Bahdilan buuma ween iyo adoonkee dii /part 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 84

  • @teemwashamsi1704
    @teemwashamsi1704 2 หลายเดือนก่อน +13

    Naa heedhe Norway free wax barashaa taalee Wax baro nin warkiisa iska xer.
    Nin nin nin war ma ahane

    • @Gabar.cadaado
      @Gabar.cadaado  2 หลายเดือนก่อน +1

      Wax ma taqaano ma lagu dhahay😂😂

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sow taan yaabay 😂​@@Gabar.cadaado

  • @AhmedAli-do3hp
    @AhmedAli-do3hp 15 วันที่ผ่านมา

    walale midkale oo kheer badan allaha koo sahlo..nolusho waa lamaane

  • @amiirahhomedecoration
    @amiirahhomedecoration 2 หลายเดือนก่อน +3

    Umusamyaan ba ku noqotay reerka illhy hakaa qabto qumayo madow ba thee subxana allh 😳😲😣

  • @nimoidris2959
    @nimoidris2959 2 หลายเดือนก่อน +4

    Gabar cadado Waa naag quruxbadan Ninkan Uma qalanto walaahi mida kale Waa Fariid guulayso quruxey ❤❤❤

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y 2 หลายเดือนก่อน +2

      Uma qalanto 😂😂😂😂 maxay uqalmi guursaybe yaab

    • @nimoidris2959
      @nimoidris2959 2 หลายเดือนก่อน +2

      @ sawta ka tagtay nayaa waxa doqonka inuu xanuunsanyahay ayuu u eegyahay adigu ma Tii uu qabaybatahy oo wali waad masayrsantahay buubowayney 🤣🤣🤣

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y 2 หลายเดือนก่อน

      ​@nimoidris2959 subxanalah naa iga amus tii uqabay kute subaxanalah maba aqano waxan duliga maxa qabitan keeney adiga ah mala mid ninka daba carari jirtey 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 2 หลายเดือนก่อน +2

    Walee qofka bahdilan waa adi uuuf Nin lee ceersanee😂😂😂Naagta lala jogo oo 7ciyaal laga dhaley taasaa la jecel yahey😂😂😂Nin ku dhahaayo kuma qabo 😂😂😂😂😂😂yaab😂😂😂😂

  • @hanisheikhali3480
    @hanisheikhali3480 หลายเดือนก่อน

    From tikok xaaska waye😂

  • @asmaaxmed1988
    @asmaaxmed1988 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wax qald ma sameynin waligiis minyaro la noqon jiray Allahu akabar keep going qali
    Naagahaan wey dalanyihin nika ilahy 4 u baneeyy ama hakh naxaan ama haiska dhafaan❤

    • @rakiacakescooking8447
      @rakiacakescooking8447 2 หลายเดือนก่อน

      Saxiix lkn maskiintaan ninkasta arooso waa rooraa hhhh miinyaro saan umaqeyliso maalintii inlaqabo kuqanacsantahay inlaqariyo kuqanacdaa lkn gabar cadaado waa mas yar hhhh habeenkii TikTok kadib in ee dhuumaneyso aan umaleynaaye lkn waatan marlabaad waalatay lagenow ee dhihi rabtaa sory Hilsen Rakia 😅

  • @nadifabarqadle554
    @nadifabarqadle554 2 หลายเดือนก่อน +15

    Bahdilan miyad qof ku shegeysaa yaab walee adaa bahdilan ee cidan ka dhamow kuwagii bd hanan weysey

    • @Gabar.cadaado
      @Gabar.cadaado  2 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaahoow inaaa wax ogeen ha cdaabin🤲🏻

    • @XubiXayaati
      @XubiXayaati 2 หลายเดือนก่อน +10

      ​@Anigakaligeey waxan ognahay in lagu qudba sireystay nagti adi fudedkaga ku aaday kadibna with in 3 day kugu furtay😮aydo xita Norway imam 3 daxda lagu dhibay .sido kale waxad no shegtay in lagu furry hadane ada no shegay in ninki is qabtaan o ku jecelyahy.sido kale waxan maqlnay in wilakas si cad ku dhahay maqabo wa furay gurigeda ha I nabad geliso😢sido kale ada nagu dhahay way u talisa wa ka cabsada o waliba leh adoon but u ayahy nagta adoon nagu ledahay 😅😅😅 ku fantay e dhahda ninkaga ila ka qabo .marka ya bahdilan eh indha adeeg bila xishooda aa wadata sis run aa ku shegaa

    • @Mmnajmo11
      @Mmnajmo11 2 หลายเดือนก่อน +3

      @@XubiXayaatiqofka bahdilan waa gabadh cadaado lakiin ma fahansana😂iyada ayaa markasta afkeeda isku disha

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 2 หลายเดือนก่อน

      Gabdh Cadaado Horey usoco abaayo waxaad tahay gabar quruxbadan

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 2 หลายเดือนก่อน

      @@ashaoali8020 quruxda sidii lagu yaqaaney miyaa laga badaley?

