DEGDEG: RW Itoobiya oo taageray Somaliland & Jabuuti oo fashilantay qorshaha culus oo ka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • DEGDEG: RW Itoobiya oo taageray Somaliland & Jabuuti oo fashilantay qorshaha culus oo ka.

ความคิดเห็น • 9

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oo ma map milmilaaqayeen baa idinka soconaya kkkkkk map ku waa kii 26june 1960 ama xaar ama dhuus

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abiy Badd uu iska yeesho ayuu rabaa. Madaxweyne Muse ha ugaado in Abiy hore u yidhi: “itoobia waa in ay ku heshaa Badd Xoog amba xeelad” Saylac illaa Lughaya meel ku dhow ayuu Abiy rabaa inuu Xeelad ku qaato. saldhig Milatari iyo dakedd na
    uu ka samaysto muddo 50 Sano ah
    10 Kun oo ciddan iyo xasaskoodii na dajiyo Badd iyo Barri ba uu qaato.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p ชั่วโมงที่ผ่านมา

      waxba kaama gelin xasan shiikhba badbaan ku siinayaa ayuu yidhi iyo cumargeelaba kkkkkkkkkkkkkkkk maxaa taayada caayay

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxweyne Muse, Abiy waxuu ku sodaa Baddeena. Oramo ayuu ugu ballan qaaday inay Badd dhaqso u yeelanayso. Saaxiib kaa ma aha ee tabcuu kula maağanyahay. Saylac illaa Lughaya agteeda inuu qaato ayuu rabaa. Saldhig Ciidan 8000 kun oo Askari, Dakadd iyo waddo Treen illaa DiriDhawa ayuu damacsanyahay inuu sameeyo.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p ชั่วโมงที่ผ่านมา

      waxba kaama gelin faqasheey kkkkkkkkkkkk badaadigu ma lihid

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p ชั่วโมงที่ผ่านมา

      waakii xasan sheekhba lahaa bad baanu idin siinaynaa iyo cumar geele maxaa taayada diiday kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxweyne Muse, Abiy waxuu ku sodaa Baddeena. Oramo ayuu ugu ballan qaaday inay Badd dhaqso u yeelanayso. Saaxiib kaa ma aha ee tabcuu kala ma ağan yahay. Saylac illaa Lughaya agteeda inuu qaato ayuu rabaa. Saldhig Ciidan 8000 kun oo Askari, Dakadd iyo waddo Treen illaa DiriDhawa ayuu damacsanyahay inuu sameeyo.

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Badeed leedahay badhaaciyoow

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 59 นาทีที่ผ่านมา

      waxaas oo qoraala ee iskumidka ah maxaa kugu kelifay adeer xasan sheekh iyo cumar geelaba bad bay ku yidhaah deen waanu idin siinaynaa maxaa taayada diiday kkkkkkkkkkkkkk xasidoow