Asc v/xaafid mahadsanid waxan and ugu mahadnaqsyaa aqoonyahanka ad wareysatey oo ah runtime non qaangaadh ah and ayaam uga heley falanwauntiisa inkastoon anigu somlander away haddana geesinimada bilowga ah ee xasan muujiyey wan ku faraxsanahay waxan aaminsshay somalinomadu ha guuleysato viva somald peaple
RUNTI SOMALIA DADKEEDA XUN AYAN BARTAY SIYAASI AQON YAHAN MAJIRO WAXAAN ARKAA DAD SOCIAL MEDIA TAGAN YAA IFIIRSADO KAHADLA KAN IYO KUWA HADA NAXUKUMO WAXA KULMIYO KURSI IYO LACAG WAA NINKI YIRI RER GALBEED BAA NAGA AQLI BADAN ASAGA ISU QIRAY WAANA JAHIL YIRI DALKA SOMALIA DIIN LAGU DHAQA I WILL SAY NO SUBXNLH 😂😂😂😂
@@batulasmail8261 waa runtiis laguma xukumikaro diita islaamka hadii la rabo inkasta oo aysan sax ahyn hadana marka laga hadlayo dal qowmiyado kala duwan oo kala diin ah kala dhaqan ah laguma xukumayo waa marka la rabo in la isku wado bushada oo dhan
FAISAL ROOBLE KAARKIISA WAA HORE AYUU GUBTAY ARIMAHAN AYAA U SABAB AH: 1. MAR LA WEYDIIYAY FAISAL DIINTA ISLAAMKA IN DALKA LAGU MAAMULO MAXAAD KA DHIHI LAHAYD WAXAA UU KU JAWAABAY MAYA IN DALKA LAGU MAAMULO DIINTA ISLAAMKA. 2. FAISAL MARKII UU AHAA TAAGEERAHA TPLF FAL CELIN KAMA BIXIN HADALKII XASAN SHEIKH UU KA JEEDIYAY JIGJIGA EE AHAA DHULKA SOOMAALI GALBEED UU YAHAY DHUL ETHIOPIA LEEDAHAY. 3. SHAN SANO IYO BAR OO FARMMAJO M/WEYNE AHAA FAISAL WAXAA UU KA LAALAADAY FARMMAJO MARKII UU XIL IYO XOOLABA UU KA WAAYAY. 4. FAISAL IYO SIYAASIYIIN UU KA MID YAHAY CALI MAXAMMED GEEDI WAXAA AY XASAN SHEIKH UGU KIREYSAN YIHIIN 10 KUN OO DOLLAR WAA SABABTA AY XASAN SHEIKH UGU TAAGEERAYAAN SAX IYO KHALAD, SOOMAALI AYAA HORAY U TIRI AF WAX CUNAY XISHOO. 5. UGU DAMBAYN FAISAL KAMA UUSAN HADLI JIRIN 2006KII MARKII AY TPLF AY MUQDISHO KU XASUUQDAY DAD KA BADAN 70.000 OO QOF. TAARIIKHDA AYADAA ISQOREEYSA.
Sax allaha ku Barakeeyo pro Faysal Roble mel fiican baad dhigtay waxaana sabab u ah nimanka maamul goboleedyada oo cadeeyey in ethopia wakiil cad u yihiin waayo waa wax laga yaqyaqsado in Maanta ethopia uga hiiliyey bal yay xukumi rabaan ama kusii noolaan rabaan
@@ismailjama3411 isaaqa ma dad qalbiga kawada dhintay baad u haysta sidaada o aan fikirin oo muuse biixi u sheego cida saaxiibo ah iyo cida cadow ah, Xabashi baa walaal ah af uraysa iyo xabashi baa bad lagaga badalaya ictiraaf waxaa anigu ma qoro, dhulka adeer awoowyaashay xabashi siin maayo, somalina adeer cadow uma aqaano, muuse biixi ayaa ka xun Hasan shekh
@@batulasmail8261 kol haduu somali u hadlayo oo kasoo horjeedo in Xabashi bad ictiraaf lagaga badasho intaasa inagu filan, muuse biixi 80jir weeyi Xabashi oo aanu ilaahay bad siin buu raba inu ilaahay iskaga dhigo
itobiya maanta tabar iyo dhaqaalaba ma heyso ay ku dagaalami karto somaliya aya ka adag hal qof o somali ah baa cayrsanaya hubkana ka furanayo boqol xabashi ah wallaahi wayo islanimadu wa muhiim dulmigana alleba wuu diiday SW❤
Djabouti is basically part of Somalia, Turkey and Egypt are the closest allies to Somalia why is Ethiopia not accepting that Somalia is choosing them is unclear! It was wrong from the begging to involve Ethiopia to take part in Somalia! First of all Ethiopia is the first enemy of Somalia and was not supposed to enter in Somalia 's border! They have been interfering with our policies and political senses that shouldn't happened at all! The international communities were wrong to get Ethiopia involve into Somalia.
