Nasteexo indho,wixii ku dhacay, Abwaan Karbaashay VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 412

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 ปีที่แล้ว +4

    Scw Abwaan c/shugri illaahay ha ku xafido Masha’Allaah illaahay adigoo kalle hanoo kaa badiyo Abwaan c/shugri khayr illaahay ha idin siiyo walaalahay xitaa nimanka aan ku qabin illaahay hanaga xijaabo just nin ku qabaa illaahay kuu baneeyay asagu haduu dhigo gogashii gurigiisa illaahay baa kula xisaabtamaaya !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @luulabdille4778
    @luulabdille4778 5 ปีที่แล้ว +1

    Wan idin salaamayaa labadiinaba C shugri iga gaarsii inta somaliga ku hadasha wan kaso horjeeda sababto ah waxaa ii joga ilmo somaligii ka lumay somali ma ahan miyaa marka la salamo inta somaliga ku hadasha kuwaan somali miyeey ka marantay aniga hooyo ayaan ahay wax aan somali aheeyn kulama hadlo waxan mar walba uga sheegeyaa shoogo xariiraha mahmahyada iyo dhacanka somalida hadana waa dhibayaa somaliga in kastoo deriskeeyga aan ugu sonahay oo leyyiraahdo ilmahaga somaliga way fahmayaan

  • @fatimasundus5567
    @fatimasundus5567 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks walahay manta nimanka somaliyeed badankooda saasay noqdeen timaha itus baridaada iyo naska itus bay shukansiga kabilaaban

  • @bellakiin
    @bellakiin 5 ปีที่แล้ว +1

    waa wareeeeeeey wiilkaan waa jeclahay laakiin magaciisa ma aqoonin cabdi shukri nice name waa wiil dhalinyaro ah laakiin oday somaaliyeed cml u hadlo masha alaah walee hooyadiis rag waa dhashay alaha ku xifdiyo amiin

  • @yahyeyahye6459
    @yahyeyahye6459 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah wilshaan walaleheena ilaah qayr ha idinka siyo noo soo badiyo wanada

  • @cabdikariinahmed5075
    @cabdikariinahmed5075 5 ปีที่แล้ว +34

    Raggan wan taageer sanhy wada wacyi gelinta wano waxy waxtartaa qofkii wan samaya full respect

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 ปีที่แล้ว +2

      Cabdikrin walalkey iso boqo chanalkayga 6andme fadlan subcribe saar.

  • @munaabdi6140
    @munaabdi6140 5 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah Allaah ha idin xafido labo jilayaal oon taageero nolada

  • @fatima-vt2eh
    @fatima-vt2eh 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wiilashey Allah idin barakeeyo

  • @hamdi.
    @hamdi. 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah waa rag caqli usaxiiba adinkoo kale alaha noo badiyo wlloyaal ❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @sahranur9396
    @sahranur9396 5 ปีที่แล้ว +1

    Labadan abwaan waan jeclahay

  • @willfriid2696
    @willfriid2696 5 ปีที่แล้ว

    Nasteexo indho gabadha aad loo tageero masha allah !! Waano uma baaxno nasteexo indho waa gabar wadani xaga Puntland & Somalia!! Laakin nasteexo xaasidkaaga u noolow boqorada fanka

  • @faadumoducale5682
    @faadumoducale5682 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah allaha idin sharfo karaamaad leedihiin c/shukri iyo igare soomaali dhaba gabdhaha soomaaliyeedna allaha soo hadeeyo wixii lunsan in la ixtiraamo ayay mudan yihiiin LAAC TV WAA MUUQ BAAHIYE RUNTII EIXII JIRA KA HADLA MANSHA ALLAAH AYAAN LEEYAHAY WALAALADEY C/SHUKRI IYO WALL IGARE

  • @abdiabdiqani4346
    @abdiabdiqani4346 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh wlhi waa runtiin waana talo galin wanagsan .🙏🙏🙏😊

