TAXANAHA ARDAY | XALQADA 8AAD | CAADO & DHAQAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 2.9K

  • @mohaaali1795
    @mohaaali1795 ปีที่แล้ว +1037

    Cawa wa jimce inta muslim oo muraad leh allow u sahal walal igula sali rasuulkena muhamad (SCW)❤❤

  • @abuukarcade1270
    @abuukarcade1270 ปีที่แล้ว +737

    Qeybtan Anigoo xanunsan daawaday inta caafimaadka ku daawaneysa iiso duceeya walalayaal inuu ilaahey caafimaad taam isiiyo 😢🤲

  • @xadiis24
    @xadiis24 ปีที่แล้ว +1605

    Wax.walba waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Abdi__rahmaan
    @Abdi__rahmaan ปีที่แล้ว +63

    Aan Ku Salino Nabi Mohamed scw ❤️🙏

  • @mcaadif1907
    @mcaadif1907 ปีที่แล้ว +55

    Waqica dhabta ah Ee Dalka ayu ka tarjumaya Arday 😢😢 Thanks director Ahmed Farah and the Bile team.

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +473

    Inta Rabto inshaallah filimkaan inay dhameystaan farta soo taaga 👍❤️ 😎❤️

  • @SweetieZahra
    @SweetieZahra ปีที่แล้ว +1262

    Please make it 45 minutes because you guys make us wait a whole week 😮

    • @ahmeddeknoor9275
      @ahmeddeknoor9275 ปีที่แล้ว +21

      The week is less than a day for me wlh😢

    • @aishaabdi6678
      @aishaabdi6678 ปีที่แล้ว +15

      Then we should pay the money

    • @AragsanMahamud
      @AragsanMahamud ปีที่แล้ว +6

    • @Mohan_Abdullahi
      @Mohan_Abdullahi ปีที่แล้ว +9

      Asaaba dhamaan rabo laba xalqo lee dhiman

    • @SweetieZahra
      @SweetieZahra ปีที่แล้ว +2

      @@Mohan_Abdullahi 🥺😔😔

  • @abdirahmandekyousuf5281
    @abdirahmandekyousuf5281 ปีที่แล้ว +95

    Caawa waa jimce aynu u ducayno HOOYO kasta oo aynu jecelnay illahay danbigiina ha dhaafo our mom's❤

    • @fardowsaabdi2734
      @fardowsaabdi2734 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa rabi Ilahayow Hooyo I daa 😢❤

    • @sahraxaaji5442
      @sahraxaaji5442 ปีที่แล้ว

      Hooyo mcn alle ha ikaa xafido my quueen ❤ alle farxad warta ha ku siyo Hooyo kasta murad keda ha u shalo

    • @malyuunismailshukow7787
      @malyuunismailshukow7787 ปีที่แล้ว

      Aamiin hooyo mcn allaha cafiyo allow noo dhowr hooyo mcn ❤❤

  • @itssimplyivy
    @itssimplyivy ปีที่แล้ว +183

    As a kenyan,I'm so impressed with these talented beautiful and handsome somali teenagers,who are really passing alot of educative message to the society,I'm so proud of them.Also thanks for the subtitles bcz I enjoy watching it despite the fact that i don't understand Somali hahaa

  • @rashkavip5343
    @rashkavip5343 ปีที่แล้ว +69

    I never imagined watching a somali series like this. Everything about it so interesting. I am proud that we are showing the world we can do it also❤❤

  • @a.mofficialchannel1888
    @a.mofficialchannel1888 ปีที่แล้ว +305

    This boy and his mother made the film so interesting.
    The boy is absolutely an amazing actor.
    His acting skills, his emotions are all 100%.
    I love this fantastic series.
    💯

    • @bashimohamed67
      @bashimohamed67 ปีที่แล้ว +8

      Filmka dhan asagaaba ka taagersanahay lol he’s Amazing actor

    • @zakiali9656
      @zakiali9656 ปีที่แล้ว +3

      Haa brother ani kaas filimka macan uyeelo jiliinka aadu ugu fiican yahay keep going brother 🎉😊

    • @queendm1317
      @queendm1317 ปีที่แล้ว +1

      Oh yh 😢😢😢

  • @Uyfeu
    @Uyfeu ปีที่แล้ว +689

    Hadii aad ujeedid magaca Allah love saar ❤

  • @qulaaye
    @qulaaye ปีที่แล้ว +163

    I'm 40 yeas old growing up outside the country. When I watching this episode I can't hold my tears 😢 😭 💔 I can't explain

