The Muse family
 The Muse family
  • 156
  • 379 783

วีดีโอ

Xanunka laga foolinayo iyo epidural cirbada dhabarka ku dhaaley sidey aha 😱😱
มุมมอง 7K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Created by InShot v.inshotapp.net/invite ty for watching
Hooyo4kids🤰siyana iyo seynab dhalashadoda maaxa u subiye 🙈🤦🏽‍♀️
มุมมอง 3.2K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Created by InShot v.inshotapp.net/invite ty inta i dawatin ❤️
Hooyo4kids🤰timo subis iyo baris biryani chicken 🥹🫶🏽
มุมมอง 10Kวันที่ผ่านมา
Created by InShot v.inshotapp.net/invite ty asaxabteyda qaali aa 🥰❤️
Hooyo4 kids🤰vlog timo subis iyo fadirad recepit 🤤
มุมมอง 3.4K14 วันที่ผ่านมา
Created by InShot v.inshotapp.net/invite ty asaxabteyda ❤️
Hooyo4kids🤰misir iyo dooro patate biryani
มุมมอง 4K28 วันที่ผ่านมา
Created by InShot v.inshotapp.net/invite ty for watching subscribe en like ❤️❤️🙏
Hooyo4kids🤰maxaa subiya malinta dhaan😜
มุมมอง 3.9Kหลายเดือนก่อน
Created by InShot v.inshotapp.net/invite ty for watching ❤️
Hooyo4ilmood🤰day in my life baris iyo hilib sab aa 🤤
มุมมอง 4.9Kหลายเดือนก่อน
🥰😘ad ayaad u mahadsantihin dawashadina iyo like tina
Hooyo4 ilmood🤰day in my life 🥰baris iyo chicken busketti
มุมมอง 3.7Kหลายเดือนก่อน
Created by InShot v.inshotapp.net/invitety for watching 🙏🥰😘
Hooyo 4 ilmood🤰malinta dhaan maxaa qaabta
มุมมอง 3.9Kหลายเดือนก่อน
Created by InShot v.inshotapp.net/invite ty for watching en subscribe ❤️😘🥰
Hooyo4ilmood🤰maxaa subiya malinta dhaan 😢
มุมมอง 4.9Kหลายเดือนก่อน
Created by InShot v.inshotapp.net/invite ty asaxabteyda qaali ❤️🥰🫶🏽
Hooyo4 ilmood🤰malinta dhan maxaa qaabta 🥹no nasasho baris Caad iyo chicken masal
มุมมอง 11Kหลายเดือนก่อน
Created by InShot v.inshotapp.net/invite ty for watching and sharing 🥰❤️🫶🏽
Hooyo4ilmood🤰malinta dhan maxaa subiya iyo wrap recepit
มุมมอง 3.6Kหลายเดือนก่อน
Created by InShot v.inshotapp.net/invite ty for sharing watching ❤️🥰❤️
Hooyo4 ilmood🤰malinteyna schoolka timo style ka ilmaha bariis iyo hilib sab aa
มุมมอง 7Kหลายเดือนก่อน
Created by InShot v.inshotapp.net/invite ty for watching asaxabteyda love u all🥰❤️🫶🏽
Hooyo4 ilmood🤰routine seynab manta intey u waada 🙈
มุมมอง 2.9Kหลายเดือนก่อน
Created by InShot v.inshotapp.net/invite ty for watching❤️🥰
Hooyo4 ilmood🤰routine , pasta iyo sugo iyo chicken timo subis
มุมมอง 20Kหลายเดือนก่อน
Hooyo4 ilmood🤰routine , pasta iyo sugo iyo chicken timo subis
Hooyo4 ilmood waxan qabto galabti baaris iyo hilib qudaar lee 🤤
มุมมอง 4.8Kหลายเดือนก่อน
Hooyo4 ilmood waxan qabto galabti baaris iyo hilib qudaar lee 🤤
Hooyo4 ilmood🤰malinteyda dhan waxa qaabto beste lasagne malay lagu subiye 🤤
มุมมอง 6Kหลายเดือนก่อน
Hooyo4 ilmood🤰malinteyda dhan waxa qaabto beste lasagne malay lagu subiye 🤤
Hooyo4 ilmood waxa siiyo baby 11 biil malinta dhan 🤷🏻‍♀️
มุมมอง 5Kหลายเดือนก่อน
Hooyo4 ilmood waxa siiyo baby 11 biil malinta dhan 🤷🏻‍♀️
Mouse prank ilmaha wey oyeen 🥹😭😭
มุมมอง 3Kหลายเดือนก่อน
Mouse prank ilmaha wey oyeen 🥹😭😭
Hooyo4kids malinteyda caadi gaa iyo baris iyo hilib, malawax iyo oodkac🤤🤤
มุมมอง 5Kหลายเดือนก่อน
Hooyo4kids malinteyda caadi gaa iyo baris iyo hilib, malawax iyo oodkac🤤🤤
Hooyo4 ilmood malinti aan so labaney 😭
มุมมอง 3.2Kหลายเดือนก่อน
Hooyo4 ilmood malinti aan so labaney 😭
Hooyo4kids manta waxaa adney mesha xayawanada ilmaha wey ka heleyn 🥹
มุมมอง 2.3K2 หลายเดือนก่อน
Hooyo4kids manta waxaa adney mesha xayawanada ilmaha wey ka heleyn 🥹
Hooyo4 ilmod dalxis day 4
มุมมอง 2.7K2 หลายเดือนก่อน
Hooyo4 ilmod dalxis day 4
Hooyo4 ilmood manta piknic iyo hooyaddy cunto naso subisey🤷🏻‍♀️
มุมมอง 3.9K2 หลายเดือนก่อน
Hooyo4 ilmood manta piknic iyo hooyaddy cunto naso subisey🤷🏻‍♀️
Hooyo4 ilmood dalxis manta mama suprise ugu adeey🥹
มุมมอง 7K2 หลายเดือนก่อน
Hooyo4 ilmood dalxis manta mama suprise ugu adeey🥹
Hooyo4 ilmood dalxis sidey isku diyariye🤷🏻‍♀️
มุมมอง 7K2 หลายเดือนก่อน
Hooyo4 ilmood dalxis sidey isku diyariye🤷🏻‍♀️
Hooyo4 ilmood safar isku diyaris basto iyo malay
มุมมอง 3.6K2 หลายเดือนก่อน
Hooyo4 ilmood safar isku diyaris basto iyo malay
Hooyo4 ilmood mahan familkeyga hadiyad uga dhiigey iyo vlog🤷🏻‍♀️
มุมมอง 5K2 หลายเดือนก่อน
Hooyo4 ilmood mahan familkeyga hadiyad uga dhiigey iyo vlog🤷🏻‍♀️
Hooyo4 ilmood routinkeyga manta maxaa subiye 🧐🤷🏻‍♀️
มุมมอง 4.4K2 หลายเดือนก่อน
Hooyo4 ilmood routinkeyga manta maxaa subiye 🧐🤷🏻‍♀️