  • @hodanmodan3591
    @hodanmodan3591 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allh Wiilkan waa waxgaradki soomaliyed oodumarka dhorijiray cebaha dadkana qarinjiran انت ر جلل عززيز

    • @odaykasheekee6929
      @odaykasheekee6929 5 ปีที่แล้ว +1

      Run baad ka sheegtay ana marag baan ka ahay

  • @yartagobalkasool622
    @yartagobalkasool622 5 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi shukri ina ader mahadsanid Saad nodifaacaysid hadaanahay hablaha somaliyed ❤❤❤👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏

  • @boqortoyogscumar2933
    @boqortoyogscumar2933 5 ปีที่แล้ว

    manshllh wad ku mahad santihiin guubabinta dumarka aad seesen inbdn waan idin taageeraa wlh rAbi hqidin xafido wllaladey qaali❤️❤️👀

  • @katraquen6015
    @katraquen6015 5 ปีที่แล้ว

    Waa sax ha salaamin qashinka xumanta u saaxibka😳😏 abdishukri iyo egare salaan qalia hawada idinso marin kufsigii garowe cadaalad bu ku dhamaan insha allah abdishukriyw

  • @unicorngamer6710
    @unicorngamer6710 5 ปีที่แล้ว

    Igare iyo Abdi shugri waxad kujirtan willasha Somaliyed e tirada yare e gabdhaha Somaliyed sharaftoda illaliya wallalayal wanada iyo waxu shega hablaha haka dalina A Shugri hasalamin nimanka duliga e ka radiya bariska cebeynta gabdhaha 😍😍😍

  • @hodanduale9781
    @hodanduale9781 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkk Manshslah guul walalheena somaliyeed mahadsanadiin good show

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 5 ปีที่แล้ว +12

    nasteexa live u aqaan wa gabar dabeecad fiican furfuran dad la dhaqan leh qalbi fiicana haysata i love nasteexa indho

  • @ilwaadali6042
    @ilwaadali6042 5 ปีที่แล้ว

    Cabdi shukri & igire waxad tahiin dad aan jeclahay alle ha idin barakeeyo adinka oo kalena alle ha inoo badiyo waanada & wanaaga aad inoo soo gudbisaan waan idin kaaga mahad celinayaa❤😍

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 5 ปีที่แล้ว

    masha Allah walahay wano fiican nagta yeesha isqawey awal bay waxa jiira hayan

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 5 ปีที่แล้ว

    Fidmadu waa dumarka sababtoo ah haddii aysan gabdhuhu jidhkooda sawirada ay ka qadayaan dhibaato kuma dhacdeen
    Teeda kale nin kugu jidhi waxaan ku aaminayaa adigoo qawan ii soodir arintasi
    Waa in uu ku yeesho oo hadii ay isku dhacaanba waa inuu kusoo dhigaa baraha bulshada
    Iyadaa doqon ah nin ku rabana ma aha ee waa mid raba inuu ku yeesho ee gabdhoow sawirada aad nimanka u direysan iska illaliya
    Waa seben aakhire illahay ceebteena alle ha ma asturo

  • @faisfarxaan
    @faisfarxaan 5 ปีที่แล้ว

    Subxaan allah waar ilahay kabaq. Mahaduu deeqa afro difaacday. Waa qabyaalad cad taasi.

