Senator Cabdi Qeybdiid, "Dalka hala badbaadiyo, rajadii dawladnimo ceel ayay ku sii dhacaysaa"
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
- Senator Cabdi Qeybdiid, "Dalka hala badbaadiyo, rajadii dawladnimo ceel ayay ku sii dhacaysaa" Hantidii shacabku shakhsi jeebkiis ayay ku dhacday, Shacabku waa in uu isdaba qabtaa inta aanay meesha ka bixin higsigii dawladnimo.
Galmud kama dhacayso doorasho ku sheegay Hassan shiikh that is very clear
Thanks sinater abdi qaybdiid 👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Galmudug halkuu ka taliyaa Cabdi mooryaan?
Mudug oo dhan buu katalsha intee kadhece marka@@AbdirisakMukhtarAbdirahman
@@AbdirisakMukhtarAbdirahman galmudug dorosho dalka lagu duminayo ka dhici meyso Warkaas waa cadyahey
@@saaqsakaaro3982 waad arki doontaa InshaaAllah.Mooryaan warkiis hadduu shaqeynayo iyo in kale kkk
Hassan sheikh qaladka ummada somaliyeed uu ka galay taarikhda qoraysa, Lakiin waxaa haboon inaan
Qabiil lala aadin waayo gabaad bay
U noqonysa uu ka helo dadka aan
Caqligu u saaxibka ahyn ee dulman.
Gen. Qaybdiid aad buu ugu mhdsnyahy, siduu sharaxay xaalada wadanka.
Taariiqdiisa aad beey udheertahay inshaa alaah ilaaheey xaqa uukagalay soomaaliya haka soosaaro waakuwii kusoo duulay muqdisho boobay hantidii dalka iyo tii masaakiinta asaga iyo jufadiisa qaatimada alaha gefiyo
Caydiid in uu madaxweyne adiga Caato Alle ha u naxariisto ayaa u diiday fadlan maanta HSM ha dhibaatayn
Hassan cade fadlan wadanka shaqo kale KA raadso
Absolutely saxaafada ehel Uma tihid
Waana qasbaneysaa
Isku meel baynu ka aragnay walaahay
Maka dhex guuxi weeyday 😂😂😂😂😂
Waa nin kusoo booday warbaahinta ama halkaa ayuu wax kaboobay
Wixii dantiina ah miyaad ka dhexweyseen su,aalaha xasan cadde
Senior journalists Xasan Sh. Maxamed Cadde inta aan ka Aqaan waa ruug cadaa Saxafadda in badan ku soo jiray xiligii burburka, kuna soo shaqeeyey Xalado iyo Duruufo adag inatan ka Xasuusto Radio Mqdsho , Radio Simba , & Idaacadii Horn Afrik, “ Caawa iyo Horn Afrik “ waa iska caadi in Somalidu mesha ay dantooda qaaska ah iyo mida Qabiilkooda ay ka arki waayaan in ay si fudud u Dhalilaan !
Waa runtii, xasan shiikh meesha waxuu ujoogaa inuu hanti aruursado weliba waa madharge
Sanatar cabdi qeybdiid waad mahadsantahay guul
somali kii ugu liitay waa xasan sheekh
Cabdi qaybdiid waa nin qaran ma ahan nin qof jeeb geli karah waa wadani ka nool odayaasha haray Somaliyed Masha Allah waa ku taageersanahay bad baadi dalka adeer
Abdi qaybdiid waa wollol dagaal ogaa ah adeer dad soomaaliyey dorashey raban warkuu ku adlaayaa waa kii sharif iyo ina abdi shakur soo ma aragtan in usan aqli odeyku hadleynin
Odayaasha uharay soomaaliya hadhihineee dheh odayaasha habar gidir uharay dheh jooji marin habaabinta bugta ah oday Qaran beeel maninkii suuqa bakaaraha qaasatan dahablaha barqat cat umad masaakiim hoowiye kulaayay Ar soomaaliyaa iloowsha dhawaa oo Qabiilka kuweeynaa jahliga iyo qabyaalada waa waxa halkaan ina dhigay
Gen senator qaybdiid wuxu kahadlay xaqiiqda jirta xasan sh qiyaano qarab buu sameeyay wasaarad dalka shaqo kahaysa majirto qarashkii miisaaniyadana weey qaateeen wax shaqo ah Mahayana xitaa wasaarada caafimaadka wacyigalin caafimaad dhanka maqaayadaha iyo suuqyada hilibka iyo qudaarta ineey soosaarto uma quuraan umada somaliyeed
Sinater abdiqaydiid waa oday Somaliyed waana nin dalka u naxaayah Allah sharfo Somali waa ku jeceshaya waligaa u hiili qaranka Gobanimo 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Maxaa dhahday waa oday dadka soomaaliyeet unaxaaya Aaaaa kkkkk taariikh iyo Aqoon badan uma lihit ninkaan sidaan kaa dareemaayo Ama Adigoo og qofka uu yahay ayaalaga yaabaa haddana bahashii nakala saartay naqurmisay inaat ku difaaceeyso Qabyaaladii ku Qaaday kuma dhigto oday soomaaliyeet beeeel maninkii suuqa bakaaraha hoowiyaha umada kulaayay suuqa dahablaha 98 miyeey aheeyt mise 99 inta udhaxeeyso
Odaygan tuuga ah e dalka bililiqadi iyo burburki qeybta ugu weyn ka ahay ma wax tar leh
War waxaan wariye ma ahan waa nin dhinac uraran wax uu xog ogaal uyahay ayuu iska indha tirayaa magudbe!!!