مصر كانت تجهز الأسلحة لمحاربة إسرائيل وأمريكا. الآن، إسرائيل لا تستطيع الحرب على أكثر من جبهة، وجميع الأسلحة الحديثة سوف تصل إلى الصومال قريبًا. مصر تشتري صواريخ كوريا الشمالية th-cam.com/video/nRreZ78cq9U/w-d-xo.htmlsi=ocQ7Wv-c3Y5bhHyE
Snm tii waa sidii ay ku xoraysatay dalkeedi somali british ahan jiray ee ingirisku ka talin jiray way na ku joogeen snm tu inay ka xoray Sato faqash tii siyaad xukumi jiray. Snm Guul Gaadhay 🎉🎉🎉❤
Ujeedada ay Masar Soomaaliya u soo gashey maxey tahey hadii ay wanaag wadato maxey markey Soomaaliya dhibaneyd u soo gali weydey hadaba Eithopia welcome💪💪💪💪💪
Waa. dad khiyaali ku nool.waar Aqligiinu waxu u egyahay halka maanta dadkii koonfurtu marayaan.silica iyo darxumada .hadaad dadtihiin shacabkiina ad masuulka ka tihiin .sifiican.ugu taliya.mooryaanyahay
*I'm glad you've listened to me and anyone else who has expressed their concern with regards to your annoying hmm hmm hmm, which has no place in modern interviews.*
Xabashidu bad aa eleteriya ku ool miyay leedahay maya maxaa laydiinka gar naqayey hadaad goobta joogtey shaadh kaaga intaad Bixisay dhexda ma dhigtay hadalkiina niin qaawan iyo nin kii shaadhka kala baxay maw furmay ?
FALDAN | LIKE | SHARE | SUBSCRIBE | COMMENT | GUULAYSTA❤👌👍
Cabdi xaafid. Titaleka. Sii. Aqoonyahanka. Dr Faisal rooble. Ugu wac
Thanks.
guul madaxweynaha dalkeena mudane xasan shiikh maxamuud from SSC🥰
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 وألف بين قلوبنا 🇸🇴 واحفظ أرضها وشعبها
Asc v/xaafid mahadsanid waxan and ugu mahadnaqsyaa aqoonyahanka ad wareysatey oo ah runtime non qaangaadh ah and ayaam uga heley falanwauntiisa inkastoon anigu somlander away haddana geesinimada bilowga ah ee xasan muujiyey wan ku faraxsanahay waxan aaminsshay somalinomadu ha guuleysato viva somald peaple
Daarood nimadu ha dhacdo way Dhamaatay wakhtigii aad hawiye Iyo guud ahaan qabaailka Soomaalida ku beerlaxawsan Jirteen soomaali ayaanu wanaag La rabnaa hada waa la isfahmay Waa marka aad danaha gaarka Ah wadataan kkkk
RUNTI SOMALIA DADKEEDA XUN AYAN BARTAY SIYAASI AQON YAHAN MAJIRO WAXAAN ARKAA DAD SOCIAL MEDIA TAGAN YAA IFIIRSADO KAHADLA KAN IYO KUWA HADA NAXUKUMO WAXA KULMIYO KURSI IYO LACAG WAA NINKI YIRI RER GALBEED BAA NAGA AQLI BADAN ASAGA ISU QIRAY WAANA JAHIL YIRI DALKA SOMALIA DIIN LAGU DHAQA I WILL SAY NO SUBXNLH 😂😂😂😂
Maasha allaah thanks so much
Masha alaah feeysal rooble wadani Dhab ah
Asc wr wb masha allah guuul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
❤Mash Allahu feysal Allaha ku xafido
✅✅✅✅✅✅✅✅✅
Feysal Roble ❤🙏🏼👌👌👌
Masha Allah Faysal Waa kagamahadcelinaa sida Wanaagsan Aad Wixii jiro Nogu sharaxday
Faysal ilaah haku xafido, Somalida waa in eey wax ka bartaan. waxii wadan kooda dumiyay.
