Caawiye
Caawiye
  • 68
  • 66 401
Sida Dhalanyaradu ay u Noqon Karaan Hal-abuurayaal Ganacsi | 4 Qodob oo Muhiim ah | #dhiirigalin
Sida Dhalanyarada ay U Noqon Karaan Hal-abuurayaal Ganacsi
4 Qodob Muhiim ah
Ka Faaideysi Wacan.
#caawiye
#dhiirigalin
#dhiirigelin
#dhiirigeliye
#motivation
#motivationalvideo
#motivational
#success
#support
#subscribe
#subscribers
#life
#like
#share
#sheeko
#lacag
#lacagsamee
มุมมอง: 116

วีดีโอ

Waxaad Gubeysaa Naftaada iyo Mustaqbalkaaga !
มุมมอง 6549 ชั่วโมงที่ผ่านมา
18 - 34 Jiradda ayey Fariintaan ku Socotaa iska ilaali inaad ku ciyaarto Mustaqbalkaaga. Daawasho Wacan. #dhiirigalin #dhiirigelin #dhiirigeliye #motivation #motivational #motivationalvideo #life #success #support #subscribe #share #caawiye #comment #shorts #shortvideo
Buuga Xeerarka Hantidda Lagu Kasbado | The Rules Of Wealth | 20 Xeer | #dhiirigalin
มุมมอง 1.1Kวันที่ผ่านมา
Soo Koobida Buugga "Xeerarka Hantida Lagu Kasbato" Waxaa Qorey Richard Templar. 20 Xeer oo Muhiim u ah Si aad u Kasbato Hanti badan. Ka faa'ideysi Wacan #caawiye #dhiirigalin #dhiirigelin #dhiirigeliye #motivation #like #life #subscribe #support #success #share #shorts #books #booktok #book
Sidee Buug Loo Soo koobaa? 5 Qodob Oo Muhiim ah | 18 - 34 Jir | #dhiirigalin
มุมมอง 35214 วันที่ผ่านมา
Sidee Buug Loosoo Koobaa? Si aad Buug usoo Koobto Waxaa lama huraan ah inaad Raacdo Qodobaddan soo socda:- ● Qodobka1aad:- inaad Fahamto Ujeeddada Buuga ama Hadafka Guud Ee Buugga. ● Qodobka 2aad:- inaad Fahamto Fikirka uu Buuga uu Xambaarsan yahah. ● Qodobka 3aad:- Ogaanshaha ama Aqoonsiga Qodobbada Muhiimka ah Ee Buuga. ● Qodobka 4aad:- isku day inaad isticmaasho Luqad La Fahmi karo iyo Ereyo...
Buuga Mucjisada Kicidda Xili Hore | 6 Caado Subaxii ah oo noloshaada Wax weyn ka bedeli doona
มุมมอง 1.1K14 วันที่ผ่านมา
Buugaan Magaciisa waa "Mucjisadda Subaxii Hore" "Miracle Morning" " معجزة الصباح". Waxaa Qorey Hal Elrod, Waa Buug si Cajiib leh kuugu Sharxaayo Subaxaaga Sida aad ku bilaawan laheyd Waxuuna Kuu sameynayaa Routin Cajiib ah Wuxuuna ku Siin doonaa 6 Caado. 6daan Caado Hadii aad sida ay yihiin u dabaqdo Welwel, walbahaar, Cabsi, Guuldaro, iyo Fikradaha Xun Xun Wey ku daayeen. Ka Faaideysi Wacan. B...
Buuga Si degdeg ah Millionair ku Noqo | Sideed Ku Kasban Kartaa Milyanka kugu Horeeyey #dhiirigalin
มุมมอง 2.7K14 วันที่ผ่านมา