    • @mryamoabdi7929
      @mryamoabdi7929 ปีที่แล้ว +4

      Same here i cant hold my😭😭

    • @zuualfatupe1560
      @zuualfatupe1560 ปีที่แล้ว +4

      Sorry for dat realy I need ur help right now I'm in dat situation so sad😢

    • @husseinnuur7567
      @husseinnuur7567 ปีที่แล้ว +6

      Somali ppl sees presence and hear the past why not taking an action to change
      The situation so as to reach a better future of our society and our children also our country Somalia😢
      You why we can’t solve all that problems is wrong using the trips.
      Same groups among the same tribe are often use in order to gain more wealth money and political positions which they don’t care about nothing even the name of that tribe they were using.
      Let’s wake up and take action against the corrupt men and women who are narrow minded and still thinking to do or use the same game tripe’s, that’s our weakness if we are soomali people.
      We can do it and leave deferences.
      Let me give you examples like you have name and your soomaali your Muslim, also his/her record like is that person is good or bad to the society that’s it?😢

    • @KhaledSaid-x6t
      @KhaledSaid-x6t ปีที่แล้ว +2

      @@husseinnuur7567 it so true

    • @hamdimireh7690
      @hamdimireh7690 ปีที่แล้ว +3

      Don’t cry alone taliye take me there and let me cry with you 😢

  • @amiraIbrahim-qd9be
    @amiraIbrahim-qd9be ปีที่แล้ว +70

    Filimkan inta ayaana xalqad dhaafin salaamaN👐 😊

  • @naimaaly9535
    @naimaaly9535 ปีที่แล้ว +37

    Feebaro is a fine actor........woooow he has that aura that makes his part perfect 🤩.....hope he gets more and more opportunities.the boy has that spark 🌟 in him #feebaro

    • @husseindiriye8912
      @husseindiriye8912 ปีที่แล้ว

      ❤🎉

    • @AbdiqaniAbdikarin
      @AbdiqaniAbdikarin หลายเดือนก่อน

      Oqowoqpwlqlqwpwpqpwwlqoqwpwwpqlqlqlwwowlwpwpwpwpwlwlwpw qlqqlqlqlalqqlkqqlqqlqlqlqlqlqlqalqallqlqlqqlalqllqlqlqqkqkqqllalalqlqqlalqlqal qkqlqlqpqpqkqlqlqlqlqkqlqkqkqlqpqpqpqqk qlqlqlqlalaalaaaalallalaa qo

    • @AbdiqaniAbdikarin
      @AbdiqaniAbdikarin หลายเดือนก่อน

      Laalalalalalqlaqlalqlqlqlqqlqlqqlwwlwpwpqlwwlwlwlwwa qkqkqlqq wkqkq qlqlqlqlqlqlqlqlqlqlqlqlqlqkqkqlkqlq qlqlqlqlqkqlqlqlqlqlqoqlqlqlqkqlqlqlqlqlqlqql QKQLQLQPQPQKQLQLQLQLQKQLQKQKQLQPQPQPQQK QLQ ALALALALALA QLQLQL

  • @AmiinYuusuf
    @AmiinYuusuf ปีที่แล้ว +76

    Ilaahay ha inoo danbi dhaafo bisha arafo nabad hanagu garsiiyo amiin ❤🎉❤

  • @zahra_king
    @zahra_king ปีที่แล้ว +102

    Filimkan wuxu turjumaya xaladaha ka taagan somaliya ❤❤

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +516

    25 minutes in a weeks is n't enough😄😉 We need more at least 35 minutes❤️

    • @MaariyaCismaan-f3c
      @MaariyaCismaan-f3c ปีที่แล้ว +4

      Weegan xayeysis ku dhameyenba waxa awal 28 ahan jirey markiba bilabmaye

    • @habsageenyo7166
      @habsageenyo7166 ปีที่แล้ว +7

      40min ha ka dhigaanpa 5xeysiis haka dhigtaan😂💔🤭

    • @yurubcadeey2301
      @yurubcadeey2301 ปีที่แล้ว +10

      Waxa kabasii daran marki wax hore ama xusus laga shekeynayo waqtiga kala barkisa hadalkas aya lagu dhamena. Wax iska badala

    • @AmiiroAxmed-mg2xy
      @AmiiroAxmed-mg2xy ปีที่แล้ว +4

      2005 yaa
      Kkkkkk

    • @ansar2334
      @ansar2334 ปีที่แล้ว +3

      Wallah😂😂

  • @ismaanabuukar1356
    @ismaanabuukar1356 ปีที่แล้ว +19

    The acting of old generation is best
    The way they are talk also it shows how they were big stick rock solid to their tradion
    But infact this eposode is education for our generation this one of the most facts that put us the where we are now 😢😢