ความคิดเห็น

  • @fardowzasaid3626
    @fardowzasaid3626 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fool qof aan arag xanuun ma arag wacade 😢

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Manshllh beautiful vedio lkn wll Sabrina ma u bixisay ama Ma Ugu daysay??😊😊😊😊😊

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂macanto sahana la dhaha

    • @ladanmuhumed1367
      @ladanmuhumed1367 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@MySHIHAMhh Wlhi Sabrina ka shidan anyway Manshllh 😊

  • @naima_____nacnaciina7377
    @naima_____nacnaciina7377 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa cusbahy malii so dhaweyna 😢

  • @QumanElmi
    @QumanElmi 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha alh😍💋

  • @asmaali1271
    @asmaali1271 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashaa allaah alhamdulillaah wllo umul caafimad

  • @aishosulayman
    @aishosulayman 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cijiyaha iska jar ilmo baad korine

  • @sabooomar7120
    @sabooomar7120 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abayo bahalka biyaha kulul lagu shubaayo magacii ama sawirkiisa natus

  • @DumarBilla
    @DumarBilla 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Umul fiyow udgoon alh kdhigo byo masha alh tabaraklh alhuma barik

  • @HINDAOMAR-g6l
    @HINDAOMAR-g6l 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mazha allaah cafimad bdn ayaan ku rajayna adiga iyo babyga umul cafimad qabta irbada aniga oo ugub ah ayaaa lagaygu muday wayo aniga saaso kaleh fool ima heen wan saddhafay kadib wa lay nuday 27hrs foshay akhir walay qalay wlhi xanuun ano matag iyo ugub iskukay racen markii saa lay muday hurdo galay kii labad lay dhahay walaga folin aniga fool imaba qabato kadib wanka diiday qLin un ku dhalay alxm 14 months jirta mnta alxm alleh awlada hay no barakeyo intan haysana ha siiyo

  • @amiirocaliwarsame4411
    @amiirocaliwarsame4411 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    gabar miya dhashay abayo❤

