SOMALIYEEY XAALKA DAJIYA WARIYAHA WAY KA QALDANTAYE😂| ANIGA HADAAN ARKO NIN AJABINABI AH OO.........

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 446

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 7 หลายเดือนก่อน +104

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 7 หลายเดือนก่อน +108

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍

    • @MaryamaIbrahim-vg5yx
      @MaryamaIbrahim-vg5yx 7 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

    • @FardowsaXuseen-s8y
      @FardowsaXuseen-s8y 7 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw❤❤❤

  • @ClkaafiXasan-kc3en
    @ClkaafiXasan-kc3en 7 หลายเดือนก่อน +180

    Heesta waxaa ka fiican quranka 😢😢

    • @user-tw5ub3ij9n
      @user-tw5ub3ij9n 7 หลายเดือนก่อน +3

      Xaqiiq wllhi

    • @user-uf6se3ke7y
      @user-uf6se3ke7y 7 หลายเดือนก่อน +3

      Hees iyo quraan maad isku garab qabatey😂😂😂😂

    • @Maanyare37042
      @Maanyare37042 7 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤❤

    • @Chipotlefoos
      @Chipotlefoos 7 หลายเดือนก่อน

      Ayo kabax meshan. Quran akhriso

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 7 หลายเดือนก่อน +71

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga

  • @Munazar74
    @Munazar74 7 หลายเดือนก่อน +98

    The best person ever the most knowledge and the most shine all created prophet muhhamed ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 7 หลายเดือนก่อน +18

    Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma 7 หลายเดือนก่อน +42

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ♥️♥️

  • @Habbey_21
    @Habbey_21 7 หลายเดือนก่อน +82

    Hadd somalia thy like sar😂😂😢❤

    • @HasanKaffi
      @HasanKaffi 7 หลายเดือนก่อน +2

      Ani somalia 🇸🇴 ma ihi

  • @user-qw3ip8iw9r
    @user-qw3ip8iw9r 7 หลายเดือนก่อน +10

    Wiilka somali maahan baa umaleynayaa soomalida sankooda iyo indhaha baan gartaa lkn quruxlow weeye😂❤😊😊

  • @maxamedabdirahmanmaxamed9964
    @maxamedabdirahmanmaxamed9964 7 หลายเดือนก่อน +23

    Zakariye wa ku tagera sxp wllhi🎉 Inta ila tagerta ha ismujisa❤

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 7 หลายเดือนก่อน +18

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱 ❤

  • @hamzaupdynzyr
    @hamzaupdynzyr 7 หลายเดือนก่อน +22

    I'd jump at the chance to visit [somalia] I think it'd be so interesting 🇸🇴 ❤
    I miss my beloved country 🤍🇸🇴💙

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 7 หลายเดือนก่อน +13

    Mahadsanid waziirkeena zaki bin xaaji shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba iyo meel Walbo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Viva Somalia 🇸🇴
    Viva Somalia 🇸🇴
    Viva Somalia 🇸🇴

  • @Hussein_Mukhtar_10
    @Hussein_Mukhtar_10 7 หลายเดือนก่อน +18

    Waziir Coming Soon 700K Insha Allah

  • @navergiveup9578
    @navergiveup9578 7 หลายเดือนก่อน +15

    😂😂😂😂😂 shaqo adag baa nohaysa sir

  • @maxamedfaarax3840
    @maxamedfaarax3840 7 หลายเดือนก่อน +23

    Magaceena somali hadiiba la isticmaalaayo waa in lahelaa shaqsi dhab ah oo somali ah
    Hadii uu shaqsigaas magaca Somalia 🇸🇴 matalaayo uu qalad galo ama wax uu sameeyo
    Waxaa lagu leeyahay biri Somalia 🇸🇴 ayaa sidaa ama kaalitaas kaqaadatay musalzalka
    Magac xumo iyo wax save gareeyn la,aan in aan isku darsano waa eber

