Mudo kororsiga Axmed Madoobe, Jahawareerka Siyaasadii Irirsamaale, Fashilka heysta DF

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 100

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 3 วันที่ผ่านมา +8

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan ninki ahmed madobe wa geesi geesi dhalay mantay dusturki jubland intu furay aya cod gacan tag lo tagay guul madaxweyna jubland ahmed madobe siyasinta irisamaale fashilka heysta df dowladi bahalodey fashil tan oo hogaminayo xasan gorgurde familykisa marxun xamza yusuf madale sulub sheikh cali wajiis sheikh bashir argixisada damajid wey jaban

  • @user-yl1nd9cy3i
    @user-yl1nd9cy3i 3 วันที่ผ่านมา +5

    Go.ahead.axmed.maddbe

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ahmwd madoo e duñmiga waxa kuña socday Xasan sh haka xaaxaabiyo Viva Ahmed madobe👑👑👑👑👑

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 2 วันที่ผ่านมา +1

    ADIGUNA BALWAAN WAXAAD NOQOTAY WARIYE DEKTEYTER AH
    XASSAN WAXA UU YIRI MADAXWEYNE XASSAN SHEEKH PUNTLAAND LOO JOOJIN MAAYO MARKA SIDEE LOO XALIN WARIYE BALWAAN THANKYOU.

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n 3 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah wariye balwaan geesi halgama run sheeg ah

  • @Abdiyare17
    @Abdiyare17 2 วันที่ผ่านมา +3

    Ahmed Madobe libaxaas waxba lakama qadayo

    • @user-gr6gu8bs6q
      @user-gr6gu8bs6q 2 วันที่ผ่านมา

      Axmed Geedo naar daalim shacabka Allaha ka qabto.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan dhiiqo soomaaliya isagaa dayacaya oo dasatuurukii laguwada joogeye bedeleye maamulugoboleedada maqaladan cidina qasaba kuma xumikaro 😮

  • @ikhyaaradan2359
    @ikhyaaradan2359 2 วันที่ผ่านมา

    Xafidullaah axmed maxamed islaam ayaan xasuusannaa

  • @naasirali1396
    @naasirali1396 2 วันที่ผ่านมา

    WAA GUUL UU GAARAY MADOOBE GUUL XASAN SH HAKA GURO

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaa Allaah xaqadaradii baa manta ku qaraxaday iyo qubadii maatadii iyo caruurutaya xasuuqeen ee isusoo bahayaseten madhaaficida ladhacaye 😮

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 3 วันที่ผ่านมา +3

    Ahmed Dhuxuleyste 14 sano 4km oo kaliya kismayo kataliyo,kuwa Dastur jubalaand ayaan badalnay waxa sual ah in laiska weydiyo xafadaha kismaayo eeysan dhismo xarumo Adeega bulshada laga qaban,islaxisabtan kajirin.

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 2 วันที่ผ่านมา +2

      Ahmed waa dhulkiisa ayuu joogaan waa madexweynaha jubaland

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 3 วันที่ผ่านมา +3

    💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
    💕💕 💕Viva Ahmed islam 💕💕💘
    💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

    • @user-gr6gu8bs6q
      @user-gr6gu8bs6q 2 วันที่ผ่านมา

      Allaha ka qabto shacabka masaakiinta ah Daalimka Axmed Geedo Naar degaankii wuu xaalufiyey

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 3 วันที่ผ่านมา +2

    Balwaan salaan sare
    Ahmed madoobe waa shacabka jubaland waa in laga qabto please program badan ka so sameey 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @dontgiveup1472
    @dontgiveup1472 2 วันที่ผ่านมา

    Labadii xaqdaro kuheshiya xaqa ayay kudiriran soomaha waa urursamle

  • @abdillahiaden-yr3gj
    @abdillahiaden-yr3gj 3 วันที่ผ่านมา +1

    Sheeko hawiye manoo wadaa ileen df maba jirtee

  • @fiicaneeyfarduus4331
    @fiicaneeyfarduus4331 3 วันที่ผ่านมา

    CABDULAAHI BALWAAN ADIGAA KOW KA AHAAA, JUBALAND WAANBTAGAYAA .....MA HADA AYU XUMADEY AXMED MADOOBE

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 วันที่ผ่านมา +1

    God walaal ha qodin hadaad qodana ha dheereyn xasan dal xaraashe waa abaalki

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 วันที่ผ่านมา

    Adkeyso deh Xassan sheikh Ahmed madowe hajiro oo hajogo😅

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 3 วันที่ผ่านมา

    Waa wada socdaan yay sirayaan ?

