Kumanaan Shacaba Dacwad Ugudbinaya Maxkamda Sare Kadhana Xildhibano & Maxmud Xaashi LaKhashfy

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024
  • Somaliland Somalia Djibouti News Analysis

ความคิดเห็น • 26

  • @harunmusse153
    @harunmusse153 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 2 หลายเดือนก่อน +4

    Aslcaleykum golaha waa in laga takhaluso. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ soomaaliland ha noolaato .dhamaan waa in beerta la dhigo. Wsc

  • @FarhanFuaad
    @FarhanFuaad 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yes

  • @خوخهخوخه-ف9ط
    @خوخهخوخه-ف9ط 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkeygoow. Yaan leydin. Kala. Gurin. WAda ilaashada. Dalka. Iyo dadkaba

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 2 หลายเดือนก่อน +1

    Halakala diro

  • @ahmedalinoor-v4v
    @ahmedalinoor-v4v 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa in dadku mudaharaad salmiya ooka dhan ah barlamaanka isugu soo baxaan

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 หลายเดือนก่อน +1

    RAGAA MEEL HALA SAARO PARLAMAN KIII LAGU DHAQAYSANAYO

  • @خوخهخوخه-ف9ط
    @خوخهخوخه-ف9ط 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shacabku. Ha. Ilaashadaan wadanka. Iyodadnimadooda. Yey. Dhageysan. Nin ku gaadhaya. Dantiisa

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dacwada Shacabku ha gudbiyo. Qayrul masuuka Golaha ha laga Saaro.

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 2 หลายเดือนก่อน +1

    way ku heshiiyeen in gudoomiyaha la waalo, shaqaduna kala socon, waa intay lacagta ku qaataan.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Reer soomaalilaanoow meesha xildhibaano inooma joogaan golihii wakiiladuna waxay noqdeen safaarad loogu adeego dano shisheeye hadaba hadaan iska qaban wayno hadhoow waxaynu odhanaynaa halkee laynagasoogalay😮

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 2 หลายเดือนก่อน +1

    ictiraaf baanu rabna si loogu aaro ciidanka qaranka Somaliland intii geeriyootay iyo intii dhaawaxantay iyo inta choogta.
    qofka raggaas aan u damqanayn dhiigooda dalka iyo dadka reer Somaliland u huray dee nagama tirsana.

  • @khmahamed2569
    @khmahamed2569 2 หลายเดือนก่อน

    Kitaabka Alle Qabay waanu iskaqaban doona

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 2 หลายเดือนก่อน +1

    afrikaan mabda malaha waa gaacho marwalba daacuun ha laayee!

  • @HajiabdirashidIssa
    @HajiabdirashidIssa 2 หลายเดือนก่อน

    Weriye MD Muuse Bixi Wuxuu Xil Ka Xayuubin Arin Ah Ayuu Qaadanayaa Ka Dib Markii Uu La Tashi La Sameeyey Caddaaaladda Somaliland Goaankaa Ayuu Qaatay

  • @MaxamedDeeq-sd2lh
    @MaxamedDeeq-sd2lh 2 หลายเดือนก่อน

    Dhammaan ummadda reer soomaaliland ee ay dhibayso xumeynta qaddiyadda soomaliland waa in aqalja baarlammaanka hortiisa si aynu isaga qabbano xildhibbaanadan qaran dumuska ah

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 2 หลายเดือนก่อน +1

    xil batuun baaba miidiyaha ku matagaya!

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅waar ni hj taariikhda laguma hayo meel ay faqash isugu dhiibeen hj nahay ina xaashi iyo xirsi anagaa fogaynay oo bilaa garbo kadhignay hj 3meelood marka laga dhigo 2meelood waa kulmiye hadaba yaan colaad nala gashan weliba habar awal ataagbay wadaan beryahan 😮

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 2 หลายเดือนก่อน

    Garacyo badan oo faqashti ay dalen aya inagu dax jiran oo Issaq reer hebel anu uu haysan. I can swear in the name of Allah that we have bad seeds within as when I see some other people's behavior and hypocrisy including some of our current leaders from both the ruling and the opposition parties !!! 😂

  • @asjaahme4985
    @asjaahme4985 2 หลายเดือนก่อน

    Horta adigu mucaaridka uun mooyee xukuumadan dhulkii laga qaaday runta kama sheegtid miyaa.
    Anaga ku leh waa run Muuse biixi baa laga hayaa afkiisa gobolada cagaaran.
    Madaxweynaha iyo reerkiisu waa macaan jecel, afka mooyee wax ficila midna dagaalkaa dhacay inyar mooyee waxba ku lahayn.

  • @AdanCabdilaahi-ft3qd
    @AdanCabdilaahi-ft3qd 2 หลายเดือนก่อน

    Ina.xaashi.waa.fuley.anogoo.h.j.ah.ayaa.og.weliba.waa.doqontii.layidhi.hadal.kama.diimooba.markuu.hadlayo.waa.galaagal.badan.yahay.waase.madhan...xaga.baarlamaanka.waxaan.odhan.lahaa.hala.mudaharaado.oo.yaan.waxan.lasii.eegan

  • @SiciidDool-sc3mq
    @SiciidDool-sc3mq 2 หลายเดือนก่อน

    dadka inaad qaybiso mooyee wax kale kama shaqaysid HADAY GACAN KAHADAL GAADHANA KABAHAAD KABAHAAD KA CARARAYSAA SIDAADII

    • @robleahmed2558
      @robleahmed2558 2 หลายเดือนก่อน

      ADIGA SHARMUUTAA KU DHASHEE DAGAAL MAXAAD KA TAQAAN, DHILAABA HOOYO KUU EHE?

  • @SiciidDool-sc3mq
    @SiciidDool-sc3mq 2 หลายเดือนก่อน

    jafkuun baad ka nooshay jabuutina haduu dagaal dhaco intaad kabaha kasoo cararto ayaad sidaadii odhan doontaa garxajis ayaa nasoo jabiyay

    • @robleahmed2558
      @robleahmed2558 2 หลายเดือนก่อน

      Garxajis wax la yidhaa ma jirto, Yusra Harti baa jira anoo Habar Awal ah aan nasabiyada ka saaray ee ma Yusra Harti baad tahay?