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle470 7 หลายเดือนก่อน +4

    In wiil somali lgu so daro waa fikurgyga❤❤si aan duniya ula jaan qadno🎉ok

  • @99Bilak
    @99Bilak 7 หลายเดือนก่อน +5

    Iskudhax karis waa sax 😂😂😂😂😂from Djibouti 🇩🇯🇩🇯

  • @ShaNtA____
    @ShaNtA____ 7 หลายเดือนก่อน +14

    Viva somalia 🔥🔥

  • @barlin1622
    @barlin1622 7 หลายเดือนก่อน +54

    ✌️✌️✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️💙💙💙

  • @ciisemohaofficiall8979
    @ciisemohaofficiall8979 7 หลายเดือนก่อน +5

    The legend 🙌 waziir zaki wanku salaamay sxb

  • @axmedsharaf525
    @axmedsharaf525 7 หลายเดือนก่อน +2

    Hamplyo 700k🎉😊

  • @maxamedxuseen3236
    @maxamedxuseen3236 7 หลายเดือนก่อน +6

    zaki the legend aad ku taagera zxp ilaa 2019 horu mar wayn kuu rajayna zxp arin igu si ah zxp icaawi hadaa i caawin karto ilhy ha ku xafido❤😢

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 7 หลายเดือนก่อน +4

    Allah is one ☝️ ❤❤

  • @Abdifatah-Official
    @Abdifatah-Official 7 หลายเดือนก่อน +7

    Waa bentod cuntada from Djibouti 🇩🇯

    • @abdirazakfarah425
      @abdirazakfarah425 7 หลายเดือนก่อน +1

      Runta sheg taliye 😂😂

    • @aliahmedyacin721
      @aliahmedyacin721 7 หลายเดือนก่อน

      Waa bariis iyo hilib laysku dhex kariyey waxoogaa xawaash ahna lagu daray.

  • @halimamohamed9350
    @halimamohamed9350 7 หลายเดือนก่อน

    Asc Reer NY medow ayeey guursadeen Malaga yaabaa hooyadi eytahay ajnabi the Somali from Long Island

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend

  • @yacinehirsiawled3457
    @yacinehirsiawled3457 7 หลายเดือนก่อน +1

    Kofka waxas so qoray waku naga xun 😂 from djibouti ma maqal xataa fadirad canku nahay 👍🇩🇯😂

    • @FuzzaBaby
      @FuzzaBaby 7 หลายเดือนก่อน

      Isku dhex kaaris ayaa cunno hada? Waadi maxay u odhan waayeen?

    • @hayatquruxomar3305
      @hayatquruxomar3305 7 หลายเดือนก่อน

      Jubuti naga

  • @Fatma_zaharat
    @Fatma_zaharat 7 หลายเดือนก่อน +5

    Mayaa wa fadiraad 🇩🇯🇩🇯🤣wa lana khalday 😂isku dhex karis mh

  • @bigabdoul-og5xq
    @bigabdoul-og5xq 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wasir anaku iskudexkaris Caan ku ma nihin waay naa nabayan 🇩🇯

  • @fathi_ahmet
    @fathi_ahmet 7 หลายเดือนก่อน +5

    Wcs waziir wn ku salaamay

  • @ibnayoussouf1474
    @ibnayoussouf1474 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ma cuno isku dhex karis anagu baasto iyo laangush iga dheh😂😂😂🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 wasiir waan ku salaamey

  • @AbdiAziz-t9f
    @AbdiAziz-t9f 7 หลายเดือนก่อน +5

    Zaki legend brother

  • @Pato7_7868
    @Pato7_7868 7 หลายเดือนก่อน +1

    700K 🎉
    COMING SOON
    Zaki Bini HaJi

  • @oumalkhayr_moulidkhairiya
    @oumalkhayr_moulidkhairiya 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wa bentod from Djibouti 🇩🇯

  • @SR-zj3cs
    @SR-zj3cs 4 หลายเดือนก่อน

    Bada illaaliya wazir 😂, geeshikayoo guulaysta 💪🏿💪🏾💪🏼

  • @usaamenuur2003
    @usaamenuur2003 7 หลายเดือนก่อน +2

    Kolay haduu matalayo soomaali flimkana laga daawanaya aduunka oo dhan....
    Waan ku qaadaneeenaaa 🎉magaceeena cirka hanoo sii galeeeee....FIFA SOMALIA