  • @farhiyamahamad3946
    @farhiyamahamad3946 5 ปีที่แล้ว +2

    Labo abwaan oo runtaa kahadlaya weyan ilaahay ha idin xafiido aamiin

  • @nawaalali7001
    @nawaalali7001 5 ปีที่แล้ว

    Ma waxaasad keenteen shalay bk waxadku sheegteen cunsuri inta afsomaliga ku hadasha wansalamaya darteeda maantana indrta waxadku difaacday awalbay qawananjirtay waar waxasi qiilkuu noqonmayseee meesha wax noo cuntama noo sheega ama runta ka hadla abdishukri naacbaa haysaa iyo nasteexo waan salamay iyo hadal jilicsan shalaysowtii lagu xajinkari la waa cunsuri runta sheeg oo naagta waad qaldantahay dheh

  • @ifkaburhan2280
    @ifkaburhan2280 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wilashena allaha idinbarakeeyo waruntin

  • @irkushrihad2435
    @irkushrihad2435 5 ปีที่แล้ว +2

    Viva #Nasteexo#indho❤

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Tanaa inta la agjoogo lala shawraa lagarab iyo loo dhawaadaa , naf iyo nolol layla qaybsadaa seebaayana lay waraystaana waayahayga.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Adultibaan ahay xaasad bahyar ah haatan waa soo dhaafay.mashalah.anagu wiil iyo gabarbaynu nahay ama nin iyo xaasadiis yar ama rag iyo dumar.nunses.

  • @fuadbashir6618
    @fuadbashir6618 5 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkk horay usocda waan idin taageeraa oon idin ku xidhanahay taladana wax naga siiya hadaan nahay dadka idinku xidhan tusaale sidiii erayga inta afka soomaaliga ku hadasha
    aad wax nooga siiseen doodiisiiye
    thanks huunayaal

  • @istarguraycaduur5570
    @istarguraycaduur5570 5 ปีที่แล้ว +1

    Wllay waan idinku fanaa wallhy aan jeclahay sida noosharafteen alaha idiin sharfo

  • @mahamuudabdikariim6748
    @mahamuudabdikariim6748 5 ปีที่แล้ว

    Wan idin taageeraaa saaxiibeedee baatihiin wan idin dhiragalinayaaa hore usocda

  • @maxamedcabdikariinkulane2846
    @maxamedcabdikariinkulane2846 5 ปีที่แล้ว

    Waa fanaanad somaliyeed nasteexo

  • @husseinbudul978
    @husseinbudul978 5 ปีที่แล้ว +1

    Rag ximad leh iga deh manshallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 keep going guys

  • @Iguwaalo
    @Iguwaalo 5 ปีที่แล้ว +2

    Walaal runtaa kahadasheen alaah i din xifdiyo walaaal 😍😍

  • @malyunahmed1408
    @malyunahmed1408 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllo wad kumasadsantahay eryga wanagsan ee ah inta xun salami mayo hasalamin inta xuma jecel iyo kuwa fafiya wanaga kahadal gabar somaliyed wanaaged fafi wll qaliya ayad tahay wan idin tagersanahay

  • @omaribraahim6472
    @omaribraahim6472 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah dad lagu daydo allaah ha idin xifdiyo

  • @inaabdioorabdi3229
    @inaabdioorabdi3229 5 ปีที่แล้ว

    Runti waxad tahin dad wax dar u ah maskx cafimadqabto aad ledahin Allah ha ina xafido sida aad sharaf nola rabtan Allah ha ina sharafo sida wangsan Allah n.a. wafajiyo aad ayaad u mahadsanthin realy wan ka helay hadaladina masha alalh thx alot ragi somaliyed oo dhabta ahay aad tahin Allah manta igan tusay channelkina waxan amaansanahy ina wax badan ka faidayayy wan inugu taxanidoona inta awoodo

  • @khadaryusufdahir7312
    @khadaryusufdahir7312 5 ปีที่แล้ว +1

    MANSHA ALAH ALAAH HIDIN BARKEYO CABDI SHUKRI SALAN GOBED 🤟🙌👏

  • @zakiwiilow1793
    @zakiwiilow1793 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah c shukri iyo igarre guulesta sxpyaal dd wnaga jecel baatihiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @clivenoel9566
    @clivenoel9566 5 ปีที่แล้ว

    Walaalayaal usheega in kaa sawirka qaadaya iyo ka sii faafinaya inay isku mid yihiin waliba ka faafinaya sawirada hablaha yar yar ee somaliyeed ee waanada u bahan.