  • @abdirahimbeyle3714
    @abdirahimbeyle3714 ปีที่แล้ว +3

    Odayga gabadha dhalay jillinkisu inaba caadi maaha, wa fantastic ♥️

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +445

    inta Filimka Taxanaha Arday xalqadna Dhaafin like saar 😂😂

  • @kamalkacaye
    @kamalkacaye ปีที่แล้ว +83

    Saxiibada aan filmkaan wada bilowney cimri dheer iyo cafimaad ayaan idin rajeynaaya all my best friends ❤

  • @afattahosman-xv7mi
    @afattahosman-xv7mi ปีที่แล้ว +36

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaamo jannada lagu casuumo aamiin aamiin

  • @shaamofficial9867
    @shaamofficial9867 ปีที่แล้ว +2

    Rer waqooyi xamar xor kuyihiin hargeisana xuriyad kuma laha qof rer konfur kaso jeda alla konfur gobsana masha allah

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +9

    Wa filimkii ugu wanaagsana ee aan daawaday tan iyi markii aan dhashay
    Mahadsanidiin bahda bile TV ❤❤❤❤

  • @yusufwadani1452
    @yusufwadani1452 ปีที่แล้ว +31

    Bile Media fadlan lacagaha reciever ka ku shubashada sanadlaha ah ee munaasabadaha inaad ka dhigtaan sida TVyda kale mhdsanidiin ❤❤❤❤

  • @macruufahmed32
    @macruufahmed32 ปีที่แล้ว +67

    7 bari dhan sugaynay bal inta fiirisaan dulqaadkena inoo soo badiya daqiiqadadaha waxay 25 daqiiqo 😂😂😂next part 9 30daqiiqo😂😂😂 keep up bile media❤❤️❤️

    • @samraanAli8122
      @samraanAli8122 ปีที่แล้ว

      Saasoo aY TahaYna mrkaY so daYaan ciYow wn ku orodna Xiiso Aan uqabno 🥺🙄

    • @naima745-k7h
      @naima745-k7h ปีที่แล้ว

      25daqiqo mcal xayaysiiska waku darsatay hhh

  • @yahyanur6112
    @yahyanur6112 ปีที่แล้ว +104

    This episode had best quality acting. The older generation actors schooled the younger generation on acting

  • @SkksksjsSksksjsjsj-qt9jz
    @SkksksjsSksksjsjsj-qt9jz ปีที่แล้ว +1

    Masha allah runtii waa musasal inbdn dalka dhaqanka kajiro buuka turjuma waana in aan ku dhiiragelinaa dhamn dadkii kaqeebqaatay axmed faarax iyo bile tvba soomaalaay shamsigaad wadn naga daaya doqomo dad daba dhogty hanaqoninee

  • @ayan.mahdii
    @ayan.mahdii ปีที่แล้ว +11

    BILE TV we need like atleast 1hr of this series i cant wait an entire week atleast release 2 episodes a week

  • @AadanmubaarikXareed
    @AadanmubaarikXareed ปีที่แล้ว +44

    Aad ayaan ujecladay filmka arday waa filin xitaa ka hadlay dhaqanka somalida😢😢😢

    • @sahramohamudali663
      @sahramohamudali663 ปีที่แล้ว

      Gabdhaha marku dhagoolka sogalay wey naxeen kuwa tiktok ku jiran intey isku damqan la haayen ayey xaasid isku yihiin wiilashina wey isku sacbinayaan

  • @Maanlusha
    @Maanlusha ปีที่แล้ว +58

    The mom’s dad is a great actor, I almost forgot this was an acting wow. Keep the good work.

    • @Cabmax78
      @Cabmax78 ปีที่แล้ว +1

      Lol. Just mentioned that then came across your comment.

    • @ayaanmohamed3438
      @ayaanmohamed3438 ปีที่แล้ว +1

      I was gonna say that

    • @warbaahintadhacdo7560
      @warbaahintadhacdo7560 ปีที่แล้ว

      We all have a mental ill 😀

  • @illestmali4516
    @illestmali4516 ปีที่แล้ว +209

    This Is The Finest Series Ever Made By Somalia 🇸🇴, So Proud And Ambitious Right Now 🏴‍☠️ 🇸🇴🤍🤍