Wow Marshall.allaah really duq abdi qaybdiid xaqiiqduu kahadlay dhankasta.
Waa xaqiiq after 34 Sano kadib dhibkastoo lasoo marey dhankasta..maanta ayaa loo baqaa mdnimadii..wadajirkii..dalkii iyo dadkiiba inay God dheer kusii ridayaan magacii dawlad dhexe oo sonasliyeed.1..madaxweyne hassan sheikh mohamud iyo 2...pm hamse ali bare.oo ah raisalwasaare magac yaal ah dhankasta 😢😢😢😢
Mar ay xeero iyo fandhaal kala baxeenbay leeyihiin
Ma ogolin
Maxay uaamusnaayeen
Intii uu xasan sheekh
Qaladka kusocdey
Siyaasi kasta meesha markuu dantiisa ka arki wayo wuxuu yirahda somalia god beey ku socotaa.
Shacabkuna qaar qabiil ku raaca iyo qaar siyaasi kale taageersan ayey noqdan.
Si aan uga gudubno caqadaha gudaha iyo dibadaba naga heysta wa tageerada dowlad-nimada.
Odayaashaan diidnay warkooda dowladu horey u soconaysaa ,
Rajada dadkaaga barakicintooda aad raali ka aheyd ama aad uga aamustey,waxaan u maleynayaa lacagihii xasan shiikh baa istaagey, dhowr jeer baa u codeysey xasan sheekh qorshihiisa wax aad siyaasadiisa aad uga duwan tahay adiga iyo kuwa matala sacadka oo dadkooda u hiilin waayey markii la barakicinayey, RAJADA HADA AAD DAREENTEY MAR HORE BAA LAGAA RABEY.
CAASIMADA WAA IN LAGA BADALAA MUQDISHO WALLAAHI
HADIIKALE SOOMAALIYA MA DAGEESO
Inte lo badela o qabiil laga aqoon 🤔
Somalia ma Casimada Muqdisho ayey ka Dagi la’dahay? Mise Dadka/Qabiilada Somaliyed ee danahooda gaarka ah firsanaya ? Mise Siyaasiga qabiilka gabbaadka ka dhiganaya ee reer hebel baa weerar inagu ah …………. !!!!!!!
mise Midnimo la’aanta jirta ayaa u sbba ? ? ? Sowtan 🇪🇹 , 🇰🇪 , 🇺🇸 loo kala dhumanaya anagaa sidaad rabtaan idiin yeeli huu haaa blaa blaaa
Wad riyoten, ee dadka dhinac ka raca qabiil dawlad noqon wayay , Muqdisho way xorawday wayna ka baxday araygi ah ( cadkanaw ku cunay ama ku ciideyay) ninki ka marma Mudisha adsgay u tal
@@Sunny45553dhul cidlo ah hala dhiso sida caasimada America
Garoowe miyaa Lageynayaa 😂
ALLAHYACIZZAK Saniter C. Qaybdiid waa laguu baahna waadse soo daahday Alaaha ku xafido badbaadiya wadanka please
Magalo madax cusub, dib heshiisin cusub dawladnimo somalia laga wada heshiiyo
Aadaa u mahadsantahay mudane cabdi qeydiid waa nin rag ah oo bareeri karo💯🫡
Badbaado qaran ka xaaxaabihee qablaayad qaran
Anaguu namataa anagaa dooranay
Xasan waxaa ku dhacay xanuun layiraahdo Puntland ee yaa dawadiisa haya
Abti marka hore Allaha ku caafiyo.lkn wa in aad dib ugu noqtaa inti aad ka geesatey burburka Muqdisho 😢
Dib u xisaabtan adoo mahadsan 😍
@@SahraSiyaad-y2j
Marka hore is daji ina abti🤌
Tan xigta aniga waxan ula jeedey dagaaladi sokeeye ma i fahantey?
