DEGDEG VILLA SOMALIA (3959)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 44

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 3 วันที่ผ่านมา +3

    Waa sax

  • @YuusufnuuradiinAxmed
    @YuusufnuuradiinAxmed 3 วันที่ผ่านมา +4

    Asalamucaleykum _ walal qaali _ dadka qaar wa munafaqiin ubadan kuwa xaraanta kuso kooray ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4w 2 วันที่ผ่านมา

    Waa bilaabatay shaqadii Aswaan

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 2 วันที่ผ่านมา

    Yes Reality man guuleyso

  • @Hugeii-sr4iv
    @Hugeii-sr4iv 3 วันที่ผ่านมา +1

    Jawaari dir xaduu ahaan laxaa
    Taalo weyn ayaa lodhisi lahaa dee

  • @MaxameddeeqArbe
    @MaxameddeeqArbe 3 วันที่ผ่านมา +1

    MayA waruna warkaga

  • @M.4BOQORTOYOM.4BOQORTOYO
    @M.4BOQORTOYOM.4BOQORTOYO 3 วันที่ผ่านมา

    Yees tiija ❤❤❤143

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 3 วันที่ผ่านมา +1

    14:46 Waa Dilaayaa. Ee ha u xaquuq raadin. 🤔.
    Switzerland? Waa Waxa eeysan uga hadlin? Qofkii Muaadinka ka ahaa.
    Warku wuu Isgalaayaa. Cadeentuna weey Xoogantahay.
    Waana waxa Eey u Diideen. In la Baaro..
    Qaain iyo Tuug ba Baarritaanka beey ka xanaagaan.

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 3 วันที่ผ่านมา

    ASC wll Adan . Walahi waa Cajiib. Waaxan Dowlaada maahaan. Masakiinta ishooda👀 Kama baqaaya Miya Subxanallah. Sorry Askartena Somalied😭 😢😢🙏. Ina lillah waina iley rajicuun AUN Prof Jawari😢weleen wayaab Akhira waar baa yaal.

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 3 วันที่ผ่านมา

    Ku darsoo koodii aqoon laheen jaajuus baa loo Soo diraa oo ka adeegto ku darasoo hadey xaq iyo sharciga iyga lee ku dhaqmi lahaayeen wadankaa horumar iyo nabd buu ahaan alaa ee iygii baa jaajuusiin lagun shaqeeystaa lagan shaqeeystaa oo in doorkood waa Laga siibaa

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u 3 วันที่ผ่านมา

    Abti. Jawaari. Naagtiisa. Ma. Jerteen. Goormey. Noqotey. Mise. Yiintaarta. Duq. Xaawaay. Anigaaba. Ceedadeyda. Aheeydey. Gebadheeda. Caruur. Ii. Dhashey. Aniso. Mursal. Ma deey. Oo. Yiin taar. Aheeyd. Qulaani. Reer. Baydhawo. Haafada. Bardaale. Alaa. Yaa raxmo. Naagteyda.

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 3 วันที่ผ่านมา

    MUHIIMADA SHACABKA SOOMAALIYEED,
    SUGEEYSAA WAA
    #XABASHI IYO MAREEYKAN,
    OO DALKA LAGA CAAYRIYO!!
    ....WAXKASTA OO SOOMAALI DHEXDEEDA YAALAGA
    #HESHIINDOONAA
    INSHAA ALLAAH.

  • @user-lq4dk7lg1i
    @user-lq4dk7lg1i 3 วันที่ผ่านมา

    Hadda waa lagu maqlaa

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 3 วันที่ผ่านมา

    32:00 Doowlada iyo Wxii. Xil-Ii qabtay. Oo wax xaday, Qarankana gatay. AAQIRO 20MILYAN & baa ku dhagan. Ee.
    ILLAAHOOW, Aduunka baan ku j3claan lahaa, Inuu Kasoo saaro. Iyo Wixii la cunay. Reer Ama ehel. Ilaa Xaaraanta eey og-yihiin, habka eey u heleene.
    CARUURTOODA baanu kasugeeynaa.