  • @AminaAli-l3l
    @AminaAli-l3l 2 หลายเดือนก่อน +16

    Naya wakhtigu wuu dhamaaday waad kala tagteen kuma rabo naagtiisa ayuu rabaa move on😂😂😂

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 2 หลายเดือนก่อน +4

      She can’t move on and she doesn’t know how to

    • @dekaahmed3065
      @dekaahmed3065 2 หลายเดือนก่อน

      Nagtisa marabo 😊

  • @AhmedAli-do3hp
    @AhmedAli-do3hp 15 วันที่ผ่านมา

    Asc walale waa qiso cajiib ah

  • @dekahaji
    @dekahaji หลายเดือนก่อน

    Shaqo aan shaqada ahayn ayad gashay.

  • @zothec12123
    @zothec12123 หลายเดือนก่อน

    habo waa wiikega iskulan waye

  • @suubanjabane219
    @suubanjabane219 2 หลายเดือนก่อน

    Gabadh waliba waa aqalka ay kasoo baxday iyo dhaqanka ku xeersanaa uunbay latimaada bulshada dhexdeeda. Indha adaygan intan leeg wallee Soomaaliyi uma dhamma. Walalo ilahayba kusharfay oo qof banii’aadam ah waliba muslim ah kaa dhigaye intan iskala roonow fadlan. Waa naga waano.

  • @Mmnajmo11
    @Mmnajmo11 2 หลายเดือนก่อน +6

    Doqon hadaad maqasho ama aad rabto in aad doqon aragto adiga uun weeye e muraayada isku eeg quruxdaadi ayaad ku qaday runti
    Adiga oo awooda in noloshada aad wajigo kale oo badan u samayso haday guur noqoto ama wax barasho ama shaqo ayaad waxaad doorbiday niin aan ku rabin in aad daba orodo oo social media isku bahdisho hooy sare isku qaad sidan wax ka bedel
    Guusha nolosha niin uun maha e indhaha fur oo naftaada hoos u warayso oo is baro qofka aad tahay iyo waxaad rabto meesha joogto iyo meesha ka socoto

  • @mariaali7281
    @mariaali7281 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo madaxaga kor hais leedin mikafican odkudagto Allah subxaana watacalaa ha kusiiyo waliga hafududenin❤

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 2 หลายเดือนก่อน

    Xalka kaliya eed nolasha ka aragto ma nin unbaa subxanallah maad shaqaysatid takale maskaxiyan mafiyoobid ee caawinaad raadso oo therapist utag kolay naag somaliyeed baa tahoo waxba ma dhagaysataan taariikhdana waxba kama barataan

    • @Gabar.cadaado
      @Gabar.cadaado  2 หลายเดือนก่อน +1

      Soo nagama mid ihid huuno

  • @LIFETURKEY-pt1je
    @LIFETURKEY-pt1je 2 หลายเดือนก่อน

    Naa waad xanuunsanaysa ee isdabiib

  • @fardowsosahal6490
    @fardowsosahal6490 2 หลายเดือนก่อน +1

    Part 2 lasoo dhaqso 😂

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 2 หลายเดือนก่อน

    Naa naaftaada unax marka hore markaas kabacdi hadal kafadhiiso youtube oo noloshaad qiimo uyeel😮

  • @anisahaaji9248
    @anisahaaji9248 2 หลายเดือนก่อน

    Gabar cadaado grønland ba kasoo salamaya horey usoco abaayo ha ujoojin nagaha qaaqleh ninka fahanto soo qabo

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @sumayanur5542
    @sumayanur5542 2 หลายเดือนก่อน +1

    ala walaaley naftada bahdil lajeclidaaa

  • @marwo_8031
    @marwo_8031 2 หลายเดือนก่อน

    Ninka waxay ahayd markad cunug u dhashid inad qarxisid o nagta u sheegtid sxb 🤣 way si walan lahayd maxad ila so tashan wayday ani hada isaga rayey hee

    • @Gabar.cadaado
      @Gabar.cadaado  2 หลายเดือนก่อน

      Maxaa dan a hoo igu jiro cunug kaligeey aaan korinayo?