Marabo meeshan in aan faahfahin dherad bixiyo😔
Doorosho qof iyo dameer waa La diidey
Cabdi Qeybdiid Tastuurka Asagaa Ansixiyay Asagannaa Kasoo Horjeeda Duli Waa dhuuni Raadis
Senitor A\qaybdiid
Md hasan sheikh & md qor qor& md Ali guud laabe Adiga Ayeey ku matalaan
Wariye xasan Cade wuxu u shaeeyaa Xasan Sheikh❤❤❤❤
Guryaha xaaranta ku deggan tihiin kabaxa. Haddaad Somalia u taqaanid guryo xoog ku dekanoow cirkaad roob ku ogtahay.
Farmajo ka darnaay Xasan mana ka hadlin
Hhhhhhh maxuu wll kaga darnaa
Hasan shiikh. Mise dadka moryanta ah baa tahay ee afka loo buuxiyey
Odayaashaan laaluush ayay raban Mw xasanow hadad wax haysid wax u tuur
Dadka iibsanaya hantida dadka soomaaliyeed ha,ogaataan inay tahay hanti qaran oo aan qof jeebkiisa geli karin.
Seneter abdi qebdid awey dadka matashey wad ogtahay iney abgaal cilan yihin alkamiin qadki cagarna a kutagan weliye kkkk viva hg cadow jabiyayal geesiyada geeska 🌍
Yaahuu Waa mujrimkii weynaa qayb diid Allah kuuma naxariisto umulo doox.
Mooryaankii xataa waa keenteen😂 dadka waa ku arkaan waxaad tihid Madaxweyne 🇸🇴 Xasan Sheekh waa nin nabadeed ee anigaa imaan doono oo idinka gooynayo waxaad Somali ka goynaysaan
Nin boob qabyalad deh
Hogaamiye kooxeed inuu somaaliya uhaadlo madhiicin ayagaariiday dowlaadi kacaanaka somaliyeed kdb maxeeykeeneen qabiil qabiil inlaiskudhameeyo taalo mahaayan ee somaliya siiba dhalinyaraata dantiina waxaakujirto inaad midowdaan 😢😢😢
Asalka dowladnimada waa BAARLAMAANKA ADIGA AAD KA TIRSANTAHAY ee meeshaa kula xisaabtana dowlad ku sheega
,adeer cabdi qeebdidow soomaaliya hadeey luunto adiga haraadin
Una raaci hadey somali markale dagal kadhaco inow gaalkacyo kasukeen doonin uraaci
Somaliya Alla u naxariisto.
Nin kii wadanka burburiyay 40 sana kahor ceeydiid dilay bakaarah dad ku xasuuqay ayaa maanta soolaabtay ilaahoow nagaqabo
xasan shekh wajawajiis ushaqeeya cadawga umadda somaliyeed waxa Lamida kuwa jooga hargaysa garowe kismanyo kuli wajawajiis ushaqeeya cadawga umadda somaliyeed
Hassan waa nin tuuug Somalia 🇸🇴 god dheerbuuu ku riday xaqiidiii
Hassan munaaafaq qof uga dhaqatar badan majiro Hassan dameer
Ex- member of Parliamentary.