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 5 ปีที่แล้ว

    Riwaayadihii aan idinkaga baranay Ayaan sugeenaa 🧡

  • @hebakhassan7968
    @hebakhassan7968 5 ปีที่แล้ว +5

    farxiya kabayare she's hero✊✊✊

  • @ahmedabdalle8093
    @ahmedabdalle8093 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah cabdi shugri iyo sxbkis igare

    • @Osman-ee9ox
      @Osman-ee9ox 5 ปีที่แล้ว

      Nin rageed abdi shukri walalkey qaali ah anigoo ah from muqdisho farxiya kabayare iyo kuwa kale afka ka garaac waa doqonyaal salaan sare igare

  • @farhiyamahamad3946
    @farhiyamahamad3946 5 ปีที่แล้ว

    Asc somalay walaahay oo bilahay ninki gabadh xumeya ama lugoya isagana guntisay iman donta marka waxan ushegaya gabdhaha soomaaliyed inay iska dayan dharkan qawan oo cawradoda asturtan ilaahay kabaqa oo kaxishod ilaahay waxan ilaahay inoga baryaya ino ilaahay isukeen saqiro allahuma aamiin wiilashan ilaahay ha ino xafiido aamiin hana ino daayo allahuma aamiin

  • @eidlebadmeceye9739
    @eidlebadmeceye9739 5 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah Rag xikmad leh Ninki caqilka ah wax tar ayat katahay

  • @munakhalif4859
    @munakhalif4859 5 ปีที่แล้ว

    Igarre waaa ku salamay wllo
    Kkkkkk cabdishukri wllo bk iska nabadgali

  • @att3730
    @att3730 5 ปีที่แล้ว

    Waa run in hablaha la caayo mafiicna ninkii caayaa waxa uu caayey hooyadii walaashii iyo tii u dhalay aad baad u mahadsantihiin ee wacdaya kuwa liita ee habalahuun caayey

  • @maryanaxmed5692
    @maryanaxmed5692 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah allaha hidin xafido dadkana samaha allaha tuso

  • @abdiraxmanmacalimxasan5990
    @abdiraxmanmacalimxasan5990 5 ปีที่แล้ว

    waa idiin salaamayaa kooxda laac tv egare iyo c/shugri , si xikamadaysan baad wax u wacyi galisaan diinta iyo dhaqanka baad difaacdaan

  • @furqanmohamud313
    @furqanmohamud313 5 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah wiilasheydii ilaahey haidindaayo

  • @maxamedcabdikariinkulane2846
    @maxamedcabdikariinkulane2846 5 ปีที่แล้ว

    Nasteexo waa gabar sharaf leh adeer

  • @samiramahamud4048
    @samiramahamud4048 5 ปีที่แล้ว

    Haa salamin inta xun inta wanagsan baa laa salama ilahay inta xun dumarka kaa qabo🤲

  • @jamaadelmi4466
    @jamaadelmi4466 5 ปีที่แล้ว

    Igare iyo Cabdi Shukri waan idinku raacsanahay sida kulul eed u tuseen dadkan baqtiga ka ganacsada.

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 5 ปีที่แล้ว

    Si ay tahay ma jirto awalba iyadoo xijaban ma hesi jrin hadana waxay u dirtay qof ay ku kalsonad waa dhalinyaro lakin nastexo gabar ad iyo ad u quruxbadan dabicad wanagsan waxay yelatay cadow badan waxba laga qadimayo nolow nastexo

  • @macab6141
    @macab6141 5 ปีที่แล้ว +1

    Ninka jackada gashan waa runta kahadle masha alah

  • @kubra8
    @kubra8 5 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah xaqa iyo runt halkaa kawada

  • @wardaabdi5185
    @wardaabdi5185 5 ปีที่แล้ว +15

    Waan salamay inat af somaliga ku hadash

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 ปีที่แล้ว

      Warda xbt iso boqo chanalkayga 6andme fadlan subcribe saar.