Ma ninkii yiri Diinta Islaamka laguma xukumi Karo Soomaaliya
Xasbunalaahu wanicmal wakiil
@@batulasmail8261 waa runtiis laguma xukumikaro diita islaamka hadii la rabo inkasta oo aysan sax ahyn hadana marka laga hadlayo dal qowmiyado kala duwan oo kala diin ah kala dhaqan ah laguma xukumayo waa marka la rabo in la isku wado bushada oo dhan
Waa run faysal
Nin wax badan og Frysal Boobe ❤
Well said gentleman!!!
Feysal wadani geesi geesi dhalay allaha ku xifdiyo walaal Feysal
Mashaa Allaah Feysal Robl
Wadaniga Runtaa nooloow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa Bahanee PM Abiy Ahmed.
guul lnshallah 🇸🇴
Prof Faisal RoobLe aad iyo aad ayaad ugu mahadsan Tay wadaninimadaada iyo sida aad Noolawaagtay xaalada Gobolka qaasatan Somalia🇸🇴 iyo Ethiopia🇪🇹
FAISAL ROOBLE KAARKIISA WAA HORE AYUU GUBTAY ARIMAHAN AYAA U SABAB AH: 1. MAR LA WEYDIIYAY FAISAL DIINTA ISLAAMKA IN DALKA LAGU MAAMULO MAXAAD KA DHIHI LAHAYD WAXAA UU KU JAWAABAY MAYA IN DALKA LAGU MAAMULO DIINTA ISLAAMKA. 2. FAISAL MARKII UU AHAA TAAGEERAHA TPLF FAL CELIN KAMA BIXIN HADALKII XASAN SHEIKH UU KA JEEDIYAY JIGJIGA EE AHAA DHULKA SOOMAALI GALBEED UU YAHAY DHUL ETHIOPIA LEEDAHAY. 3. SHAN SANO IYO BAR OO FARMMAJO M/WEYNE AHAA FAISAL WAXAA UU KA LAALAADAY FARMMAJO MARKII UU XIL IYO XOOLABA UU KA WAAYAY. 4. FAISAL IYO SIYAASIYIIN UU KA MID YAHAY CALI MAXAMMED GEEDI WAXAA AY XASAN SHEIKH UGU KIREYSAN YIHIIN 10 KUN OO DOLLAR WAA SABABTA AY XASAN SHEIKH UGU TAAGEERAYAAN SAX IYO KHALAD, SOOMAALI AYAA HORAY U TIRI AF WAX CUNAY XISHOO.
5. UGU DAMBAYN FAISAL KAMA UUSAN HADLI JIRIN 2006KII MARKII AY TPLF AY MUQDISHO KU XASUUQDAY DAD KA BADAN 70.000
OO QOF. TAARIIKHDA AYADAA ISQOREEYSA.
Maxaa laga waraysan Kan
Wakii oran jiiray Soomaaliya Diinta Islaamka laguma xukumi karo
AQOONYAHANKA CAANKA AH SOMALIYEED DR FAISAL ROOBLE AAD BAN U XISEEYAA WARAYSIGIISA waa AQOONYAHANKA wadani dhaba illahayaaw xifdi allaahu maa aamiina yaarabal calamiina
Sax allaha ku Barakeeyo pro Faysal Roble mel fiican baad dhigtay waxaana sabab u ah nimanka maamul goboleedyada oo cadeeyey in ethopia wakiil cad u yihiin waayo waa wax laga yaqyaqsado in Maanta ethopia uga hiiliyey bal yay xukumi rabaan ama kusii noolaan rabaan
Weldone MR F Rooble guuleyso
Guul Soomaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Freysal Rooble waa wadani somaliyeed
Allah ha dhooro ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍
wa itooobiyaan wadankisa ka so cararay maraykan so degey ,dowlada taagta daran na mushahar ka qaata
Wadaniyow xaal qaado
Ninkaan waa calooshiisa u shaqayste
@@khalidqawdhan3265
That is true
Waa Runtaa Profsore, dad bay samaysatay Ethiopia oo labo kaarle ah. Waain laga fiirsado dadka oo laga celiyo masiirka
Ummadda.Mahadsanid
Allaha kuxafido pr,feysal iyo brit somali ceynaanka hay waligaa kaalay iskarag ❤
Great analyze ✅❤️🙏
Faysal waa ninki ugu hadal fiicnaa aqoon yahaniinteena hadii laga reebo madax waynaha inta kale dawlada oo aan wax qabad keeda ujeedno ayay ceebo uraad shaan waliba afsomali ayey ku hadlayaan hadana waa wada muse biixi iyo al shabaab oo kale ? Faysal iyo inta lamidka ah alle hanoo daayo kuwa xun xunna alle hanoo toosiyo❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Ninkaan Xassan ayuu shaqaale u uyahay
Wax fahan
Stuped is stuped dammer@@batulasmail8261
Wa wadani ninkaan@@batulasmail8261
Xasan waa itoobiyaan ee dadka wadani modayaa ma shalay bay dhasheen
Adaa itoobiyaan ah @@axmedaxmed5455
Mansha allaah aqoonyahan faysal mahadsanid somalidu way niyad jabtey wax dhiiri galiya oo xoogooda iyo xeeladooda tuso uun Bey rabtey mahadsanid faysal somalina gacmaha hays qabsato waxba makala aha dadkuna makala jecla
Prof feisal roble a true nationalist.we value his scolartic view.Keep up.