Waawadani somaliyeed masha allaha
Wariyaha waa inuu taariikhda wax ka yaqaan markuu leeyahay doorasho qof iyo cod wadanka kama dhicin mudo 55sano da disa waa 50jir xagee ku noolaa
Mise dan ayu u arkaa dowladii ugu horeyasay ee soomlaya wariya waxa la yaqaan inu aqoon u leeyahay taariikhda wadanka
ABDI qaybdiid runta ayuu sheegay HSN DHIIQO hadii an dalka laga qaban Dalkani God dheer ayuu kudhacaya
Wadanka adaaba horey ceel ugu soriday e xasan hadhamestire kaleexo
galmuudug cabdi qeebdid mahan wadankan intad waxad rabtin kasamen jiirten waso dhamatay adeerkey kafarista doorkeena dhalinyarada waye naga farista
Madaxweyne xasan sheekh cabdiqaydiid wax siii wu calaacalay dalka xasan aya madaxweyne ka ah dhuulka dantaguud in uu gado washarci oo yaa awood iskaleh oo gadokaraa xasanow gad oo gad gad dhuulka laiska haysto oo dowladda an gacanta ugu jirin oo noo soo gad diyaarado iyo taangiyo
Aniga oo ku qayb ah cabdi xishooda jufada uu kadhashay ayuu waxkasta siiyaa ee maxuu. Uga hadlaa in uu yahay daacad dadka hadii aye uqoran tahay in aysan wax noon asaga oo kale ayaa loodhiibaa ilahay hansga hor wareejiyo
7:45
Odey somaliyeed Ayaa Aheyd Arinkan hore ayee kugu aheyd Odey
Ninkaan wiligiis dowlad somaliyed matagerin
Kamayeeleyno hogaamiyayaasha dagaalka ee raba iney maalin walba iyaga uun nahortaagnaadaan eyna diidaan in shacabka codkooda & rabitaankoodu shaqeeyo waana kahortegeynaa mudaharaad nabad ah ayaan dhigeynaa haddii aan doorasho qof & cod sh aan laqaban doorasho dadban lagaqaban maayo dalka marka hakala doortaan siyaasiyiinta damacu waalay ee kabaqaya shacabkooda
Odygana yaa ka dhex hadlaaya ..yaaaaab Dhulka danta guud miyaad rabtaa in aad ku noolaato
Dhulka danta guud shaqsiyaad intay gataan, jeebka kuma shuban karaan,
Waa inay khanadda dawlada ku dhacdo,
Odaygu wadanka waa lala joogaa ee warkiisa ha ku laabto , oo waxa soo kiciyay ha sheego , inta hadda uu sheegay nooma cuntamin .
Adiga waxi dalka ka gaystay ayaa yaab ah in aad wali ku jirto siyaasada waa aan wax cuno ku haysta ee maba jirto qadiyo somaliyed marka manta hadi wax ka siiyo bari waad aamusi laheed hee
Qurun qurun dhalay waxeey doomahaan masiirkeeyna gacanta ineey kuhayaan doodo sidaa ayeey udheceeysaa
Labadiinuba dil ayaad ku haboontihiin
Caawan xaqiiq saday in Xasan munaafaq uu tagayo
Senator Cabdi Qaydiid waa khabiir og danta umada somaaliyeed waa nin mudo dheer dalka u soo shaqeeyey waa nin dalka dantiisa og.
Somalia badbado ayey u bahan tahay xasan dal iyo dadba kama naxayo qofka qabiil ku tagera xasan wa xanun sanyahay allah cafiyo Somalinimo na deqdo
Odaygaan waa waayo arag maalmo badan usoo joogay Soomaaliya.meesheedii ayuu dhigay.
Odayga wax sidaa uga xanaajiyo ayuu arkay (Abdi yare)
Taladiisi qadhmuunayd ayaa hada usoo urtay
4 sano oo tagtay wuu taageersana
1 sano markay u hadhay Xassan Qudhun waan mucaaradayaa☆02/02/2025 xagee laga dheelaa,
Soomaali hore ayay usoo fiirsatay Filimkaa Siyaasada danlayda
War Soo Ogaadaa In Xasan Baahane UU SIIYEY Xasan Cadda Dhulka Dowladaeed oo laga barakiciyey Maatada Soomaaliyeed.
Hasan Cadda waxuu rabaa in Xasan Baahane uu ka siiyo Xildhibaanimo Guriceeyl.
Ku hadlay galin masar galin Ethiopia heshiis Masar heshiis, electrical heshiisyo iska horjeeda
Dhibkaad soomali u geysatay weli lagaama gudin, xasan shiikh anigu waa kasoo horjeedaa laaakin adigu ninkii C/hi yuusuf iyo Tigree soo raacay oo xamar dukun daakun ka dhigay ayaad tahay.
Galmudug Xasan Sheekh ayaa dhisay, deegaanka u ballaaran Galmudug waa dega
Waceysle, madaxweyne ayagaa ah. Farmaajo iyo C/hi Yuusuf hadal kuma aadan celin, waxaagu waa isku halayn
Masha Allah Abdi qaybdiid waa geesi aan cidna u joogin guuleyso Adeer
Abdi Qebdiid waa muwaadan Somaliyeed oo dakii hore kahay.
