NICMADEE & MUSIIBADEE AYAA ADUUNKA UGU WAA WAYN ? ᴴᴰ┇ Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2017
  • PLEASE SUBSCRIBE TO OUR CHANNEL
    th-cam.com/users/subscription_...
    Facebook : / alnasiixa
    Twitter : / alnasiixa
    TH-cam: / alnasiixa

ความคิดเห็น • 466

  • @fosiyajibrill4591
    @fosiyajibrill4591 4 ปีที่แล้ว +11

    Inta igu rraaaacsan inuuu sheeekh Mustafe yahy sheeekha ugu fiiicn shuyuukhda soomlida like saaarA

  • @Fariihahaashi
    @Fariihahaashi 4 ปีที่แล้ว +11

    Qofki daawanaya 2020ka aniga iyo idinkaba ilaah xaqa hainku sugo aamiin

  • @hibodayib9507
    @hibodayib9507 7 ปีที่แล้ว +131

    Alnasiixa Rabi kheyr ha idin siiyo Sheikh Mustafe rabi miisaanka Xasanaadkaga hakugu daro

    • @jegooscade7227
      @jegooscade7227 5 ปีที่แล้ว +1

      Boqortoyo waa mel fican wana ku wangsan thy ita fanisay Boqortoyo hibo

    • @mariacoca-cola1672
      @mariacoca-cola1672 5 ปีที่แล้ว +1

      mansha allah

    • @cowkeyaresheekh1711
      @cowkeyaresheekh1711 4 ปีที่แล้ว

      Aaamin

    • @axmedsheekhmaxamuud5736
      @axmedsheekhmaxamuud5736 3 ปีที่แล้ว

      ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🤩🤩😍♥️

    • @safaahmed7642
      @safaahmed7642 2 ปีที่แล้ว

      Alahuma amiin dhamanteeen

  • @mohamedkulmiye8523
    @mohamedkulmiye8523 4 ปีที่แล้ว +6

    Subxaalallah alow xaqa nawaafaji oo culumadeena noo xafidh dhamaan inta wanaagsan aamiin

  • @abdibaashe1851
    @abdibaashe1851 5 ปีที่แล้ว +112

    iNta Sh mustafe jecel Like i Saara

    • @omarelijah9754
      @omarelijah9754 3 ปีที่แล้ว

      You prolly dont give a shit but if you're stoned like me atm you can watch all of the new movies on InstaFlixxer. I've been binge watching with my gf for the last few weeks =)

    • @rickysantino4038
      @rickysantino4038 3 ปีที่แล้ว

      @Omar Elijah yea, been watching on Instaflixxer for years myself =)

  • @shukacade8162
    @shukacade8162 5 ปีที่แล้ว +52

    Wlhi sheekh mustafa ilaah dartii ban u jeclahay.
    Ilahay kuma hoojiyo sheekhii.
    Alnasixa wad mahadsan tihiin walaalayaal.

    • @zweetzalma9151
      @zweetzalma9151 4 ปีที่แล้ว

      Manshalah allow sheekh cimiriga u dheere

  • @mariamhaji3412
    @mariamhaji3412 7 ปีที่แล้ว +20

    Jazakallah sheikh
    Alnasiixa media ilahay haydinka abaal mariyo

  • @am3nkaldar833
    @am3nkaldar833 6 ปีที่แล้ว +42

    Alha ah nag dhiigo kuwii dariiqa xaqaa waaa fajiiyo amen

  • @roodadhuux1249
    @roodadhuux1249 4 ปีที่แล้ว +14

    ino ilahay hooyaday ee cafiyo igu soo duceya

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin Aamiin Illaahay hooyadaa caafimaad taam ah ha siiyo Aamiin

    • @ahmedabdilahi5117
      @ahmedabdilahi5117 3 ปีที่แล้ว

      Amiin alle ha caafiyo hooyo alahuma amiin

  • @abdirizakyouzuf1435
    @abdirizakyouzuf1435 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha'alah runtii sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun dar illaahay ayaan u jeclahay rapi cumriga caafimadka caqliga iyo cilmiga ha U barakeeyo inagana ha inagu anfaco xasuusinta amarka illaahay iyo sunada rasuulkeenii suubana scw ee uu inoo soo tabinayo jazakumulaahu khayran AL-NAZIIXA

  • @sunnyrose6601
    @sunnyrose6601 7 ปีที่แล้ว +26

    for those of you who dislike for this beautiful muxaadaraad. Please banaanka is keen. Subaana Allah. ilaahay ha idin soo hadeeyo.

