Duufaan Ku Qaadiyo Waa Sahal Hees Macaan (Original)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025
  • เพลง

ความคิดเห็น • 13

  • @IlwaadAbdurashiid4631
    @IlwaadAbdurashiid4631 10 หลายเดือนก่อน +4

    Duufaan kuu qaadiyo waa sahal dabeyshuyee ayaan daadku kula taagin 😢xasuus 2012 ayaa heestana bartay dhageysan jirey 2024 dhegesanayaa mar kale 🥰👌

  • @jinniiyojaan
    @jinniiyojaan หลายเดือนก่อน +1

    Thank you cadde

  • @alisalaad4507
    @alisalaad4507 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dul la,aantu waa ceeb
    Hadaa tahay qof dooree
    Waa laga dambeeyaa
    Halkii kuu daraatoo
    Waa leyka diidaa
    Doqoniima hoosee

  • @Tupac-h3x
    @Tupac-h3x 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nabar doog ahaa baad qooloftii ka diirto
    Damqada xanuunkaba
    waxaa igaag sii daran
    Anigoon Dareen qabin
    Hadii la ina kala dilo
    Duufaan ku qaadiyo
    Waa sahal dabayshuye
    Ayaan daadku kula tagin 🌊💧

  • @abdikadiribrahim6057
    @abdikadiribrahim6057 10 หลายเดือนก่อน +2

    Cajiib omar dhule allownkuu naxariiso

  • @idiriscabdi43cartan3
    @idiriscabdi43cartan3 6 หลายเดือนก่อน +2

    Dul la.aantu waa ceeb hadaad tahay qof dooree. Waa laga dambeeyaa.halkii kuu daraatoo.waa la iska diidaa Doqoniima hoosee❤❤😂😂😮😮😅😅❤❤❤

  • @Alisacudi
    @Alisacudi 5 หลายเดือนก่อน +1

    Amazing song alle haku naxariisto
    Cawa jcyl daran dareemayaa
    23/07/24 berbera

  • @idiriscabdi43cartan3
    @idiriscabdi43cartan3 6 หลายเดือนก่อน +2

    Adigaa ku daabacan Dubaagqa iyo laabtee.
    Hadaan diiday Ruux kale in uu Dabinka iigo.
    Oo anigoon dareen qabin hadba laygu kaa diro❤❤❤❤❤adkaatay kkkkkkkk

  • @idiriscabdi43cartan3
    @idiriscabdi43cartan3 6 หลายเดือนก่อน +1

    Nabar doog ahaa baad
    Qoloftii ka diirtoo.
    Damagadaye xanuunkaba.
    Waxaa igaga sii daran.
    Anigoon dareen qabin haddii la ina kala dilo...
    Dufaan ku qaadiyo waa sahal dabayshuye. Ayaan daadku kula tagin❤❤😮😮😮😊

  • @afrah1736
    @afrah1736 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib cumar dhule cali dufaan ku qaadyoo wa sahal dabeyshuye ayaan dadku kula tagin😢😊

  • @alisalaad4507
    @alisalaad4507 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa adiga kuu daran
    Ninka ay damqeysee
    hadal ka un ideeqsii
    Kaa duraamanaayaa
    Isagoo Dareen qabin
    Hadii leydin kala dilo
    Dufan ku qaadiyowaa
    sahal dabeeyshuye
    ayaan daadku kula tagin

  • @CabdirahmanCabdi-h6u
    @CabdirahmanCabdi-h6u 6 หลายเดือนก่อน +1

    Cumar dhuulle😅😮😢😢😂

  • @maxamuudsalaad-z6p
    @maxamuudsalaad-z6p ปีที่แล้ว +1

    A s c