  • @Daauudcalibishaar
    @Daauudcalibishaar 3 วันที่ผ่านมา

    Cali mahdi waalasoodhofiyay sax meel,Raali lagawadayahay ayaalagu duugay

  • @M.4BOQORTOYOM.4BOQORTOYO
    @M.4BOQORTOYOM.4BOQORTOYO 3 วันที่ผ่านมา

    Kusoco tiija kawal kuwaan ayagaadeegeye 141❤❤❤

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 3 วันที่ผ่านมา

    Sc maclinka lugeeyoo runt aan kuu sheega raxan weyan salkaan iydaa u sabab in ey bur bur sanaato waayoo iydoo 77 xidhibaan leh dhula iyo beero leh aqoon Sarebiyo awood buuxafo leh bey tuugadaan u hiiliyee oo ey jaajuus iyo dab dhaqan u noqodeen

  • @siatbulle5893
    @siatbulle5893 3 วันที่ผ่านมา +1

    Wax buu ogyahay

  • @YuusufnuuradiinAxmed
    @YuusufnuuradiinAxmed 3 วันที่ผ่านมา

    walal qaali _ aniga waxan oo gahay dagmada afgooye_ diigiil ow miiriifle _ power kuma lahan madaxa ayey hoos geeyaan ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

    • @RahmaBanooda
      @RahmaBanooda 2 วันที่ผ่านมา

      Waa dad masaakiin haddana aan hub heysanin ee cabsi kama aha waa dad xalaal quudata

  • @MaddaleCumar-bf3pn
    @MaddaleCumar-bf3pn 3 วันที่ผ่านมา

    DHAMMAANTOOD WAA DAAROOD IYO MAYLAND

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 3 วันที่ผ่านมา +1

    40:49. Haduusan Nin laga Qaadan karro aheen.. Yahay bee.
    Nin $10 Caruurta-Quraanka ka heli-jiray..
    Dhuuni iyo Tuug Aad Musaar u qortay?. Miyaa buuq isku fura.

  • @Hugeii-sr4iv
    @Hugeii-sr4iv 3 วันที่ผ่านมา

    Asc macalin adan

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4w 2 วันที่ผ่านมา

    Sheikh adanow xaqa shaqayhaa xabo kaama qaadi karaan

  • @MaxameddeeqArbe
    @MaxameddeeqArbe 3 วันที่ผ่านมา

    Bacbca waye malhnakarti dhigamalahana sheea adana madam dakaga waxa uqawo

  • @nasteexofarah9957
    @nasteexofarah9957 3 วันที่ผ่านมา

    And if weeye codka

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 3 วันที่ผ่านมา

    15:00.
    Lakiin Qofka Muslimka ah. Oo Muslim kale u qayilaaya, inuu dillo.
    Bal ka waran, Aaqiradiisa, hadana 70jir yahay

  • @salmafarah8428
    @salmafarah8428 3 วันที่ผ่านมา

    Waarya halisbad ku sugantahay is jiir

  • @siatbulle5893
    @siatbulle5893 3 วันที่ผ่านมา

    Lakin Meqa qof waaye??