  • @raxamoabdi6372
    @raxamoabdi6372 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abayoo aqliga ka shaqeyse mar walba waa kee nınka samankan jooga ee nagtesa into utago oranaya naag ayan guursanya

  • @Kahih
    @Kahih 2 หลายเดือนก่อน +1

    Naagtan waxan umalayn jiray naag karti iyo aqli leh uf naa nexda xiro oo wax iskufal

    • @Gabar.cadaado
      @Gabar.cadaado  2 หลายเดือนก่อน

      Ha dagdagin sharafey aan so dhaneestiro shekada👍🏽

  • @funnycats8690
    @funnycats8690 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa lahadlaya naagta laqabo Waxa meshan ku ba'day naagta hada laqabo oo hadana qanacsanen walina kamasersan naag lafuray kalsoni darada jirta wa iska muqata gabar cadaado hadi lafurayna waxa wali lodaba socdo, wa inay ninkeda aminsaneen reerkasna dagimayo shaki mesha imaday naagtana wa naag kalsoni leh. Na isku kalsonaw nin raga xoog iyo amar kutaglen kujogi maye .

  • @farxiyokhalif9424
    @farxiyokhalif9424 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkkkkkkkkk

  • @najmadahir-y7e
    @najmadahir-y7e 2 หลายเดือนก่อน +1

    dad ayaa gabar cadao cay noyo war meshay kaqabato ayey maraysaa hadii laga heliwayayna lagama daba calacalen o xiligan naag maro ay sootuurtay gabar cadado umadhawaqden ilen kaasi waamaro marna lasiibo marna lasoqobsado ilen maba fiyobee

  • @maryanmohamedadan3823
    @maryanmohamedadan3823 2 หลายเดือนก่อน +2

    Nin naag qabo o naagtisii iyo carurtisi somaliya u dir saday inu Norway kugu jogo adiga raali ka noqotay ado hooyo dhan o qiimo leh ah marka adigaba ma jeclaan lahed ina sas lagugu sameyo way ka qaldan yihin lkin adiga qaladka hor bilabay abaayo

    • @Gabar.cadaado
      @Gabar.cadaado  2 หลายเดือนก่อน

      In la guursado goorme qalad noqotay ?

    • @deeqaabdullahi5777
      @deeqaabdullahi5777 2 หลายเดือนก่อน

      Maxey ku hor biloowdey asagaa khaladka leh oo marksta wax usoo qoraayey oo rabey weyna aqbashey wax khalad ah maleh asagoo is hubin uu naag kale guursadey ogna naagtiisa iyo caruurtiisa wadanka ka kaxeeyey. Gabar cadaado bili aadam ma qabcin kartid ka fariiso waa dad aan fiyoobeen

  • @Umu-aya
    @Umu-aya 2 หลายเดือนก่อน +1

    Naa ma xishooto iska amus ceeb kuma dhino minyar wan ahay waxan cmlna wan ka wiswisa inan naag leyla qabo waco an dhaho ninkaga i qabo aqas sharaf ba lo gursada aroos maher la ogyahy la dhikta maxey tahy naag tada u sheg na magaca nooga ciyartay sharafta ale ka qadyee 😂😂 naagtas rerkeda wey ka sartay wa naag karti leh ka dhamow rerks

  • @qadromohamed4137
    @qadromohamed4137 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wallee adaa bahdilmay saa adoo naagta ka xanaji iska hay’s baa adiga laga xanajiyey

  • @qadanxuseen-qk5wi
    @qadanxuseen-qk5wi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wll nin loma ooyo hooyda miyaa

    • @Shukricabdimajid
      @Shukricabdimajid 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Fartuundaacad
    @Fartuundaacad 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo maftaada unax caruurtaada unax oo naagta hadey kudaba socoto xitaa adiga iska indha tir danahaaga ku ekaw walahi abayo adey dhib iyo bahdil kuutahy sidaan