Abdi hafid keep on inviting prof feisal
Eng Faysal waan salaamayaa waa nin wadani xog ogaal ah dadka maanta aan ubaahanahay in weekly loowaraysto
Maashaallaah Faysal Taariikhda ayaa kuqori walaal guulayso
Inaa lilaahi waa inaa ileeyhi raajicuun
Faysal
Waa ninkii oran jiray Soomaaliya Diinta Islaamka laguma xukunki Karo
Xassan ayaa shaqaaleeyey
Waana calooshiisa u shaqeyste.
Xassan iyo Faysal midna waxba ma hayaan ee
Dalka iyo Dadka Allaha badbaadiyo
Viva Somalia 🇸🇴 waa in indhaha lugu hayaa kuwa u sacabtumaya maanta axmaarka
Alloow dowladeena inoo daa
Yaa Allah
Shaqsi saan oo kale ah oo runta ka hadlo ayaa loo baahanyahay tnks
Well come back mr Feysal rooble wax wadani ah adiga ku hadhay somali noolow from hargeysa ❤
Beenta ISKA daa.
You are not from Hargeisa
@@ismailjama3411 isaaqa ma dad qalbiga kawada dhintay baad u haysta sidaada o aan fikirin oo muuse biixi u sheego cida saaxiibo ah iyo cida cadow ah, Xabashi baa walaal ah af uraysa iyo xabashi baa bad lagaga badalaya ictiraaf waxaa anigu ma qoro, dhulka adeer awoowyaashay xabashi siin maayo, somalina adeer cadow uma aqaano, muuse biixi ayaa ka xun Hasan shekh
@@dalaisacgibril5899
Walaal hala yaabin Waa maan gaab Qabyaalad inuu Qof Ku taageero mooyaane aan Aragti kale lahayn
Waa calooshiisa u shaqayste
@@batulasmail8261 kol haduu somali u hadlayo oo kasoo horjeedo in Xabashi bad ictiraaf lagaga badasho intaasa inagu filan, muuse biixi 80jir weeyi Xabashi oo aanu ilaahay bad siin buu raba inu ilaahay iskaga dhigo
Reer Xudur guul way ku sax san yihiin iney. Eithopia joogto Maya Masar💪💪💪💪💪💪
itobiya maanta tabar iyo dhaqaalaba ma heyso ay ku dagaalami karto somaliya aya ka adag hal qof o somali ah baa cayrsanaya hubkana ka furanayo boqol xabashi ah wallaahi wayo islanimadu wa muhiim dulmigana alleba wuu diiday SW❤
Now Somalia is very weak ,since divided in to six states.Some of them support Ethiopia.punt land and Somale land are examples.
Love ❤️ you Feisal salaam From beledweyne you shape the way of my thinking .
Waa calooshiisa u shaqayste Marka waa inuu been sheego
Mudane Roble ALLAH ha ku xafido. Adigo kale ayaan ubahanahaay.
Ma Beentaad ku amaanaysa
Maalmaha Soo socdo ayaan sugeyna hadii Ilaahay nagaarsiiyo
@@batulasmail8261 waa siyaasi io aqoon yahaan araagti fog leh tankale wamaxaay beenta uu shegaay mr Rooboe? Adi Somali ma thy mise dariiska afkeena bartaay?