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4w 2 วันที่ผ่านมา

    Been maaha
    Waxaa soo huriyey waloxoow ogyahay kkkkkk

  • @Daauudcalibishaar
    @Daauudcalibishaar 3 วันที่ผ่านมา

    War adiga ninkaan okale maxaa ola tirsaneysaa hadalkaaga wado

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 3 วันที่ผ่านมา

    39:40 😂 Xintu wataa.
    Dadka laga Xayeesiiyo, halkaan. Hadeey Caalamka wax ka noqdaan. Ama ka yihiin. Soo kamuusan dhalan?. Dadkaa Somaliyeed?. Sharaf na uma aha?. Si Muaadin7.
    38:39 Qof aqli yar baa saa u hadla.
    Waxaan Waa Jiro Nafsiyeed. EEBE qof uu Qaluub madooweeyay, unbaa, Saa u hadla.
    Jaahilkaa ba Mar, Jaahil baxa, Haduu Qurbo aado, Ama Wax Barto.
    Lakiin Xinle/Xaasid. Cilmi kama muuqdo. Si walba ooeey wax u bartaan.
    Anoo Wax barran baa, Garaad Magaalo ku socda, Anoo Professor sidii Xasan ah na. .
    Dalka7 Beey ka muuqan laheed, iyo Qaranka7.
    Lakiin Cawaantu ma hal-dhinac beey u badan yihiin. Baa isdhahaa.
    Ilaa xinta iyo Cudurku. Dad og in laga Garaad-weenyahay. Baa Saa un u hadla.
    Ma beenbaa.
    Cadeen na kuugu filan intaa.

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 3 วันที่ผ่านมา

    Ku darsoo macalin raxan weyan wey dhalaan madxweyan balse ma heysto garb uu ku duuloo isgaan soomali ugu geesi San

  • @user-iq9zr3xc8f
    @user-iq9zr3xc8f 3 วันที่ผ่านมา

    Mainlia Faranu adanusauoobw

  • @user-oz1em7ox4m
    @user-oz1em7ox4m 3 วันที่ผ่านมา +2

    Switzerland 🇨🇭 insha allah waa kuugu imaan macalinka wareega allaha ku xafido waxa tahay wadaniga dhabta ah

  • @user-oz1em7ox4m
    @user-oz1em7ox4m 3 วันที่ผ่านมา

    Dastuurka dartiis ayuu u dhintay mudane jawaari allaha u naxariisto

  • @Banooda
    @Banooda 3 วันที่ผ่านมา +1

    Hariin i dowladeey maayo walaa 8 iyo 9 oo dhan bastards qaleyqaley ka hor firaqeya meesha hadii kale big time waa ka shalaay doontan waxba qaleyqaleydan ha u beenguurin wasaq wasaq kale jirin!

  • @Banooda
    @Banooda 3 วันที่ผ่านมา +2

    Eey eey dhali hariin eh baydhabo sidaa idnka nacalaa idn ku yaal aa gudoomiye uga noqoteen waa ka xisabtameyna eeydi idn dhashay was maayland dabada iska geliya!

  • @user-ce1qo8yl5h
    @user-ce1qo8yl5h 3 วันที่ผ่านมา

    Horaan usheegay %85 inaad dhaharaha damuljadiid fashiliso 24;Kiii saac ee kastaba halka %15; kii kale ay Soomaalidii kale ay ku filaan lasyihiin suxufiga damuljadiid dhulka la Jara y aadan ingiriis alaah yaxfiik
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @CabdulaahiYare-fh2qu
    @CabdulaahiYare-fh2qu 2 วันที่ผ่านมา

    Waasax

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 3 วันที่ผ่านมา

    Ku darsoo koodii aqoon laheen jaajuus baa loo Soo diraa oo ka adeegto ku darasoo hadey xaq iyo sharciga iyga lee ku dhaqmi lahaayeen wadankaa horumar iyo nabd buu ahaan alaa ee iygii baa jaajuusiin lagun shaqeeystaa lagan shaqeeystaa oo in doorkood waa Laga siibaa

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 3 วันที่ผ่านมา

    Ku darsoo koodii aqoon laheen jaajuus baa loo Soo diraa oo ka adeegto ku darasoo hadey xaq iyo sharciga iyga lee ku dhaqmi lahaayeen wadankaa horumar iyo nabd buu ahaan alaa ee iygii baa jaajuusiin lagun shaqeeystaa lagan shaqeeystaa oo in doorkood waa Laga siibaa

    • @YussufMohamedMohamed
      @YussufMohamedMohamed 2 วันที่ผ่านมา

      Ruuta ad shege ayey kugunacayan
      Ruunta Aya dipi