Buuga Si degdeg ah Millionair ku Noqo Sideed Ku Kasban Kartaa Milyankaaga Kugu Horeeyey waa buug Faa'iido badan xambaarsan. Ka Faa'ideysi Wacan. #dhiirigalin #dhiirigelin #dhiirigeliye #motivation #life #success #support #subscribe #like #share #caawiye
Talo Wax Tar Leh | Muuqaal Gaaban Faa'iido Weyn Xambaarsan | #dhiirigalin | #caawiye
มุมมอง 34621 วันที่ผ่านมา
Talo Muhiim Ah " MASKAXDA WAA MASHIINKA UGU XOOGA BADAN EE CAALAMK #caawiye #dhiirigalin #dhiirigelin #dhiirigeliye #motivation #success #support #life #subscribe #shorts #like #share
Buuga Cilmiga Lacagta | Sida loo kordhiyo dakhligaaga | aadna ku Noqon karto Hantiile | #dhiirigalin
มุมมอง 3.1K21 วันที่ผ่านมา
Sirta aad ku Kordhin karto Dakhligga Kusoo gala Waa Buug Muhiim ah Noloshaada Wax Badan ka Bedeli Doona insha allah #caawiye #dhiirigalin #dhiirigelin #dhiirigeliye #motivation #success #support #subscribe #like #share #life #sheeko
Si Fudud oo aad ku Qarsan Karto Xogta Kugu jirto Gallery-ga Mobeilka Adigoon isticmaaleyn Wax App ah
มุมมอง 15421 วันที่ผ่านมา
Si Fudud oo aad ku Qarsan Karto Xogta Kugu jirto Gallery-ga Mobeil-kaaga Adigoon isticmaaleyn Wax App ama Application ah. Ka Faaideysi Wacan #caawiye #dhiirigalin #dhiirigelin #dhiirigeliye #motivation #subscribe #support #success #shorts #shortvideo #shortsvideo
Sirta lagu dhiso hantida si degdeg ah | 8 tillaabo oo guul maaliyadeed lagu gaari karo| #dhiirigalin
มุมมอง 1.3K28 วันที่ผ่านมา
Sirta lagu dhiso hantida si degdeg ah | 8 tillaabo oo guul maaliyadeed lagu gaari karo. #caawiye #dhiirigalin #dhiirigeliye #dhiirigelin #motivation #money #books #aqoon #cilmi #subscribe #success #support #like
Ku Bedel Noloshaada 30 Maalmood | Waa Buug Muhiim ah Noloshaada Bedeli doona | #caawiye #dhiirigalin
มุมมอง 2.1Kหลายเดือนก่อน
Ku Bedel Noloshaada 30 Maalmood Gudahood Waxaa qoray Dr. Ibraahim Al-Faqi, oo ah khabiir ku taqasusey التنميه البشريه Horumarinta iyo Tababaridda Aadanaha. Ka Faaideysi Wacan. #caawiye #dhiirigalin #dhiirigelin #dhiirigeliye #motivation #books #book #buug #aqoon #subscribe #like #share #life #live @ogaansho
Siraha Lacagta ee ay dad badan aysan aqoonin !?
มุมมอง 359หลายเดือนก่อน
Siraha lacagta ee ay dad badan aysan aqoonin #caawiye #dhiirigeliye #dhiirigalin #dhiirigelin #motivation #subscribe #aqoon #somalia #somaliland #somalilanguage #lacag #lacagsamee #xamar