  • @farhiyadahir3725
    @farhiyadahir3725 3 วันที่ผ่านมา

    Ahmed allaha dhaafiyo jubaland wuu la haray. Hogaamiye ka kheyr badanoo dadka isku wadi karo allah u dhiibo jubaland.

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 2 วันที่ผ่านมา

      Madexweynaha mustaqbalka jubaland axmed madoobe viva axmed madoobe

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 2 วันที่ผ่านมา

    Xassan sheikh soo isaga tastuurka katoshay shaati laeg axmed cade maxaad kula yaabi

  • @saalaxqaasimqaasim5826
    @saalaxqaasimqaasim5826 3 วันที่ผ่านมา

    IRIR SAMAALE MA AHA URUR EE WAA DHIIG .

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed 3 วันที่ผ่านมา +1

    Balwaaan hawiye baa tahay kama hadli kadhid ama kama hadli ka dhaaaaan
    Maaamul gobaleeed darooood
    Dib udag
    Im mj kingdom
    Sababata aaaan Jubbaland u sameyey
    Ma fahmaysaaan
    AHMED waaa joooogayaaa for ever mj wa garabkiiiisa

    • @farhiyadahir3725
      @farhiyadahir3725 3 วันที่ผ่านมา

      Mj haku qaraabane iska daa qabiilka aad qoreysid. Qof kastoo soomali ah baa kahadli karo jubaland..35 qabiil baa dega jubaland mj kaliya ka dagan dadkana kama lahan , wax daarood la dhaho oo isku siyaasad ah majiro ee bal isku day inaad fahanto waxa soomaaliya ka socdo. Hadaad mj tahay fadlan ka gaabso arimaha soomaliya puntland aanu ku ekano soomaliya inteeda kalena aanu soomaalida ula sinaano. Dalkena allaha noo dejiyo amin
      WBT

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 วันที่ผ่านมา

      Naag Waalan 😂😂😂 Ilkayar Maxaa Kuugu diray.

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 2 วันที่ผ่านมา

      @@Cici_mimi curadkeeeena ka xishooood 😂😂
      Curadku waaa xaaasid wali somalinimo baa kujidha in la kala tagay 1991 ma oga wa hurdaaaa
      😂marka faaaido iguma jidho inuu Jubbaland qabto
      😂😂😂😂😂😂

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 2 วันที่ผ่านมา

    Iwad sheekada diyaaradaha ma eyeydiiis ba leh caqliga irir transit kuma lho 😂

  • @mohamedkhalif7942
    @mohamedkhalif7942 2 วันที่ผ่านมา

    Balwan adigabo qaain bataxay wayo hassan asagabo dasturki somaliya asagaa kalige badashe maxad noshege marka

  • @FarhanAhmed-hj7pu
    @FarhanAhmed-hj7pu 2 วันที่ผ่านมา

    DOOFAAR SAMAALE ALLAH IDIN QABAY

  • @cazkapoy1665
    @cazkapoy1665 2 วันที่ผ่านมา

    Axmad kursiganisagaa oskaleh

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 3 วันที่ผ่านมา

    Axmed madoobe wan tageera xassan duufle dhulka Hala dhaco daaya axmed dhuxul😅😅😅

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 วันที่ผ่านมา

    Axmed dhuxuleh waa moryan waxaa halkah so garsiyay waa dani iyo xasan moryan

  • @laasabdirishiid9599
    @laasabdirishiid9599 2 วันที่ผ่านมา

    balaan air kenya jirto duulimaadka shacabnkaa soo maraya ahmed wax hor itaagi karto ma jiro.xaqa usku direy

  • @UmaHashim-is6zh
    @UmaHashim-is6zh 2 วันที่ผ่านมา

    Fudada madaw usheeg tanag aan dhargin axmed iyo awowgagi macbuulada caqliga kafadhday wuu yaqaanaa sida loogu ciyaaro kismaayo waa boqortooyo axmed xasana dabada in laga lawado anaa kutusi meeqa erabood Ayaan leenahay uun xamar kuxirnayn 😂😂😂xayawan

  • @MohamedAli-pk5qv
    @MohamedAli-pk5qv 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ahmed is great man, we the OG family we will keep our area in jubbaland save and our president will stay until death

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 2 วันที่ผ่านมา +1

      Yup 👍 we are OG viva Ahmed madoobe he will be next president of jubaland

    • @LST25
      @LST25 2 วันที่ผ่านมา

      ​@HassanAli-xf8qi
      Then If that's the case. Why do you say want democracy?

