Heeskan "Laba sooryo wada cunay" waa halabuurkii Abwaan Muxumed Cali Aw Jaamac (Masmas) waxaana laxmay mulaxinkii saacidada ku lahaa curinta alxabada wanaagsan waa hoobalkii Alle ha u naxariistee Axmed Gacayte Yuusuf. Abwaanku wuxu ugu talogalay inay badal u ahaato heeskii kale ee caanka noqday ee "Kax baan ahaye ma ogtahay" waayo wakhtiyadaa haweenka la qabo ee ragu ka maqan yahay ayaa dhamaabaaladooda ay u dirayaan ragga qaba ee ka maqan ku ladhi jiray heeska Kax baan ahaye ma ogtahay. Sidaadaraadeed si ay heeskan Laba Sooryo wada cunay badal ugu noqoto ayuu abwaanku u curiyay.Waxa codkeedii baxsanaa ku qaaday Alle ha u naxariistee Sahra Axmed Jaamac.
Well done!!MURTIILOW!! WAA HEESAHA DOWLIGA EEN UGU FAANO ADUUN WEYNAHA!!! WAANA IN HOOYOYINKA MANTA IYO MUSTAQBALKA LAGU RABEEYA!! MAHADSANID IN BADAN SAXIB!!

Mahadsanid
Mid haduu socdaal tago
Sanada dhawra maqan yahay
Salaantiyo jawabtii
Kan kala sugayoo
Ileen waa sadkiise.
Alla culusaa erayadunu 🎸
..................................
#LyricsSongSOORYO
Laba sooryo wada cunay
Sahan dheerna wada galay
Saameeyey caashaqu
*****************
Mid haduu socdaal galo
Salaantiyo jawaabtii
Ka kalaa sugaayoo
ILayn waa sadkiisee
Kii aan sugaayeey
Sayigey ahaayoow
Isugoo yaanan
Soo noqonin
Sidaa Lama amaanayne
****************
Sal fudaydi maayee
Sahlanaa amuurana
Bal aan saadsho Maantana
Siday noqon Allaa Oge
******************
Bal aan saadsho maantana
Siday noqon Allaa Oge
*****************
Suul dhabaaluu waayeel
Marna Laguma sabo oo
Sida sebi Caruureed
Kuma seexanaayee
Sunnay aniga ii tahay
***************
Subixii inaan tago
Seerahaan kasoo jaray
Ubaxaan ku saaree
***************
Kii aan sugaayee
Sayigay ahaayoow
I sugoo yaanan soo noqonin
Sidaa Lama amaanayne
****************
Salfudaydi maayee
Sahlanaa amuuranaa
Bal aan saadsho maantana
Siday noqon ALLAA OGE
Bal aan saadsho maantana
Siday noqon ALLAA SW oge.
---------------------------
Hees xus iyo xasuus mudan
Old is gold memories Mid ka
Mid ah xulka iyo foolaadka heesaha.
Erayada - Abw M.A Masmas AHUN
Laxanka - Ahmed Gacayte AHUN
Luuqda - Sahra Ahmed AHUN.
-MAHADSANID SAAXIIB HOOBAL
Masha Allah that's true story which touche me thanks, .....
Hhhh
xuseen awcabdilahiibraahin
Shacabka Soomaaliyoow Dhulkiina Iyo Gurba Goobguba Don't For Get We,er Bond
Alaha unaxariisto
HOOBAL👏👏👏
Biis yaa ilyaas.
Suul dbabaale waayel
Marna laguma sabo oo
Sida sabi caruureed
Kuma seexanaaye
Sunneey aniga ii tahay.....
AUN Sahra Axmed 😥😔
Abwaan Masmas 😥😔
HOOBAL.
Don't fot Get Mother be Looking Fore Ward All Soomaalian I Hope Win
Qofkii tumay maxa u xusi weyday lkn sida aan filaawo waa aways goobe ama daaud ali masxaf
Gacaynte
Heheh
Alaha unaxariisto
Alaha unaxariisto