Maxkamadaynta Walaalo lagu Eedeeyay Qarax lagu Dilay Wasiirkii Cadaaladda Koonfur-Galbeed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 53

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 2 ปีที่แล้ว +3

    Al SHAYAADIIN MA XISHOODAAN XATAA SUBXAANALAAH. Diin laa wayaal dambiilayaal. HALA CIRIB TIRO

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahey baan idinku dhaarshee ma kuwaa ayeynu soomaali wada nahay waar magaca noo daaya

  • @somali1-
    @somali1- ปีที่แล้ว +2

    Ibrahim karkata isku dugsi aa ahaan jirney xaafada wadajir mubashar 2012___2014

  • @burhaanbirjeeb8658
    @burhaanbirjeeb8658 2 ปีที่แล้ว +8

    29/July/2022
    Salaadii Khudbada Kadib Qarax Miino Dhulka lagu Aasay Ayaa Ka Dhacay Magaalada Baidoba
    Qasaaro inta la xaqiijiyey Waxaa Ku geeriyooday Waziiirka Cadaalada Maamulka Koonfur galbeed Iyo Wiil Uu dhalay
    Kuwani Waa Eedeysanayaashii loo soo Xirxiray Qaraxaaas

  • @sabaadchannel9432
    @sabaadchannel9432 2 ปีที่แล้ว +6

    Subxaalah 😭😭

  • @farxiyaaxmed3826
    @farxiyaaxmed3826 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxaana allah

  • @libaanmaxamud6396
    @libaanmaxamud6396 2 ปีที่แล้ว +1

    glad.

  • @youngfamilycooking2651
    @youngfamilycooking2651 2 ปีที่แล้ว +5

    Codsasho wax layirahdo majiran ee hala dilo mida kale yana loo yeelin qareen udoodo kuwan meshi lagu arko halagu dilo

  • @OmarAli-ef5if
    @OmarAli-ef5if 2 ปีที่แล้ว +4

    Si deg deg ah halo togta kan iyo kuwii lamidka ah

  • @Sahracabdiducaale1283
    @Sahracabdiducaale1283 2 ปีที่แล้ว +2

    Haah

  • @naciimo_cabdisahal1625
    @naciimo_cabdisahal1625 2 ปีที่แล้ว +4

    Haduuba qiranayo qareen yaanba lo radin waxan codsanaynaa bay la soo istagin dadna naftodii baa la dhaafshey

  • @youngfamilycooking2651
    @youngfamilycooking2651 2 ปีที่แล้ว +2

    Laxowla xee shegte waa yaabe midba kama fahmin wlhi war kale konfur galbeed wala nagaha waa wada Al shawaab yaab anagaa aragne

  • @ibrahimh5511
    @ibrahimh5511 2 ปีที่แล้ว +5

    Bal fiiri ninkaas abuukaatahaa oo dhahaa yo haloo naxariisto alshabaab ayagu yey u naxariistaan wiil iyo aabihii ay israaciyeen ku waas in loo qabto qareen aaba qalada

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 2 ปีที่แล้ว +2

    Mujrimiin

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 2 ปีที่แล้ว +7

    Dhagta dhiiga udara dhulku halago ee waxaanu waa masiibo umada loosoodiray ee hala dabar gooto xataa naagaha lasocda hala toogto xaaramiyiinta

    • @faizam523
      @faizam523 2 ปีที่แล้ว +2

      Asli Cadeey, maxaa la dabar go'yn hadaabey dowladii ka mid noqdeen oo wasiiro loo magacaabey qaar ka mid aha oo qirtey iney dad dileen. Shacabka soomaaliyeed ilaahay baa u maqan, dulmi waan ka dharagney!😪😪

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 2 ปีที่แล้ว +1

    Afsoomaali kusheg warka

  • @istanbulelmi5200
    @istanbulelmi5200 2 ปีที่แล้ว +3

    suxaanlah

  • @daganiitadolar3516
    @daganiitadolar3516 2 ปีที่แล้ว +1

    afkooda wlhi waxpa waan ka fahmo wAayey😪😪

  • @abdulmocalim581
    @abdulmocalim581 2 ปีที่แล้ว +1

    Wariyaha warkisa ayaan fahmaya , allah unxrst wasirka

  • @sabestianNuur
    @sabestianNuur 2 ปีที่แล้ว +1

    Magacyada aa e dilay ibrahim meeris ibrahim fastin abay eeenow

  • @fuaadmuniira5396
    @fuaadmuniira5396 2 ปีที่แล้ว +2

    Yaaab dadkani ma somalibaaa

    • @queenayuuzhzalad645
      @queenayuuzhzalad645 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa