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 2 วันที่ผ่านมา

      @@LST25 why you worry about ahmed madoobe jubaland you should worry abou alshabaab and Somaliland and Ethiopia

    • @MohamedAli-pk5qv
      @MohamedAli-pk5qv 2 วันที่ผ่านมา

      @@LST25 who said we want democracy, anyway how about those of you that want to be part of jubba go and free the areas that are occupied than you can have something to negotiate with and Ahmed will be forced to go away or share power but as long as you stand on the side and wait for Ahmed to free jubba and hand it you it will never work the way we all need a jubba

  • @calibare1641
    @calibare1641 3 วันที่ผ่านมา

    Waxasamayay urursamaale maxamad ibraahim cigaal xilidoorasho kadibwaxaloobadalay irirsamaale mana ahawaxjira

  • @prosl11
    @prosl11 3 วันที่ผ่านมา

    Kolba darood uu nikiyeey dameer yahow

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 2 วันที่ผ่านมา

    Axmed madoobe waa axmed madoobe go,aanka axmed madoobe waa inta uu nool yahay inuu jubaland madaxweyne ka ahaado axmed madoobe cid wax ka qaban karta ma jirto waa xaqiiqda

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 2 วันที่ผ่านมา

    Taas sax maaha addunka sidaas uma dhaqmo adder federal saas maaha waxay xaq u leeyihin in diyarsdu roos uga degto gobolada dowladii sidaas yeesha maamulada iyagaa leh adeer aqooda o ah in ay ka tuuraan madaxwaynaha ileen parlamanka muqdisho lixdan kaliya waaye arrintu haday halkaa gaarto goboladu dowladas way ridayaan awood ee da bay leeyihin iyo xildhibanada ugu badan

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 3 วันที่ผ่านมา

    Ururkii urur samale wa fashilmay wana lagu kala tagay odeygii ismaciil omar gelle ya arkay ???

  • @user-nu4vd9fn3u
    @user-nu4vd9fn3u 3 วันที่ผ่านมา +1

    Balwaan xassan ma kari kara inu iis hoortagi karo nin raga.......oo galmudug ayu kala qaban laha umadan is dilay

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 3 วันที่ผ่านมา

      Galmudug.cag.soma dhigi karo xasan diifle

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 วันที่ผ่านมา

      Sooo lan dabka ka shidaya😂 ​@@deqawarsame-ml7fm

  • @osmankhalif7094
    @osmankhalif7094 2 วันที่ผ่านมา

    Ada kamidahaa balwaanow😂😂😂😂😂

  • @piemaggie2330
    @piemaggie2330 3 วันที่ผ่านมา

    Geedo naar is not easy 😳😳☠️💀😂🤣🤣🤣😭😭

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 3 วันที่ผ่านมา

    RABI TALO KU FILAN INSHAL❤❤❤❤❤

  • @ahmedelmi8173
    @ahmedelmi8173 2 วันที่ผ่านมา

    Alle kacabsi iyo dulmi kacarar

  • @shanyfahiye919
    @shanyfahiye919 2 วันที่ผ่านมา

    Baclwaanow waxaan ku weeydiiyay HSM hadduu isaqubaa dastuurka lawada oglyahay haddu bedeshay isagaa yaa u diidayaa inuu bedeshimo.HSM sharcigaa haddu ku tuntay qofwalva wu ku tumanayaa sidaa ulaa soco.

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 2 วันที่ผ่านมา

    Ninyahow qabyaalidista baa tahay

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 3 วันที่ผ่านมา

    Ninkastaa Buugiisa iyo maqaayadiisa Huwalaaqdo 😂😂😂

  • @bileali5368
    @bileali5368 2 วันที่ผ่านมา

    Balwaanoow waxad mar walba noo sheegi jitay Xasan Shekh inuu aan ballan lahayd haddase waxaa muuqara inuu xil sare kuu ballan qaaday ama lacag maxaa yeelay ma aadan siin lahayn talo uu Mucaaradka ku gumaado

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 2 วันที่ผ่านมา

    Irir samaale awalba wax jira may ahayn ina ibraahin cigaal baa sameeyay isaaquna dagaalkii laascaanood ayay isticmaaleen inay hawiye iyo ismail omar geele taageero kaga helaan lkn waxaa ceeb ahayd laascaanood oo soomalinimo u taagnaa in soomali nagu daawanaysay 8 bilood oo duqayni ku socotay waxaadse moodaa in kooxda snm hadafkoodii manta soomali wada aragtay nacaybka ay qubaan soomali oo dhan viva ssc khaatumo !