    • @sayiid798
      @sayiid798 5 ปีที่แล้ว +3

      Ma afsomaliba ku hadalnaa mise somaliba nahay?

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 ปีที่แล้ว

      Abdi ma anaga ayaad ila hadlesa jawabta haa haday tahay haa waa somali

    • @mohamedabraas0005
      @mohamedabraas0005 5 ปีที่แล้ว

      @@sayiid798 war illeen anagaa wax aragnay 👍

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 5 ปีที่แล้ว +16

    Egare he's mature person i hadaladiisu way miisaaman yihiin

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Asww, iyaaa , nunses , soo dhawaaw khahadraayqalanjo caday qurux saaxiib tanaanlala noqdaa yahayna waxbadana lay jecelyahay qoftan farxiya yaryar.murtiiso diin buuxdo dhaqan wanaag boqoradii hablaha facay shaacisaay ugu qiimobadan jalaabiib baan noloshay kudadnaa xataa wajina waa ku daray waaitan.yaryar

  • @kowsarmohamedisse4209
    @kowsarmohamedisse4209 5 ปีที่แล้ว +10

    War ragow mahadsanidin waan idin salaamey idinkala reebimaye.
    cadowgiin unoolaaada

  • @halimahussein6622
    @halimahussein6622 5 ปีที่แล้ว

    Hasalaamin inta edabta daran nasteexo wax kamuuqdo maleh owalba saase ku heesi jirtay abtiyaasheey ilahay haidin xifdiyo walee ina rag tihiin

  • @ahmedbusuri8236
    @ahmedbusuri8236 5 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah Allaah haku anfaco cidkasta

  • @ifrahismail4173
    @ifrahismail4173 5 ปีที่แล้ว

    Waa rag dhaqan leh niiclayasha gabdhaha caaya ee iimanka la edeb ha yeeshan

  • @sahrahashi9616
    @sahrahashi9616 5 ปีที่แล้ว

    Tante Shay hhhhhhhhh waarun tiin waara giihore ragaan xagee kahelnaa maasha allaah

  • @shukriabdullahiinacaad4019
    @shukriabdullahiinacaad4019 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wiil wanagsan batihiin illahy illahy ha idin dhawro

  • @ibnushalejelle6888
    @ibnushalejelle6888 5 ปีที่แล้ว +17

    ilahooow sooomaliitha raaagodha abdishkri ooo malaayiiin xaba noogadiga
    waaayo wa nin soomalinimo kuweynthy

  • @mukhtaarmukho484
    @mukhtaarmukho484 5 ปีที่แล้ว +1

    Igare,s tolk is balanced and he,s mature person

  • @hodanqaali6340
    @hodanqaali6340 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah inamadayadii wadku haydin ilaawo wad talisen hadii cid Ku dhaqmayso hablehenu wey maqlayaan hada Video Veras ayuu noqday runtii

  • @xumaandiidxoreeye8784
    @xumaandiidxoreeye8784 5 ปีที่แล้ว +1

    Igarre iyo shukriyoow Dadaalkiina inta idinku taageersan baa badan doqon irmaaneeye ah ama mid kasii liitaana waxba idinka guri maayo waxaad wadaan wanaag ilaahay ha idin wanaajiyo waxaa tihiin iftiin qoraxeed caalaacalina idinma dadi karto ee horay u socda kuwa cuqdadada iyo qabyaaladu madax martay shartooda Ayaguhaysla helaan anana ilaahay hayna dhaafsho kuwaasi waa kuwa soomaali halkay maanta taal dhigaye!