7 Sharci oo aad Hanti Ku Kasban Karto | Ku Socoto 20 - 30 jir ka | Fadhiga Kakac | #dhiirigalin
มุมมอง 387หลายเดือนก่อน
7 Shuruuc oo Hanti Lagu Kasban Karo Hanti in la kasbado waxay u baahan tahay xirfad, aqoon, iyo howl adag. Qof walboo raba inuu gaaro guul dhaqaale, waxaa muhiim ah inuu fahmo shuruucda lagama maarmaanka u ah kasbashada iyo ilaalinta hantida. Muqaalkan waxaa kuugu Sharaxi doona 7 shuruuc oo muhiim ah oo kaa caawin kara inaad hanti yeelato 1. Yeelo Xirfad. 2. Maamulidda Qarashaadka kusoo Gala. 3...
10 Tilmaamood oo Ay Wadaagaan Dadka Caqliga Badan | #caawiye #dhiirigalin
มุมมอง 401หลายเดือนก่อน
10 Tilmaamood oo Ay Wadaagaan Dadka Caqliga Badan Waxaan rajeynayaa inaad ka Faaideysan doontaan. Fadlan Channal-ka SUBSCRIBE Ku Saacid Video-ga LiKE Saar Siina Share-garey Si Asxaab Kale Ay Ugu Faaideystaan. Mahadsanidiin. #dhiirigalin #dhiirigeliye #dhiirigelin #caawiye #subscribe #share #like @Munasarmaxamed @MaxamadqadarMk @ogaansho
7 Nuuc Iska ilaali | Ka digtoonow Guurka | Guursada Naagaha Wanaagsan | Si Qaas ah adiga
มุมมอง 487หลายเดือนก่อน
7 Nuuc Iska ilaali | Ka digtoonow Guurka Naagaha Xun | Guursada Naagaha Wanaagsan | Si Qaas ah adiga Sxpka Guurdoonka ah Si Fiican isaga Fiiri 7daan Sifo Waa Kuu Muhiim. Mahadsanidiin dhammaan asxaabta qiimaha leh ee falcelinta wanaagsan kasoo bixiyey Video-gii Hore Runtii Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay taageeradiina iyo dhiirrigelintiina joogtada ah. Channal-ka Subscribe-ta Halugu Saacido ...
Ha u Ogolan Fikradaha Xun inay ku Niyad Jebiyan | Hadii aad ka hooseyso 30 jir Waa Qasab inaad Dawat
มุมมอง 364หลายเดือนก่อน
Ha u Ogolan Fikradaha Xun inay ku Niyad Jebiyan | Hadii aad ka hooseyso 30 jir Waa Qasab inaad Dawat
Qiso | Ganacsadaha Aan Waligiisa Khasaarin | Ducada Hooyo iyo Mucjisooyinka Ay Samayso | #caawiye
มุมมอง 289หลายเดือนก่อน
Qiso | Ganacsadaha Aan Waligiisa Khasaarin | Ducada Hooyo iyo Mucjisooyinka Ay Samayso | #caawiye
Qiso | Noloshaada Bedeli doonta | Sheekadan Adiga ayey kugu Socota | #dhiirigalin | #caawiye
มุมมอง 280หลายเดือนก่อน
Qiso | Noloshaada Bedeli doonta | Sheekadan Adiga ayey kugu Socota | #dhiirigalin | #caawiye
Sheeko Noloshaada ka bedeli doonta Guul-daradda una bedeli doonta Guul | #caawiye #dhiirigalin
มุมมอง 493หลายเดือนก่อน
Sheeko Noloshaada ka bedeli doonta Guul-daradda una bedeli doonta Guul | #caawiye #dhiirigalin