  • @NasroNasro-c9j
    @NasroNasro-c9j 2 หลายเดือนก่อน +3

    Abaayoy horta gabdha ninkeedi aad kaqadaty bahdilan hadhihin maxay kubahdilanthy naag boqoradoo nin guursaty ilma u dhashy kaligeed haysta adaa uga daba tagy oo bahdilana ninkuna wuxuu adoon u yahy waa xaskisi ilmaha u dhashy ee rerka kadhex namow tan kalana waxad shegyso dhan inaad dubtay ahyd adunkan xumaday wad aragtaye manta cadayn bay kunoqon lahyd hady ku ogoleyd ninkeda

    • @Gabar.cadaado
      @Gabar.cadaado  2 หลายเดือนก่อน

      Quruxey fikrkada xora u tahay lkn dag daga dhaaf sheekda aan soo dhameestiro sug

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkii lagend ahaa gadaashii ayaad 2 nin guursatay oo halkaan usoo fadhiisatay . Adi maa waalan mise ninanka?? Ilahay hajuu gargaaro

  • @tiireytiirey1319
    @tiireytiirey1319 2 หลายเดือนก่อน +1

    bahdilan buuma wey magac fcn u heshay 😂

  • @falastiinahmed7313
    @falastiinahmed7313 2 หลายเดือนก่อน

    Sax waye caadi waye wad guursan tahay niin naag qabo lkn maxa uu adkesan wayday oo guriga aaga so baxday

  • @Zusana-o
    @Zusana-o 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gabar cadado tiktok shekadan makenin bahdilan buuma ween ayada iskentay 😂😂😂

    • @amalcabdiqadir338
      @amalcabdiqadir338 2 หลายเดือนก่อน +1

      Alle ka baq dulmi ma fiicne gabar cadado ayada afkeda ka sheegtay inay naagta wacday

    • @Gabar.cadaado
      @Gabar.cadaado  2 หลายเดือนก่อน

      Hadaan wacay ma public baan ka wacay? Asxaanbaaba u sameeye😂

    • @amalcabdiqadir338
      @amalcabdiqadir338 2 หลายเดือนก่อน +1

      @Anigakaligeey abaa naag aanku raadsan intaa wacatay oo wax walba ku tidhi oo gurigeeda joogtay ma malab bey ku siin lahayd mise wey ku ooyi lahayd oo ninke iska furi lahayd. Naag naag loo waaye waa balaayo ee nabad geli gabadhaas. Buumaha ku caayayso ceeb maaha ee waala xirtaa. Ninka haduu ku rabo hagu meeleeyo.

    • @ZAhmed-jn2yq
      @ZAhmed-jn2yq 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 2 หลายเดือนก่อน

    Gabadh cadaado waad cayishey ee isgabo yaadan buuma weyn noqonine

    • @Gabar.cadaado
      @Gabar.cadaado  2 หลายเดือนก่อน

      Naa hadaaaba is iscaateeyaa😂😂

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 2 หลายเดือนก่อน

      @Anigakaligeey waa kaftan abaayo ee aniga ayaa buuma weyn ah marka gabadh walba waxaanka taliyaa ineeysan buma weyn noqon

  • @Zamzambasay-i2c
    @Zamzambasay-i2c 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂❤❤

  • @bey6598
    @bey6598 2 หลายเดือนก่อน +1

    Argagixiso inkaaran baad tahay. Waxaad is leheyd naag ninkeda ka qaado lakiin adiga labo jeer lugu bah dilay 😂😂😂

    • @Gabar.cadaado
      @Gabar.cadaado  2 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😂😂😅

  • @SurprisedBambooForest-fd3hf
    @SurprisedBambooForest-fd3hf 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂❤

  • @Kahih
    @Kahih 2 หลายเดือนก่อน +1

    Uf wa islaficantahay naagtan wax ka indho adag marag walle gowso iskuriix in atahay beenlay kabax family ga dhexdooda bawaalay

    • @Gabar.cadaado
      @Gabar.cadaado  2 หลายเดือนก่อน

      Abaayo kuma jiro❤️

  • @najmadahir-y7e
    @najmadahir-y7e 2 หลายเดือนก่อน

    kalba kalbee habaryar qaabka aa ukalbeynay sidna waa hadalkaaga ileen uma adkaysan karane

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adaaba waalatee maad dabiib aadid nin ku furay iyo naagtiisa waqtigaad ku bixinaysid maad camal ku samaysatid

  • @MakAday-g8e
    @MakAday-g8e 2 หลายเดือนก่อน

    Ilmo saleman islii ka qaad taasaa kaaga filan bahdilan iyo dumashi luuq marow aqas habar gidir