🎀hooyo5ilmood routinkeyga iyo basto ayantan leygu waalry ayan tijabiye 🤤

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 29

  • @masitiabubakar5031
    @masitiabubakar5031 หลายเดือนก่อน

    Abayo nujinta ilmaha caado

  • @sisoo3013
    @sisoo3013 หลายเดือนก่อน

    Mashallah siss keep going never give uppp 😻😻

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM  หลายเดือนก่อน

      Qaali mahadsanid🙏❤️😘

  • @sahrohussein1380
    @sahrohussein1380 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo Norway malaga helaa dawadaas aad wax ku dhaqato adoo mahadsan❤

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM  หลายเดือนก่อน

      Ma ogi huno 🥹

  • @ZahraDelia-rd4ph
    @ZahraDelia-rd4ph หลายเดือนก่อน

    Macha Allah sister ❤❤

  • @aminogarad2974
    @aminogarad2974 หลายเดือนก่อน +1

    Muno qurux ❤jimco mubarak

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM  หลายเดือนก่อน +1

      Qaali jimco wannagsan ❤️😘

  • @mahadfahiyeh908
    @mahadfahiyeh908 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯👌

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 หลายเดือนก่อน

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam mashallah

  • @Simaneeeey12
    @Simaneeeey12 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo mxa mesha muse ugu qoratay ma muse ba lagu dhaha mise ilmaha abaahod wakugu warere😂

    • @istahil1534
      @istahil1534 หลายเดือนก่อน +1

      Ninkeeda lee arma la dhahaa muuse😂

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM  หลายเดือนก่อน +1

      @@Simaneeeey12 ❤️ ninkeyga abahis muse la dhaha iyo abahey ani la dhaha saas ban ula baxney 😂😂

    • @Simaneeeey12
      @Simaneeeey12 หลายเดือนก่อน +1

      @@MySHIHAM Haa OK mcnto ina role model kyga tahay ogow yaah
      Gbdhada io wilkyga wa is le,egyihin only 2 month
      Mrka ss kaga dayda ina hoyo honey 🍯 noqda raba kwrn hee 😅♥️

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM  หลายเดือนก่อน +1

      @ 😘❤️ayy masha allah ilahey ha kula koriyo qaali

    • @Simaneeeey12
      @Simaneeeey12 หลายเดือนก่อน

      @@MySHIHAM aamin qli

  • @haniladanchannel5825
    @haniladanchannel5825 หลายเดือนก่อน

    Abaayo aad bay iyartahay allah kula koriyo kudadaal TH-cam ka you kaa mashquulinin babyda maskiinta makorin wlhi kudadaal naaaska caano ugu dar hadii kale controlada ugu soosokooyo meshaan wa laga gudbin doonaa hadee kori wayso dadkale oo cunada ilmaha kushaqa leh lagu gudbinayaa dhaqaatiir safiican uga dadaal

    • @FahimoabdiAbdi
      @FahimoabdiAbdi หลายเดือนก่อน +1

      Haa sx waaye ani gabadhey saas e heed ibitaal laseexiyay waa leygu controlijiray waxee cunto buug kuqorijireen 3 saac kadib wax sii jiray habenkii 6 saac 9 saac soo kicijiray wllhi waa soo kortay illaahey waa iga soo saaray ciyaar mataalo yurub 😂

    • @haniladanchannel5825
      @haniladanchannel5825 หลายเดือนก่อน

      @@FahimoabdiAbdiHaa abaayo wlhi hade mar controlada kugu bataana wa bas conviées a kugu dhacaayo hada waan usheegnay gabadhaan hadee wax qaadaneyso canugtaas wa in kudadashaa yurub ciyaar ma ahn ilma lagu korinaayo allah noowada xafido waan dadaaleynaaye allah nalakoriyo

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM  หลายเดือนก่อน

      @haniladanchannel5825 🥰❤️macanto waan u subiya waxad shegeysin lakin herkas ma qadheyso insha allah wey cafimad qaabta iyada yaran ku dhalatey

  • @HINDAOMAR-g6l
    @HINDAOMAR-g6l หลายเดือนก่อน

    Muna iyo familkeda qurux bdn jimce Mubarak hno Wa cadi haday cafimad qabto way kore waxad ku dadasha un inad u ronato un hooyo awlad korisay wad tahay kolay wad igasi cilmi bdn thy aniye gabdhod hysta ani 2sno 5bil

    • @HINDAOMAR-g6l
      @HINDAOMAR-g6l หลายเดือนก่อน

      Mida gixta 1sand iyo shabbil waye

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM  หลายเดือนก่อน

      ❤️ty qaali. Lakin taalo wa leysku leyahay

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM  หลายเดือนก่อน

      Ilahey hakula koriyo

    • @HINDAOMAR-g6l
      @HINDAOMAR-g6l หลายเดือนก่อน

      @@MySHIHAM wan isku lenahay w run wll mahadsnid ❤️❤️

    • @HINDAOMAR-g6l
      @HINDAOMAR-g6l หลายเดือนก่อน

      @@MySHIHAM ameen dhamantenba wll alleh ha ino xafido awlada intan hysna rabi ha siiyo awlad bariyaa

  • @SundusMaxamed-wq6qi
    @SundusMaxamed-wq6qi หลายเดือนก่อน

    Wanku salamaay munooy hbbti❤

    • @MySHIHAM
      @MySHIHAM  หลายเดือนก่อน +2

      Waka qaadey sharafey ❤️🙏

  • @AmaalAhmedjaamac
    @AmaalAhmedjaamac หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