    • @NabmaSip-of4cw
      @NabmaSip-of4cw ปีที่แล้ว +2

      😢😢😢

    • @Anisakpoploverforlife
      @Anisakpoploverforlife ปีที่แล้ว

      No it isn't this is subpar somalia has much better ones

    • @abdiqani50
      @abdiqani50 ปีที่แล้ว

      Theres more but i think he is the Best

  • @childprotection651
    @childprotection651 ปีที่แล้ว +1

    Hormarka waa noo bilaawadey yaa igu raacsan

  • @aishaothman233
    @aishaothman233 ปีที่แล้ว +16

    Bile waxaynu rabnaa musasalka inaa xalqada inoo dheeraysaan maxay week dhan ayuuu maqan yahy fadlan inoo tixgaliya cadsigeena 😢❤

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh ปีที่แล้ว +63

    اللهم صلي على محمد وعلى ءال محمد
    وبارك على محمد وعلى ءال محمد كما صليت وباركت على ابراهيم وءال إبراهيم إنك حميد مجيد

    • @ahmadhalyeey6043
      @ahmadhalyeey6043 ปีที่แล้ว

      Walaal saliga waxa kaqaldan kasaxmarks

    • @ilwaadinasheikh
      @ilwaadinasheikh ปีที่แล้ว +2

      @@ahmadhalyeey6043 maxaa kaqaldann waa siiqo kamid ah 6 siiqo loogu saliyo rasuulka scw
      Hana iloobin mesha ka qaldey
      Inaad iso qorto shugran

    • @AbdiqaniAbdikarin
      @AbdiqaniAbdikarin 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AbdiqaniAbdikarin
      @AbdiqaniAbdikarin 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AbdiqaniAbdikarin
      @AbdiqaniAbdikarin 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan ปีที่แล้ว +36

    Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️❤️👈🏻

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 ปีที่แล้ว +71

    Cawa waa habeen jimce ah aan ku wada salino nabigeena suuban muxamed (SCW) like saar ilaahoow qof walba hamigiisa urumee Aamin🤲❤❤❤

  • @adowmohamud513
    @adowmohamud513 ปีที่แล้ว +19

    The movie depicts the shortcomings of our customs and traditions so that we might learn it and fix it once and for all
    thanks Bile Tv ✅✅

    • @mohamedahmedyassinhussein6856
      @mohamedahmedyassinhussein6856 ปีที่แล้ว

      Running away with a man and thinking you are married is haram if there is no wali (father’s permission) then the marriage isn’t valid

    • @saidohn8126
      @saidohn8126 ปีที่แล้ว

      ​@@mohamedahmedyassinhussein6856 Waxa khalad dhaqankeena kujira makii ugu sahlanaa baad soqadatay oo waliba hada dabar go ay, taas waxay katurjumaysaa sida qalbigaaga uqalalyahay iyo maankaaga

    • @shambaramaay395
      @shambaramaay395 ปีที่แล้ว

      @@mohamedahmedyassinhussein6856 That was not the reason for the rejection, it was because the guy is from lower caste and main reason why she choose to run was because her father would accept the guy.

    • @mohamedahmedyassinhussein6856
      @mohamedahmedyassinhussein6856 ปีที่แล้ว

      @@shambaramaay395 there are ways to persuade your family but running away with a man is haram and their marriage isn’t valid full stop

  • @Abdikarim_baayo
    @Abdikarim_baayo ปีที่แล้ว +5

    Flimkan wax walba iyo waqtigiisi aya lalasimay iyo technolojiyadi wagas jirtay ❤ shaqo wacan Riyo films iyo bile tv❤

  • @NacoomiAli-sf2rm
    @NacoomiAli-sf2rm ปีที่แล้ว +130

    Filimka ina xalqadiisa 1kamidah dhaafin farta taaga oo isbuuc walba kutashta😂😂😅😅😮😊❤❤

    • @NacoomiAli-sf2rm
      @NacoomiAli-sf2rm ปีที่แล้ว

      Inta isku diyaarisa team gabdho cashada boobsiisa😅😅😂

    • @dagandaacad5812
      @dagandaacad5812 ปีที่แล้ว +1

      Lkn isbuucan kuma tashen asoo ii soo dhacay lee arkay

    • @Queen__fatma29
      @Queen__fatma29 ปีที่แล้ว

      ​@@dagandaacad5812Same wlhi😂😂😂

    • @abdullahiimaw4650
      @abdullahiimaw4650 ปีที่แล้ว

      aad

    • @AbdiqaniAbdikarin
      @AbdiqaniAbdikarin 2 หลายเดือนก่อน

      Qll❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhaledSaid-x6t
    @KhaledSaid-x6t ปีที่แล้ว +173

