Ahmed Madobe, you are born in this country and you have the right to do so, we must take the orders of the top leaders of the country and Somalia will join hands, so don't stand alone😂😂😂
Axmed wuxuu ogyahey inusan ku gulaysaneyn dorashada qof iyo codka ah taas badelkeed wuxuu miciin bidayaa inuu gooni goosad noqdo oo wixiisa u mesha ku wax waxeysto lkn dadka kunool jubaland goor u waagu ubaryi doono ayaanan ogayn o ay axmed iska hor wareejin doonan alla wayn
Mudul ninkii dhisaa dumiyo waaye somalia hasaan shiikh asigaa ansixiyey sharciga ahaa in maamul goboled awood gaar ah lasiiyo taa oo caqabad ku ah dal soo korayo Mida kale oo qalad ah 2012 galay ayaa ah qaadashada federal dal dadkiis isku diinyihiin ,halqowmiyad ah, marka loo eego dalaka federal waa in 3 shey midkood laga helaa 1 kala duwanashaha qowmiyadaha sida ethopia 2 dalal yar yar oo iskutagya sida united states of america Waxaa soo swdexeeyo lubanan oo wax ku qeeb sadeen 3 geesood
Kaligiis taliyaha Maayarka jubaland axmad madoobe 10 sano ka badan ayuu doorasho oo isagu is doortay ku joogaa jubaland ilaa hadane meel ugama socdo in lagu dilo maahane
Waa ayaan daro ah in Madaxweyne Hassan Sheikh sharci daro shalay uu diiday inuu manta meel mariyo wax socon doon ma aha ee qar iska tuur nimo waxba lagu ma keeni karo Xasan tiinka Axmed Madobe adigaa baadil ugu hiiliyey Farmaajo ee manta qaado markaaga
Ahmed madoowe isku maa kaalsono oo wuxu rabaa lauush ino ku so baaxo , ku waan parlamanka ee xilibanadu laaluush iyo lacaag laa qaato uum baay rabaan ee daanta umaada ka ma shaaqaynayan Marka xassan iyo Hamza waay ku saaxsanyahiin doorasho qoof iyo cood
Wajigaa gubay... waa la qabanaaa, waa la qabanaaa, hebel aa inta ka qayliyay iyo Faarax aa sidaas yiri wax aan yeelayno maaha... War annagaa wax aragnay tolow Xasan ma wuxuu u haystaa dawladduba inay tahay hanti uu gaar u leeyahay oo lagu haysto?!!
Axmad madobe weligi dowlad lama heshiin madaxweyne kasta wu rida wuna ka so hara waxuna raba inow boqor kismanyo ka ahaado hadba isku caano shubo wana nin shisheye u adeega
WAXII XARAAN KU HESHIIYA XALAASHA KU KALA BAXAAN
Galka barusta nooma faah faahino waxa danta somalia ku jira lkn waligii focus gareeya weakmes somalia ama qilaafka ama dhibatada somalida haysta waa sida so call cilmibarista loogu yeero haritage shisheeye somalia waxay kub sadeen meel fog aysan sahal uga soo laban karin hassn waa munuaafuq axmed kadaalika
Guuuuuul Ahamd Ma Dooobe Guuuuuuul Ahamd Ma Doobe ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤🎉❤❤❤❤❤
Doorosho qof iyo cod kam dhiici karto Somalia
Why eey ugu dhici karin
Sananta waca weye wadanka Al Shahab hala ka bixi horta qeeb Kamid ah wadanka Wu maqanyh@@cusmanabdulle
Dalkaan soomaaliyeed 🇸🇴 😭😭
jubalan amaa xamze wax laladamacsanyahay
mamulka dowlada waa Munafaq former news 😁
Zxp haaruun aaway barnamijkaan asaa kaaga fiican
Haaruun macruuf macaaniyaha barnaamijka
Hada maba kugu soconaayoh hhhhhhh we need harun macruf
Guul somalia
Haaruun aaway waayaaaabeee
Hassan munaaafaq somalia god dheerbuuu ku riday xaqiidii
Haaruun macruuf dowladda buu kubiiray waa wadani
Nin ka axmad ah waa munaafaq ilahey ha na dhafiyo in karta
Ninkii isla Ahmedkaas 2019 usacaba tumaaye kismaayo ogu tagay caana shubkiisi kwrn asagana?😂 ala qabyaalada xumaa......hassan sh waa mumin ....madoobe waa munaafaq😂😂😂.