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah abaayo mcnto umul cafimad qabto rabi haka dhigo mcnto ❤❤❤❤🎉🎉🎉

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Amin albi ty ❤

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah abaayo mcnto 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @saarazeytuuni4858
    @saarazeytuuni4858 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Plz ii so duceya gabdho xamilo ahay wax Yar ii harsan in oo ilhey ii fudadeyo

    • @hooyooffive7097
      @hooyooffive7097 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Illahay hakuu fududeeyo qali iinsha allaah

    • @saarazeytuuni4858
      @saarazeytuuni4858 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Amiin yarabi habibtii

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ilahey haku fudeydi abayo ❤

    • @saarazeytuuni4858
      @saarazeytuuni4858 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Amiin yarabi Habibtii snapka Kala socda umul fiyow Allah haka dhigo

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@saarazeytuuni4858 ❤️🥰🫶🏽

  • @umusaara6789
    @umusaara6789 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    mash allh gaari dumar umul cafimad qabta insh allh

  • @sabarinabaas
    @sabarinabaas 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mash allah abayo Umul fiyow allaha ka dhiga xabbti Adiga babyga

  • @HINDAOMAR-g6l
    @HINDAOMAR-g6l 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah umushii isxanbarata alleh haka dhigo wll

  • @NajmoQueen
    @NajmoQueen 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashallah karti badan muna Cadeey❤❤🥰

  • @ayanjama-3005
    @ayanjama-3005 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah

  • @QamarAmir-l3m
    @QamarAmir-l3m 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mash Allah abayo macaan ilaheey ha ku fududeeyo❤❤🎉🎉😘😘

  • @ZahraDelia-rd4ph
    @ZahraDelia-rd4ph 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Macha Allah l love you sister ❤❤😘😘

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ❤love u 2 sis

  • @Amal1499gmailAmal
    @Amal1499gmailAmal 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inantayda ayey isku filyihiin❤ Mansha allah 🎉

  • @xamdimuuse7392
    @xamdimuuse7392 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    بارك الله لك في الموهوب لك وشكرت المواهب وبلغ أشده ورزقت بره

  • @xamdimuuse7392
    @xamdimuuse7392 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha alaah alxamdulilaah

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alaha kufududeyo ❤❤❤

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 วันที่ผ่านมา

    Sabrina Means Amiirad Princess 👸 Ma ugu daysay wll..???? .Aryana Shahnaha.Saynab Siyana And Sabrina ❤❤ManshaAllah

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aryana waa magac gaal

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sabariin ma ahan princess. Amiira ayaa princess ah.

  • @mohamedomarmohamed3412
    @mohamedomarmohamed3412 วันที่ผ่านมา

    Umushii is xambaarsataa allah haka dhigo sister

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 วันที่ผ่านมา

    Ilh hku fudedsho abyoy 😢

  • @suada4762
    @suada4762 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah 🎉🎉❤❤

  • @sabooomar7120
    @sabooomar7120 วันที่ผ่านมา

    Alle aniga cml wye aniga sas liiga foliye baby 2230 gm ku dhalay

  • @hamdohussein9853
    @hamdohussein9853 วันที่ผ่านมา

    Caruur hore dhalay kii igu xanuunbatnay waakii igu xanuunka batnay waakii leyfoliyay😢😢

  • @deeqa-r7b
    @deeqa-r7b วันที่ผ่านมา

    Masha allha❤❤

  • @Edebsan2022Sidii-hooyaded
    @Edebsan2022Sidii-hooyaded วันที่ผ่านมา

    Alla aniga naagta nurse ii eheed bilkasto markaa kulano waxee igula talinjirte inaa qaato ane naagkasto waxee dhahdaa fasax baan qataa xanuunkeda lee markee igu sokacdo naa ka dheerow ha qaadan silac iyo rafaad baanmarayo hospital ka xitaa dhoormar i dheheen aan kudurno waa rafaadee markaas baan dhahaa maya 😢 bes wye hada ayada lee igu ogthy wlhi hadalkaaga wa run why waxan arkaa nin caan ah xaskisa vlog uga sheekeynayo oo ayada sheekeyneyso dhaleyso waxaan 0 foshi tiì maha miyaa ilen wa cirbada somalid waxasid 😢

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM วันที่ผ่านมา

      @@Edebsan2022Sidii-hooyaded wlh abayo ani ilmaheyga dhaan caadi baan ku dhaali jireey xanun naafta iga bixi jirtey 😭ina miidi ley dhaax galinayo modi jirey ina dhimto ayan raabi jirey wlh raxada ku dhaaley 🥹hada