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 ปีที่แล้ว

      Xuman walal iso boqo chanalkayga 6andme fadlan subcribe saar 💓

  • @muxiyadinismacil5478
    @muxiyadinismacil5478 5 ปีที่แล้ว

    Inta afsoomaaliga ku hadasha waan salaamayaa maxaa ku jira xitaa kuwa bartay hadaan salaamo jawaabta shugribaan ka rabaa

  • @bcmax7402
    @bcmax7402 5 ปีที่แล้ว +2

    Cagtii joogsan waydaa marbay ceeblakuntaa ,,,,,,,,,,,,,,,,

  • @fatumomohamudomar1951
    @fatumomohamudomar1951 5 ปีที่แล้ว

    masha allah:) Nimanyohow Ragii horaa kaharten

    • @khadraosman7736
      @khadraosman7736 5 ปีที่แล้ว

      Cabdi shukri ahhhhhh kal iyo labban u qoslay shino culay sad u dhahjisay

  • @cabdixukunmuxumed2809
    @cabdixukunmuxumed2809 5 ปีที่แล้ว +1

    ASC TEAM LAAC TV wan idin slmy galab wanagsan hoyga murtida like,ta

  • @colowmedia1518
    @colowmedia1518 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @mustafeaxmed8807
    @mustafeaxmed8807 5 ปีที่แล้ว

    Wll gabadhan ceebteeda iLaahay wajigiisa u Astura

  • @apdirahmanmohamed358
    @apdirahmanmohamed358 4 ปีที่แล้ว

    Wll ma waxaad leedahy waan ku raacsanhy inay gabdha fanaanada
    Ahi is qaawiso haduu hadlkaagau sidaa yahay waxaad beenisay hadalkii alle

  • @abdulqadir4454
    @abdulqadir4454 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi gawadhu wey dulmiyen fananada ugu fican uguna dabecada fcn waaye runti qofki dulmiga kusameyay allaha soohanunsho

  • @ilhaanbhussendhoore1433
    @ilhaanbhussendhoore1433 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah qeyr allaha inasiyo walalayal

    • @mariamohamed5013
      @mariamohamed5013 5 ปีที่แล้ว +1

      masha allh LAACTV keep going my brother's horay usocda dadka adinka cml ayaa bulshada dhaqanka xun badalikara 😍😍😍😍🤗😍😍

    • @mariamohamed5013
      @mariamohamed5013 5 ปีที่แล้ว

      social media wax xun ayaa ku soo batay adinka qalad mabalihidiin waan idin taaageeraa waana qaadanaynaa waanadiina walaalahyga

  • @hilaacmedia8210
    @hilaacmedia8210 5 ปีที่แล้ว

    Maashallah abdi shukri caqliga saliimka ayaa shaqaynaya war ragoow ka dhamada dumarka wuuw xawalada maryahooda horta miyaad laxirataan

  • @habibaileye9641
    @habibaileye9641 5 ปีที่แล้ว

    shukri qabyaaladeyste waynadey baad tahay wayo gabdhihini waad is agtagtay oo waad difacday gabdhihi kaleh sida kabayare iyo balbalaarka aad iyo aad baad uga hadashay afkaga iyo dhagaha ha'ismaqlan waxad shegesid wayo nin wayn baad tahay

    • @yasmiinabdi4364
      @yasmiinabdi4364 5 ปีที่แล้ว

      kabayare iyada qabyaladisato aha inlacayana wakuficantahay

  • @maxamedcabdikariinkulane2846
    @maxamedcabdikariinkulane2846 5 ปีที่แล้ว

    Abwan waa runtiis kuwa xumata faafiya lamasalamo

  • @shukrishikh1973
    @shukrishikh1973 5 ปีที่แล้ว

    asc ilma adeeryalow waanada kudar kuwa saqiirsujiska ah o caruurta faraxumeya

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    5555555✋.qoys reer baynunahay.