Professor
Roble allha ku xifdiyo
Dalka waanu difaaci
From ogaadeen
Guul soomaali wayn
Mhdsand
Soomaaliya guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Aqoon yahay indheer garad Faisal Roble ❤🙏🏼👍👍👍👍👍👍👍👍👍✅✅✅✅✅✅✅✅✅
Allaha jabiyo itoobiya
Ethiopia waxaan leenahay Abaayo haku riyoonin bada somalia xoog iyo xeelad toona kuma helayside
One Love Somaliweyn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Faysal noolaaw intay soomaali.nooshahay wadani dhaba cadi. Xafiid. Ahaaw ishaa alaah faysal ookale
Djabouti is basically part of Somalia, Turkey and Egypt are the closest allies to Somalia why is Ethiopia not accepting that Somalia is choosing them is unclear! It was wrong from the begging to involve Ethiopia to take part in Somalia! First of all Ethiopia is the first enemy of Somalia and was not supposed to enter in Somalia 's border! They have been interfering with our policies and political senses that shouldn't happened at all! The international communities were wrong to get Ethiopia involve into Somalia.
You dreaming with out sleeping
You are lack of politic.
@@batulasmail8261 Ethiopia is the one dreaming of the impossible!
مصر كانت تجهز الأسلحة لمحاربة إسرائيل وأمريكا. الآن، إسرائيل لا تستطيع الحرب على أكثر من جبهة، وجميع الأسلحة الحديثة سوف تصل إلى الصومال قريبًا.
مصر تشتري صواريخ كوريا الشمالية
th-cam.com/video/nRreZ78cq9U/w-d-xo.htmlsi=ocQ7Wv-c3Y5bhHyE
Itobiaaya iyo dabadhilifkeda Wala xaqaya in Sha allah wacusub Aya inobarye
Mnsha allah guul somaliya, waan u habalyaynayaa dawlada somaaliyeed gaar ahaan madaxwaynaha somaliya, waa inaan umidawnaa cadawga kowaad ee somaliya waa itopia ee
@@husseinaden7560 enemy 😁😄😄😄😄😄😄😅
Asc, walaakey Faisal Rooble aad iyo aad baan codkaaga ugu farxaa oo caqliga dhageysahaaga ay kor uqaadaa wacyiga taagan. Walaakey taban somai afigoo kald ah baan u baahan nahay. Noolow faysal. Ha ku socoto sidii loogu tala galey.
MUDANE FAYSAL ROOBLE ILAAHAY HAKU BARAKEEYO
Faysal well said
hubka waxa usoo dhiibay carabta yuhuuda ah ee gadar iyo emarat wana letska celinayaa ragii geesiga afrika waa somaliya lagama yaabo inu qarankeenu liico dhiiga somaliya ayuu ku yimide baryo kuma iman❤GUUL SOMALIYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
faysal walahi waa ruunti
soomaalida dheexdooda
cadawga ha iska ilaaliso❤
Ethiopia 🇪🇹 waa cadawga
Maxaadhacay❤
Masha Allah xafida Allah Walal Allah Haku Barakeyo Amiin yaarabi Walal Lakin itobiya Axsaan Noo Sameeny 2006..2007.2008..waala Ogaa wixi Nagu Dhacay caraar kaan Cararnay waxaan kaDhacnay Xeryaha Dadaab itobiya Allah Hanaga Qabto waacadow
Soomaalidu waxay ku maahmaadaa 'KABO XUME MA HADHO, EE KABO LAAWE AYAA HADHA'. Waxa looga jeedaa guri duq ah ama liita wuxu dvaamaa guri la'aan. Sidoo kale dawlad llidata waxay dhaantaa guri dawlad la'aan.
War niyahow wlli rag aqon yahan ah Ayan willi no haray mansha Allah
Good
Mudane Feysal halaga dhigo af hayeenka wasaarada arimaha dibada ee soomaaliya
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Snm tii waa sidii ay ku xoraysatay dalkeedi somali british ahan jiray ee ingirisku ka talin jiray way na ku joogeen snm tu inay ka xoray Sato faqash tii siyaad xukumi jiray. Snm Guul Gaadhay 🎉🎉🎉❤
Feysal rooble waa wadaniyiinta xaadirkaan nolow feysal
I love Jabka Ethiopia.
1:01
1:10 ❤❤
😂🎉😢😮😅😊
Sida kaliya ee lagu joojin karaa dhibaatada waa in Guurka la joojiyo Iyo dhalmada Fadlan guurka iyo dhalmada jooji Si aduunku u soo dhamaado
Weriyaha wareeysiga ka qaaday aqoonyahan feysal roble waa professional.
