SAMBUSA UFIICAN DADKA SOKOROOWGA/ MACAANKA QABO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 35

  • @Nobody1579
    @Nobody1579 ปีที่แล้ว +5

    Asc abyo yaska wax yar iscayili wlhi si tihore ay ku qurux badathy abyo ❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali ปีที่แล้ว +1

    Ramadaanka kariim Abaayo Yaasmiin Cadey ANISA XAAJIGEEDA CAEUURTA HOOYO MACAAN IGA GAARSII RAMADAANKA KARIIM❤❤❤❤

  • @musdalifaahmed
    @musdalifaahmed ปีที่แล้ว +1

    Abaayo yaasmiin in mudo kuma arkin waxaadmoodaa iney da.a kusokortay adigoo hilibka kacararaa abaayo hadhicin qudaarta aacuneysid waa wada dawo madankeed waala bacrimiyay abaayo tokadaan waankaanaxay qofkujacel aan ahay walaashey xumaan haufahmin❤

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 ปีที่แล้ว

    waad dadaashay Illahey hakubareeyo

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 ปีที่แล้ว +1

    Thanks macaanto
    Ramadan kariim shahrul Mubarak

  • @nasrinmohamedabdirahman2239
    @nasrinmohamedabdirahman2239 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLAH MAMO WAD DADAASHY LKN WAX KALA GO AYO LAMA SAMEEYN KARO

  • @sadiyamohamud7810
    @sadiyamohamud7810 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Ramadaan Mubaarak

  • @qadroumueyman7205
    @qadroumueyman7205 ปีที่แล้ว

    Masha allah macaanto ilaaheey ilxun makutuso aamin aamin aamin

  • @munoqali826
    @munoqali826 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah xabibti guul insha Allaah

  • @zuuzuuyousuf667
    @zuuzuuyousuf667 ปีที่แล้ว +1

    Abyo yasmin sonkor miyaa kugu dhacdy illahey haku cafiyo

  • @AnfacD
    @AnfacD ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abaayo ajar Allaha ka siiyo . Ramadaan wanagsan.

  • @mohamudmohamedabdiwahab6483
    @mohamudmohamedabdiwahab6483 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah wllo yaasmiiney mahad sanid laba sano kuma arage, illaahay cimriga hakuu dheereeyo

  • @hani8826
    @hani8826 ปีที่แล้ว

    Asc. Ramadaan mubaarak .Shukran.🤲🏾😍

  • @ameenaabu8660
    @ameenaabu8660 ปีที่แล้ว

    HADALKAAGA MANTAQ BUU DADKA KA KEENAA.

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah jazaaka Allahum kheyra

  • @alsiisiabdi441
    @alsiisiabdi441 ปีที่แล้ว +1

    mahad sanid wallsha

  • @sumaya5104
    @sumaya5104 ปีที่แล้ว +1

    Yasmiin wan ku salamay wheat flour ayan ka sameeyaa oven ka waan gelinaa saas Ayaan sameeyaa ❤🎉

  • @ubah_cx
    @ubah_cx ปีที่แล้ว

    Sister yasmiin aniga macaane qabe sonkorta barankan cabe

  • @umuahil9678
    @umuahil9678 ปีที่แล้ว +5

    That is not going to work 😊

  • @maxamedcumar3739
    @maxamedcumar3739 ปีที่แล้ว

    Yaasmiiney maxaa kugu dhacay maxanuunsatey😢

  • @nasroegal7289
    @nasroegal7289 ปีที่แล้ว

    Amiin

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z ปีที่แล้ว

    Mahadsani walaal

  • @umacabdirasakfarax-si5id
    @umacabdirasakfarax-si5id ปีที่แล้ว

    Asc apayo yasmin shugran qali ❤

  • @fatumaahmed4304
    @fatumaahmed4304 ปีที่แล้ว

    thats not sambus its emperada

  • @gueensaafi8198
    @gueensaafi8198 ปีที่แล้ว

    yaasmiin dheshan weyka halawday

  • @Khadijachannel10
    @Khadijachannel10 ปีที่แล้ว

    Abaayo macanto wa kusalamay. Mala qamirinayaa buurka?

  • @safiali2697
    @safiali2697 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👌👌👌

  • @hawal1287
    @hawal1287 ปีที่แล้ว

    looska qofku dhibayo muxu sameyna

  • @ayanabdille3990
    @ayanabdille3990 ปีที่แล้ว

    Asc ABAAYO waxaan maqlay Collagen powder Kansar ayaa laga QAADA walaal ma Runbaa please noo soo sheeg thanks

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 ปีที่แล้ว

      Collagen ba maxaad ba ku falaysaa adigoo bone broth (maraqa/fuud) sameesan kara?

    • @ayanabdille3990
      @ayanabdille3990 ปีที่แล้ว

      YAASIIN JAWAAB ima siin haa ama maya Ixtiraam waa Shay qaali ah in WALAALAHA loo soo jawaabo