalo ah

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 14 วันที่ผ่านมา

      Habar walo haashterigii buule afbalaadh oo hadaaq baratay kkkkkkk 🤣🤣🤣🤣
      Ogow magaca yusra quraankuuba ku jiraa kkkkkk

    • @khaliilegal4490
      @khaliilegal4490 14 วันที่ผ่านมา

      Kelib ibn kelib khasiiisa isaaq jabkiisa iyo isku dirka reer sheekh isaxaaq .u malynmaayo inaad isaaq laakin hadaad tahay kelib ibn keleb ayaad tahay

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 14 วันที่ผ่านมา

      @khaliilegal4490 habar walo haashterigii buule afbalaadh oo hadaaq baratay kkkkkkk tolay isaaqow haashteriga iga xoreeya kkkkk

    • @robleahmed2558
      @robleahmed2558 14 วันที่ผ่านมา

      Adiga dhilonimada iska daa dayuus yahoow Yusra Hartibwaa la iska ilaalinayaa Ibn Dayuus.​@@alisacid-cf8fu

  • @Lugooye101
    @Lugooye101 14 วันที่ผ่านมา

    Nabad wax ka wanaagsani ma jirto.

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 14 วันที่ผ่านมา

    Horuu u sheegay ibraahim caydiid in laysku diri doono ciidamada medeniga ah cidii cadowga cagaha inoo qabanaya aynu iska qabano cadowga debeda hortii

  • @Ali-xw9il
    @Ali-xw9il 14 วันที่ผ่านมา

    Fadlan dadka haysku dirin weriye intaas waadba dhaantay qaarbadan oo meeshaa ka qayliya ee habar jeclo waa u kow inay muuse Ismaaciil algarxajisiya dagaalada uu kula jiro daarood habar jeclo waa markii ugu horays ee ey soogasho oo waa la ogyahay inaysan deegaanadaa waxba ka degin ee fadlan jooji in aad tidhaahdo wey kala cadhoodeen ✅💯

  • @Lillieisasigma
    @Lillieisasigma 14 วันที่ผ่านมา +1

    Ilka casaw warkaas iska hubi Uursuge waraangeli u tegey beentu waa xaaraan

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 14 วันที่ผ่านมา

    Dee col soo wajahan haday urursuge inaga baajinayaan maba xumee waxaan layelayn in aynu raadino mafiicnaa sidii khayrku inoo gu jiro ilahay hayna waa fajiyo amiin

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 14 วันที่ผ่านมา

      Badanaa muuse Ismaaciil algarxajisiya ee xeebaha degaa aad bay uga fog yihiin wixii ceergaabo ka dhacaya amaba war ba uma hayaan iyagaba 30sano baa daaroodku halkaa ku soo weerarayeen oo aanay in badani war u hayn waa dhul cimiladeedo adagtahtahay oo aan wax gaadiidka ahi hore u tegi karin ee haloo war geeyo in uu daarood dhamaantiisba isasoo baahaytay

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 14 วันที่ผ่านมา

      @Ali-xw9il walahi dhib hadii dhukaa aanay gaadiid tagi karin ilhay cadawga haka qabto oo haynaga qabto dadku waa inuu isku xidhmaa xaga xeebta laftee daarood way ku taamayaan waase layska qaban in sha allh guul iyo gobanimo

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 14 วันที่ผ่านมา

      @GjFy-c6d 30sano bay dagaalo kula jireen labada reer ee dega ee muusa yoonis iyo urursuge oo ah labada reer ee muuse Ismaaciil algarxajisiya ugu shisheeya waxaa ku dhici jiray in uu daaroodku in badan ku sooduulay oo uu xitaa tuulooyin ka gubay ee se wey iska caabiyaan illaahey fadligiisa ☝✅💯

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 14 วันที่ผ่านมา

    War belaayo afuufka iska daa waad dhimanaysaa😢😢😢😢😢😢😢

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 14 วันที่ผ่านมา +1

    Isaaq weerar ayaa lagu so yay iyagay utaal haday kala soconayaan iyo haday wada soconayaaanba

  • @AxmedSiciid-m8h
    @AxmedSiciid-m8h 15 วันที่ผ่านมา +1

    Ilka case warka waxba kama jiraan weliga wax hubi maalin dhoweyd waxaad lahayd niman h jeclo ah baa la afduubay maalinti kasii horeysey ee dagaalkii dhuur waxad lahayd laba nin baa la qabtay oo bir ilaalinayey

  • @xayiraiyoxoodmidia5326
    @xayiraiyoxoodmidia5326 15 วันที่ผ่านมา

    WARYAA NIN WAYN BAA TAHEE WAR AANAD HUBIN HA ISKAGA HADLIN SHEEKADA REERAHA MADAXA HA ISU GALIN BEENALE ALLE KA GO AY AYAA TAHAYEE SSB IYO G36 MA MATASHIDEE 😊😊😊

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 14 วันที่ผ่านมา

    War alle ka baq umada haysku dirin

  • @MukhtarMohamed-h6h
    @MukhtarMohamed-h6h 14 วันที่ผ่านมา

    SOMALILAND is SOMALILAND , idinka is gursada ina kaahin iyo muse bixii IYO siraanyo ayaa xasarada bilabaya lin ogow inaay A f dqgalameen lasnood iyo buhodlana , dhulka la simayan🐂🐂🐂🐂🐅 DAALO A A P✔✅