    • @mohamedabdikadir1693
      @mohamedabdikadir1693 5 ปีที่แล้ว +2

      Sunny Rose
      subhanallah!! is there someone dislike for this amazing muhaadarah.

    • @foosaliebar1963
      @foosaliebar1963 4 ปีที่แล้ว +1

      Meel waliba munaa fuq wuu kujira ilaaho naga qabo يا مقلب قلوب ثبت قلبي علي دينك

    • @Layla6793
      @Layla6793 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedabdikadir1693
      Subhana Allah
      Yes Walalo.... May Allah forgive them

    • @zakariyeabdishire491
      @zakariyeabdishire491 2 ปีที่แล้ว

      Even he don't know what he has dislike

  • @minhajomar3178
    @minhajomar3178 4 ปีที่แล้ว +4

    masha alah shiiq mustafa ilaaheeydar tiis ayaaa kuijeclahay 💕💕💕💕💕💕💕

  • @nastehoidiris546
    @nastehoidiris546 7 ปีที่แล้ว +94

    😢Ilahayow Dib Hano Celin o fitanka naga Badbaadi dhaman tayo

  • @franklinrosevelt758
    @franklinrosevelt758 7 ปีที่แล้ว +8

    masha allah jazaka allah kheyr allahu akbar allahu akbar

  • @zerashlibashiir446
    @zerashlibashiir446 5 ปีที่แล้ว +3

    IIlahaw waa tobankii danbee r amadaantee gabadh dhawr soon oo diinleh isii Yaaa allah @ sheekh mustafe Allah'a ku daayo

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @faiidomedia7709
    @faiidomedia7709 7 ปีที่แล้ว +110

    alnasiixa Allh ajar aan lasookobi karain haniga siiyo amiin ya alh

    • @Alnasiixa
      @Alnasiixa  7 ปีที่แล้ว +7

      +Sagal Abdullahi
      Amiin dhamaanteen inshaAllah Jzk

    • @Y.Nala8
      @Y.Nala8 7 ปีที่แล้ว +3

      Jazakalla Alnasiixa media allah nii barakeyo

    • @aminaebrahim3130
      @aminaebrahim3130 7 ปีที่แล้ว +2

      Sagal Abdullahi

    • @abdideeqnuurhazzan8341
      @abdideeqnuurhazzan8341 5 ปีที่แล้ว +1

      Aamin yaa allah

    • @Khadaardaahir
      @Khadaardaahir 5 ปีที่แล้ว +2

      Qadan sbxrd

  • @kawsarjirde
    @kawsarjirde 7 ปีที่แล้ว +9

    jazakallah sh. mustafe media nasiixa alle khyr haydin siyo

  • @Istahil1
    @Istahil1 3 ปีที่แล้ว +2

    سبحان الله والحمد لله والله اكبر قلها ثلاثا 🙏🏾

  • @ramlaomar9585
    @ramlaomar9585 7 ปีที่แล้ว +5

    Jazakaluhu khayr sheikh diintu Waa nasteexo. rag badan baan Rabin iyagoo diinta yaqaan Oo ku dhaqmin Oo Hadad tidjaahda quranka akhri kula yaabaya Oo giryahoodii ku dumoyey

  • @user-xb3qw5yq6k
    @user-xb3qw5yq6k 5 ปีที่แล้ว +49

    الحمد لله على نعمة الاسلام
    جزاك الله خير الجزاء
    بارك الله عمرك الشيخ مصطفى حاج هارون

