Sidan u xiiseyo videos kaaga markad wax so dhigi waydo waxan ku ceshtaa kuwan hore u daawado allah yabarik fiik waxan ka codsan laha inad kaso hadashid khilaafka ururka fatax iyo ham*s iyo faaidada ay ku fadhido xukuumada xamaas
Waa arin halisteeda wadatah oo ay reer galbeedka adeegsanayaan waa in si qoto dheer laiskaga fiiriyo Reer galbeed qorsho Wax walpo wey ufududahy waayo elektoroniyadaa way kuhormareen... Aan is ilaallinno
@@Isaac-m7b8bzxp labo Muuqaal ayaan soo dhigay kanaalkan hada kaaga hadlaayo Aan kuusheegana labadan muuqaal hada soo eegto waa labada muuqaal ee sare marka soo gasho ( mood ) ayay ku jiraan marka hawada ay soo galaan ka faaidayso Hadii xiitaa scholarshipkaa la xidhay macno malaha [ adiga oo muuqaalkii aad soo daawatay oo fahansan ayaa ka kale ee furmaaya ka faaideesan kartaa ] Qoraalku waa uu dheeryahay dabcan waxa laga yaabaa in aad ka rahsato lkn zxp intaas ayaa kugu fahan siinaayay [ mahadsanid ]
Macquul ma thy diyaaradii la dhacday ibrahim kii iran Inuu peter ku qarxay kadibna sababay shilkaas maadaamo uu isticmaai.jiray. Isagoo shirar galaya agtiisa lagu arkay isagoo yaala.
Aniga ayaan kaahoreeya internetka ayaan iga xun maaha sxb like ha,ila dhaafin❤❤
Like maxd ku falaysaa
Ku sali xabibkena Muhammad scw ❤
SCW
Wa wareey ilhey haunaxaristo inti ku dhimate
Xisaab baro he
Plx next greater somalia xaqiiqooyin ku saabsan
Greater somalia waa tee taa
Somali weyn
Shanta somalia
Hhh😂😂😂 wali rajo makaga jirta somalia
Golden vice 💛 ✨️
Wabari media
Hadaad team wabari tahay
Isorac
Ila halke ader
waa habayn jimco ah oo fadli badan. walaalayaal illhay baan idinku dharshaye si qalbifuran haiigusoo duceeyo qofki fariintaydan arko. dhib ayaa ihaysto muddo badana i haystay farajka illahay lagama quuste rabi iisoo barya in iga dulqaado dhibkaas. ibnu aadam awood umalaahan inuu iga xaliyo lkn rabigii i khalqay kaligii baa awood uleh ee iisoo duceeya walalayaal.
Ka so hadal taarikhda alqacida io halkeey ku dambaysay waabari media the best channel 🌍
Waaruntaa😂😂❤
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤
Scw
Keep up apti🎉
Mahadsanid ustaad c/raxmaan
Wll qur aanka waan baraney
Muuqaalada fasax miyaa oo tiktok madhigi kraa Abdirahman omar zxp jawaab
Sidan u xiiseyo videos kaaga markad wax so dhigi waydo waxan ku ceshtaa kuwan hore u daawado allah yabarik fiik waxan ka codsan laha inad kaso hadashid khilaafka ururka fatax iyo ham*s iyo faaidada ay ku fadhido xukuumada xamaas
Abdirahman omar Aad baan ku salaamay adiga iyo dhamaan xerta ku xidhan wabari media. Waxaan aaminsahahay inay technologyda hada uu bilawday dhamaadkeedii iyo ku tiirsanaanteedii
Waa loo isticmaali doonaa sida eey sameeyeen ookale lagaa baray oo lagaa badi
Waa iyo
Asc sxbda
Waaberi media ninka ugu tifaf tirka badan.
Yaaiga horeeayay
Sxb ana kaahore
Aduunkan masoo ruux ka sharaf badan xqiiq keena mohamad scm scm scm scm inshaa alah 😮🎉❤
mansha Allah
Shirkada samysa qalabka ayay gacnsaar la sameyen awood malha yuhudu naclad Allah haku dhacde
Iyadoo Gacan Saar La Laheyn Xitaa Si Qarsoon U Galeysaa Yuhuuda Europe Iyo America Waxee Rabtee Ka Sameyneysaa
awood malha kulaha, kk been madoow 😂
First watch this video😅
وقضينا إلى بني إسرائيل في الكتاب لتفسدن في الأرض مرتين
وتعلن علوا كبيرا
ولتعلن*
Waxey isticmalen technology yada rer yurub
Wandering media
Kusali nabiga scw
C/mannow soda sxb
Yaasameyey lkn😢😢😢😢😢
Muslim best❤❤❤
❤❤
Asxaabey isoo duceeya muraad ayaan leeyahay inuu alle ii sahlo 40 qof ducadooda waala aqbalaa 😢😢
Allahu abkar
❤
Am so interested this one let me wach then see feedback bloody
First one
Illahay isaga ayaa xigmad badan oo aan soomaalida barin arimahan basas nimo haday baran la hayen runti iyaga ayaa is babin lahaa
Waxkastoy samayso yuhuudi aakhirka wey jabi I.a
😊
Lph edit inaa barto rabaa lkn lacag maheysto ee sxp ma'igarab qabeee
Tag saaxiib heeling design
Waa arin halisteeda wadatah oo ay reer galbeedka adeegsanayaan waa in si qoto dheer laiskaga fiiriyo
Reer galbeed qorsho Wax walpo wey ufududahy waayo elektoroniyadaa way kuhormareen...