Ujeedada ay Masar Soomaaliya u soo gashey maxey tahey hadii ay wanaag wadato maxey markey Soomaaliya dhibaneyd u soo gali weydey hadaba Eithopia welcome💪💪💪💪💪
Siyaasi Feisal mabrook sida uu dhigdhigay oo somalinimadu ku jirto
Waa. dad khiyaali ku nool.waar Aqligiinu waxu u egyahay halka maanta dadkii koonfurtu marayaan.silica iyo darxumada .hadaad dadtihiin shacabkiina ad masuulka ka tihiin .sifiican.ugu taliya.mooryaanyahay
Laangabyo iswaray sanaya s/land guul
Faysal Rooble wa halyey qaran o difaac dalkiisa dadkiisa diintiisa guuleysto.
❤
😂❤Mansha Allah kusoco warkas Aya imaraya
Juste la paix rien d’autre ❤🇫🇷🙂🇸🇴👀🙁
Xafidullaah run badanaa
N.1 SSDF, N.2 SNM , WAXA GADAAL KA YIMID USC, MIDDAN DAMBE MAANTA DOWLADDI AYEY HOGAANKA U HAYAAN, LAKIIN NUMBAR 1 IYO NAMBAR 2 , RUNTI DOWLADDI DHISANTO AYEY HAGAR DAAMIYAAN.
Waa run waxay ka shaqeeya lugooyada umad iyo inay helin Dowlad wanaagsan
Ola can't b trusted
Itoobiya waxaa kasii cadawsan kuwa soomaalida sheeganann ee Itoobiya lasocda
guul Somalia
Halgamaa prfs faysal ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Faysal aad iyo aad buu u mahadsan yahay. Goor walba halka ay arrimuhu marayaan baan ka helnaa.
GEESI AAQOON YAHAN AH MAASHA ❤ALAH ❤❤❤❤❤❤😂
❤❤❤
Somaliya guul ayaan u rajaynayaah
*I'm glad you've listened to me and anyone else who has expressed their concern with regards to your annoying hmm hmm hmm, which has no place in modern interviews.*
Feysal roble waa wadani somaaliyeed oo u danqanayo wadanka iyo ummada soomaaliyeed. Waryayaasha iyo qoraayaasha kale waxaan leeyahay aqoonyahan feysal roble ka dhigta rolmodel.
Adeero Aqoon yahan faqash baad tahay.somalidu waa Somaliland iyo Somalia waana laba dal wanad ogtahay.Aqonyahan Faysalow.
Xabashidu bad aa eleteriya ku ool miyay leedahay maya maxaa laydiinka gar naqayey hadaad goobta joogtey shaadh kaaga intaad Bixisay dhexda ma dhigtay hadalkiina niin qaawan iyo nin kii shaadhka kala baxay maw furmay ?
Soomaaliya
Waxay (victim) ama dibane u noqotay Xassan iyo kuwa la mid ah oo calooshooda Kaliya Ka fakaro
Wa mahad santhy Abdihafid sida wanagsan oo aad noogu so gudbisid xalada wadanka
Waa wax aad looga xumaado in dad somaliyeed ay maanta Ethiopia taageeran .
Waase mid lagu kalifey.
Waana Damiirlaawe Xasan sheikh.
Waa nin waddaniyad somaliyeed waxba ka garaneyn.
Waa nin Qabkii umadda somaliyeed baabiyey.
Waa nin NGO iyo xaaran kusoo korey .
Waa nin 30 sano kadib somalidii isku soo dhawaaneysey sii kala fogeeyey.
Wali ma arragteen isagoo 2 qof oo somaliyeed heshiisiinaaya.
🍿 music to my dhago
Mahadsandin C\xafid iyo Faysal
Md professor Hasan sheekh waa dadaalayaa ee somaliyeey ku taageer a difaaca dalka
Viva somalia
I.a somali wey guleysaneysa mustaqblka dhow
Cabdi xafid Feisal oo kale Ayan mudan falanweyn wale WA mahadsan yahay Wana aqan yahan
Halgama faysal
Somaliland guuuuuuuul
GUUL DOWLADA SOMALIA CADOWKANE ALLAH JABIYO INSHA ALLAH DOWLADA SOMALIA WEYBA GUULEYSANEYSAA HADII ALLE IDMO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Barfasooka waawadai nikaan ookle ayaa soomaali ubaahantahay guuleeso barfasoore