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 5 ปีที่แล้ว +8

    ‏شكرا جزيلا شيخ مصطفى الله يعزك يا رب أحسن تفسير أحسن محاضرة الله يزيدك 🌹🌹

    • @aklayric1131
      @aklayric1131 5 ปีที่แล้ว

      mashaaalh alee hagasiyo sheekhe mustafe

  • @tusmoommegaaga2791
    @tusmoommegaaga2791 7 ปีที่แล้ว +29

    mashaal allha

  • @asiaali1869
    @asiaali1869 5 ปีที่แล้ว +5

    masha Allah sheikh jazakalah kheyran anaga kuwi cadabta kabadbada allow naga dhig 🤲kuwi dariiqa saxda nabigena nnkh raaco rumeya nagadhig🤲🤲🙏

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @awilsaidabdikariim1653
    @awilsaidabdikariim1653 6 ปีที่แล้ว +10

    Jazaaka alaahu khayr sheikh mustafa ismail haruun

  • @riyaadujanahjanah7861
    @riyaadujanahjanah7861 5 ปีที่แล้ว +2

    Illahaw na cafi oo noo naxariiso oo ha na ciqaabin aaaammmiiin

  • @cabdirisaaqaxmeddaaci291
    @cabdirisaaqaxmeddaaci291 7 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah sheekh mustafe jazakalah khayr illahay haa Ku dhowro anagana kuwii wax Ku qata allaha naga dhigo amiiiiin yaarabi

  • @abdikaderheriye9786
    @abdikaderheriye9786 6 ปีที่แล้ว +5

    Alle haku barakeeyo cilmigaada alle ajir hakasiiyo anagane alle hanaka dhiko kuwa ku camal falo diindeena mcn ❤❤❤❤❤

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 7 ปีที่แล้ว +5

    jazakallahu khyraa Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil

  • @muxsinoumar4925
    @muxsinoumar4925 5 ปีที่แล้ว +1

    Manshalh al nasiixa media iyo sh. Mustafe ala ha ini daayo

  • @farahcaydarus78
    @farahcaydarus78 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh sheekh 💖❤💗💕❤❤❤❤alle xadiiskaa haye nugu hanuuniyo aamiin aamiin

  • @asadaxmed218
    @asadaxmed218 6 ปีที่แล้ว +3

    Yaa alaah halanaga dhigin Kuwa qasaara aduun iyo aakhiroba aamiin

  • @loveisaallweneed5606
    @loveisaallweneed5606 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahayow xaqa nagu sug rabiyow wlhi aduunkan waxa uu yahay iska yar waxa kaliya ee qalbiga dajiya wa ku xirnaanshaha allah .

  • @khadarahmed8482
    @khadarahmed8482 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheekhna ilahay hakubarekeyo cilmiga

  • @alhaadimotors1390
    @alhaadimotors1390 7 ปีที่แล้ว +14

    MANSHA ALLAAH SHEEKH

  • @khaliilxasan7194
    @khaliilxasan7194 5 ปีที่แล้ว +3

    Màshaa alla sheekh mustafe
    Alle take dhigo ku janada bilaa xisaabta ku galayo Amiin Amiin

  • @qasemahmed7339
    @qasemahmed7339 5 ปีที่แล้ว +10

    جزاك اللة كل خير يا شيخنا شيخ مصطفى
    ومن معك

  • @susana_11
    @susana_11 4 ปีที่แล้ว +3

    Mar walba aan dhagesto qalbiga aya ii qabowo waxad naxasiisisaan allaha ajar iyo xasanaad aan la so Koobi karin allaha idinka siiyo abaalmarintiina janatul firdowsa allaha ka dhigo jazakumullahu kheer

  • @shiindhonuunow5544
    @shiindhonuunow5544 5 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah sheikh mustafa

  • @abwaandalshide9750
    @abwaandalshide9750 4 ปีที่แล้ว +2

    جساك الله خير شيخ مستف

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 2 ปีที่แล้ว +1

    illahayow kuwii ku ciro Qaadta illaahayow naga dhig oo nagu hanuuni aamiin aamiin aamiin