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 7 หลายเดือนก่อน +5

    : ♥️boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔🥺😂❤❤❤❤😮😅❤ i

  • @Somfamilyfun
    @Somfamilyfun 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa qof curyaana iskadayaa miskiinka 😢😢somalia umabaahna inlawada jeclaado dadkeedu horta hagardama hakadayan 😢❤

    • @amiinloxos381
      @amiinloxos381 7 หลายเดือนก่อน

      Kaftan Lee ayuu uyidhi wxu dhahay sxpkay oo tagay ayn soo noqon

  • @Mujaahid.Mohaan
    @Mujaahid.Mohaan 7 หลายเดือนก่อน +3

    I am ready 2 seconds 😂😂

  • @MajidAbdulkadir-qw5zx
    @MajidAbdulkadir-qw5zx 7 หลายเดือนก่อน

    Somaliyey wasir zaki haji 1m ka maku tuurty 🎉 waxina wlhi wa 4.5 legend idhinka qosliya ma madax lo baaxiyo🎉

  • @Abdobouhdiraneh1106
    @Abdobouhdiraneh1106 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa beentod anaga waa caanbabur 🇩🇯

    • @abdourahmanchirdonaffasseh6206
      @abdourahmanchirdonaffasseh6206 7 หลายเดือนก่อน

      Caanbabur c'est la jour de la eid.partout dans les mondes musulmans 😂😂😂

  • @ibrahimosman8655
    @ibrahimosman8655 7 หลายเดือนก่อน +3

    Qofkii 1😂😂

    • @dalmaraadan1848
      @dalmaraadan1848 7 หลายเดือนก่อน

      Qofkii 2😂😂😂

  • @malyuunahmed8257
    @malyuunahmed8257 7 หลายเดือนก่อน +3

    Asxabay wasirka malyan aan garsino ❤

  • @Ilhan-mq9eq
    @Ilhan-mq9eq 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wayna nabayan walhi
    Luxux amaa baris iyo mariq waxa intaa dhafsaan from the Sudan 🇸🇩

    • @AboubakerHoussein-vz9ge
      @AboubakerHoussein-vz9ge 7 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😅 iskudhex karis .... bariis caanole .....😂😂😂away kuwan. Maad ilowdey

  • @Xafso25
    @Xafso25 7 หลายเดือนก่อน +1

    In lasoo helo qof somaliya oo ninkaan u ek waa wax caadiya lkn in uuna sheegto waa qalad asoon somali eheyn maxa yelay barri haduu wax xun sameyo anaga nagu soo labee soomali ahaan

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza4645 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah illahay ha u siyadiyo hana xafido Mel walbo o jogo

  • @hamzeAlinour
    @hamzeAlinour 7 หลายเดือนก่อน +2

    waa saax 😊😅😊❤ 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @umams2905
    @umams2905 7 หลายเดือนก่อน +1

    Lkn wuu sababeeyay qofaan sxb la ahaa oon soo noqon 😢 qaraxiibaa leefay lagayabaa miskiinka saado cali warsame kamida 😢

  • @KpDeero-nv9om
    @KpDeero-nv9om 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wr wasiir ninkaan somali ma ahan iaamin 😂😂 pin 😊

  • @JaamacDaauud
    @JaamacDaauud 7 หลายเดือนก่อน +1

    700 k cooming soon

  • @yahyamed4214
    @yahyamed4214 7 หลายเดือนก่อน +1

    Yes yes 🇩🇯🇩🇯

  • @sheikhabdinasir8475
    @sheikhabdinasir8475 7 หลายเดือนก่อน +1

    Yes maybe from Somalia 🇸🇴

  • @MohammedAbdimire-jt7fy
    @MohammedAbdimire-jt7fy 7 หลายเดือนก่อน +4

    Cidna igama horeeso

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 7 หลายเดือนก่อน +1

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @aminazahra209
    @aminazahra209 7 หลายเดือนก่อน

    Maya wa qalaad from Djibouti 😂😂😂

  • @ayansamireh6125
    @ayansamireh6125 7 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations 🎊 👏 💐 🥳 🎊 👏 💐 🥳 🎊 👏 💐 🥳 700k coming soon 💖 💗 💕 💓 🎉❤❤❤ brothers 💖 forms Djibouti