    This show need to be longer like 1 hours because we are hungry to watch it😂😂

    • @NaadoApdalla
      @NaadoApdalla ปีที่แล้ว +2

      😅😅

    • @1yearago664
      @1yearago664 ปีที่แล้ว +4

      Ar waxba laga dhigi maye amusnan ku dawo xoolaad tehe

    • @Munizhpea
      @Munizhpea ปีที่แล้ว +1

      ​@@1yearago664qac😂😂😂😂😂

    • @dahabomaxamed6744
      @dahabomaxamed6744 ปีที่แล้ว +1

      Arinta anaa waa lidka la xirriiraya so hoosana u dhaqaya 😂😂😂

    • @Moha_official_627
      @Moha_official_627 ปีที่แล้ว +2

      I feel you bro

  • @umalkhayrmohamud3610
    @umalkhayrmohamud3610 ปีที่แล้ว +27

    inta xayaysiiska is dhaafisa waan idin salaamey😅😅😅

    • @zaki.zk-
      @zaki.zk- ปีที่แล้ว

      kaa qaadney🙂😂

  • @Cabmax78
    @Cabmax78 ปีที่แล้ว +37

    I liked odey Jimcaale's acting. That scene where he is against the decision his daughter took was an award winning scene.

    • @AbdiqaniAbdikarin
      @AbdiqaniAbdikarin หลายเดือนก่อน

      Alalal slalalalalalaalalaapappalaaalaaalalalallwlapalalakaoaka alakakalallaalalalallalalkalaalakakkakakakakakakakakaakkakaalalakakakaalalaalalaalalalaalaalalaalallaka qlqlqlqlqqlqlqlqlqlqlqlqlqkqlqlqlqlqlqqlqlqkqlqlqlqlqkqlqlqlqlalqqlqlqlqlqlqlq

  • @shirwacnacho3968
    @shirwacnacho3968 ปีที่แล้ว +4

    Wax kasta ka mcn salada ma Jirto ❤

  • @maanso6583
    @maanso6583 ปีที่แล้ว +45

    Yasin iyo aabihii jimcaale are the best actors of the series!! Yaa salaam !!

  • @mohamedabdiadan900
    @mohamedabdiadan900 ปีที่แล้ว +22

    Ilahy hanaga dhigo kuwa ku dhameesta farxad iyo bash bash filmka🥰

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 ปีที่แล้ว +61

    اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

    • @Sayidsuleymaan
      @Sayidsuleymaan ปีที่แล้ว

      اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا محمد واله

  • @ninyaroowayn3260
    @ninyaroowayn3260 ปีที่แล้ว +27

    The boy visiting his mom in the prison melted my heart

  • @RahmaM.Mohamett
    @RahmaM.Mohamett ปีที่แล้ว +2

    Really xalqadan waxey ka turjumeysaa sida ey somalida dadka u heybad soocan 😭🥲

  • @khaalid2833
    @khaalid2833 ปีที่แล้ว +10

    BBC somali doodeedii ayaa soo xasuutay noosoobadiya daqiiqadaha mahdsanidiin dhamaantiin dadaalkiina

  • @A.A.A045
    @A.A.A045 ปีที่แล้ว +73

    To everyone reading this Keep going. No matter how stuck you feel, no matter how bad things are right now, no matter how hopeless & depressed you feel, no matter how many days you have spent wishing things were different. I promise you won't feel this way forever. Keep going❤

    • @ranuuhachi2290
      @ranuuhachi2290 ปีที่แล้ว +1

      Thank you! i really needed this

    • @rashkavip5343
      @rashkavip5343 ปีที่แล้ว

      This is great bro.

    • @A.A.A045
      @A.A.A045 ปีที่แล้ว

      ​@@ranuuhachi2290You are welcome , Keep Going ❤

    • @ملاكهشام-ح9ج
      @ملاكهشام-ح9ج ปีที่แล้ว

      اشكرك جدا كلامك في الصميم

    • @ملاكهشام-ح9ج
      @ملاكهشام-ح9ج ปีที่แล้ว

      Thank you very much for your kind words

  • @Lajooy17
    @Lajooy17 ปีที่แล้ว +124

    INTA RABTO INAY DHAMAYSATO TAXANAHA ARDAY LIKE SAAR ❤️💯❣️

  • @umuldile5566
    @umuldile5566 ปีที่แล้ว +21

    Hadaad maanta wacan tahay
    Wayaha adunyada
    Kuma wari doontidee
    Waano waxaad ka dhigataa
    Mid baa waaye nolashii
    Mid baa waayo adag galey
    Mid baan heysan wehel iyo walid uu tirsadaba✌✊
    Somaaliyeey isku naxriista dunidaan laguma waaree
    #follow isoo dheh Wall mahadsanid

