Ninkan waa hogamiyaha dowlad da Al Shabab khawarij ta ah iyo reysal wasaare kuxigenka fadaralka somaliya Dagalka khawarij ta ay na gu hayso isga ayaa daha gadashiis kamamulayo ufiirso dowlad dihii kale danbeyey moranka iyo khilaafka dowlad da fadaralka dhaxdeda iyo mamul goboleed yada ah maa mid ay xilibanada iyo sanatarada somaliland ay riixayan taas laguma bararugsano ujeed kodu waa in laga mashquuliyo umada iyo dowlad da ba dagalka khawarij ta argagixisada ah 2011kii 2013kii 2016kii 2022kii manta oo 2025 ah bal gadaal ufiri siyasiga somaliland aa konfur jooga markas bad fahmeysa cida daha gadashiis wax kamamulleyso
Tuuga munaafaqiiin kuwaan iyaga u baahan in maxkamada la saaro sababto ah Barakicinta ummada Amni xumada Afduubka dastuurka Isku dirka soomaaliya IWM War eryaa
Ninkan waxay ugu badisaa in somaliya qalaasa ku jirto sababtu ninkani waa meeshan u soo shaqa tagay ee nin dowladnimo uyimid ma aha waxaad ku xusuusan kartaa arimihi ssc khaatumo
Kani waa nin boskisa ilaa shanaya xamarna u jooga isaga iyo reerkuu kasoo jeedaba siday xamar u waalnan lahayd oo u qasnan lahayd si ay iyagu u helaan ictiraf. Soomaali uma shaqeeyaan ee way ka shaqaystaan, waxayna u joogan inaysan xamar weligeed degin siyasad ahan iyo amni ahaanba.
Suu u Madowyahay baa qalbigiisuna u madow yahay xaasidka khaa,inka ah ee aan si raganimo leh codkiisa u cadayn waa madowgan hadlaya magiciisa garan maayee
Su,aasha muu qorto marku dib u wadiina waxa la wadiyaay nin ween oo masuul isku sheega sida u uga aradan yahay inu su aasha qorto sideey tahayne uga jawaabo beey dowlada u matala uga aradan tahay ruunta in loo sheego shacabka soomaaliyeed
Midkan ka hadlaya MD.Ahmed arimahiisa.Hargeysa.Dorashada uu ka hadlayo miyaa la weydiyay.suasha la weydiyay.muu ka hadlo.Galmudug gudiga dorasho ku sheega ah Mala keene karaa xafada baraxleey iyo Cabudwaaq.Xamar dorasho maka dhace kartaa NINKAN WEYDIYA PM isaga Hargeysa dorasho ma ka qabankaraa
Ninkaan waa nin soo shaqo doontey maxaa masiir somaliyed laga weeydiin asagaaba shabaaba ,dadkiisii waa dad qarax xumaan been buu halkan la soo fadhiyaa
Ninkan waa hogamiyaha dowlad da Al Shabab khawarij ta ah iyo reysal wasaare kuxigenka fadaralka somaliya
Dagalka khawarij ta ay na gu hayso isga ayaa daha gadashiis kamamulayo ufiirso dowlad dihii kale danbeyey moranka iyo khilaafka dowlad da fadaralka dhaxdeda iyo mamul goboleed yada ah maa mid ay xilibanada iyo sanatarada somaliland ay riixayan taas laguma bararugsano ujeed kodu waa in laga mashquuliyo umada iyo dowlad da ba dagalka khawarij ta argagixisada ah 2011kii 2013kii 2016kii 2022kii manta oo 2025 ah bal gadaal ufiri siyasiga somaliland aa konfur jooga markas bad fahmeysa cida daha gadashiis wax kamamulleyso
Ninkaan ino SSC yhy umaleena dadkaasna waa Somali o 🇸🇴 raacsan
Haduuyahay alshabaab adigu maxaadtahay? adigaa ehlu janno ah miyaa ileen alshabaab waa dad khawaarije cuqdada kugu jirtaa waa waxa keenay in ay maanta joogaan ciidamo shisheeye oo habeenkiina gabdho beeshaada loo geeyo habeenkii . Shame on you waad cuqdadaysantay ee gabdhahaaga ka ilaasho ciidamadaa
Tuuga munaafaqiiin kuwaan iyaga u baahan in maxkamada la saaro sababto ah
Barakicinta ummada
Amni xumada
Afduubka dastuurka
Isku dirka soomaaliya IWM
War eryaa
NALAMA AHA KINYA INAY KU XAD GUDUBTAY KENYA SOMALIA MADAXWAYNE AXMD MADOOBE MEEL LAGA XAYIRI KARAA MAJIRTO KIINYA IYO ITOOBIA DAABA HOOYGA AXMAD MADOOBE WAA KIINYA ITOOBIYA JUBALAAN BUDLAAN KHAATUMO SSC IYO XAMAR OO DHIIG MIIRATO AH OOLAGA TASHAN DOONO IN LAGA GUURO IYO INAY HAGAAGI
Snm down
Ninkan waxay ugu badisaa in somaliya qalaasa ku jirto sababtu ninkani waa meeshan u soo shaqa tagay ee nin dowladnimo uyimid ma aha waxaad ku xusuusan kartaa arimihi ssc khaatumo
Kani waa nin boskisa ilaa shanaya xamarna u jooga isaga iyo reerkuu kasoo jeedaba siday xamar u waalnan lahayd oo u qasnan lahayd si ay iyagu u helaan ictiraf. Soomaali uma shaqeeyaan ee way ka shaqaystaan, waxayna u joogan inaysan xamar weligeed degin siyasad ahan iyo amni ahaanba.