    • @Edebsan2022Sidii-hooyaded
      @Edebsan2022Sidii-hooyaded 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@MySHIHAM Masha allah umul cafimaad qabta adiga baby bida ba allah iidinka dhigo wlshy insha allah 😊

  • @امفاطمه-ي8ع
    @امفاطمه-ي8ع วันที่ผ่านมา

    Hambalyo xabibti soo barbar inan ta anhabada unahayi ❤

  • @muniizhamoha5314
    @muniizhamoha5314 วันที่ผ่านมา

    Abyo Snapkaagi wuu iga baxay maxaa kugu qornaa

  • @ayanahmed796
    @ayanahmed796 วันที่ผ่านมา

    Mashallah hambalyo abayo umushi isxarabta Allah ka dhiigo

  • @ShugriXasan-o3u
    @ShugriXasan-o3u วันที่ผ่านมา

    Ninkaagiimee

  • @SurprisedConchShell-xl7dj
    @SurprisedConchShell-xl7dj วันที่ผ่านมา

    Hamplyo hamplyo umushi isxanbarto allah kadhigo

  • @Saamiya-b3r
    @Saamiya-b3r วันที่ผ่านมา

    Cirbada dhabarka mida qaliinka o qaarka danbo la suuxinaye miyaa mise mid xanuunka lee qaadeso abyo

  • @sowdaaadan
    @sowdaaadan วันที่ผ่านมา

    allaha kuu fudideeyo abaayo insha allah ❤

  • @ayanahmed-n5v
    @ayanahmed-n5v วันที่ผ่านมา

    ❤😊❤ماشاءالله تبارك الرحمن

  • @hibaaqnuuradiin6566
    @hibaaqnuuradiin6566 วันที่ผ่านมา

    Masha allah tabaaraka allah qaali Alxamdullilaaah Alle haduu idin kale nabad keenay

  • @CaaishoCllaahi
    @CaaishoCllaahi วันที่ผ่านมา

    Masha Allah umushi is xanbarta Allah ka dhigo byo❤❤❤

  • @JohnnieBoccia-f3j
    @JohnnieBoccia-f3j วันที่ผ่านมา

    Klocko Streets

  • @RahmaMustaph
    @RahmaMustaph วันที่ผ่านมา

    Xanun waa jira xits tan dhabarks hada qadatit wax fudud ma jiran ani cadi wa u dhaly cirbidna wa qaty marna wa la i qalay intaba qibrad ka haysata cirbada fosha kento way xanun badantahy marki tan epdural qadatit waxay ku ficntahy xanunka ku kala dhara nafis hela lkn xanun la an majirto

  • @بشرىالعباسي-ف5ف
    @بشرىالعباسي-ف5ف วันที่ผ่านมา

    الحمدالله على سلامة يا اختي منى ألف مبروك على المولود الجديد الله يجعلها باره لكم ومحافظه للقران الكريم

  • @Nimco-u8n
    @Nimco-u8n 2 วันที่ผ่านมา

    8biil ahay cabsi cabsii mark arkey qof foolnayo 😢😢😢iso doceeya

  • @aminoabdi2745
    @aminoabdi2745 2 วันที่ผ่านมา

    Hambalyo muna umul cfmd qabta allah hakadhigo

  • @Naagiskadhig
    @Naagiskadhig 2 วันที่ผ่านมา

    Oo abaayo waaba umushaye salaada iskasoo bixisay xeytahay 😀😀 hambalyo

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM 2 วันที่ผ่านมา

      Abayo hadalka iga xunadey waxan ka waadey ilahey baan u mahad celiye 🥹

    • @Naagiskadhig
      @Naagiskadhig 2 วันที่ผ่านมา

      @@MySHIHAM waa dareemay mcny qalbigaagina sidi hore uu la qabsaday hambalyo markale xbbti 🥰

  • @Ayaan319
    @Ayaan319 2 วันที่ผ่านมา

    Curadkeyga leyga dhal siyay lkn cirbadan wakbaqay manan qadan balonkas qatay 113 sac cadod iga so dhacay fool ti ugu xanuka badned so arkay malinkas kadin inta le jarin waba isgoystay ani dhan ley suxiyay in let tol tolo noqotay lkn baby 2 fooshisa cadi udhalay leyma folin labadas cunug kadib dhalool danbe uma socdo fooshi xanuun keda kacab sada

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM 2 วันที่ผ่านมา

      😢miskin aniba waan cabsonaye ano waxas o dhaan leygu subiye cirbada i cawisey

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 วันที่ผ่านมา

    Asc mashallah Allha kufududeyo umul cafimaad inshallah