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa Somali Bantu

  • @nastexookey1325
    @nastexookey1325 7 หลายเดือนก่อน +1

    Bufis a igufuran 😂😂😂😂😂😂

  • @SA7AR_10
    @SA7AR_10 7 หลายเดือนก่อน +2

    Plz wll heesta endka mgc i sheeg

    • @moafro6524
      @moafro6524 7 หลายเดือนก่อน

      What is the name of song

  • @mohamedsiciidnor4096
    @mohamedsiciidnor4096 7 หลายเดือนก่อน +11

    Fire 🔥

  • @HafsaAliMohamed-cf4wz
    @HafsaAliMohamed-cf4wz 7 หลายเดือนก่อน +2

    Allah is the only one❤❤

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 6 หลายเดือนก่อน

    Waa nin xilkiisii ka soo baxay aad ayuu u mahadsan yahay

  • @saadanoor9331
    @saadanoor9331 7 หลายเดือนก่อน

    Zaki bin xaaji Soomaali dhalad ah, Allow haku qaadin.

  • @ChaabMahamoud
    @ChaabMahamoud 7 หลายเดือนก่อน

    Wayna nabayan allaha nabe🇩🇯

  • @rarajiboo
    @rarajiboo 7 หลายเดือนก่อน

    Say wallaahidu waa dad caadi ah!

  • @SihamCaday
    @SihamCaday 7 หลายเดือนก่อน +1

    Haa waziir Frome Djibouti todaobaadkii hadii maalin dabka la saarin dagaal ayaa laga xiga🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
    ceéb xabad faransiisa oo xana tuuraan lahaaye ileen waziirku France ayuu jooga ceéb Allah ha asturo

    • @NadimaMiel
      @NadimaMiel 7 หลายเดือนก่อน

      Waa khalad isku dheex Karis maaha ee waa fadirad ama baris seauce kaluun

    • @nouradekanoura3164
      @nouradekanoura3164 7 หลายเดือนก่อน

      Xafadina iskudhexkaris lagu cuna mala ee rer Djibouti hacebaynin

    • @SihamCaday
      @SihamCaday 7 หลายเดือนก่อน

      NAA cuno ceeb malaha iskudhexkarisna waa Taa u jecelahay anuu
      Isdaji ina adeero 🤝🤝

  • @FaaisoCabdilahi
    @FaaisoCabdilahi 7 หลายเดือนก่อน +3

    Anaa uhoreeyo❤😂

  • @KhadarSiratogle-yz6iz
    @KhadarSiratogle-yz6iz 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hamplayoooooooooooooooooooooooooooooooo sxb 700k

  • @user-sc8xi6sz9u
    @user-sc8xi6sz9u 7 หลายเดือนก่อน +3

    Adaa farta uun noogu fiiq taliye😮

  • @FilitadYamed
    @FilitadYamed 7 หลายเดือนก่อน

    Wa bentood from 🇩🇯

  • @sumayoapdalla969
    @sumayoapdalla969 7 หลายเดือนก่อน +3

    Qofka ugu horeeye

  • @king___qanciye
    @king___qanciye 7 หลายเดือนก่อน +3

    Legend zaki pink

  • @daud_8122mohamed
    @daud_8122mohamed 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa mid inoo eg maaha soomaali zakiyow

  • @asmamohamed205
    @asmamohamed205 7 หลายเดือนก่อน +1

    Haa waa run 😂😂😂😂 iskudhexkaris ayan xiisaynaa lkn makarsano😢

  • @cawohlaky2718
    @cawohlaky2718 7 หลายเดือนก่อน +1

    Lkn video waaba dhameystay aawey sarakiishii malaxidhxidhay wll hal qof ma arke 9 daqiiqo kadib 😂😂

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir iyagu hasookala baxan dhexda seywalahida yanan kudhiman 😂😂

  • @abdirazakfarah425
    @abdirazakfarah425 7 หลายเดือนก่อน

    Ha taliye caan ayan ku nahay iskudhexkaris from Djibouti 🇩🇯😂

  • @farahrobertooo4734
    @farahrobertooo4734 7 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk xaaantaaaa halkeeee kageeeentaaa abtiiii