@@2daysago_ 2019 miyaa maanta?
Ahmed Madobe, you are born in this country and you have the right to do so, we must take the orders of the top leaders of the country and Somalia will join hands, so don't stand alone😂😂😂
Yesterday , where was he born ? It’s your turn Ahmed La loodin wa
Ahmed madobe hadan jubaland la dhaafin Somalia isma raacayso
Hhh intu hassan gurgurte joogo ahmed daacad ba noojogi😂
Dowlada federalka maamulkeeda ayaa Waqtikororsi iyo wareejinta xilka.si nabad ah qalqal iyo diidmo larabo. markoo xasan waqtigiisa dhamaado xilka madhiibi rabo.
Axmed wuxuu ogyahey inusan ku gulaysaneyn dorashada qof iyo codka ah taas badelkeed wuxuu miciin bidayaa inuu gooni goosad noqdo oo wixiisa u mesha ku wax waxeysto lkn dadka kunool jubaland goor u waagu ubaryi doono ayaanan ogayn o ay axmed iska hor wareejin doonan alla wayn
Insha allh
Somalia federal iney noqotoh uma fiicnah
Xaqiiqada nataabsii harun ma ruufow😮
Looma joojinayo Ahmed oo Deney daba ordaaya
Mudul ninkii dhisaa dumiyo waaye somalia hasaan shiikh asigaa ansixiyey sharciga ahaa in maamul goboled awood gaar ah lasiiyo taa oo caqabad ku ah dal soo korayo
Mida kale oo qalad ah 2012 galay ayaa ah qaadashada federal dal dadkiis isku diinyihiin ,halqowmiyad ah, marka loo eego dalaka federal waa in 3 shey midkood laga helaa
1 kala duwanashaha qowmiyadaha sida ethopia
2 dalal yar yar oo iskutagya sida united states of america
Waxaa soo swdexeeyo lubanan oo wax ku qeeb sadeen 3 geesood
Barnaamijkan waxaa ku fiicnaa Harun Hada wax xog aha maydaan soo gudbin wax la wada ogaa umbaad soo koobteen. Xog ayaa la rabaa
Guul axmad
Kkkkkk😂😂😂😂 wax shalaya daaidayys malagayeli mayo
HAL XAARAAN IHI, NIRIG XALAALA MA DHASHO.
HAWIYE IYO DAAROOD WAA KAB IYO XAARKEED
Galka’basita ma’adan’fahmin A’madoobe dowlado shishiyeeye ayuu ushaqeeyaa meeshana’waa lakeensaday
Viva xasan sheekh
Haaruun macruuf
Maqaayadan.si.an caadi ahayn.ayuu Banaanka keni jirey waliba Arimaha amniga Aad uga hadli jirey
Xassan moryan 😂😂 he’s crazy old man 😂😂
WAA ISLA XASANKII 3 SANO KAHOR LAHA DOORASHO QOF IYO COD AH MA DHACAYSO EE XITAA DAGAALAMAY KKKKKK
XASAN MA XISHOODO WA CAAN😅😅😅😂
Xasan haduu rabay doorasho qof iyo cod ah unuu qabto ma uusan kala direen gudigii doorashada marku kursiga fuulay halsano markay u hartay inuu darbi isku qaad bilaabo waa cashar horay loo soo bartay.
