Jirintaanka Ilaahay SWT | Muxaadaro Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.พ. 2024
  • Daawasho Wacan! Muxaadaro Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Acmaasha Sida Uu Ilaahay SW Ku Aqbalo - Muxaadaro diini ah oo qalbiga taabanaysa ka faaidayso
    Muxaadaro Sheekh TV waxa uu idiin soo gudbinayaa muqaalo islaami ama diini ah, si ay uga faaidaysataan dhamaan ummada Soomaaliyeed.
    Fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar. Waxaanu soo gudbin doonaa barnaamijo, muxaadarooyin iyo casharo aad u xiiso badan oo aanu ka diyaarino dhamaan culimada Soomaalida Sida Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, Sheekh Maxamed Sh Cabdi Umal, Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir, Sheekh Shibli, Sheekh Siciid Raage, Sheekh Barbaraawi, Sh Kenyaawi, SH Mohamed Idriis, Sh Cali Jawhar, Sh Cabdirashiid Cali Suufi iyo Qaar kale oo badan.

ความคิดเห็น •