Dawo axmed madoobe oo shaciyay qurshe halisa/xamse iyo xasan ku ceebobay beesha calamka diiday..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 26

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Welkom 🤗 Santaag

  • @NimcoOgadeen
    @NimcoOgadeen 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Haisku caanoshubo dee waa geesi😮😮😮😮

  • @dahirCade-u5i
    @dahirCade-u5i 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sayid axmad waa laga dhaqala badanyahay sax lkn maskax iyo dagaal lafa jibis yaa ku gaadho❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wax ku dhacaya ma jiraan axmed madoobe

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War Maanta Axmed hala daayo Axmed badal dhaqankii Xu.aa ee aad horey u taqaaney Dadkuna ha kuu sinaado Axmed Dadka Jubaland wayku neceen laa kiin maanta waan kuu hilineynaa Axmed sidaankuugu hailing noogu Hambee Insha Allaah guul

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    AXMAD MADOOBE GUUL IYO GOBANIMO❤. JUBALAND LALAMA RABO IN MOORYAAN SHISHEEYE U SHAQEEYA LA KEENO😊.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere dorasho ayu qabsanaya. Waxa qabanaya bisha socdo 11 November 2024 wa xaqi lama taban mw jubland ahmed madobe wu diidey muddo kordhis dorasho qof iyo cod ma rabo Warya warsame media odeyga 80jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn argixisada damajid shurshurki horgaladi suaal away muqdisho la gana xage ku dsbesey mwjubland ahmed madobe

  • @dahirCade-u5i
    @dahirCade-u5i 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abwan dagalka gurguute iy marxuumka nagu furan kadaa sayidka dhaliish maxa khaldan 5 sano dagalka dawano baa ino fiican😂😂😂😂😂

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasantuug xamar buu gubaya sida kharduum malmaha Soo socda

  • @CabdullahiDubad
    @CabdullahiDubad 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ssndheere adaa noo sheegijirey axmed. Waa soo noqonayaa iska ilaali beent

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Geesi Ahmed madoobe O'Day somaliyeed

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa run xaq ma aha inuu 13 sano joogo dadkii asalka ahaa oo shalay u dhiibay waa inuu u soo celiyaa

  • @NorIbrahim-pc7ys
    @NorIbrahim-pc7ys 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wax ka imaanaya ma jiraan Ahmed madoobe ayaan rabnaa

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhamaan D5 ayaa hawshaa in la doorto ku midaysan 5 sano ee soo socota waayo xaq ayuu u leeyahay

  • @MaxamedKhaliif-u6l
    @MaxamedKhaliif-u6l 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warmahalis.badna.nacas.yohow
    Santiago.labaxay.wadanka
    Inta.wawiye.qaskawado.hajoogo
    Warqabsodoorasha.daada
    Nacasbaaraba.inuuyimaado

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaa diidaya inuu qabsado

  • @Mideye157
    @Mideye157 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiga maxa ku saaray sayid Ahmed.

  • @Abdulahi-n2y
    @Abdulahi-n2y 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Axamed.maddoobe.iyo..siciid.dani..meeshii..ay..ku..dilleen...mw..crashiid.iyo..mw..m..siyaad
    Barre..mw..farmaajo......caano.haka.maalleen...

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WARYAA ADIGU U HADAL JIGJIGA😂. AXMAD MADOOBE FARAHA KALA BAX. OROD DUSHA SAARO NIMANKA AY UGAADEENKA ITOBIYA WATAA😂. JOOJI MUNAAFAQADA

  • @abdiisse7528
    @abdiisse7528 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkk war adiga yaaba wax ku weydiin

  • @badalcusman8720
    @badalcusman8720 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warsowkad lahad. Wubuka. Miyu bogsaday anigu. Waxan islaha sanadka wudhafaya. Mesha wamaxay. Ninkan. Sotaagan mesha wax dhafiya lamahayo miya

  • @Mideye157
    @Mideye157 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hassan iyo Hamza ya rumaysta. Labada somali kama quusan miya

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    NIN WALBA GOOFKUISA HAKA TALIYO JUBOLAND HALAGU KALA TAGO HADUUSAN AXMED KU SOO CELIN DADKII ASALKA AHAA EE SHALAY U DHIIBAY HARTI AYEY AHAAYEEN HAMU SOO CELIYO KURSIGA HADII KALE HALAGU KA TAGO NIN WALIBA IYO GOOFKIISA

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    REER GEDO LAGAMA RARAYO DHULKOODA LOO RABO RAXANWEYN. KISMAAYO MA DEGAAN.
    DAYUUS JIGJIGA IYAAD TAHAY YA JAAJUUS MUNAAFAQ AH😂