Ninkani waa libaxawoqooyi g36 ceerigaabo
Suu u Madowyahay baa qalbigiisuna u madow yahay xaasidka khaa,inka ah ee aan si raganimo leh codkiisa u cadayn waa madowgan hadlaya magiciisa garan maayee
Isago. Cidan iyo calaf midna lahayn ayaa la wareysanaya somalia wax laga weydinaya miskinkan
......... ALEY LAHE,.....JAWAAB BAA WEYSAY.... KALSOONI DOWLAD NIMO OO DAAH FURAN,
Ninkan sida sualah laweydiyay ugajawabay wax uu kadhigay umada Somaliyed dad xolaha oo an waxba kalgaraneym isago og sida wacyigu yahay sualaha laweydiyay sida uu udhogayo. waxa muqda in iskahorimad uu imanayo marka ladiriro qorsahisu waa ucadyahay wax u raba qolada xukunka kuguleysata in uu raco sida cadadisutahay lakin marka sidi jir dabin kudhacay ama wad kubaqtin wad baxsan cayarbad kadhigatay siyasadda Somaliya kolba Mel udusa
somaliya waxay dagin markii kuwa maqar sarkaa ee isaaq aan dhag jalaq losiin waxbana aan laga maqlin sida kanokale iyo xildhibanad gobsan uma jogaan somaliya mesha lakiin waxay ujogaan burburinta somaliya siday citiraf uhelaan waa qainu wadiyiin qabtood
Warkiisa waxa ka ruuna aniga xamar baa leegu doraana😂😂😂😂😂😂😂
BAMBOLADAN MAHA KA WAREYSANEYSIN
SHAQO LA AN NIGA BADATEY
Su,aasha muu qorto marku dib u wadiina waxa la wadiyaay nin ween oo masuul isku sheega sida u uga aradan yahay inu su aasha qorto sideey tahayne uga jawaabo beey dowlada u matala uga aradan tahay ruunta in loo sheego shacabka soomaaliyeed
Midkan ka hadlaya MD.Ahmed arimahiisa.Hargeysa.Dorashada uu ka hadlayo miyaa la weydiyay.suasha la weydiyay.muu ka hadlo.Galmudug gudiga dorasho ku sheega ah Mala keene karaa xafada baraxleey iyo Cabudwaaq.Xamar dorasho maka dhace kartaa NINKAN WEYDIYA PM isaga Hargeysa dorasho ma ka qabankaraa
xayeesiis saasaa lagaa rabaa jaale saalax kudigo xaaafadaha xamar
saalax asagaa madaxweyne iyo raysal wasaare ka ah fila somaaliya iyo jilib jupada dhexe asagaa amiirka ah waa ugujirtaa labada dawladood ee midina jilib fadhido midna muqdisho asagaa xukuma sidu ucadacadyahay ayaad garaneysaa hawlwanaagsan
Ninkaan waa nin soo shaqo doontey maxaa masiir somaliyed laga weeydiin asagaaba shabaaba ,dadkiisii waa dad qarax xumaan been buu halkan la soo fadhiyaa
Muran hagasho oo halagu kala guro waliged
Imtixaan ardey laga qaadayo iyo Doorasho ( National Election), ma la isbarbardhigi karaa?
Yurub iyo mareykan haa ... lkin failed state garan maayo
Adoo idoora oon dhulkaga tagikarin ayaad rabtaa inaa nin kaa xiliiyo badan inaad wax kasheegto horta orod dhulkaga waxkaqabo
Kolba madaxweynaha jira ayay reer waqooyi danahiisa u fuliyaan.yuu hadda matalaa, indha adakaa waa ninkii somaliland difaacayay.
Ninkan raysalwasaare kuxigeenka horta reerkisii xaguu KU ogyahay SOMALILAND meeshan muqdisho waa meel dhimatay
SSC 🇸🇴
😂😂😂😂😂😂 god dammit reer muqadisho corruption you're not even asking your question properly
ninkani su aasha wuxuu rabaa in uu afsoomaali baabiyo
........... QOF IYO COD.....BEYDHABO WEXEY DHAAFEYSAA PUNTLAND....MA RABAAN MARKA.....LOOSE JOOJIN MAAYO.
Yaa beentaas kuu sheegay
Maxaad kaqaaday
Aaway burco.
Oo cirrobaoo. Emarte ma joogo
Sacan iska aamu ya dhaha
Saalaxow dadkaagii wey go eene xagee adiga lagaa dooran beenaale tuuga
Had laaye iska hadlo
Beenaale dalkan jabtar 7 buu ku jiraa beenta daa
Beenaale tuug