Oraah iyo Xikmado Noloshada wax Badan ka Bedeli dona |Xikmado Nolosha kuu #dhiirigalin #caawiye
มุมมอง 237หลายเดือนก่อน
Oraah iyo Xikmado Noloshada wax Badan ka Bedeli dona |Xikmado Nolosha kuu #dhiirigalin #caawiye
Xikmado Noloshada Wax badan Ka bedeli doona | Xikmado Nolosha kuu iftiminaya | #caawiye #dhiirigalin
มุมมอง 5392 หลายเดือนก่อน
Xikmado Noloshada Wax badan Ka bedeli doona | Xikmado Nolosha kuu iftiminaya | #caawiye #dhiirigalin
Buug | Sideed Hanti Ku Yeelan Kartaa | Buugaan Adiguu Kugu Socda | #caawiye | #dhiirigelin
มุมมอง 1K2 หลายเดือนก่อน
Buug | Sideed Hanti Ku Yeelan Kartaa | Buugaan Adiguu Kugu Socda | #caawiye | #dhiirigelin
30 Xikmad Noloshada Gabi Ahanba Badali Doona | Xikmado Nolosha Kuu iftiminaya #Caawiye #dhiirigalin
มุมมอง 5442 หลายเดือนก่อน
30 Xikmad Noloshada Gabi Ahanba Badali Doona | Xikmado Nolosha Kuu iftiminaya #Caawiye #dhiirigalin
Ninka Ugu Qanisan Baabil | Waa Buug Muhiim ah Noloshaada Bedeli doona | #caawiye | #dhiirigalin
มุมมอง 1.9K2 หลายเดือนก่อน
Ninka Ugu Qanisan Baabil | Waa Buug Muhiim ah Noloshaada Bedeli doona | #caawiye | #dhiirigalin
50 Xikmad Noloshada Gabi Ahanba Badali Doona | Xikmado Nolosha Kuu iftinimaya #Caawiye #dhiirigalin
มุมมอง 1.2K2 หลายเดือนก่อน
50 Xikmad Noloshada Gabi Ahanba Badali Doona | Xikmado Nolosha Kuu iftinimaya #Caawiye #dhiirigalin
40 Sifo oo Ay Leeyihiin Dadka Indheer-garadka ah | #caawiye | #dhiirigalin
มุมมอง 9542 หลายเดือนก่อน
40 Sifo oo Ay Leeyihiin Dadka Indheer-garadka ah | #caawiye | #dhiirigalin
Fikir Oo Hantiile Noqo | Waa Buug Muhiim ah Noloshaada Bedeli doona | #caawiye | #dhiirigalin
มุมมอง 9K3 หลายเดือนก่อน
Fikir Oo Hantiile Noqo | Waa Buug Muhiim ah Noloshaada Bedeli doona | #caawiye | #dhiirigalin
Xikmado Noloshaada Wax Weyn Ka Bedeli doona Insha allah | #caawiye | #dhiirigalin
มุมมอง 4.9K3 หลายเดือนก่อน
Xikmado Noloshaada Wax Weyn Ka Bedeli doona Insha allah | #caawiye | #dhiirigalin
50 Oraah iyo Xikmad Noloshaada Gebi Ahaanba Bedeli doona | Xikmado Mudan in La Daawado | #caawiye
มุมมอง 3.3K3 หลายเดือนก่อน
50 Oraah iyo Xikmad Noloshaada Gebi Ahaanba Bedeli doona | Xikmado Mudan in La Daawado | #caawiye
Qisada Guusha | Rag Salka Hoose Kasoo Bilaawey #2 | #caawiye | #dhiirigalin
มุมมอง 1.1K3 หลายเดือนก่อน
Qisada Guusha | Rag Salka Hoose Kasoo Bilaawey #2 | #caawiye | #dhiirigalin