  • @makaftame9829
    @makaftame9829 ปีที่แล้ว

    Taxanahaan wuxuu ka hadlaya caada dhaqamadka xun ee wadankeena hooyo ka jira sida qabyalad,sinada(kufsiga),balwada,dadka oo la kle saraysiyo,tugada,qaraxyada joogtada io waxyaala kle oo badan marka somaliyay waxaas jooji oo noqda dad midaysan oo qabiilkoodu yahay islaam oo kasii ah somali. Islamnimada io somalinimada hana wada deeqdo i.a waan ka guleysandoona caadi dhaqamadkaan aad ka u xun insha Allah somalia guul❤

  • @Somali122
    @Somali122 ปีที่แล้ว +244

    Filimkani wuxuu ka hadlayaa dhaqanka somalida maanta 😊

    • @ikraali172
      @ikraali172 ปีที่แล้ว +2

      Maxaa arday loo dhahay oo maanta lo dhihi wye lkn😂

    • @jaanisgaad6380
      @jaanisgaad6380 ปีที่แล้ว +8

      ​@@ikraali172 ilmo ayaa thy Filimka weli maadan fahmin

    • @AzraMohed92-hi2nk
      @AzraMohed92-hi2nk ปีที่แล้ว

      ​@@jaanisgaad6380😂😂😂

    • @SharifoSharifff-yh8ge
      @SharifoSharifff-yh8ge ปีที่แล้ว +1

      Wllhi aad baan u taageernaa smlia hadaan nahay kenyati lkn dibkoodha ayaa badhan taas oo saameeyn nugu reebeyso😢😢

    • @ourgamer4516
      @ourgamer4516 ปีที่แล้ว +4

      Oo hadda ((mr rakaato)) qabiil ayaa lagu soodaaye may dhihirabaan?????

  • @mahamedyasiin633
    @mahamedyasiin633 ปีที่แล้ว +20

    Filinku cawa naxdin badana 😂😂😂tiimkii washamsi wale wa yaben guul my team😂😂🎉🎉😢

  • @illestmali4516
    @illestmali4516 ปีที่แล้ว +316

    We need longer minutes this show means a lot to us Somalis we can’t just bare with waiting 💔😂😂

  • @rahmakutub3686
    @rahmakutub3686 ปีที่แล้ว +3

    Waa calool xumo qof la leeyahay waan kaa sareeyaa ama laangaab aa tahay

  • @waxqabadchannel8602
    @waxqabadchannel8602 ปีที่แล้ว +3

    Wllhi marka fiirsaday inta xukunka waxa soo xasuustay zxpkay maalinki la qasaasayay iyo sida uu ahaa dareenka aabihiis oo uu curad u ahaa curyaana ahaa waxa la toogtay asagoo ku qaylinaya wll ii daa waxa doonto qaado😢🥺

  • @captain7997
    @captain7997 ปีที่แล้ว +21

    ❤The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is prophet
    صلى الله عليه وسلم❤❤

    • @Sayidsuleymaan
      @Sayidsuleymaan ปีที่แล้ว

      اللهم صل علي سيدنا محمد واله

  • @sacdiyaahmedmohamed9755
    @sacdiyaahmedmohamed9755 ปีที่แล้ว +53

    Part 1 ilaa part 8 hadi an xalqadina ku dhafin like dhac❤😂

  • @armaanabdiaziiz8734
    @armaanabdiaziiz8734 ปีที่แล้ว +13

    Odayga cusob wllhi waa professional 🎉🎉🎉❤msh allh

  • @mohamedsaedmohamed
    @mohamedsaedmohamed ปีที่แล้ว +10

    Somali Oo Dhani Waa Wada Actor Wllhi
    Waan Yaabay Anigu Qof Waliba 100/100 Buu Keenay Jiliinka Se Cid Hibadooda Soo Saarta Ayaan Jirin 😊

  • @kassimmo4682
    @kassimmo4682 ปีที่แล้ว +5

    Qeybtaan anigoo xabsi Athens ku yaalo ku xiran ayaan daawanayaa asxaabeey ii soo duceeya in alle iga soo furdaamiyo meeshaan😢