  • @mohavybz432
    @mohavybz432 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ajar aan lasoo koobi Karin Allah Kaa siiyo sheikh anakana cilmigaas Allah nasiiyo iyo camal wanaagsan

  • @faysalabdi2849
    @faysalabdi2849 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah tabarakallah fiikun sheikh mustafe xaji Ismail harun alleha kuxafido

  • @sabahmohamed970
    @sabahmohamed970 7 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah. Sheekh ilahay khayr Aan dhamanen haku siyo

    • @cabdifitaaxcatoosh8147
      @cabdifitaaxcatoosh8147 3 ปีที่แล้ว

      maashaa alah alaah hana dhigo kuwii diintooda kudhagnaada yuuna ibliis saciiro yuu naga tuurin

  • @prinsessaiman9236
    @prinsessaiman9236 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah jazakallah kheyr shekh 😢😢😢🙏

  • @maxamedhoolcade6277
    @maxamedhoolcade6277 4 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله شيخ جزاك الله خيرا يا شيخ مصطفى

  • @philipodollar926
    @philipodollar926 4 ปีที่แล้ว +5

    Culumada somaliyed sheeqan oogu jeclahay sheeq mustaf allwo ku xafid ♥️

    • @ayaandirie2330
      @ayaandirie2330 หลายเดือนก่อน

      Aniga xitaa walahi asagaa ugu jeclahy❤

  • @nimcaanabdilahi2728
    @nimcaanabdilahi2728 4 ปีที่แล้ว +4

    Sheekh Mustafe wllhi wan ku jecelaHy 😢😢😢

  • @kaaaheyebalbalaarshe2654
    @kaaaheyebalbalaarshe2654 6 ปีที่แล้ว +6

    masha Allah jazakalah shiikhena we love a lot

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi4504 4 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah JASAKAALAHU khayraan S H mustafa

  • @Xarago-cl5ev
    @Xarago-cl5ev 5 ปีที่แล้ว +2

    mncha allh sheekh mustafe ilhy hkaa apal mryo

  • @mohedomar4682
    @mohedomar4682 7 ปีที่แล้ว +4

    masha allah
    sh mustafe xaaji ismail allaha ku xafido

  • @munanur372
    @munanur372 7 ปีที่แล้ว +20

    ❤❤❤👆jazakallh qeer

  • @alishaam7735
    @alishaam7735 7 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah,jazaka khry

  • @munaaxmed2092
    @munaaxmed2092 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha alh ALE HAKU XAFIDO SHEEKH❤❤❤❤❤

  • @abdiomaryassin9901
    @abdiomaryassin9901 7 ปีที่แล้ว +4

    Jazakalllah sh Mustafa ❤

  • @munaabuukar5497
    @munaabuukar5497 7 ปีที่แล้ว +9

    maasha allaah jazakallah kheyr sheikh ilaahow diinteena nagu xafid

    • @mariyoali5829
      @mariyoali5829 7 ปีที่แล้ว

      Muna Abuukar اللهم امين

  • @xamsecarlos8552
    @xamsecarlos8552 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah channelka alnasiixa aadban uxiiseeya sheekh mustafe alle haku nimceeyo wll

  • @ahmedabdirahman8299
    @ahmedabdirahman8299 5 ปีที่แล้ว +3

    masha Allh

    • @roodacawil4943
      @roodacawil4943 5 ปีที่แล้ว

      Manshalah ilahay haku xiftiyo

  • @hoooyoaabo4224
    @hoooyoaabo4224 7 ปีที่แล้ว +5

    jazakumulahu qeer . shiikh

  • @dhoofmohamed8417
    @dhoofmohamed8417 4 ปีที่แล้ว +3

    281 ayaa dislike saartay, yaab🤔 shiiqa wacdi wanaagsan ayuu sheegay ee talow sababta disliked loogu saaray inaa ogaado ayaa jeclaaan lahaa. Jazakallah sheikh Mustafa.