ความคิดเห็น

  • @WardiAxmed-s5f
    @WardiAxmed-s5f 4 วันที่ผ่านมา

    Thanks

  • @adbinuurmohamud8539
    @adbinuurmohamud8539 4 วันที่ผ่านมา

    Facebook iyo tiktok ma isticmalo

  • @sihaamsultaan
    @sihaamsultaan 4 วันที่ผ่านมา

    Sx waye aad baad u mahadsantahy walal soo badi video 🤙

  • @ElonMusk-nc2pz
    @ElonMusk-nc2pz 9 วันที่ผ่านมา

    Sxb Buuga: [_ Blue Ocean Strategy_] Inoo Soo Gali ✅. Buugaagta Dhaqaalaha Ku saabsan Inoo Soo Badi.

    • @caawiye-gs5to
      @caawiye-gs5to 9 วันที่ผ่านมา

      @@ElonMusk-nc2pz insha allah Sxp

  • @Ahmed-k2i5b
    @Ahmed-k2i5b 10 วันที่ผ่านมา

    Hooyo macaan

  • @adammohamet9817
    @adammohamet9817 12 วันที่ผ่านมา

    Saxiib aad baan kaga mahdcelineyna sidaad codsigeen u tix galisey 😊

  • @mohamouthmaxeth4895
    @mohamouthmaxeth4895 13 วันที่ผ่านมา

    buuga intellegence investor muqaal ka samee zhp

    • @caawiye-gs5to
      @caawiye-gs5to 13 วันที่ผ่านมา

      Insha allah Sxp

  • @Sahalhassan2030
    @Sahalhassan2030 13 วันที่ผ่านมา

    Just Wow! Ma Sha Allah! Buuggii labaad iyo afkaaro dhaqaalaha ku saabsan oo cajiib ah. qodobka deynta aad ayaan ugu raacsanahay qoraaga, "Deyntu waa dhiig baxa dhaqaalaha" Shukran walaalkey Caawiye, waxaan sugi la ahay buugaagta xiga ee dhaqaalaha ku saabsan, Waa SAHAL, macsalama🎉

    • @caawiye-gs5to
      @caawiye-gs5to 13 วันที่ผ่านมา

      @@Sahalhassan2030 insha allah Coming Soon, Sharaf aad Mudan tahay Wll

  • @suhaybabdirahman4146
    @suhaybabdirahman4146 13 วันที่ผ่านมา

    Wll wxd kuso dhacday wadadi guusha ......hana caajisin ilaa ........badasho..dhalinyar bdn...

  • @abudhayib___6915
    @abudhayib___6915 14 วันที่ผ่านมา

    Guleyso Sxp horey usoco ❤️🤝

  • @NajmoCwali
    @NajmoCwali 14 วันที่ผ่านมา

    ❤❤

  • @Drsadaamalsalafi65
    @Drsadaamalsalafi65 14 วันที่ผ่านมา

    Our best teacher may god bless you thanks our best teacher

  • @Sahalhassan2030
    @Sahalhassan2030 14 วันที่ผ่านมา

    Suasha Ugu Dambeysa! Jawaab; Lacagta Markaas Ma Ahaateen Waxa Koowaad Ee Aan Ahmiyada Siin Lahaa, Mana Noqoteen Waxa Ugu Muhiimsan Ee Laxdadahaas U Baahanahay, Maalintaas Waxaan Ku Qaadan Lahaa Cibaado, Iyo Sujuud Badan, Sidokale Familygayga Ayaan Waqti Fiican La Qaadan Lahaa, Lacagta Waa Wax Nolosha Qofka Fudeydiya Ee Maahan Iney Noloshuba Lacag Tahay Mahadsanid Walaal Caawiye

    • @caawiye-gs5to
      @caawiye-gs5to 14 วันที่ผ่านมา

      @@Sahalhassan2030 Masha allah Wll Waa Jawaab aad u Xikmad Badan. Aduun iyo Aaqiro Guuleyso.

  • @Sahalhassan2030
    @Sahalhassan2030 14 วันที่ผ่านมา

    Milyneer Nimada Deg Dega Ah - W/Q Mark Fisher by Caawiye Channel Buuga Sualo Ayuu Ku Bilaabmaya Suasha 1aad: Ma Jeceshahay Inaad Milyaneer Noqoto, Haa, Waan Jeclahay Inaan Milyaner Iyo Wax Ka Badanba Noqdo, Aan Nafteyda, Wax Ugu Qabto, Aan Alle Swt Ugu Adeego Iyo Xaqqa, Aan Ku Caawiyo Masaakinta, Kadibna Aan Allah Swt Janno Iyo Abaal Gud Oga Raadsado In Sha Allah. Suasha 2aad: Maxaa Kaa Hortaagan Inaad Malyaneer Aad Noqoto? Inaan Malyaneer Noqdo Waxba Igama Hortaagno Aniga Ka Ahayn, Fikirado Aaminado Gaagab Oo Qaldan Aan Dhanka Lacagta Iyo Maalka Aan Ka Haystay Horaanti, Iyo Isxadeyn Shaqsiyadeed, Markaa Soo Koobo, Hab-Fikirkeyga Umbaa Iga Hor Taagan. Muqaalka Maan Dhameysanin In Sha Allah Waxaan Dhamaanteenba Noo Rajeyanaya Inaan Xoriyad Dhaqaale Gaarno.