    • @dahabobintumaxmuud1826
      @dahabobintumaxmuud1826 ปีที่แล้ว +1

      Allah haka soo furfurto wll

    • @kassimmo4682
      @kassimmo4682 ปีที่แล้ว

      @@dahabobintumaxmuud1826 aameen yaa rabi mahadsanid walaashey

  • @Legend33661
    @Legend33661 ปีที่แล้ว +132

    Filimkan Inta ayna Xalqadiisa ay dhaafin waa idiin SalaamaY ❤🤚❤

  • @abdiwalihalane1
    @abdiwalihalane1 ปีที่แล้ว +62

    Waa salaamaa qofkasta oo 8da qayb daawaday kaliya 2 qayb ayaa noo harsan ee sabra😂😂😂
    Long life legends ❤👏

    • @aaminomaxamed6043
      @aaminomaxamed6043 ปีที่แล้ว

      For a couple 💑 in a couple 💑

    • @adnaan-rs3he
      @adnaan-rs3he ปีที่แล้ว +1

      Mcnha seonson 1 miyaa mise musalsalka oo dhn

    • @cayuushali6817
      @cayuushali6817 ปีที่แล้ว

      @@adnaan-rs3heseson 1 Bas 10 ku dhmn Sas ilthy 😊

    • @adnaan-rs3he
      @adnaan-rs3he ปีที่แล้ว +1

      @@cayuushali6817 waapa gumeysi cad 1 week
      Io 25 minutes nooooooo qash waaye

    • @mohamedfarah6328
      @mohamedfarah6328 ปีที่แล้ว

      Season 2 ma lagu xejinayaa

  • @saamiyacarab222
    @saamiyacarab222 ปีที่แล้ว +36

    Heart touching story 😢

  • @fuaadmuuse3211
    @fuaadmuuse3211 ปีที่แล้ว +21

    This is the first series I watched in somali films really it’s so amazing , come guys we can’t wait the whole week so please make it 45m 👏👏👍

  • @dekaabdirizak5947
    @dekaabdirizak5947 ปีที่แล้ว +1

    Wax kale another level xalay markuu wiilkii laxiray glass. Ka sogalay naxdin run run ayaanba unaxay inay aniga igu dacday ayaan mooday wiilka iyo hooyadiis iga gadan waaaw

  • @Shiineaboow2707
    @Shiineaboow2707 ปีที่แล้ว +8

    ku saliga xabiibkena muxamed (swc)❤

    • @Sayidsuleymaan
      @Sayidsuleymaan ปีที่แล้ว

      اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا محمد واله

    • @rahmadaud7946
      @rahmadaud7946 ปีที่แล้ว

      صلى الله عليه وسلم

  • @shiinebeatsofficial1597
    @shiinebeatsofficial1597 ปีที่แล้ว +43

    Hayaay Dhagoolka Is Back Camalaa Afaara Qabiil Lagu Soo Daayaan U Maleeynaa Kan😂😂

  • @superaguero6873
    @superaguero6873 ปีที่แล้ว +27

    Inta caawa si fiican u sugeysay is muujiya💪❤️🙏😩

  • @Qaali-cf4cs
    @Qaali-cf4cs ปีที่แล้ว +2

    Dadka oodhan xaga alle waakasiman yahay waa run❤

  • @hamze16
    @hamze16 ปีที่แล้ว +1

    Hal talo sinayaa bile tv background of camera buuq badan ka Jira intaas hala so habeeyo thanks episode 8 hore u socda

  • @shakuurali7193
    @shakuurali7193 ปีที่แล้ว +41

    I don’t know how you guys watch normally. Every story is more heartbreaking then the other 💔

    • @naliyah9415
      @naliyah9415 ปีที่แล้ว +2

      Beer xanuun💔 allah na matuso wax lamid ah. wixii lakulmaane ha fududeeyo

  • @stepone1693
    @stepone1693 ปีที่แล้ว +23

    Aaabo qof Muslimaa guursaday danbi miyaan galay 😢😢 Heart breaking 😢

  • @ilhaancatuush
    @ilhaancatuush ปีที่แล้ว +14

    Inta muqdisho kadaawanaysa wan salaamy from Galkacyo ❤❤❤

  • @abdi535
    @abdi535 ปีที่แล้ว +5

    Oday jimcaale legend acting kiisa qaatay weeye wllhi😂😂

  • @najibbare4694
    @najibbare4694 ปีที่แล้ว +2

    Qofwalpo qoraalkayga arka isoo duceeya muraad ban leyahay in illahay wax khayr qabo isiiyo oo dagdaga ❤❤😢😢