Noolow noloow Senetor❤❤❤❤❤❤
Waddanka meeshii nabad ah, suurtagal ah, waa in soomaaliyi
Shir degdeg ah ku qabsato.
Shacbiga waa in la abaabulo,
La wacyigeliyo.
Xildh.Abdiqaybdiid somali wax ka badbaade.odey somaliyeed ayaad tahay.
Ninkaan waxaan moodi jiray intaan in uu dhaamo. Waase mooryaan weyn.
General Cabdi Qeybdiid Senetarka weligii wadani buu ahaa Soomaalinimada ku weeyntahay, Dhulbahante hadeeynu Gobonimo dirir ayaa naqaana lakiin General Cabdi Qeeybdiid anigaa qirayo in uu Gobonimo diriray yahay shaqsi wadani ah jecel Soomàalinimo.
General ma darajo la iska sheeegto noqoday allow adaa alla qab qable dagaal kasta somalida waa dhageysta ilaahey amarkiisa waa dad aan caqligan ka koreyn waligood
Dalka doorashaa ka dhacaysa knsha Allaah, Galmudugna shaqsi fikirkiis dawladeeda ugaga hari mayso insha Allaah.
Kkkkk Adiga Miyaa Ka codeynaya Hadey Dadka Deganka diidan Galmudug Iska Dhafe Muqdisho Ayeysan Ka Dhaceyn Dorashadu Rabo xasan Shiikh Dadka Miyu Kuso Qasbaya iney Codeyan
Muxuu doorasho qabtaa asagiibaaba madaxtooyada kacararaaya amnidaro darteed kacararay 😂😂😂@@AbdukadirSulfe
NINKAN WARIYAHA SHEEGANAYA SAYID AHMED ISLAAM XAFIDULAAH AYUU KU WAASHAY VIVA SAYID AHMED VIVA JUBALAND OF SOMALIA 🇸🇴 ❤❤
WAR NINKAA GAFUURKA FOOSHA XUN DAAROOD OO DHAN AYUU NECEBYAHAY NACALADA DAMEERKA AH
@@AyriAsuswar Ninkan Waa Wariye Sare Sheekada Ayaa ku Macaananeso Inuu Ruuxkasto uu yiraahdo kawaran Ayuu leeyahay Si Barnaamijka u Macaanado Kawaran Senotar Abdi Qeyb diid Waaka Yiri Galmudug Ka Dhici meyso doorasho Galmudug yiri doorasho ka dhici Meyso Marka sxbyaal shekada sida ku Macaantahay Weeye
Doqon nimada iska yare,wariyaha wa inu weydiiya qofka u warey sanayo su'aal kasta, daarod wax kala jecel ma jire cuqdad raqiiska ah iska yare , axmed madoobe iyo deeni waji baruur na ayaga dowlad kasta burburiya cadowga Ethiopia na ukala cararey markey isaaq waalan badda siiyeen Oromada
@@Sunny45553Maya sheekada Daarood Ma joogto Waxey Maree Maanta Muslim iyo Xassan Xabaale Qote somalia Waa Looyaabaa Wuxuu Sameeyey Xassan Sheikh
Habargidir
Haka
Qaxado
Run buu sheegey abdi
Xasan Tuug goormuu dhergaa dhuunta laamiga ku dhufso ilaahey idankiis
Qofkaan waa qaryamaan amase wuxuu rabaa waligeed inaan la heshiin
Guul gen guulaysatay
Jananka wa ku mahadsanyahay sida umuujiyay waxa u xildhiban iyo oday nooguyahay askana dhaqan xumada HS
Kan weriyaha ah makacag ayuu xasan kaqaataa mise caqligii ayaa saa kanoqday xasan cadow alle kacabso khaainkaan xasan diiqo dalkii waa baabiyey
Adeerkey waa laandheere banaan jiifo! Libaax dalka badbaadi
Doorasho quf iyo cud iyo hore in loo sucdo iyo I jeed aan ku jeedee ma ahan xal...