  • @faysalcilmi
    @faysalcilmi 15 วันที่ผ่านมา

    تذكر كما قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:- الله ما عون عبد ما كان عبد عون اخة تذكر الله يساعذك من فضلة ورحمة معنيون اسعذ اخوك يسعذك الله ان شاء الله تعالى رحمة وفضلة

    • @caawiye-gs5to
      @caawiye-gs5to 14 วันที่ผ่านมา

      @@faysalcilmi جزاك الله خيرا

  • @RoobeMaxamed
    @RoobeMaxamed 15 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid wll

  • @Sabirchanel
    @Sabirchanel 15 วันที่ผ่านมา

    Saaxib mahadsanid

  • @shaaficiwarsame8813
    @shaaficiwarsame8813 15 วันที่ผ่านมา

    Shukran jasaaka allah

  • @SuhaybMahaned
    @SuhaybMahaned 15 วันที่ผ่านมา

    Mahad sanid ustaad

  • @MAHIRBARE
    @MAHIRBARE 15 วันที่ผ่านมา

    Shukran wll

  • @SuhaybMahaned
    @SuhaybMahaned 15 วันที่ผ่านมา

    Zxp wad mahad santahay hana ka cajisin inad dhalinyarada Wax uso gudbiso wanad mahadsan tahay mar 2baad

    • @caawiye-gs5to
      @caawiye-gs5to 15 วันที่ผ่านมา

      @@SuhaybMahaned adiga mudan Sxb, Alle haku sharfo

  • @adammohamet9817
    @adammohamet9817 15 วันที่ผ่านมา

    Saxiib waxaan ranbaa inaad muuqal inoogu soo samey sida aad buugta aad usoo kobeyso

    • @caawiye-gs5to
      @caawiye-gs5to 15 วันที่ผ่านมา

      @@adammohamet9817 insha allah Sxb

  • @xawaosmanmohamed
    @xawaosmanmohamed 15 วันที่ผ่านมา

    Thanks 🎉

  • @LacagSite
    @LacagSite 15 วันที่ผ่านมา

    Horumarka shaqsiga my brother💯 wan ku wadana

    • @caawiye-gs5to
      @caawiye-gs5to 15 วันที่ผ่านมา

      @@LacagSite Thanks Bro

  • @UmmuImaan-hq6tc
    @UmmuImaan-hq6tc 15 วันที่ผ่านมา

    asc

  • @filkaabmedia0
    @filkaabmedia0 15 วันที่ผ่านมา

    m.a walal caawiye best book 📕

    • @caawiye-gs5to
      @caawiye-gs5to 15 วันที่ผ่านมา

      @@filkaabmedia0 Thanks

  • @Haleeleelin
    @Haleeleelin 15 วันที่ผ่านมา

    soomaaliyeey nabada kudadaala oo is caawiya waayo hadaanay nabadu jirin nololi majirto

  • @mohamettYusuff22
    @mohamettYusuff22 15 วันที่ผ่านมา

    جزاك الله خير

    • @caawiye-gs5to
      @caawiye-gs5to 15 วันที่ผ่านมา

      @@mohamettYusuff22 شكرا جزيلا لك

  • @CabdiqaniCaaydiid
    @CabdiqaniCaaydiid 17 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanisd wll wax fican bad noo soo gudbisay

