ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Masha Allah abaayo Illaahey koriinshaha hakuu fududeeyo waan u xiisay ciyaalkeyga markeey age kaan ahaayen 8 jir baa iigu yar adna maalin baad jidka kula xaragoon doontaa
❤️🫶🏽🥹amin ha wa lo xiisa iknow
Mnsha Allah hooyo karti leh sidaada oo kale baa ubad mustaqbal leh soo saarta oo lagu soo dadaaley oo wakhti xoog iyo maalba la soo galiyey mnsha Allah ilahay sidan iyo si ka qurux badanba nolosha ha idiinku dhameeyo aamiin
🤲🏼😭🥹amin ty abayo
@ adaa mudan gacalo inta asagaa aroos iyo xaflad taagan yihiin adigu hogaamiyaashii beri ayaad soo saareysaa malinka ay kuu koraana lugaha baad is kor saaran inta cilaankaga saarato ayaguna fadhiga kuugu adeegi doonaan idanka ilaahay
@Inasuldan1235 😘🫶🏽🥰
Masha allaha hooyo karti bdn muno qurux ❤
Mashallah fmily qurxn hooyo adag allahuma barik wallhy wan jeclhy routine waxan maraya heer marku internet iga sii goaya in aan sii download garysto routineskaga ❤❤horay usoco xppti mlin wlba wax noso gali ilen waxa jira dad youtubeka mar walba fiiriya ❤😂😢
Maschl ❤
Allah idin xidiyo❤
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam mashallah
Like ❤
Macha Allah sister ❤❤❤
Abaayo plz ifaidey wadanka waa kucusbahay waxaa feeraha lomariyo ciyalka hargabka
Luuf baby la dhaha abayo kruidvat ka gaada
Mnshaalh❤
Muna 2bilod miyda gaa dhan mashallah Mashallah ❤❤hamayo
Haa qaali ❤️😘
@@MySHIHAM muna waan ku xiisan kume waxa soduba 😂😂😂😂😂
Waxa ciyaalka laabta laga mariyo mana tussi kartaa? Waa arkaa waa kruidvat laakiin wuxu sida ay u ogyihiin ma arag, mahadsanid
❤❤❤❤
Cunto caafimaadleh ukari caruurtaadaMaraqdigaag iyo shiishiid iyo saliid cadeey waa cudur eeiskadaa anaa aaminsanaa cuntaanlagudarin mamacaano laakiin waxaas waa been
Masha Allah abaayo Illaahey koriinshaha hakuu fududeeyo waan u xiisay ciyaalkeyga markeey age kaan ahaayen 8 jir baa iigu yar adna maalin baad jidka kula xaragoon doontaa
❤️🫶🏽🥹amin ha wa lo xiisa iknow
Mnsha Allah hooyo karti leh sidaada oo kale baa ubad mustaqbal leh soo saarta oo lagu soo dadaaley oo wakhti xoog iyo maalba la soo galiyey mnsha Allah ilahay sidan iyo si ka qurux badanba nolosha ha idiinku dhameeyo aamiin
🤲🏼😭🥹amin ty abayo
@ adaa mudan gacalo inta asagaa aroos iyo xaflad taagan yihiin adigu hogaamiyaashii beri ayaad soo saareysaa malinka ay kuu koraana lugaha baad is kor saaran inta cilaankaga saarato ayaguna fadhiga kuugu adeegi doonaan idanka ilaahay
@Inasuldan1235 😘🫶🏽🥰
Masha allaha hooyo karti bdn muno qurux ❤
Mashallah fmily qurxn hooyo adag allahuma barik wallhy wan jeclhy routine waxan maraya heer marku internet iga sii goaya in aan sii download garysto routineskaga ❤❤horay usoco xppti mlin wlba wax noso gali ilen waxa jira dad youtubeka mar walba fiiriya ❤😂😢
Maschl ❤
Allah idin xidiyo❤
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam mashallah
Like ❤
Macha Allah sister ❤❤❤
Abaayo plz ifaidey wadanka waa kucusbahay waxaa feeraha lomariyo ciyalka hargabka
Luuf baby la dhaha abayo kruidvat ka gaada
Mnshaalh❤
Muna 2bilod miyda gaa dhan mashallah Mashallah ❤❤hamayo
Haa qaali ❤️😘
@@MySHIHAM muna waan ku xiisan kume waxa soduba 😂😂😂😂😂
Waxa ciyaalka laabta laga mariyo mana tussi kartaa? Waa arkaa waa kruidvat laakiin wuxu sida ay u ogyihiin ma arag, mahadsanid
❤❤❤❤
Cunto caafimaadleh ukari caruurtaada
Maraqdigaag iyo shiishiid iyo saliid cadeey waa cudur eeiskadaa anaa aaminsanaa cuntaanlagudarin mamacaano laakiin waxaas waa been