  • @phenomenonfozi390
    @phenomenonfozi390 ปีที่แล้ว +16

    obsulutely amazing, enjoyed till the end ❤️🫨

  • @kautharhusseinyusuf1666
    @kautharhusseinyusuf1666 ปีที่แล้ว +35

    Waanka helay
    Filimka arday fadlan ha dhaafi like saar sumusgaarayb

  • @samiira08
    @samiira08 ปีที่แล้ว +19

    Inta og In Macalinka iyo Macalimadu Isjeclanayan 😭😂❤️

  • @jaaizaandthehthnow8000
    @jaaizaandthehthnow8000 ปีที่แล้ว +3

    BILI TV WAA NISALAME DHAMANTIN AWay qeebta 9 lad

    • @zaki.zk-
      @zaki.zk- ปีที่แล้ว +2

      9 io 10 isniinta lasoo deen rabaaa🙂

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 ปีที่แล้ว +2

    Caado lagooyaa cadho alley leedahay waa eray xun oo dhaqankena kujirta mana uqalmaan dadkaasi in saas ladhaho...

  • @electronicparacticsengshek6488
    @electronicparacticsengshek6488 ปีที่แล้ว +17

    The best person ever the most knowledgeable and profet Muhammad SCW ❤️🥰💕❤️🥰💕❤️🥰💖

  • @ibrosinimoha4399
    @ibrosinimoha4399 ปีที่แล้ว +62

    I can't wait please let us watch it

    • @omarali8869
      @omarali8869 ปีที่แล้ว +1

      Somali ayad la hadleesaaye somali ku hadal hoyadaa wase😂😂😂😂😂

    • @aliHussien-ew3no
      @aliHussien-ew3no ปีที่แล้ว

      ​@@omarali8869maxa ku caner canug yahow

    • @ayanazkar6059
      @ayanazkar6059 ปีที่แล้ว +1

      I cant wait wllhi

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 ปีที่แล้ว +1

      Good job 👏

    • @YahdiinkaBaryare
      @YahdiinkaBaryare ปีที่แล้ว +2

      Waanwataa.Garsooraha.macalin.jiiqlay

  • @aalarashidanshur939
    @aalarashidanshur939 ปีที่แล้ว +9

    Tiim ardey wan adin wataa❤❤

  • @SidiiqFeedhacase
    @SidiiqFeedhacase ปีที่แล้ว +1

    Ku sali nabigeena Muxamed scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤

  • @safiyoyomukhtarofficial7625
    @safiyoyomukhtarofficial7625 ปีที่แล้ว +1

    Nabigii ugu naxariista badnaa
    Ugu kheyrka badnaa waa
    Nabi muxumed NNKh scw 💗

  • @khaalidaliSalah
    @khaalidaliSalah ปีที่แล้ว +5

    gep going wey iku socotaa nh ardey aniga macala ardey ayaan ahay nh😍😍😍😍

  • @kadra9957
    @kadra9957 ปีที่แล้ว +14

    Best episode
    Good job team arday
    Keep going🎉🎉🎉

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 ปีที่แล้ว +29

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤

  • @inanabiadem2646
    @inanabiadem2646 ปีที่แล้ว +1

    "CAADO LA DUMIYAA CADHO ALLE AYEY LEEDAHAY"
    maahmaaha dambiga ee somalida ayey ku jirta maahmaahdani

  • @husseinmohamod6562
    @husseinmohamod6562 ปีที่แล้ว +4

    wlhi can't imagine my feelings... this boy and his mother make this movie interested....

  • @hooyofitness3752
    @hooyofitness3752 ปีที่แล้ว +12

    This is the best tv series! Please halaso daahina 😊

  • @miraclekiddo2751
    @miraclekiddo2751 ปีที่แล้ว +6

    ❤ Mr Rakaato ..ala soodaya .....ladarka weyn😢😢

  • @abdirahmanhassan5000
    @abdirahmanhassan5000 ปีที่แล้ว +3

    Cawoo mexey saan team washamsi wako around

  • @Samatalis1
    @Samatalis1 ปีที่แล้ว +1

    Waa filim maran habaabinaayo umadda somaliyeed wax walba oo xumaan ah ayey jilayaan qarax kufsi musuq umad la liido khudba siro la isku guursado oo ay jilayaan dhallintii mustaqbalka waana in aan la daawan .

  • @xaliimoismail2559
    @xaliimoismail2559 ปีที่แล้ว +17

    Ooh my gaadh dhagoolkii wuu soo laabtay qaybta 9 xaraabo yes🤘👏👏😊😊

    • @SafiyaIsmaaciil-gn2bh
      @SafiyaIsmaaciil-gn2bh ปีที่แล้ว

      Maxaa. Lagusoo daayaad isleeday 😅

    • @MaanCigal
      @MaanCigal ปีที่แล้ว

      ​@@SafiyaIsmaaciil-gn2bhdhaqan😂