  • @kingmohaofficial4296
    @kingmohaofficial4296 2 วันที่ผ่านมา

    Axmed madoowe Meesha Boqortooyo miyuu ka dhigi rabaa, waa yaabee 😂😂 dadka kale fursad ha siiyo

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 2 วันที่ผ่านมา

    S c war hoy soo.aaliyey haddii wax la isku toltolay ay wax tarayaan itoobiya ayey tari lahayd.
    Markaa ninkii haybtiisa naca cidlaa leh .

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 3 วันที่ผ่านมา

    Abdillahow kasamir Somalia inta 4 nin aan la maxkamadayn 1-- Ahmed Madobe .2- Musse Bihi . 3- Saed Deni . 4- Hassan Sheikh. Somalia gacan cadow ayay kudenbeen.

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 วันที่ผ่านมา

      Oo Denni Qurux Yuu wax udhimay? Waryaa Afkaaga Suubso.

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah wariye Balwaan Geesi halgama ah run sheeg ah

  • @bileali5368
    @bileali5368 2 วันที่ผ่านมา

    ASC
    Adigoo og siyaasadda Xasan Shekh waxa ay tahay ayaad kula talisay inuu Dalka Banduu kusoo Togo si uu keligii u xukumo. Aniga waxaan kamid ahaa dadka si joogta ah u daawada barnaamijyadaada haddase niyadjab weyn aan ka qaaday markii aad Xasan Shekh kula talisay Mucaaradkaada diyaaradda kalasoo deg kaddibna xabsiga ku gur.

  • @bileali5368
    @bileali5368 2 วันที่ผ่านมา

    Waxaan u malaynayaa Xasan Shekh inuu kuu ballan qaaday inuu Wasiir kuugu magacaawo. Hambalyo

  • @fadumoashkir484
    @fadumoashkir484 3 วันที่ผ่านมา +7

    Majertden ban ahay wanarabaa axmed madobe

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 วันที่ผ่านมา

      Me 2
      Ahmed Iyo curadkayga Mr
      Ahmed baaaaaa la Dili karaaaaaa wakhtigaaaan rabno

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 วันที่ผ่านมา

      @@AmalAbdirisakMahamed Nayaahee Qabiili MJ nimada kuweeyntahaa tahay. 😂😂 Gacan Baan kuutaagay Wallee lol.

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 2 วันที่ผ่านมา

      @@Cici_mimi naaarta ka naanale ma ku dhahaa wa maxay nayaa 😂😂😂

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 2 วันที่ผ่านมา

      @@Cici_mimi 😂😂😂😂😂😂mj👑

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 2 วันที่ผ่านมา

    NARKUU LAHAA NINKA SIJUWIGA AHAA NAAG AAN UUSIGA AQOON MEEL KA GUBATAA XASAN SHEEKH SACAB IYO QOSOL AAN KALA JOOGSI LAHAYN BUU ISKU DAREY

  • @bileali5368
    @bileali5368 2 วันที่ผ่านมา

    ASC
    Balwaanoo ma waalaray? Ma waxaad Xasan Shekh ka dhigtay nin Wadani ah. Waxaad doonayasaa in Siyaasiyiinta Wadanka oo dhan habsiga uu Dhigo marka aad ku talanayso inay Muqdisho tagaan?
    Balaayo aad ku talasay mise qabyaalad ayaad u iilatay?
    Adenbile

  • @OMARAhmed-cd6ch
    @OMARAhmed-cd6ch 3 วันที่ผ่านมา +1

    MASHA ALLAH HAMBALYO M/WEYNAHA DAWLADDA JUBALAND.