  • @kaylawilson4444
    @kaylawilson4444 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah abwaan that's why ayn ila hda shukansiga sanadadan jiro u aaminin wyo wilshi sharfta lha wa lkala boobay kuwi xuma ba hary Allah hanoo soo hanuuniyo
    😒😒

  • @adulwahabmohamed3328
    @adulwahabmohamed3328 5 ปีที่แล้ว +3

    Xasan top iyo balbalaarka dadka ha laga qabto

  • @abdihakimmohamed4951
    @abdihakimmohamed4951 5 ปีที่แล้ว +27

    WALAL WA IGA CODSI IGU CAAWI SUBSCRIBE JAZAK ALLAH KHEYR

    • @nadiifohassan6948
      @nadiifohassan6948 5 ปีที่แล้ว

      Abdihakim Mohamed wll wanku saarey anigan isaar

    • @hodanhure7847
      @hodanhure7847 5 ปีที่แล้ว

      Plz maxaaa kudhacy ISO shega nastexo mafahmin

    • @aminaguleid4543
      @aminaguleid4543 5 ปีที่แล้ว

      Abdihakim mohamed wa kusarey wll Anna isaar

    • @abdihakimmohamed4951
      @abdihakimmohamed4951 5 ปีที่แล้ว

      @@aminaguleid4543 walal wa diyaar

  • @kaltoumwaiss2763
    @kaltoumwaiss2763 5 ปีที่แล้ว

    Ma wax ka wanagsan oo ka hadashin ayad weydeen raagyahow shaqa yesha haku mashqulina waxan la idin dirsan

  • @quranquraan7225
    @quranquraan7225 5 ปีที่แล้ว

    m.a Abdi shukrii Wll wad ficantahy guuleyso wll

  • @gedijama13
    @gedijama13 5 ปีที่แล้ว +1

    Nin ka jaakada xidhan waxbuu isleeyey astur lakin af somaligana waa yaqaan waana agnaan way isku qaban laadahay waxani ma qabyaalad ka tahay qiyaastii

  • @Random-uf6ky
    @Random-uf6ky 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa run muqdisho umaad dhalan hana ku qaraaban a deer qabiilaystaana tahay balbalaarba waad caysan nacas baanatahay

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 5 ปีที่แล้ว +3

    Shugri qabyaaladayste waynaaday ayaad tahay nasteexo indho iyo afro waad support garaynaysaa kabayarena waad dhaliilaysaa markaad social media ka hadlaysid hadaladaada u fiirso

  • @mustafxuseen251
    @mustafxuseen251 5 ปีที่แล้ว +2

    Gabdhahena Sharif beyleyihiin ma ahan noqsaan toda in lagu fafiyo baraha bulshada

    • @maryanruun5323
      @maryanruun5323 5 ปีที่แล้ว +1

      Shugri wiil fiican batahay hadanahay gabdhaha somaliyeed walal kayaga jira baa ino tagay

  • @alishalove4959
    @alishalove4959 5 ปีที่แล้ว +1

    Nasteexo indho hadana mala furay subxaanallaah

  • @liverpoolynwagirl7526
    @liverpoolynwagirl7526 5 ปีที่แล้ว +1

    Hadaladiina wan ka helay hdalo murti ku dheehan Macha allah 😍😁

    • @fardowsaIsmail
      @fardowsaIsmail 5 ปีที่แล้ว

      Liverpool Ynwa girl
      ASC wll subscribe isar

  • @abdinormohamedmohamud3429
    @abdinormohamedmohamud3429 5 ปีที่แล้ว +5

    Sxbyaal waa idin salamay
    Salan kadib waan idinku guubabinayaa howsha aad wadaan.

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 5 ปีที่แล้ว +2

    Igare salaam

  • @fardowsahussein4731
    @fardowsahussein4731 5 ปีที่แล้ว +2

    Wuu aasibay abdishugriy 👍

  • @hibaaqabdisalan9062
    @hibaaqabdisalan9062 5 ปีที่แล้ว

    Saax nolow abowe😍😍😍😍😍😍