Doorasho Qof iyo cod ah waxaa loo baahan yahay in somalia u dhan tahay hada sadex meel marka Somalia loo dhigo labo meel ayaa maqan Puntland Jubaland Somaliland see marka ku dhacaysa doorasho qof iyo cod ah
Somalia wadada maanta xasan shikh hayo ma ahaan mid wax u dhisasayso waa in oo shir qaran furaa dorasho noocii la qaban karo laga heshiyo ,dalkaan xitaa ciidan heshis lagu yahay ka jiro aad ayoo u kala daadsan yahay
Somaliya inay dib u dhimatay oo xassan sheekh baabiiyay Wixii la dhisayay waa cadahay
Maxaad gacanta dheer ugu taagaysey markuu xasanow shaararka tolanayey
Yur Yur Yur
Yur Yur Yur
Yur Yur Yur
Dalkan maxkmd dastuuri awod leh hdaa lahelin tiihan iskadaba waregan ilaa qiyaami saco way kujiree somalia aakhirna dalkan cadaw gobagobey sanayo.
axmad madoobe dastuurka madiidin ee wuxu diday doorasho qof iyo coda
Xassan diirato Waa Moryaan Madaxweyne Noqdey ee Waa in dadka iyo dalka Somaliya laga badbaadiyaa Xassan dhiiqo
BAARLAMMAAN ISKUSHEEGYADA XASAN WAXAY KA QAADANAYEEN LAALUUSH HADDANA CABDI WAA MUCAARADAYAA MUSUQA QAYB AYUU KA YAHAY!!!
War wariyahaan ma xoola puntland baa diiday buu ku leeyahay xasan soo kii farmaajo kadiiday qof iyo cod wariye matihide dhinac baad kasocotaa
Ninkani saxafi ma,aha skills saxafadeed malaha runtii Wuu qasbanaya,nacayb beelo somaliyeed oo badana wuu kamuqda
Waaa wadani Mansha Allah
Kkkk Marku Farmajo Kaso horjeday Qaran Dumis Ayuu Ahay Marku Xasan Shiikh Kaso Horjestana Waa Wadani Beri Nin Daar,ood Mahan Marku Kaso Horjesto Qaran Dumis Ayuu Noqona Manta Hafalkaga Ka fiirso
Intnan canaya wariyaha waxa tihin hal reer , wana la din yaqan, ben miyu ku sheegay hadu yiri ( P iyo J) dawlad ay la shaqeyen sheeg ma nacayba, dhabadhilfnimo iyo shisheye kadaba , waliba kuwa ugu liita ee ugu xun ayay naf ka radiyan, Galmudug waliged dabadhilif ma noqon wana ka dhacaysa doorashada Insha Allah , odaygan waxa qsylisinayo wa albabka laga xirtay, Mw Dr Hassan wi joogaya ila 2030 ma qayliya ama u carara melihi ad u carari jirten , wadankan wa istagay wuna socnaya , side ku kentan inad dhawr boqol doorasho u qabatan malayina ad tirahdan loma dhama
Senetoory Abdi Xasan Jeeb diid waad sheegta runta, waxaan rajeynayaa in uu Xasan Shekh in u
,
Alla Ninkaan Xasan Cadaa Necbaa Majeerteeyn.
Foolfumuu ka qaaday MJ cidna wax ka qadi karta majirto
DAAROOD OO DHAN AYUU NACEBYAHAY NACALADA GAFUURKA FOOSHA XUN LEH WAA DAMEER SUUD XIRAN😂
@@silverloola726 MAJEERTEEN KALIYA MA NECBA DAAROOD OO DHAN AYAAN LA TUSI KARIN LAAKIIN XASAN CADE WUXUU KA DHASHAY H/ GIDIR OO LAANGAAB AH
Beenta ma than. Mar walba afku ku hayaa
Hoos hallo dhigo rating kiisa Waxuushta.
Dalia.hala.badbaadiyo
Mar haddii sharci tastuur iyo maxkamad tastuur ayasan jirin sidee xildhbaanada iyo sanatara mushaar bil walbo u qaataan soo lama dhihi karo mushaarka xildhibaanada
Waa sharci daro madaxweynaha waa inuu mushaarka xildhibaana joojiyaa illaa ay xildhibaanada ay sharciga ay keenaan 🎉🎉🎉🎉🎉
@@nuurbaafonuurcismaanfarey4873 war wxa mesha kajira malahan qabil malin walba dhul sheganaya ban aragna maba oga in adunku naga tagy waba hurudna sidi dad wada cabsan qof qof dhama naguma jiro awoowayashen wxy isku hysten mxa naga galay wadanka ayaga sa ugalay dhalinyaradina afki awoowayashod bay ku hadlayan