Sidee Buug Loo Soo koobaa? 5 Qodob Oo Muhiim ah | 18 - 34 Jir |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • Sidee Buug Loosoo Koobaa?
    Si aad Buug usoo Koobto Waxaa lama huraan ah inaad Raacdo Qodobaddan soo socda:-
    ● Qodobka1aad:- inaad Fahamto Ujeeddada Buuga ama Hadafka Guud Ee Buugga.
    ● Qodobka 2aad:- inaad Fahamto Fikirka uu Buuga uu Xambaarsan yahah.
    ● Qodobka 3aad:- Ogaanshaha ama Aqoonsiga Qodobbada Muhiimka ah Ee Buuga.
    ● Qodobka 4aad:- isku day inaad isticmaasho Luqad La Fahmi karo iyo Ereyo Sahlan
    ● Qodobka 5aad:- Talo iyo Tusaalooyin
    ● Qodobka 6aad:- Gabogebada Buuga
    Gabagabada buugga waa inay noqotaa mid soo koobta dhamaan aragtiyadda muhiimka ah ee Buugan.
    Sidoo kale waa inay siisaa daawadaha Faham Waadhix ( Cad) ah oo Ku Saabsan Fariinta Guud Ee Buugan uu Xambaarsan yahay.
    #caawiye
    #dhiirigalin
    #dhiirigelin
    #dhiirigeliye
    #motivation
    #life
    #support
    #success
    #subscribe
    #like
    #shorts
    #books
    #book

ความคิดเห็น • 3