  • @cabdikariimcadib3847
    @cabdikariimcadib3847 7 ปีที่แล้ว +17

    allow amaadaadu u wada naxariiso
    nagana dhig ku WO wacdiga qaaaata

  • @xaliimomaxamed8301
    @xaliimomaxamed8301 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah jazakallah

  • @ahmedsaalahyuusuf8936
    @ahmedsaalahyuusuf8936 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Alle swt ha idiinka jazaaiisiiyo

  • @hasanyogol4913
    @hasanyogol4913 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha ALLAH sheekheyga Sheekh Mustafe Sheekh Ismaaciil Xaaji haaruun

  • @msm4142
    @msm4142 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallahu kheyr insha allah aad bad u mahad san tihiin Alnasiixa Media

  • @sabrinamamun9937
    @sabrinamamun9937 6 ปีที่แล้ว +6

    Sh Mustafa xaji Ismacil haruun

  • @nimconalaka641
    @nimconalaka641 5 ปีที่แล้ว +2

    Manashalalaalh allhu akabar allhu akabar allhu akabar allhu akabar allhu akabar ilalhyow na hanuuunii jasakalalahu khyaran

  • @abshirkhaal8403
    @abshirkhaal8403 7 ปีที่แล้ว +7

    Alnasiixa Aniga, Adinkuba iyo dhaman umada muslimiinta Allah khayrka hana wada waaafajiyo.

    • @axmedsheekhmaxamuud5736
      @axmedsheekhmaxamuud5736 3 ปีที่แล้ว

      ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @axmedsheekhmaxamuud5736
      @axmedsheekhmaxamuud5736 3 ปีที่แล้ว

      ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @axmedsheekhmaxamuud5736
      @axmedsheekhmaxamuud5736 3 ปีที่แล้ว

      ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @axmedsheekhmaxamuud5736
      @axmedsheekhmaxamuud5736 3 ปีที่แล้ว

      ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @DAMALMEDIA192
    @DAMALMEDIA192 5 ปีที่แล้ว +2

    masha alah alaha ku barakeeyo sheekh mustafe

  • @hanadcabdixakiin8876
    @hanadcabdixakiin8876 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh sh mustafe ilahay ajarka xasanadka ha kuugu daro

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 4 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا

  • @abdiqaniqadar4095
    @abdiqaniqadar4095 5 ปีที่แล้ว +3

    Jazakalah sheikh muztafa xaaji ismail harun ❤❤❤

  • @bashiirmaxamedaadan2736
    @bashiirmaxamedaadan2736 7 ปีที่แล้ว +8

    jazaakallaah sheikh

  • @OmarCartee
    @OmarCartee 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah
    Allahu akbar

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 5 ปีที่แล้ว +1

    alnasiixa alle haidnka abaal mariyo wanaga aad inoo soogudbisan mar walba shiq mustafa alle cimrigaaga habarakeeyo

  • @sakariyeabdirahman3291
    @sakariyeabdirahman3291 3 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خير يا شيخ مستفى ♥️

  • @suneymishariff9556
    @suneymishariff9556 7 ปีที่แล้ว +4

    masha Allah jazaka llahu kheyr

  • @mohamedsulaymanhassan7025
    @mohamedsulaymanhassan7025 4 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خير ❤ احبك في لله شيخ مصطفى ❤

  • @abditryhard3529
    @abditryhard3529 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekha ajarkaaga miisaanka xassanada allaha kugu daro qalbiga nooqaboojisay anagana ilahey.hanagu hadeeyo yaa rabi

  • @libanmaxamud6021
    @libanmaxamud6021 7 ปีที่แล้ว +8

    masha allh sheekh mustafe ilaahay dartii ayaan ujeclahay

    • @axmedsheekhmaxamuud5736
      @axmedsheekhmaxamuud5736 3 ปีที่แล้ว

      ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @richardadamwais9734
    @richardadamwais9734 7 ปีที่แล้ว +34

    from djbouti we have always to thank our creator there is a lot of grace that allah have gaven