    • @caawiye-gs5to
      @caawiye-gs5to 17 วันที่ผ่านมา

      @@CabdiqaniCaaydiid Dhiiragelinta wad ku mahadsan tahay wll

  • @zubeirr
    @zubeirr 17 วันที่ผ่านมา

    Keep going ❤

  • @MucaadDaahir-ru3dw
    @MucaadDaahir-ru3dw 17 วันที่ผ่านมา

    Kaliya ilaahay ayuumbaa dhaqaale kusiin kara 🤍🩵

    • @caawiye-gs5to
      @caawiye-gs5to 17 วันที่ผ่านมา

      @@MucaadDaahir-ru3dw waa Runtii dhamaanteena illahey dhaqaale hana wada siiyo aaamiin

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada 18 วันที่ผ่านมา

    Masha allah waa qorantahay hantida qof kastana ma helo ilaa allah qof uu u qoray maahinee waa mahadsantahay caawiye sxb noo soo badi barnaamijyadaan oo kale hanti gacan maku heeyno laakiin madaxa aa ku qaboob saneenaa mowduucyadaan cml 😂😂

    • @caawiye-gs5to
      @caawiye-gs5to 17 วันที่ผ่านมา

      Insha allah Hantida wey imaaneysaa Sxp Wax walba waa Niyad.......

  • @engalibashirofficial8133
    @engalibashirofficial8133 20 วันที่ผ่านมา

    Ustad shukran

    • @caawiye-gs5to
      @caawiye-gs5to 18 วันที่ผ่านมา

      Allah ku xifdiyo

  • @ElonMusk-nc2pz
    @ElonMusk-nc2pz 21 วันที่ผ่านมา

    Buuga: Ku badal Noloshaada 30 maalmood Muhiimadda Buuga: 1. Saneeynta Yoolal Cad 2. Hormarinta Nafta 3. Maaraynta Waqtiga 4. ilaalinta Caafimaadka maskaxda iyo Jirka 5. Isbedelka Fikirka Iyo Dabeecadaha 6. Dhisida Kalsoonida Nafta 7. Xiriirka Dadka Kaala Dhaxeeyo 8. Farxada Iyo Nolosha Wanaagsan

    • @caawiye-gs5to
      @caawiye-gs5to 21 วันที่ผ่านมา

      Masha allah Si Wanaagsan ayaad u Fahantey

    • @ElonMusk-nc2pz
      @ElonMusk-nc2pz 21 วันที่ผ่านมา

      @@caawiye-gs5to Mahadsanid 🙏 Mowduucyada dhaqaalaha ku saabsan inoo so Badi ✅👍

    • @caawiye-gs5to
      @caawiye-gs5to 21 วันที่ผ่านมา

      @@ElonMusk-nc2pz insha allah sxb, Dhiiragelintaada waan kaaga mahadcelinayaa. Thanks

    • @ElonMusk-nc2pz
      @ElonMusk-nc2pz 21 วันที่ผ่านมา

      @@caawiye-gs5to 🖤🖤🖤

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 22 วันที่ผ่านมา

    M.a ❤❤❤❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 23 วันที่ผ่านมา

    Buugaan aragti muhiim ah ayuu xambaarasan yahay.

    • @caawiye-gs5to
      @caawiye-gs5to 23 วันที่ผ่านมา

      Thanks

    • @CaashoCabdi-u5x
      @CaashoCabdi-u5x 21 วันที่ผ่านมา

      Buuga pdf kuma heli karaa wll

    • @MacalinEnglish
      @MacalinEnglish 21 วันที่ผ่านมา

      Haa waa ku heli kartaa

    • @CaashoCabdi-u5x
      @CaashoCabdi-u5x 21 วันที่ผ่านมา

      Xage ka hela wll wa u bahnahaye

    • @CaashoCabdi-u5x
      @CaashoCabdi-u5x 21 วันที่ผ่านมา

      Ama asigo buug caadi ah

  • @MaanJamac-i8e
    @MaanJamac-i8e 29 วันที่ผ่านมา

    Sxb Google asanse mataqanaa