  • @sahraahmed6753
    @sahraahmed6753 15 วันที่ผ่านมา

    Guuul guuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 15 วันที่ผ่านมา

    ILAKACASOW. NAGA HUBI. MIDHKAAS. HUUNO. KKKKK❤

  • @saeedali6699
    @saeedali6699 14 วันที่ผ่านมา

    Arrinkaas wuxuu ku kooban yahay ashkhaas aan cidina ku metelen arrinkaas oo ka soo horjeeda difaaca cerigaabo ee reer shiekh ee gobolka sanaag ,cidii talaabada qaadayna ciqaab degdeg ah baa la marinayaa

  • @MahemedBaahad
    @MahemedBaahad 15 วันที่ผ่านมา

    WAR DADKA HA LANABAADGELIYO HARGEYSABA MUUSEBIXII MAA QABSADAAYE

  • @adiljakatooreahmed3396
    @adiljakatooreahmed3396 14 วันที่ผ่านมา +1

    qorilugud iyo buqdharkeyn muu dagaal kudooonto , maxaa sanaag iyo g36 dagaal dabada ugu riixiyaa? fuleyo xaarweyneyaal war nabad sanaag lagu hddhiinayaa full stop

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf 14 วันที่ผ่านมา

    Markaa ma u ogolaateen inay dhankooda kataagan calanka aysitaan ooy cashuuran gawaadhida

  • @NuurinaCali
    @NuurinaCali 15 วันที่ผ่านมา

    Odayaasha garxajis ee halkaatagay way khaldameen ee waxay ahayd inay latashadaan reer sheikh isxaaq

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 14 วันที่ผ่านมา

    Yusra harti doqonimada ku badan

  • @Jibriil595
    @Jibriil595 14 วันที่ผ่านมา

    Nabadu miyay xuntahay.

  • @MahemedBaahad
    @MahemedBaahad 15 วันที่ผ่านมา

    WAAR SOMAALILAANAD XUKUUMADII KUULMIIYE BAA FAARAHA KALABIIXIILA,,,,MARKA WAAKU SAAXAANYIIHIIN UURUURSUUGE TAALAADOODAA

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 15 วันที่ผ่านมา

    Odayaasha dhaska ha laga tumo dee

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 15 วันที่ผ่านมา

    Guul somaliland h s Ilkacase tv ka waran afhayeenka isaaq iyo madaxwaynaha somaliland ayaa kulmay baala leeyahay

  • @AbdiSbeezo
    @AbdiSbeezo 15 วันที่ผ่านมา

    Arinkaasi macquul maaha

  • @AhmedAli-jh7ln
    @AhmedAli-jh7ln 15 วันที่ผ่านมา +1

    ilka soow waa madsantahay
    Ceerigaabona nabadi mataalo
    ee xabadbaa taala

  • @fadumosahra4754
    @fadumosahra4754 15 วันที่ผ่านมา

    Ma xaad wadaa

  • @AliJaasaye
    @AliJaasaye 15 วันที่ผ่านมา

    Arintaa.u.firso.weriye.kuwii.ku.jirey.aya.waxa.sameyey.urusuge.wiil.iyo.hantiba.way.ku.jira.wana.laga.hadli.doonaa 10:46

  • @FuaadCali-d5u
    @FuaadCali-d5u 15 วันที่ผ่านมา

    Waar ragaa waxaad kuyidhaa habaqanina ciiddan layidhaahdo guulala xaaji cabdi ayuub oo aan lamalaysankan Ayaa idiin imandoona

  • @AliJaasaye
    @AliJaasaye 15 วันที่ผ่านมา

    Arintaa.u.firso.weriye.kuwii.ku.jirey.aya.waxa.sameyey.urusuge.wiil.iyo.hantiba.way.ku.jira.wana.laga.hadli.doonaa

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 14 วันที่ผ่านมา +1

    Irur Suge weligood Warsangeli ayey alliance ahaayeen. Huwan iyaga iyo Muse Yoonis midkoodna.
    URURSUGE IYO SALEH MUSE WAA UL IYO DIIRKEEF

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 14 วันที่ผ่านมา

    Ina gumedow oog horay wan iskaga dayey balse inanan khaldana waa xaqiq ma kuğu dharta inadan dib u sijogan oo sidadii bud madaxa kasarayo dameraha ta ugu lidata ayaa ugu dhuso badan ado ilmirigle ah inad rag ab iyo azal kuyaqan wad arkı Donta meeshad kasojesatid qodha salax ayadba bilowday harti iyo isaq ayanu kalanahay. Ee lugaha dhulka kuhay bideyohow

  • @SayidCabdi-qn1wx
    @SayidCabdi-qn1wx 15 วันที่ผ่านมา

    Niyawhaw sanaag inyayarayaan kaaodhan dagaalka harti habaryoonis daacad kama aha adiga ayaa kudawikhidoona ilkacasaw

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 14 วันที่ผ่านมา

      Harti oo dhan iyo jufo yar oo hy ah oo muuse Ismaaciil algarxajisiya ah weeye ✅💯

  • @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572
    @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572 14 วันที่ผ่านมา

    Warkaaga waa sugnaa marwalba

  • @djamagorgor6357
    @djamagorgor6357 15 วันที่ผ่านมา

    Waar beenta jooji hanti dawulad ledahay lama qaadane

    • @AbubakarAbdilahi-w3b
      @AbubakarAbdilahi-w3b 14 วันที่ผ่านมา

      😂😂waar taa ilaahay iyo umadiisuba wey arktaaye kaxay kle Nin gurcud fart taagay baa la arkay Oo Fartaag loo bixiyey Waaba Mid Maalin Cad Farta Taagay Nin walba Halkuu soo Gaadho Xukuumada Hagoosto Wey ir maantahee

  • @AliJaasaye
    @AliJaasaye 15 วันที่ผ่านมา

    Arintaa.ad.shegtay.waxba.ka.jira.laakmusa.ismacil.bari.arintaa.way.ka.simanyiin.wana.in.ugar.ah