  • @laasabdirishiid9599
    @laasabdirishiid9599 2 วันที่ผ่านมา

    ascbalwasn

  • @luulluul1427
    @luulluul1427 2 วันที่ผ่านมา +1

    HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO MADAXWEYNE AXMED MADOOBE GUUL GUUL GUUL HA CAMBUULAYSTO KKKKKKK MAXAA U DIIDAYA XASAN SHEEKH SOWKA IS CALEEMO SAARAY EE KALIGIIS WAX KASTA ANSAXSADAY WAA SAX KKKKKK

  • @nasarsaedf7524
    @nasarsaedf7524 2 วันที่ผ่านมา

    War Balwaanow lacag miyaa kaa soo gaartey xasan? Wadanka diyaaradaha halaga joojiyo?😂😂😂

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 3 วันที่ผ่านมา

    Balwano talidii ugu xumeed ayaad Bixisaye shacabka jubaland ayaa ku xada gudubtaye diyaaradaha brother shacab ayaa raaca no Ahmed madoobe hassan sheikh aduu taa suubiyo waa u dhamaanayesa shacabka jubaland waa shacab soomaaliyeed nin yohow caawaye salaanka ka dhacadaye dulmi ayaad ku talisaye qofkasta oo jubaland diyaaradaha Ayuu raaca wadooyin ma haystaan ilaahay ma ogol in dulmi lagu dhaqamo farmaajo wixii la dagaaye diyaaradii uu shacabka ka xiraye ayeey ahayes raali galin ka bixi I cafiya dhehe shacabka masiikiinta brother please

  • @AhmedAhmed-hr5dc
    @AhmedAhmed-hr5dc 2 วันที่ผ่านมา

    Munafaq waa isbedishay dufkubax

  • @Hurusocod
    @Hurusocod 2 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 3 วันที่ผ่านมา +1

    Axmad islam, he is father of jubaland state and he will stay
    Presedent For lifetime !!.
    Viva Ahmed islam💘💘💘 !!!

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 3 วันที่ผ่านมา

    Kuwa ku riyoonaayoow in A..Qalbi Madoobe uu kursiga J/Land ka degaayo ha ku daalina , xagee lagu arkey tuug hanti aad u fara badan helay inuu hantidaas dadkii uu ka xaday ama uu ka dhacay u celinaayo ?! , Geeda Naar oo yiri : ""aniga Kismayo meeyd fara badan ayaan lasoo gelay"" , in xoog looga qaado xukunka mooyaane si kale looguma qaadi karo .

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 3 วันที่ผ่านมา

    Dictator Axmad Dhuxulayste waa in la dhaafiyaa Jubbaland. Haddii uu dhaafi waayo xabbad maar ah ayaa lagu dhaafin doonaa Jubbaland.

  • @Caruurtaofthekorn
    @Caruurtaofthekorn 2 วันที่ผ่านมา

    Cawalyan iyo jidwaaq ma yeelayo 😂 dagal culus soon 🔜

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 3 วันที่ผ่านมา +1

    Axmed madoobe waa laandheere xasan dhiiqo uma joojinayo

  • @bileali5368
    @bileali5368 2 วันที่ผ่านมา

    Keligii Taliye ayaad taladii uu dadka ku gumaadi lahaa siisay Balwaano. Waxaa u egtahay qof maskaxda ka xanuunsan. Bal dhakhtaka maxkaxda u tag daawo ha kuu qoree

  • @UmaHashim-is6zh
    @UmaHashim-is6zh 2 วันที่ผ่านมา

    Daarodka marka kudhex dhintay darod waa mucjiso kaa saraysa kana hooseya ee bacacda siiwad ilaa sida tolkay mj ay isu kaa baren Ayaan wada nahay mj mabilash ayaad uga daba naagaysaa waa sida ay isu kaabaren axmed ayaa kadaran ee wuu kuyasadayaa adi iyo awoowgii qaydka digirta leh qabay

  • @UmaHashim-is6zh
    @UmaHashim-is6zh 2 วันที่ผ่านมา

    Sunta hawye ka adag waa axmed libaax ina sayid maxamed markaa haraga qabtay Ayaan dhulkaan usoo halgamay ee hadaalin hadana xamar kugu xarashin ayaad nasiib joogtaa

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 3 วันที่ผ่านมา

    kkkkkk hub iyo maalba wuu ku waayah geele dagaalkii laascaanood kkkk

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 3 วันที่ผ่านมา

    Xasan munafaq xamar unbu xukuma iyo hirshabele ha iska.qulqulo tuuga

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 3 วันที่ผ่านมา

    💕💕💕💕💕💕💕💕💕
    💕 Viva Ahmed islam💕
    💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @afbile1
    @afbile1 2 วันที่ผ่านมา

    Qabyaaliste Balwaan

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 3 วันที่ผ่านมา +4

    Axmed madoobe wan tageera xassan duufle dhulka Hala dhaco daaya axmed dhuxul😅😅😅