hanoosheegaan sida ay ku dhaceyso amigii caasimada aad ayuu u sii xumaadey gudigii doorashada isagaa kala direy gobaladii wey ka sii baxayaan fadaraalka sagii xasan diyaaradii uu fuuley markii xilka lagu wareejiyey ayuu ilaz hada sazranyahay. waa ninka hadlaya xasan boqornima ayuu u sharaxanyahay ma kuu sheegey oo ay fulinayaan masar iyo ertareya jabuuti imaaraad lagtan ay bixinneyso imaaraad
80 jir manta cadowgiisa kadal baday dhex dhexaadin wa masiibo xasan shekh hal malin muna kafirin dalka iyo dadka lkn wuxuu kufoogan yahay sidii u mar kale ulsooo laban lahaa
Ninkaan waa xog la’aan Hassan iyo madoobe waxay ku midoobeen isku cano shubki madoobe
Kaligiis taliyaha Maayarka jubaland axmad madoobe 10 sano ka badan ayuu doorasho oo isagu is doortay ku joogaa jubaland ilaa hadane meel ugama socdo in lagu dilo maahane
Waxey ila tahay in ay qalad tahay in dowlad ahisheeye arimaha somaliya dhexdeeda lagala hadlo Aaway somalidii qabka laheyd iyo Somaliya Somaali baa leh
Maqaayadan
Haaruun macruuf ayey ushidneyd
Ok
Waa ayaan daro ah in Madaxweyne Hassan Sheikh sharci daro shalay uu diiday inuu manta meel mariyo wax socon doon ma aha ee qar iska tuur nimo waxba lagu ma keeni karo Xasan tiinka Axmed Madobe adigaa baadil ugu hiiliyey Farmaajo ee manta qaado markaaga
Ahmed madoowe isku maa kaalsono oo wuxu rabaa lauush ino ku so baaxo , ku waan parlamanka ee xilibanadu laaluush iyo lacaag laa qaato uum baay rabaan ee daanta umaada ka ma shaaqaynayan Marka xassan iyo Hamza waay ku saaxsanyahiin doorasho qoof iyo cood
Ahahahahah Ahahahahah xaqiqta waa fashiilmadtaay dawladan ee faadlan aadigo rali ah xaage beey ka dhaceesa dorashada qoof iyo cod ah ee heer fadraal?
Hadan somali nahay waxa
Nasiib daro weyn nagu ah inan
Ila hada garan la,nahay yaa ino
Maqan ayaa danteena ka
Shaqaynaya !!!
Waxa socda iyo qorshaha la
Isku hayso
Hassan naafsi ba haaya soo ki daahye maaha doorasho qof iyo cod madaceydi 3 sano kahore
UAE 🇦🇪 madoobe and Deni Somalia dhul bo,a yaa keleh
Harun macruuf away adiga barnaamijyada kale ayaad kufi cneyde
Ninka maanta ku riyoonaya in teendho Dib loogu noqdo. Runtii waa nin riyoonaya.
Dilaga dila ganac satada waa kuma labadaba mid miya wasa midke
Wajigaa gubay... waa la qabanaaa, waa la qabanaaa, hebel aa inta ka qayliyay iyo Faarax aa sidaas yiri wax aan yeelayno maaha...
War annagaa wax aragnay tolow Xasan ma wuxuu u haystaa dawladduba inay tahay hanti uu gaar u leeyahay oo lagu haysto?!!
Axmad madobe weligi dowlad lama heshiin madaxweyne kasta wu rida wuna ka so hara waxuna raba inow boqor kismanyo ka ahaado hadba isku caano shubo wana nin shisheye u adeega
No more tents miyaa.kkkkkkkkkkkkkk
Dictator maamul goboleed waa in laga taqlusaa.
Car iyo wir👀
War ilahay ka baqo please joojiya waxaad
Xadara tv
J
Somaliya dorasho qof iyo cod way ka qabsoomi kartaa lkn maamulo qaar oo qabiilaysan ayaa diidan in la qabto dorashadas
Bullseye
Beenta haladhaafo
Darood ma rabo in somlia nabad noqoto Hawiye ha tashado
waa. loo talinayaa hadaysan rabin nabad.. waayo hadaa tashato xitaa waa kugu mashqulayaan! marka iska moos biyaha
Guul Jubaland land.