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤ ALLAH AKBAR ♥️
    ❤Sallallahu alayhwasalam♥️
    ❤Sallallahu alayhwasalam♥️
    ❤Sallallahu alayhwasalam♥️
    ❤Sallallahu alayhwasalam♥️
    ❤Sallallahu alayhwasalam♥️
    ❤Sallallahu alayhwasalam♥️
    ❤Sallallahu alayhwasalam♥️
    ❤Sallallahu alayhwasalam♥️
    ❤Sallallahu alayhwasalam♥️
    ❤Sallallahu alayhwasalam♥️
    ❤Sallallahu alayhwasalam♥️

  • @qolahabulshadakamuqo8366
    @qolahabulshadakamuqo8366 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah alnasiixa khayr Allah idin siiyo
    Sheek mustafe ilahay haku siyadiyo cimriga aqoonta indhaha noo furta markasto aduunyo na jiidato khayr allaha ku siiyo amiin
    Allow naga yeel kuwa khayrka ku camal fala amiin yarabi

  • @hodanabdilahi4320
    @hodanabdilahi4320 6 ปีที่แล้ว +19

    الهم صلي على سيدنا وحبيبنا محمدسبحان الله والحمد لله الله اكبر jazakallah khair sh Mustafe

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 5 ปีที่แล้ว +3

    Alnasiixa ilahaay hadiin barakeeyo aduun iyo akhiiro
    My best channel masha allah tabarakallah allow inaga dhiig kuwii ku toosnaada wada wanaagsan yaa rabi ...

  • @ayaanjama9294
    @ayaanjama9294 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarkalah

  • @ayanjamac3441
    @ayanjamac3441 7 ปีที่แล้ว +4

    masha alah tabarkalah sheikh jazkalahu khar

  • @naasircadanweyne197
    @naasircadanweyne197 7 ปีที่แล้ว +5

    jazaka allah khyr

  • @mustafenaser2345
    @mustafenaser2345 6 ปีที่แล้ว +3

    jazaakalaahu khayr

  • @khatraabdi6174
    @khatraabdi6174 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah sheikh mustaa... his wacdi is so nice❤

  • @mohameddeeq8118
    @mohameddeeq8118 6 ปีที่แล้ว +3

    mashaaa,alahaaaa,ilahay,akujaneeeyooo,shekh,

  • @aliabdi6922
    @aliabdi6922 5 ปีที่แล้ว +1

    alnasiixa media nshadiiyinka marwalba ku bilaaba muxaadirooyinka aad bn ujeclahy sheekh mustaFe alha barakeeyo

  • @bashiradammukhtar2842
    @bashiradammukhtar2842 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah Sheikh Mustafa ilah ajar haka siyo aamin yaarabbi iLahow u gargaar dhaman umada musliminta

  • @abdirahmanashire7534
    @abdirahmanashire7534 5 ปีที่แล้ว +2

    جزاكم الله خيرا

  • @mccjoosh4546
    @mccjoosh4546 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah
    Sheikh jazakalllaaah,

  • @fadumoh5049
    @fadumoh5049 6 ปีที่แล้ว +1

    jasaa kallaah ,noo soo badiya muxaadarooyin ka sh mustafe,xafiduhu laah

  • @abshirkhaal8403
    @abshirkhaal8403 7 ปีที่แล้ว +6

    jazaaka Allahu khayr

  • @halimamohamed6439
    @halimamohamed6439 7 ปีที่แล้ว +10

    JazakiAllah qeir sheikh iyo alnasixa

    • @Alnasiixa
      @Alnasiixa  7 ปีที่แล้ว +2

      +halima mohamed
      Waiyaki

    • @Alnasiixa
      @Alnasiixa  7 ปีที่แล้ว +3

      +halima mohamed
      Waiyaki

  • @nuurcabdiraxmansayid7185
    @nuurcabdiraxmansayid7185 3 ปีที่แล้ว +2

    Clipkan horey ayn u daawadey maxa yelay like ayn horey u saray ku gartay

  • @bashiircumar4613
    @bashiircumar4613 5 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah ilahay ha xifido sheekheena sh mustafe xaaji ismaciil