    • @queenayuuzhzalad645
      @queenayuuzhzalad645 2 ปีที่แล้ว

      Maxaa yeelay afka soomaaliga wuxuu ukala baxaa 2qeybood oo kale ah Maay iyo Maxaa tiri

    • @queenayuuzhzalad645
      @queenayuuzhzalad645 2 ปีที่แล้ว

      Anaga ahaan waxbarashada Muqdisho maadada Soomaaliga ayaan ku qaadanaa dugsiga Hoose

    • @Maxamedabdullhi-bf2ni
      @Maxamedabdullhi-bf2ni ปีที่แล้ว

      @@queenayuuzhzalad645 😂😂😂

  • @abdiqafarmohamed4214
    @abdiqafarmohamed4214 2 ปีที่แล้ว +5

    War waxan soomaali mayku hadlaan

  • @fadumoali783
    @fadumoali783 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxaa iigu Ciil badan Qareenka dhahayo haloo Naxariisto Waxa meesha jooga dhan Waa Ayaga gebigood Waa leesla Og yahay in dhiiga Masaakiinta laga ganacsado ilaahey Haka qabto Masaakiinta

  • @faadumacabdiomar620
    @faadumacabdiomar620 2 ปีที่แล้ว +1

    Please

  • @mohamedsomali944
    @mohamedsomali944 2 ปีที่แล้ว +1

    War Eelaay Oromo yaa ka qabto Somalia nacalaa dhalee plzz haloo tarxiilo Ethiopia

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye2029 2 ปีที่แล้ว +3

    Bismillahi reer kan oo dhan maxay u yihiin dadka dadka laayo .

    • @liibaanibrahim2507
      @liibaanibrahim2507 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa wada Al shabaab 😏

    • @queenayuuzhzalad645
      @queenayuuzhzalad645 2 ปีที่แล้ว +2

      Mawada noqon karaan maxaa yeelay 1qoys ayaan alshabaab wada noqonkarin

    • @queenayuuzhzalad645
      @queenayuuzhzalad645 2 ปีที่แล้ว +1

      Alshabaab waa qabiilkasta oo soomaali ah

    • @queenayuuzhzalad645
      @queenayuuzhzalad645 2 ปีที่แล้ว +1

      Taasina waxay sababtay in ay adkaato in laga taqaluso

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix ปีที่แล้ว

      ​@@queenayuuzhzalad645alshabaabnimadu waa fikir qaldan ee ilaahay hadabar gooyo fikirkaas

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 2 ปีที่แล้ว +1

    Afka ay ku hadlayaan wa mxy

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 2 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhhhhhhhh
    😂😂😂😂🤣🤣
    Maasha seyidkii yiri af gaalo iyo af muslin mid aan idin ku imado
    Hal xabo wexey ku hadlayan argigixisada kama fahmin
    Tiirka geeya wecelada xabad feeraha ha uga dhegtee AAAAAMIIIIIIN

    • @bilesharaf9141
      @bilesharaf9141 2 ปีที่แล้ว +2

      Afsomaliga waa may iyo maxaa tiri kay ku hadlayaan waa afmay saas u kala baro

  • @musea.jimcale2014
    @musea.jimcale2014 2 ปีที่แล้ว +2

    Dadkan walee waa oromo 🤔

    • @queenayuuzhzalad645
      @queenayuuzhzalad645 2 ปีที่แล้ว +1

      MAYA
      WAA SOOMAALI
      MAXAA YEELAY AF SOOMAALIGA WAA MAAY IYO MAXAA TIRI
      DUGSIYADA HOOSENA MAADADA SOOMAALIGA AYAA LAGU DHIGAA

  • @khadargaarisa1977
    @khadargaarisa1977 2 ปีที่แล้ว +2

    Ala laay sheeko ciyaal intey masakinta qabtaan waala idinku fahmay

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 2 ปีที่แล้ว +1

    Balaayo idinku dhacday

  • @Maxamedabdullhi-bf2ni
    @Maxamedabdullhi-bf2ni ปีที่แล้ว

    Ax sorry 😢🥹😭

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 ปีที่แล้ว +2

    Dadkan waa in tiirka lageya.