  • @MohamedBarreh-ik1qk
    @MohamedBarreh-ik1qk 7 หลายเดือนก่อน +1

    Reer iskudhehkaris 😂

  • @kinsifaarax3421
    @kinsifaarax3421 7 หลายเดือนก่อน

    Waar ood kac maaha waa muqumad afsoomaaliga reer somaliyo ma play store ayaad ka soo dagsateen😂😂😂😂😅😅😅😅

  • @KharniMHaji
    @KharniMHaji 7 หลายเดือนก่อน +1

    Midabkas camal somali 🇸🇴 walaga heelikara ayaago badan wali

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle470 7 หลายเดือนก่อน +1

    Msha alhaa tabarakalhaa ❤️ abwe ilhy ha ku sharfo 7000k mrka gaarto iPhone ugu able mri😂❤❤❤

  • @Daarulixtiraam
    @Daarulixtiraam 7 หลายเดือนก่อน +1

    What Country is this

  • @adnaaybakar7820
    @adnaaybakar7820 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir waan ku salaamay 🙌❤

  • @chakouronline2391
    @chakouronline2391 7 หลายเดือนก่อน +1

    Haaa haa waa runtood ..ils ont dit la vérité..run ayay sheegeen ..Djibouti waa le (skoudhehkaris)..from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @FaatushAlii-ih8vl
    @FaatushAlii-ih8vl 7 หลายเดือนก่อน

    We are Ordkac family 😂

  • @AasiyaAbdirahman-tq2lt
    @AasiyaAbdirahman-tq2lt 7 หลายเดือนก่อน

    Wa somalia ba wan ujeeda😂

  • @moafro6524
    @moafro6524 7 หลายเดือนก่อน

    Xaaji bro add the location of the vidoes plz

  • @raageomar6000
    @raageomar6000 7 หลายเดือนก่อน +1

    Haa mid nooyara eeg ayaa lasooqabtay maxaa yelay nin somali ah dhagta ma dalooshanayo xitaa say wlhi ha ahaado

  • @maryanmohamed9902
    @maryanmohamed9902 7 หลายเดือนก่อน

    Waa ku mahad santahay😊 ilv you somalia❤❤❤❤

  • @user-cg1iu2xy7q
    @user-cg1iu2xy7q 7 หลายเดือนก่อน

    I love you ❤️ Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ❤❤😊😊

  • @MHD947
    @MHD947 7 หลายเดือนก่อน

    Iskudhaxkaris MY COUNTRY DJIBOUTI 🇩🇯

  • @amiriita869
    @amiriita869 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hayaaay walee kaasi uu isdhibay haye balan waxan ku qaaday inaan meeshan ku arko inaanan unasa xalimo laymadhaho fuqweno😊

  • @mahamudmohamed6624
    @mahamudmohamed6624 7 หลายเดือนก่อน

    Zaki haji haduba Somali shek tay haladayo ayaan qabaa

  • @hiboali4523
    @hiboali4523 7 หลายเดือนก่อน

    Mayaa rer djibouti waxa uu gara oo lagu yaqana iyaga baas waa canbaabur kaa ciida

  • @OsmanHDKingOHD
    @OsmanHDKingOHD 7 หลายเดือนก่อน

    Iskoudaxkariiskuu waa Pastoo iyo baraadhee iyoo suugoo. 🇩🇯💪🤍🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @maryam-ruun567
    @maryam-ruun567 7 หลายเดือนก่อน

    Walahi si Kal iyo Laab ah it’s qoslisay 😂😂😂😂😂😂

  • @SalmaMohamed-uy3md
    @SalmaMohamed-uy3md 7 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer anaa arkay faarax qol saaran oo nin marocan Lee yahay Aa faaraxii uu dhahay "حليم شرموداد Aa markaas kii ajnibigahaa xishood uu dhahay ceeb 😢
    Dadka waa isku midmaahan mawada fiicno mana wada xumo

  • @hayam4675
    @hayam4675 7 หลายเดือนก่อน

    Somalida haday falastiin xor ahaan lahayd farxad iyo qurux buuxda lakin nimcadeenu ma dhamaytirna .Allow Raxmaanow ka jir qaad shuvra falastiin duceeya walaalayal oo diinta ku dadaaala