Aan is ilaallinno
Alle Haku daayo😊❤❤
Daawade hadii aad doonayso scholarship free ah
Fadan nagu soo biir
Anaa doonaya sxp hadii dalkena uuyhay
@@Isaac-m7b8bzxp labo Muuqaal ayaan soo dhigay kanaalkan hada kaaga hadlaayo
Aan kuusheegana labadan muuqaal hada soo eegto waa labada muuqaal ee sare marka soo gasho
( mood ) ayay ku jiraan marka hawada ay soo galaan ka faaidayso
Hadii xiitaa scholarshipkaa la xidhay macno malaha [ adiga oo muuqaalkii aad soo daawatay oo fahansan ayaa ka kale ee furmaaya ka faaideesan kartaa ]
Qoraalku waa uu dheeryahay dabcan waxa laga yaabaa in aad ka rahsato lkn zxp intaas ayaa kugu fahan siinaayay
[ mahadsanid ]
@@Isaac-m7b8bAdoo mahadsan sii gaadhsii zxp adna ajar ayaa ka helaysaa muuqaalka
@@Isaac-m7b8bzxp chennelkayga imow hadii aanaad fahansanayn
Labada muuqaal ee hore mood na kujira mid iigu soo qor [ waan joogaa ]¿
@@Isaac-m7b8bzxp kaalay cheennelkayga comment sooqor
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم الله 😊
Zxp xayy siiska iska yare
sxb faaido maaliyadeed ayuu kahelayaa, isdhaafi
Miller David Thompson Daniel Perez Betty
First
Telefonaykaygan ka shikiyayba 😂
🎉🎉🎉🎉🎉
Xisbullah dagaal ka dhan ka ah yahuuda dhab kama aha walahi
Iyagana ha lagu sameeyo cyper attack oo nuclearka iyo hospitalska iyo irondomka hackrska ha ka adeegtee
yaa aqoontaas leh? 😂
Guumeystaha ayaa ka danbeeya
Oo media muxu uleeyhy hasbulah Aya sabb u ah qaraxas
Salalaahu caleyhi wasalim ya Allah yahuud uga Kar gaar muslinka alaawo kacantada gu qabo yahuuda xasidiinta ah guuul palastine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Sxb shaqadaada markan waxey noqotay kadabo tag anagana adaan kugu xirneen maxaa isbadalay?
Dagaalka wax badan oo naga qarsoonaa ayuu fashilindoona
Wanso dhaweynaya dhibatada gaartay shiicada
Dadka isdilaya farqi wayn ayaa udhaxeeya sababtana waa ideology ga ay xanbaarsanyihin carabtu waa dad aad udanbeya
Macquul ma thy diyaaradii la dhacday ibrahim kii iran
Inuu peter ku qarxay kadibna sababay shilkaas maadaamo uu isticmaai.jiray.
Isagoo shirar galaya agtiisa lagu arkay isagoo yaala.
Wali waxa yaabkii igu mudanyahy sirdoonka xamaas siday uga firfircoon yihiin kuwan xisbulah iyo iiraan
Israël wayka cabsan jirtay xisbuallah ee waxa mesha ka cad inay Israël isku diyarisay dagal toos ah inay la gasho 😢😮
Alaadaha reer galbeedku sameyaan hala qubo oo yaan ciidamada loo gacan galin
Dhabti sanadahan danbe waxa so
badanaya ama kor ukacaya taktikada dagaal ee.technologiyadda
Addunku halkasu maraaya
Lakin annagu haddan somali nahay
Malihin aragti fog oo ah mid technolgy ,mid wax soosaar (shidal,salliid ) ,mid hub IWm
Hadynu islaam nahay jahliga laynooga adkaaday
7okteber ba so dhaw wa maalin aan lahilmami Karin jabkii wayna ee soogaaray israaiil kufaarta
Hhhhhh😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Anigu.waxan.qabaa.inuudhamaaday.dagaalkii.bariga.dhexe.ooy.guushii.raacday.yuhuuda.wanyon.halkii.uumaray.maxii.xisbiga.un bay.minjuhuna.marayaa.oosomalidu.waxay.kumaahmaahan.madax.iyo.mino.makalahadhaan.xAsian.nasrulaahna.wuxuu.eday.dilkii.gardarada.aHaa.ee.uu.laayay.hada.kshort.dadkii.suuriyinta.aHaa.ee.masaakinta.aHaa.
Walee aduun gal saban colaadeed waa se ninkii aqoon iyo xeeldheri ku diriraa.
Waxan ahay qufka ugu hure
Shirkad gacan saar la leh yuhuuda sudeebu xisbullah wax uga iibsatay waa fashilki abid ugu fool xumaa 🤦🤦🤦
shirkadu ma ahayn israel Shirkadda samaysay waxay ahayd Taiwanese
,
𝑇ℎ𝑎𝑛𝑘𝑠.𝑤𝑙𝑙𝑜
❤❤❤❤❤
❤❤