3/3 Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Maxamuud Maxamed Guuleed (Gacmadheere).

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 7

  • @ikranroobleali451
    @ikranroobleali451 26 วันที่ผ่านมา

    Mashallah barnamijkan aadban uga helay. Wll nooso badi waraysiyadan.😊

  • @burhanmohamed2622
    @burhanmohamed2622 27 วันที่ผ่านมา +1

    Gacmadheere Waa Soomaalidii Xalaasha ahayd ee aan Munaafaqada iyo xinta aqoon.
    Qabyaalad , isir nacayb iyo xaqiraad indhala' waa waxa halkaan nadhigtay.

    • @hugdheh
      @hugdheh วันที่ผ่านมา

      kan ma soomaali sax ah ah miyaa hhh

  • @mbinuali7106
    @mbinuali7106 25 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan xogtiisu kuma socoto qaab taariikh ku jaan go'an ama sidey xogta u soo kala horeyso. Yacnii dhacdo dhacday 10kii bisha buu ka bilabaya markaas buu mid dhacday 5tii bisha ku soo xirayaa taas oo marin habaabineyso sidey dhacdoonyinka u soo kala horeyaan.

  • @hamiidcigehassan2890
    @hamiidcigehassan2890 2 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan soo kiiyiri maaha shacabka muqdisho oo madaaciif ay Ethiopia kugaraacayso oo muqdisho naftooda ugala baxsaday dalxiis bay aadeen

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 24 วันที่ผ่านมา

    Ninkan waa lagu qaado dambiyadii uu ka galay shacab ka ree Muqdisho 2007-2009 kii

    • @AliHassan-yo8eq
      @AliHassan-yo8eq 22 วันที่ผ่านมา

      Aniga iuo ninkaan isku reer baanahay wlhi waxa uu kamid ahaa ragii jariimada soomaali kagalay ee itoobiyanka kuso hugamiyy